Guddoomiye Xirsi oo si adag uga jawaabay eedo loo jeediyey

  Рет қаралды 18,483

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 Күн бұрын
Reer Somaliland tuugaa Yar ee gaaban hadaanay iska qaban karayn ha iska aamusaan Siduu doono ha u xaraashee.
@AdenDahir-h2k
@AdenDahir-h2k Күн бұрын
Perfect. Walaahi waa rageedii. Hadala cadaaa
@MohamedMohamed-os1kl
@MohamedMohamed-os1kl Күн бұрын
LIBAAX LIBAAX DHALAY WLHI 👏👏👏Ninka reer Caaqil Muuse kaga cabaadiyey 😂😂😂
@HassanYacin-k3o
@HassanYacin-k3o 13 сағат бұрын
Allahu abkar
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Күн бұрын
Xirsiyaw waa mid loo baahnaa inaad ka baqato bulshada xilka kuu dhiibatay oo aad sidan u hadasho inkastoo dhabnimadeeda aan Well la qaadankarin
@KayseSaleeban-r3b
@KayseSaleeban-r3b 22 сағат бұрын
Hore ayaan u ogaaa tan mahadsanid gudoomiye
@JaamacFaarax-n6f
@JaamacFaarax-n6f Күн бұрын
Aafadii shaadhaduu kagalay
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Күн бұрын
yaaaa kuuuidirtayyyyy wada hadlka markiii hore ayaaad khiyaaaaaamayseyyy wadnaka
@HassanAliAhmed-f2d
@HassanAliAhmed-f2d Күн бұрын
Caduur dhaww-dhawwdu uuma dhacsana weli. Taladii Riyaale ee Xil-wareejintii Madaxtooyadda December 12, 2024: waxba waqti ha isaga luminina wada-hadalada Somalia. Adiguna waxa aad leedahay: wada hadal baan u furaynaa. Markii geela lagu daray ninkii maqasha dayacay... ALLAH KARIIM.
@YhyaMo
@YhyaMo Күн бұрын
Hhh sowkii muuse wadahadal lafuray maxad ugu sheegi wayday sowkii farmajo kula kulmay sucudiga ee madaxtinimo qaatay farmajona hargaysa kaalay ku yidhi muuse khaayin
@Fzia-l8q
@Fzia-l8q Күн бұрын
Tuugadii hore ayaan wax lagaaga qaban tu kale u holaneysaa
@ismailmuhamed2370
@ismailmuhamed2370 Күн бұрын
Hore ayaad ugu dhuumatay Xirsow la kulanka Xassan Sheekh. Allow yaa ku dooxoo hadana aan ku dilinoo Waxaad damacsantee kale dibada ula soo baxa
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Күн бұрын
Allah yanacalak yaa munaafaq kubushaarayso inaanu kugu dhex gawrici doonaa hargeysa gudeheeda anagoo ah mulkiilayaa hargeysa😂
@Suad-w8b
@Suad-w8b Күн бұрын
Wadaa hadaalkee ictiiraf baanu sugeeyne soomaaliland xirsi gaab iska qabtaa anaag idiin lehee habar jeclo walaahay iska qabta
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei Күн бұрын
Intaanad arag faqashta waa in la khaarijiyaaeygan indhaha adag...eesoo taagan.laandtu diirada usaara qoriga.sikal3malahae
@farhanmohamed7377
@farhanmohamed7377 Күн бұрын
Munaafaq .beenale .intii aan la furin wada hadalka waa digii la kulmay
@BarkhadMohamed-db8jd
@BarkhadMohamed-db8jd Күн бұрын
Yaa kuu wakiishay marabno inaad lakulanto xil kuumaanaan dhiiban hadad lakulanto sniper udiyaar garoow geeri baan ka xignaa
@CabdiwaasacDaahir
@CabdiwaasacDaahir Күн бұрын
Wlaahi mic 🎤 caadi ah ayuu u qaatay😅😅😅😅😅
@MohamedMohamed-os1kl
@MohamedMohamed-os1kl Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂Sacadmuse badbuu galay 😂😂😂😂😂
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 Күн бұрын
EY NIJAASA MAXAA INA CUMAR IYO JABUOTI KU GALEY
@massmass8300
@massmass8300 Күн бұрын
Walee wuu la googo ay Gareeec😂😂😂😂😂😂
@omarjama7627
@omarjama7627 Күн бұрын
Kan waa in wadanka laga qabtaaaa! Marbuu God ku riday Somaliland mantana Wuu cadeystay inuu ku Rido mar labaad !
@Suleimanmohamed2
@Suleimanmohamed2 Күн бұрын
Geesi geesi dhalay gudoomiye sare hore usoco
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 16 сағат бұрын
Wlle wa fariid😂😂
@Saleebaan-rz1pl
@Saleebaan-rz1pl Күн бұрын
Wada hadalka soomaliya wuxuu hakad ku yahay ictiraafka somaaliland waxy caalamka ku odhanayan wada hadal ayaa noo social waxaana lag yaaba in aanu heshiino markaa kii wax kuu soo wadyba dib ayuu u fadhiisanyaa.
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Күн бұрын
Jabuti waa ayo ma saxibka somaliland baa ?
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r 7 сағат бұрын
Lacag buu kudoonayey
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli Күн бұрын
Garaceey sawka buuri Ku tufay Maanta 🧐😎
@Zamedgaid5503
@Zamedgaid5503 Күн бұрын
Beenale tuug ah halo xidho ninkan
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 Күн бұрын
Ya xidayna asaga dowladi ahe
@omarishirwa
@omarishirwa Күн бұрын
NIMANKA HABAR JECLO HALA DAAYO O HALOO SAMRO SIDAY WADANKA U HOGAAMIYAAN WAKHTI HALA SIIYO WAA HOGAMIYAYAAL BULSHADU DOORATAY O AY CODKOODA SIYEEN WA GUGII XIRSI IYO INA XASHI IYO INA KAHINE HALA TAGEERO ODAYAASHAA
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Күн бұрын
umada waa in lagaaaaa qabto
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z Күн бұрын
Maquusato yay naan noqon xirsiyow waad lasocotaa inta goor ee aynu horfadhiisanay ee aan horumar lagagaadhin aan ahayn wakhti inagaga luma iyo iyada oo la inagukhiyaameeyay oo Hawadeenii lagulawareegay ilaa ay gaadhay in dadkeenii bukay laqaadikariwaayo imikana xirsow gudoomiye waad lasocotaa in ladoonayo in xoolaheenii dhoofayay lagulawareego oo dakadeenii lacuna qabateeyo Cida daadkaa inagusoofurtayna gudomiye ka kowbaad ahayd meeshaana wanaag kamasoojeedo
@kl8650
@kl8650 Күн бұрын
Tuug, abaha was
@AbdizamedXidig
@AbdizamedXidig Күн бұрын
Caaaac xaarka isku xeji dhedig family abaarso 😂😂😂😂😅😅
@Suleimanmohamed2
@Suleimanmohamed2 Күн бұрын
Fataal
@CabdiJohor-g2d
@CabdiJohor-g2d Күн бұрын
Hoyadaa iyo wada hadalkaba was huwanbaa tahay
@mohamedmohamud7890
@mohamedmohamud7890 Күн бұрын
Xirsigan baa weli kursi doonaya cajiib aqoon xitaa ma leh kano xitaa ma aragteen waraysi ku bixinaya carabi iyo ingiriis no way just wuxuu ku caan baxay 40jir 40milyan haysta
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 16 сағат бұрын
Xirsiyoow JSL wax go’ lagu qaado ka wayn adigu hadaad jeceshahay walawaynta raac oo na dhaaf
@Xasannuur-o2x
@Xasannuur-o2x Күн бұрын
Waaryaa xasan sheekh xaafaiisa qabo S/land uma bahna hadalkaa
@MahamedAbdilaahi-h4x
@MahamedAbdilaahi-h4x Күн бұрын
Aqal aadleedahay somaaliland maaha indhib ugufilan horaad ugaadhsiisay
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 21 сағат бұрын
HHHHHHH YAA SUUL CAWRO AMA FIRCOON ILAA WADANKA LAGA QABTO BARNAMIJ IYO CELIYO LAYNE CAR LAHAD REER NABI XAASID BALAN BAANU KU GALAY INAN KURSIGA KU FADHIYEN
@mowuildmeash9106
@mowuildmeash9106 Күн бұрын
waxba maad sheegin hutelbaa wax lagu amanay iyo odaybaa ooyay reer baad wali daba socotaa miyaanay doorashadii dhamaan muuse ninkii doonayow waaka beertiisa jooga
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 Күн бұрын
Aqliga Isaaqu ma garan si uu ushaqeeyo dadka meshan comments ka dhiibte 90% waa negative ama iney diidan yahiin in midnimo Somalia dib loo raadiyo halka iyagu taas cagsigeeda qaban midnimada Somaliland iney muqadis taha oo reer sool iyo reer awdal aaney ka hor Imaan karin midnimada Somaliland cajaa,ib shiiqow 😂
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my Күн бұрын
Ana ku marrag furay ila il moucha
@maymuunmawliid6446
@maymuunmawliid6446 Күн бұрын
Waa u dhuumatay lkn waa dhuumasho dhabarku muuqdo
@AmranibnuKhayre-v7x
@AmranibnuKhayre-v7x Күн бұрын
Nin Sareentada diidana maxaad wada hadala ula fuuri war Raga liita ha noqonina Rer Somaliland
@flabflab8288
@flabflab8288 Күн бұрын
Waar ma beenaalahaa gaaban ayaynu ree somalilandow madaxa ku dhufan laanahay ilaa dawladii siilaanyo oo uu wada hadalada hoos hoos ula waday somalia ilaa taa ciro ma indhuhuunbaynu ka daawanaa
@kazial-qumeyri5938
@kazial-qumeyri5938 Күн бұрын
Nacdasha laguma degdego adigay kugu soo noqonaysaa
@zupeeercade485
@zupeeercade485 Күн бұрын
😂😂😂😂
@yahyame111
@yahyame111 Күн бұрын
Luuluuq marow way soo wada baxayan
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 Күн бұрын
Subxaan
@AbdizamedXidig
@AbdizamedXidig Күн бұрын
Xirsi Sunta heego naas dheer family abaarso 😂😂😂😅😅
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Күн бұрын
Fadlan is casil awalba adiga wada hadaladii hore dhuumasho ku bilaabaye,khaa'inu wadan iimaan la' Baad tahay.waatii uu ku Soo qarxiyey wasiir goodax.
@Abdulkga
@Abdulkga Күн бұрын
Waad aragtaa afkiisa sida uu uga dhawrayo, Somaliland jiraankeedu iyo madax banaanideeda waa muqadas! Mudaaharaad ha loo diyaar garoobo, hadii Cirro hadli waayo oo afkiisa ka odhan waayo, gorgortan kuma jirto madax banaanida Somaliland.
@AminaBoon
@AminaBoon Күн бұрын
Carlakulaan dabadhilif yohow
@aliabdi5708
@aliabdi5708 19 сағат бұрын
Sorry tug Issac ayaad tahay sorry
@IbraahinMuuse-g7h
@IbraahinMuuse-g7h Күн бұрын
Hadiilawadahadlo oolayidhaahado inakalagooya oolaba dawladood aanoqono waasax
@abdourahmanalidaher6859
@abdourahmanalidaher6859 Күн бұрын
Beenale beenale Allah ku oog
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 Күн бұрын
Beenaale munaafaq ah
@CaamirIbraahim-v2b
@CaamirIbraahim-v2b Күн бұрын
🫡🫡🫡🫡
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery Күн бұрын
Tuug weyan cado qata
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 Күн бұрын
Beenale alleh ku qaabay bidmilaahim kaarim
@amirahmed6170
@amirahmed6170 Күн бұрын
kadab xaarami ilma xaran
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
Kaftanka Siyaasada 563 oo aad u xiisa badan
41:04
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 7 М.
Line-by-line analysis of Hakan Fidan's speech in China
22:21
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН