Guddoomiyaha Sagaljet oo Fanaanad Hibo Maxamed (Hibo Nuura) u sameeyay casuumad Kulmisay Abwaanada.

  Рет қаралды 15,141

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@MahdiMahdi-k4k
@MahdiMahdi-k4k 2 ай бұрын
Cimriga, illaahay, ha, idlin, barakeeyo
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 2 ай бұрын
Mashallah Mama Hiba Muxumed Hodoon, Hiba Nuura alle caafimaadka iyo cimrigaba ha kuu siyaadiyo.
@HRU2100
@HRU2100 2 ай бұрын
Dadkaas waaweyni ee fanka daryeel ayey mudan yihiin. Gudoomiyaha SagalJet waa in waajibkiisa gutey hasii kordhiyo dadaalka...
@Ci___se
@Ci___se 2 ай бұрын
Hibo maxmed hodoon hibo nuura cimri dheer iyo cibado suban allahadin siiyo adi iyo intanoolba intii dhimatayna.AHUN Dad qalbiyada naga ku wayn bad ahaydeen
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 ай бұрын
Ilaahay dhamaan dadkaa qiimaha badan waxaan uga mahad naqayaa cimri dheer iyo caafimaad❤❤❤
@ikk8851
@ikk8851 2 ай бұрын
Hibo qaali iyo rageedii suugaanta oo is helay❤Alle dambigiina ha dhaafo aduun iyo aakhirana haynoo naxariisto
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 2 ай бұрын
Maanta waxaa is helay Faniin iyo abwaaniniin ku suntey Taariikhdeena. Ilaawi meyno abaalkiina, Noolada, waxaan tabayaa Khadra Daahir, Sahra Axmed, Kinsi xaaji, Gudoodo Carwo iyo Baxsan, Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatey. waaan hubaa in maanta Hibo taneyso walaalaheedii fanka. Kol hadii labeentii abwaaniintu waanta kulantey, waa mahad Ilaaah. Salaantii Boorama iga gudooma Somaaliyeey!!!!!!!!!!!!!!!!
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 2 ай бұрын
😅hibo waaa guri noqotay waxaanay ogaatey xaqiiq taariikhdaaadu meeshay taalo inaad garataa haboon .......kulu shay yarjic ilaaa aslihi
@MaryamMahamed-r9c
@MaryamMahamed-r9c 2 ай бұрын
Masha alaha. alaha xafido dhamaan abwaaniinteena inta Nool hibo had iyo jeer waxa matali Jiratay gabadh akhlaaqfiican oo degan wayna ka muuqataa hadana way ka baxday fanka alxamdulilaah.
@Mustafesulub0
@Mustafesulub0 2 ай бұрын
Hibo Nuura habo, Illaahay cimrigeeda wuu u dheereeyay, ha u sii dheereeyo. Waa 64 jir iyo dheeraa, 1960 kii way heesasaysay, 15 jir bay ku bilawday, 40 + 15. Maanshaa Allah. Heestii loo bixiyay Leexo, Aadan Cadde ayaa joogay.
@rayalefifty3069
@rayalefifty3069 2 ай бұрын
Cabdiqays wuu xanuunsanyehee alaha caafiyo
@MahdiMahdi-k4k
@MahdiMahdi-k4k 2 ай бұрын
Cimriga, illaahay, ha, idiiin, barakeeyo
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 2 ай бұрын
Dad Culus iyo Waayo Waayo iyo Rageedii.
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 ай бұрын
Hibo Muxumed Hodoon, alle caafimaadka iyo cimrigaba ha kuu siyaadiyo habo. Gabadh akhlaaq badan bay ahayd wlhi.
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 ай бұрын
Aamin wllhi waa maamo qaali ah❤❤❤
@YasinOsman-g5k
@YasinOsman-g5k 2 ай бұрын
Masha alaah ❤❤salaan gobeed somaliland
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 ай бұрын
Hibo nuur waa fanaanad qiimo badan
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 2 ай бұрын
Mashallah
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 2 ай бұрын
Waa chanelkii fulay yaasiin iyo armaajo u fureen caade qaate illig nacallaa saxaafadiisa ku yaale
@Fransiis
@Fransiis 2 ай бұрын
Maashalah
@abuahmed5748
@abuahmed5748 2 ай бұрын
Maasha Allah..Maasha Allah.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha allllah abwaaniinta somaliyeed iyo fanaaaniinta somaliyeed noooooolaaada ilaaaahay haydiin xitiyo aaamiin aaamiin aamiin❤
@naazirhussein7028
@naazirhussein7028 2 ай бұрын
Masha allah xafilulah 👏
@peaceandlove8760
@peaceandlove8760 2 ай бұрын
miisanka culus
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
ان الله لا يحب المعتدين - الخائنين- المفسدين - المتكبرين - الجهرة بالسوء- الفرحين المسرفين - الظالين - المسرفين - مختال فخور - الفساد - الكافرين ILAAHAY ma jecla Kuwa xad gudba - kuwa wax khayaama Kuwa wax xumeeya - kuwa isla wayn Kuwa waxooda xun soo dadka tusa Kuwa faraxsan ( kibirka iyo qooqa ) Kuwa wakhtigooda iyo lacagtooda wax xun bixiya Kuwa dulmilow yaasha ah Kuwa kuwa wax khasaariya ama aan wax tashiilin Kuwa u socda si isla wayni ah ama faan faan ah Kuwa wax khariba ama wax xumeeya Kuwa kaafiriinta ama gaalada ah ADERR XUSEEN
@Afhayeentotal
@Afhayeentotal 2 ай бұрын
Xasuuus
@caydaruusmaxamuud404
@caydaruusmaxamuud404 Ай бұрын
cabdi qays naga aamusiiya wuu asaasaqaye
@ah5023
@ah5023 2 ай бұрын
Sowdigii Somaliland Necbaa Yaa kuu baahan🤮🤮😡😡😳😳
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 ай бұрын
Stop hating!
@ah5023
@ah5023 2 ай бұрын
@@Between-earth-and-sky I’m not hating her
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
ان الله لا يحب المعتدين - الخائنين- المفسدين - المتكبرين - الجهرة بالسوء- الفرحين المسرفين - الظالين - المسرفين - مختال فخور - الفساد - الكافرين ILAAHAY ma jecla Kuwa xad gudba - kuwa wax khayaama Kuwa wax xumeeya - kuwa isla wayn Kuwa waxooda xun soo dadka tusa Kuwa faraxsan ( kibirka iyo qooqa ) Kuwa wakhtigooda iyo lacagtooda wax xun bixiya Kuwa dulmilow yaasha ah Kuwa kuwa wax khasaariya ama aan wax tashiilin Kuwa u socda si isla wayni ah ama faan faan ah Kuwa wax khariba ama wax xumeeya Kuwa kaafiriinta ama gaalada ah ADERR XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
ان الله لا يحب المعتدين - الخائنين- المفسدين - المتكبرين - الجهرة بالسوء- الفرحين المسرفين - الظالين - المسرفين - مختال فخور - الفساد - الكافرين ILAAHAY ma jecla Kuwa xad gudba - kuwa wax khayaama Kuwa wax xumeeya - kuwa isla wayn Kuwa waxooda xun soo dadka tusa Kuwa faraxsan ( kibirka iyo qooqa ) Kuwa wakhtigooda iyo lacagtooda wax xun bixiya Kuwa dulmilow yaasha ah Kuwa kuwa wax khasaariya ama aan wax tashiilin Kuwa u socda si isla wayni ah ama faan faan ah Kuwa wax khariba ama wax xumeeya Kuwa kaafiriinta ama gaalada ah ADERR XUSEEN
Caweyska Washington: Qeybtii labaad ee wareysiga Hiba Nuura
26:47
I was just passing by
00:10
Artem Ivashin
Рет қаралды 18 МЛН
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 131 МЛН
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 5 МЛН
Hibo Nuura & Bashir Xadi Humbaro l Libaaxbay Soo Wadaa
9:41
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 6 М.
Jiho caynkee ah ayey Somaliland Aadi karta 5-ta Sano ee soo socota?
1:46:14
I was just passing by
00:10
Artem Ivashin
Рет қаралды 18 МЛН