Guddoomiye Shuute "Nin aan xukun toogasho ah ku xukunay ayaa saacado u xayirneen."

  Рет қаралды 123,268

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 204
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 2 ай бұрын
Waaw shuute waaba ciyaalka xaafada Mashallah ❤🌹.😍.Cadawgaaga cagta Hoos teeda, Allah geliyo.Masha Allah.
@boodaayeboy4987
@boodaayeboy4987 2 ай бұрын
Sheekadaan waa in flim laga sameeya, waana true store😂😂😂
@xamzataatiko-bs1yq
@xamzataatiko-bs1yq 2 ай бұрын
Fadliga Jimcaha Dartii aan Badino Saliga Nabigeena Muxammed {ﷺ}❤️🕋🕌
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 ай бұрын
نفديك دمائنا ياحبيبي يانبي الله❤ اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم🤲💚❤️💖💯
@feizul.feisal
@feizul.feisal 2 ай бұрын
Scw
@AbdiAli-jw4
@AbdiAli-jw4 2 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 2 ай бұрын
Ascww: gudoomiye shuute waxaan si aad ah uga helay qaab hadalkaaga: wallaahi inaad ciyaalka xaafadda tahay,, Runtii waxaan rajeyna inaad siii ahaatid, Gudoonka Maxkamadda sare ee cidamada MaSha'Allaah sxb nooloow aad baan kuu salaamayaaa.. AhmedSido Lubumbashi Congo.
@abdulkadirmohamedyusuf4664
@abdulkadirmohamedyusuf4664 2 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
@AbdiAli-jw4
@AbdiAli-jw4 2 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Gudoomiye Shuute waa nin Qalbi furan oo Bashaasha, Misana Sharciga yaqaan M.a🙏
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto General Dhega-badan nin adag ayuu ahaa.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 ай бұрын
Daris ayaanku ahayn Kenya 🇰🇪 aamin aamin
@Football-fans327
@Football-fans327 2 ай бұрын
Aamiin
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 ай бұрын
Ninkan waxaan ku taageeraa sida uu khawaarijta uu sharciga u mariyo ee kii dil mutaysta uu u dilo qabyaaladana xorta uga yahay soomali waxay u baahan tahay garsoor adag iyo in qof kasta sharcigu ka sareeyo gacan ku dhiigle xukunkiisu waa in la dilo si bulshadu u nabad gasho guulayso mudane shuute !
@abbdll
@abbdll 2 ай бұрын
Shuute wuxuu kusoo xasuusinayaa majaajiliistihii weynaa Jeyte allaha unaxatiis
@MaryanWarsame-nk6mh
@MaryanWarsame-nk6mh 2 ай бұрын
Kusali xabiib keena muxamed scw scw
@fmg63772
@fmg63772 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 war ileen shuute intui maxkamada joogo ayuu cabsi cabsi yahay waa nin bashaash ah maashaa allaah 😂😂😂😂
@Football-fans327
@Football-fans327 2 ай бұрын
Hhh qofka laguma xugmiyo muuqaalka kore
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 2 ай бұрын
Dulmi lee iska ilaali sidaasuu kuugu sheekeynaa 😂😂😂😂
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad 2 ай бұрын
​@@mariankasim-go8leshuutaha laftirkiisa rbaa kwrn hee😂
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 2 ай бұрын
@@Qaansoroobaad waa sheeka kale
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 2 ай бұрын
​@@Qaansoroobaad ar xaliimo joog 😂😂
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 ай бұрын
Generaal shuute waa nin dhalinyaro ah bartayna qaanuunka iyo sahrceeda islaamka ilaahay haku xafido aniga waan taageeraaa
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 2 ай бұрын
Xaguu islaan kabartay? 😂😂
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 ай бұрын
​@@abu-ff8wshye Abu khawaarij 😅
@Miskiinow
@Miskiinow 2 ай бұрын
@@khadarsaalim8903😂😂😂😂
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 2 ай бұрын
Masha allah illahay haku xafido Mel walbo ad jogto
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 2 ай бұрын
Malmahan mais dhahdeen dhamaan madaxda dowlada inay shacabka soo dhax galeen oo furfurnan is dhaxgal bulsho muqdisho laga daremayo ilaahey noo ziyaadi ❤
@DhaxalDareen
@DhaxalDareen 2 ай бұрын
Bananka To bashashnimo Dhaqada To Ad adeeyg Mahadsanid War niman yahow Duqa shekoyin badan baa ka buuxee Duqa aad ha loo waaysto oo halaga shekaysiyo
@libanmohamed6076
@libanmohamed6076 2 ай бұрын
War shuute markuu maxkamadda joogo waa laga cabsadaa laakiin he's humble and funny 😂😂😂
@howto6407
@howto6407 2 ай бұрын
This guy should do stand up comedy 😂😂😂 he is really funny 🤩
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 2 ай бұрын
General shuute xafiduhullaah ❤❤❤❤❤❤
@nasraibrahim5417
@nasraibrahim5417 2 ай бұрын
Taliye Shuute nin Nool Saluto Legend!🙏🏾
@fuaadabdala4598
@fuaadabdala4598 2 ай бұрын
Gudoomiye shuuto illaahey ha ku xafido Aamiin
@mamaduaa477
@mamaduaa477 2 ай бұрын
Ascwb maashaa Alaah alaha ku xafido sida aad u waraysatid dadka maxkamada Alahayoow qeer oo dhan ku sii
@AbdisamadSheikhYuusuf
@AbdisamadSheikhYuusuf 2 ай бұрын
Allow shuute ha noo weyn😂😂
@munahussein9687
@munahussein9687 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah shute Allaha ku xafido 🎉🎉🎉🎉🎉
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 2 ай бұрын
Shuutoow Shaqo Wanaagsan baad ummada soomaliyeed u haysaa ee halkaa ka sii wad waan ku taageersanahay
@fadumafarey
@fadumafarey 2 ай бұрын
I love this man
@kkhalid9917
@kkhalid9917 2 ай бұрын
Shuute wa halyey somaliyed illahy cimriga iyo cafimadkaba hakudhereyo
@KaafiyoMaxamed-b2n
@KaafiyoMaxamed-b2n 2 ай бұрын
M.a ilahayow xafid wiilkaan
@Eng_Gacmo-dheere
@Eng_Gacmo-dheere 2 ай бұрын
4:22 😂😂😂😂 niman aan qurux u tartamin baan aheyn
@mcguled5038
@mcguled5038 2 ай бұрын
We love ❤️ shuuto
@RewKey-p5p
@RewKey-p5p 2 ай бұрын
Nin kaan taariiq waa Haa yaa
@user-zr2ve2jj7v
@user-zr2ve2jj7v 2 ай бұрын
Waa in laga qoraa😂
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 masha Allah taliyaha marku maxkamadda jooga cabsi cabsi ayuu wajigiisa ka dhigaa lkn marka kale waaba funny allow kaa ilaali cadawga adiga iyo inta samaha jecelba
@bashirsheikhali6717
@bashirsheikhali6717 2 ай бұрын
ninkaa caadi maaha MARKUUU MAXKAMADA JOOGO he looks so scary and serious. MASHA ALLAH SAACA WA SAACA.
@SuldaanFahad-u4x
@SuldaanFahad-u4x 2 ай бұрын
Thanks
@Eng-Shuuke
@Eng-Shuuke 2 ай бұрын
ilaaaah aan ku dhaartee saan u qoslayay
@AdansheikhaliTeacher
@AdansheikhaliTeacher 2 ай бұрын
Shuute taariikh xun aya ku dhacday 😢😢😢😢😢
@Hibonuura-w4o
@Hibonuura-w4o 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Sheekadii qarniga ! Wye Ninkaan dilka toogasho ku xukunnay ayaa na xirtay😅
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 2 ай бұрын
😂😂😂😂 Masha Allah G- Shuute magaalada wa islaxisay 😂😂 sasaa kaa rabaa ❤👏✅
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 2 ай бұрын
😅shuutow marbaa Lagu shot gareyn gaadhey
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Caaaaaaaaac caaaaaaaaaac huwantaa xaarmajo mooooryaan hawiwe
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 2 ай бұрын
Bulshada iyo maxaakiimiinta maxkamadaha xiriirka bulsho ka dhaxeeyo waa inuu aad u yaraadaa principle ahaan
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 2 ай бұрын
Sheeko gaaleed
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 2 ай бұрын
@@nin-geed-saaran ma ahan sheeko gaaleed. Bulshada ayuu ku dhex milyayaa qaaligu. Hadhoow waxaa imaanayso inuu asxaabtiisa u xagliyo
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 2 ай бұрын
Shuti wa nin shego badan mashalaha
@CagaweyneCade
@CagaweyneCade 2 ай бұрын
Shuute caadi maahin
@Cadejanaal-cx8yi
@Cadejanaal-cx8yi 2 ай бұрын
Mashaallah
@taifakali1981
@taifakali1981 2 ай бұрын
Manshallah
@JJAbdi
@JJAbdi 2 ай бұрын
Shuute waa isla soo kornay coyaalka Xaafada’s isla ahayn inkastoo lootkii ku xigo aan ahaa waxaan halkaan ka quiraayaa inuu ahaa xariif ciyaal balad ah walaaahi
@LovelyStrategyGame-kc9fz
@LovelyStrategyGame-kc9fz 2 ай бұрын
Marka shaqada lagu jiro waa nin kale . Marka shacabka ku dhex jiro waa noocan
@AadanKeer-c5m
@AadanKeer-c5m 2 ай бұрын
Waa runtaa maxakamada waxaay xukutaa danyarta ookaliya Kaasna wuxuu ahaa taajir ama dadka laga cabsado
@FarxiyoXuseen-xb2lh
@FarxiyoXuseen-xb2lh 2 ай бұрын
Walaahe gudoomiyaha will keey gaan ku samiyay alpha ku xafido
@abdelkareem1
@abdelkareem1 2 ай бұрын
Shuute miyaad ubixisay wiilkaaga?
@FarxiyoXuseen-xb2lh
@FarxiyoXuseen-xb2lh 2 ай бұрын
Asc haa suma walaahi will keey ga shuute baa ubixiyay
@mohamedjamased2328
@mohamedjamased2328 2 ай бұрын
Nin wanagsan ma ahan
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Ай бұрын
m.a 😂😂❤❤ yaab wllh
@aishohajihussein3
@aishohajihussein3 2 ай бұрын
😂😂😂xarif waye halka marlo laa hadlayo walka qoslina
@Ali-j6g2m
@Ali-j6g2m 2 ай бұрын
Taliye iyo shacab iyo madaxwaynaba xukunka ilahay wa u simanyihiin
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 2 ай бұрын
Caadi Maaha waa history aan la iloobi doonin
@ciisecabdicasiis22
@ciisecabdicasiis22 2 ай бұрын
Xasan Ali 😂😂 nin soo rafaaday
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 ай бұрын
😂😂😂😂m.Allaahshuute😂😂😂Caadi mahan
@nimcoali-dy1nc
@nimcoali-dy1nc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 ай бұрын
Qosol . Shuute waa raggeedi .
@Tsb_pro1
@Tsb_pro1 2 ай бұрын
Shuute nin qaranbguuleyso🎉🎉🎉🎉boss
@canabiinadia
@canabiinadia 2 ай бұрын
Dumashi shuute ❤
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 ай бұрын
Cadow baddan ayaajira oo aan la’aqoon, illaali sirta intaa ogtahay. mahadsanid,
@iqroaxmed1922
@iqroaxmed1922 2 ай бұрын
​@@qoobeeykaliilcawad8027🦁🫡
@CampanyYareCade
@CampanyYareCade 2 ай бұрын
Oo Adiga Ayaa Ku Hukmindoono' Waayo Waxaa Tahay Banni'Aadam ILLAAH MAXKAMADIISA WAX KAWAYN MA JIRTO XUKUNKUNKU WAA JIRAA HADII QALAD QOFKU GALO LKN FUUSTOOYINKA LAISKU RIIXO ALLAHA NAGA QABTO SHUUTOOW MAXKAMADAYNTAADU SXB UFIIRSO
@jurbacyare3963
@jurbacyare3963 2 ай бұрын
nin culus Allaha kudhoowro masuul
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 2 ай бұрын
Hhhhh Shute waba ciyalka xafada Alle haku xiftiyo wllo
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 2 ай бұрын
Taliye shiute waa ciyaalka xafada marku munasavadaha joogo😊
@nimcodhuuke1047
@nimcodhuuke1047 2 ай бұрын
scw
@Subxanalah
@Subxanalah 2 ай бұрын
Gudomiye shuute wa wajiyo badan yahay maxkamada iyo xukunkeda marna arimaha bulshada wacyi galin iyo dardaran
@MahmeddeeqeNuur
@MahmeddeeqeNuur 2 ай бұрын
Much for your patience 😜
@dauddahir4170
@dauddahir4170 2 ай бұрын
Shuute nin adag
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 2 ай бұрын
Kaas nin rageedi ayoo ahaay 😂
@Bile_hajji
@Bile_hajji 2 ай бұрын
😂😂😂 Wlhi Tan film walaga subin karaaa
@SheekhMaracade
@SheekhMaracade 2 ай бұрын
Haaye kasameya
@AwesCabdulhi
@AwesCabdulhi 2 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤
@MedaliGire
@MedaliGire 2 ай бұрын
Shute Geesi ALLOW wadanka udaa Wa Cadaladi oo qof ah
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 2 ай бұрын
Ki toogashada ku xukuunay aya qori lo dhibay ilaali la yidhi 😂😂😂😂😂😂😂 taliye shuute sheeko badan aya ka buuxdo
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 2 ай бұрын
Waxaa mamnuuc ah inuu qaaligu ka waramo xogo ku saabsan muwaadiniinta uu xukumay.
@dahirahmed5107
@dahirahmed5107 2 ай бұрын
Sheekadaan movie laga sameeyo wayay wlaahi caadi mahan
@Intravelnew
@Intravelnew 2 ай бұрын
Sheekadaan goob joog ka ahaay😂😂😂
@Aflaxo
@Aflaxo 2 ай бұрын
Walee dalka meel dheer baa laga keenay
@mohamedjamased2328
@mohamedjamased2328 2 ай бұрын
Xukun wax waanagsan ayu muudey
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 I love shuure
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 2 ай бұрын
Ninkaan ma shaqadii baa laga eryey, sababtoo In uu ka hadlo waxyaalahaas waa qalad shaqsi kiiska illaa shaqada uu ka tago.
@Mcntooo
@Mcntooo 2 ай бұрын
Nin waxbdn og 👮🏻‍♂️
@Dr.Wahrheitberg
@Dr.Wahrheitberg 2 ай бұрын
Shuute walaal, shaqoda madaxweyn inaa tartanka ka qeyb gashid waaye walaal bilaa laaluush baa codsiga shacabka heli laheed sxb wadani oo dalkiisa aduunka wax inuu uu taro kafakariyo baa tahay
@ibrahimelmi9374
@ibrahimelmi9374 2 ай бұрын
Kkkk. Wallaahi kal iyo laab ayaan u qoslay.
@munahaji8716
@munahaji8716 2 ай бұрын
salaan sare shuute😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ashire563
@ashire563 2 ай бұрын
Shuute wasiirka Cadaaladuu u qalma
@MedaliGire
@MedaliGire 2 ай бұрын
Walina Talayaha iyo kuwa kale lamida rag aqli badanbey ahayen wayo markiba weydililahayen ay aqli gab ahayen Lakin wuka cabsiyey un hadal unbey waxku xaliyen
@saneymusse6699
@saneymusse6699 Ай бұрын
Shuute waa damiirlaawe shabaab umma adka waa jilicsan ninka qof shabaab 2 sano kuxukummi
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 2 ай бұрын
Waa igu Qoslisiiyay😂😂😂😂😂😂
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 2 ай бұрын
Taliye Shute so funny
@samadtv1826
@samadtv1826 2 ай бұрын
Ar shuute maxaa Soo dulqaadatay
@mohammedkarama5455
@mohammedkarama5455 2 ай бұрын
Abaalkiin baa laydinka waraabiyay😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@abdifatahmohamed3
@abdifatahmohamed3 2 ай бұрын
❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoFarah-c8j
@NimcoFarah-c8j 2 ай бұрын
Waxaan ogaaday somaliya dadkii u qalisanaa in la laayey😢
@ustaadxamaadacabdiraxman347
@ustaadxamaadacabdiraxman347 2 ай бұрын
Shuute waa legen
@baladomar7798
@baladomar7798 2 ай бұрын
Niman aan Qurux u tartamin aan aheen 😂😂😂😂
@haboooon55
@haboooon55 2 ай бұрын
War ilen shute waa bashaal oo sheekeeyo omg 😲 😅😂😂😂😂
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 2 ай бұрын
Ar reer xamaraa kkk from burco
@haboooon55
@haboooon55 2 ай бұрын
@@SUHAYBJOKEF2021pk reer burco idin salaamay yaaqeey gobti💚♥️
@FaaisoMaxamed-ms2hb
@FaaisoMaxamed-ms2hb 2 ай бұрын
Shuuute halg daro😂😂😂
@Abdullhi-Khalif
@Abdullhi-Khalif 2 ай бұрын
Tlie KZbin furo no sheke bo wxan la xukumayi iyo dadkan la dilayo inta iska dhaftid😂
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 ай бұрын
Nin naag reer koofir guursaday saa inuu reerihisa uwado usheegay oo diiday maxa kudiday wabigaa diiday beey tiri isagana markaasuu yiri naag reer koofir basar malahoo lalama baashaalo
@copypaste9067
@copypaste9067 2 ай бұрын
Somali rajey leedahay intuu ninkan oo kale noolyahay
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 2 ай бұрын
Daaquud sidii geele ayaa marka aad dhimato nacdal iyo habaar lagugu sabootin doonaa allah xisaabtiisiina waa ku sugaysaa
DEG DEG ; Maxkamadeynta koox la qabtay iyagoo Kululeyso ku wata Miino.
21:00
Somali National Television
Рет қаралды 67 М.
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 8 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 23 МЛН
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 98 МЛН
Reer Waqooyi kale oo AS ah iyo Shuute, maxaa kala qabsaday?
9:53
Maxkamadaynta Ciidamo loo haysto Dhacdo Argagax leh
12:06
Somali National Television
Рет қаралды 301 М.
kiiska Nabadoon loogu galay gurigiisa iyo Sheekooyin la yaab leh.
42:12
Somali National Television
Рет қаралды 69 М.
TRUMP | TARXIILKA QOXOOTIGA SOMALIYED | XAALAD ADAG GROUP 5
23:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
YAAB! JECELKEEDA IYO JACEELKA WALASHEED HALMAR TIJABISAY |S4P23|
23:52
Новости дня | 22 ноября - вечерний выпуск
11:48
Euronews по-русски
Рет қаралды 72 М.
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 8 МЛН