Gungaar Part 1

  Рет қаралды 264,740

Horn Afrik Media

Horn Afrik Media

Күн бұрын

Пікірлер: 453
@najmaabdiseyruuq5186
@najmaabdiseyruuq5186 2 жыл бұрын
Wuxuu argagixiso ka gun gaaraba maanta weey dileen. Ilaahow kuu naxariiso cabdi casiis afrika 🙏🏾
@Amiiyajoy
@Amiiyajoy 2 жыл бұрын
Amiin😥
@yasiinyuusuf7655
@yasiinyuusuf7655 2 жыл бұрын
0
@yasiinyuusuf7655
@yasiinyuusuf7655 2 жыл бұрын
00
@yasiinyuusuf7655
@yasiinyuusuf7655 2 жыл бұрын
P
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
.
@DABCI
@DABCI 4 жыл бұрын
Caadi ma aha wariyahaan. Aad baan ooga helay sida uu barnaamijka ugudbiyo. Xaga fasaaxada, tartiibta, iyo codkaba waa perfect. Maasha Allah
@daauudguuleed1069
@daauudguuleed1069 4 жыл бұрын
li
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Naxariisti Jano allaha ka waraabsho caawa la dilay wariyaha😭
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
😂😂😂
@mohahareri4508
@mohahareri4508 4 жыл бұрын
Hadaa aaminsantahy kuwaan kuwo ka daran oo inay dalka wali joogan like ii saar
@musamohamed6273
@musamohamed6273 4 жыл бұрын
Shabaab waa isku mit dhamaantood, hadii larabo in dalka laga nadiifiyo waa in la dilaa dhamaantood, xitaa kii hal habeen la shaqeeyay
@yusraluuza9098
@yusraluuza9098 4 жыл бұрын
Kan hala dilo istaahilkiisa waa in tiirka lageyaa yaa igu raacsan 👈👈👈
@iftinaan1022
@iftinaan1022 4 жыл бұрын
wa la geeyay wll
@yusraluuza9098
@yusraluuza9098 4 жыл бұрын
@@iftinaan1022 waa allah mahadii
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 4 жыл бұрын
@@iftinaan1022 *wili lama geeyn tiirka weegii hore ayuu xukunka dilka ah ku dhacay marxalado kale oo garsoor baa u dhiman lakin boqolkiba boqol tiirka waaa la geynayaa*
@mohadaacadofficial8440
@mohadaacadofficial8440 4 жыл бұрын
Aniga
@fuadahmed6060
@fuadahmed6060 4 жыл бұрын
WE ALL SUPPORT YOU. We as a nation need to stand together against our worst enemy.
@Abdullahi_Dhakaal
@Abdullahi_Dhakaal 2 жыл бұрын
Iyagii uu wareeysiga ka qaadi jiray ayaa dilay caawa marka allaha u naxariisto wariye afrika😭
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@iqrabacadoomar1718
@iqrabacadoomar1718 2 жыл бұрын
Caloool xumo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
Kuwaan cabsi cabsi waaye wlhi 😂😂
@sihaamcadeey3709
@sihaamcadeey3709 4 жыл бұрын
Dhalin yaroooy Hadey Dan Dalka wax uqawan Karin Dadka Daaaaaya Gaalada Ha qaataan Hadey Rawaaan uf Allashaab wax ka xun Nama soo Marin 😭😭😭 Alla idiin qaway
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 4 ай бұрын
Oo wadanka ine Gaalo qabsato miya rabtaa
@mohameddaud737
@mohameddaud737 4 жыл бұрын
Wlh inusan udhigmin hadii latoogto inta qof ee uu dilay nacaldka nacaladku dhalay istaahilkiisu waa in tiirka lageeyaa thanks Africa 💯
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 3 жыл бұрын
Mantaay waa laa dilaya alxamdulilaha video so radiya ina mar labad dhagesto
@asiamohammed2124
@asiamohammed2124 3 жыл бұрын
S kle wlhy saka illahy amarkii iguso dhacy kadibna wxn arkey asago la leeyahy wala toogan
@ahmedcali4850
@ahmedcali4850 3 жыл бұрын
Aniga xitaa manta dib udaawaday
@thequeenschannel9348
@thequeenschannel9348 3 жыл бұрын
Aniga xitaa hadan dib udawanaya
@nasroxasan838
@nasroxasan838 3 жыл бұрын
111111q?
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
The lagend 👍
@zaammohaa3028
@zaammohaa3028 4 жыл бұрын
😥😭😭😭😭😭waa macalin hdana dadkii baabi iyey supxanalah 😭😭😭😭😭
@sihaamcadeey3709
@sihaamcadeey3709 4 жыл бұрын
Balaaya ku shaqa Bartay Dilka Dadka maa shaqa ah wlhi somaaliya Raja male Allaaha Noo gargaaaro 😭😭😭
@zakiwangrou873
@zakiwangrou873 Жыл бұрын
🥲🥲🥲🥲
@maidaadam6025
@maidaadam6025 4 жыл бұрын
Cabdi Casis Nin Karmed Nolow intay Nolol jirto❤💪🇸🇴
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Caawa la dilay😭naxariistii Jano allaha ka waraabsho
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 4 жыл бұрын
Bahalahaa haddana aanaan iska dhex garanayn ayaa nagu dhex jira ilaaahay baaanu magantiiisa nahay😭😭😭😥😥😥
@zakovic3797
@zakovic3797 4 жыл бұрын
Warye meesha ku dhacay hon afrik nin shaqo fcn nohaya weeye m.a
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Ilkacase intii taqaano aa taqaano Frontier collage 2016 😭
@islamsom4286
@islamsom4286 4 жыл бұрын
mss Hafuusa Ex macalinkagii
@TripleM896
@TripleM896 4 жыл бұрын
@@islamsom4286 macalinkaaga miyaabo
@maryamamaxamed3661
@maryamamaxamed3661 4 жыл бұрын
😫 warunta xbbti gabr kle xita wu shirqoli u wax udhigaye hde fahnty mrke argty lkn ani🤐🤐🤐
@abdisalamsaid9446
@abdisalamsaid9446 4 жыл бұрын
@@maryamamaxamed3661 🤣🤣🤣🤣
@djoztan2542
@djoztan2542 4 жыл бұрын
Zxpkaa miyaa adaa hoogay🤪😂😂😂
@aduunyogadoon2498
@aduunyogadoon2498 2 жыл бұрын
May Allah grant you Jannah Africa. You were a giant
@raajkaofficial6514
@raajkaofficial6514 4 жыл бұрын
Inta jiifka ku daawanysòh liketa igu dhac siiyà ilma adeerayaalow hh
@ceyniabdi1975
@ceyniabdi1975 4 жыл бұрын
Like maxaa Laga helayaa
@raajkaofficial6514
@raajkaofficial6514 4 жыл бұрын
@@ceyniabdi1975 hayaay waa belo hhh
@dunxx2140
@dunxx2140 4 жыл бұрын
Xasbiyallah wanicmal wakiil illahey shartooda ummada haka qAbto
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 4 жыл бұрын
*waxaad tiraahdaa xasbunalaah ee ha dhihin xisbinalaah kalimadda macneheeda wey is bedelaysaa sida matalan dadku jumaladda ah laaxwla walaa quwata ilaa bilabah waxay dadka somaliya yiraahdaan laaxowlilaah waa qalad shukran*
@dunxx2140
@dunxx2140 4 жыл бұрын
@@abdullahiahmed5903 ok thanks
@zaammohaa3028
@zaammohaa3028 4 жыл бұрын
Subxanallaah qf markas kasoo paxay diintana yaqana oo og in dhiig muslim ah uu xaaran yahy hadana dadka dilaya quraankana xifdisan
@mohashuceyb3526
@mohashuceyb3526 Жыл бұрын
Bismillah qofka. Wlhi naxarista waa laga miray dine iskaba daaaa kan alle iyo rasul iyo dinba mayaqan
@rashkamaphiopoi9985
@rashkamaphiopoi9985 4 жыл бұрын
Wlhi shawap wx fican ma eyna sameyn 👍 wxan codsa laha wariyahan in balad la ziiyo waa hool kar ah kitapka❣❣❣👍
@maariyaslaad1689
@maariyaslaad1689 2 жыл бұрын
Xaly baa la dily wariye cabdicasiis afrik biladee😭😭
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 4 жыл бұрын
Reer muqdisho in la xasuuqo ayaga sabab unoqon kara ayagana sabab u noqon kara in argagixisada laga Guulaysto qof walpa masuuliyad ha iska saro amanka Gobalka
@Hannad_Music
@Hannad_Music 4 жыл бұрын
Guul #NIZA Thank you Africa...🤘🤘🤘
@fuadahmed6060
@fuadahmed6060 3 жыл бұрын
Alxamdulilah maanta waa ladilay khawarijtii Muqdisho Umadda kuleysay
@mohamedalihamza5517
@mohamedalihamza5517 4 жыл бұрын
Afrika sunta ka ilmeysiisa Argagaxisada ilaah haku xafido libaax
@abdimalikmohamed7613
@abdimalikmohamed7613 4 жыл бұрын
Macalin ischool Aa yaab walhi dadka oo macalinka u noqdey ayaa maanta yaaban 😭😭😭😭👈
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
Macalin ilkacase cabsi cabsi waaye wlhi 😂😂
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 4 жыл бұрын
*yaaab walaahi Away tacliintii uu baranaayay shahaadadii uu qaatay mase og yahay in tiirka loo wado maba naxsana in yarna isma xasuusunayo in tiirka loo wado*
@ilhaanabukar2978
@ilhaanabukar2978 4 жыл бұрын
saas waaye maba xasuusanYo kwaran heeee 😂😂😂😂😍😍😍😍😍🤗😚🤗🤗🤗
@tebiyenews639
@tebiyenews639 4 жыл бұрын
Wllyal qofka naxsan wa qof weli ladan waxan ahay ninka tirsan NISA wax bdna usoo joogey kuwan cml la qabtey lana dilaayo xumaan igama aha wa intan isleeyahay wan idin dheerahay wbilhi towfiiq
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 4 жыл бұрын
Waa dadkii dhalinyarada ahaa ee laga rabay in ay dalkooda dhisaan.
@husenali3663
@husenali3663 4 жыл бұрын
Waxaa doon yaaunas
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Жыл бұрын
Aamina Xuseen Xasan deris ayaan aheyn wallaalkeedana sxbo aheyn gurigooda tagi jiray, iyada iyo ilmaheeda Sacuudiga ka imaadeen. Ma ogeyn in dowlad u shaqayso markii danbe waayo dalka waa ka soo dhoofay
@abdullahialinur8741
@abdullahialinur8741 2 жыл бұрын
Alaah ha unaxariisto cabdi casiis Africa
@kasmaalfilms8277
@kasmaalfilms8277 4 жыл бұрын
Subxanalah Daaad An Waxba Gayzan Buu Dhameeyay😭
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
Allah inaxariisto wariye c casiis afrika
@munaibrahin7628
@munaibrahin7628 2 жыл бұрын
Manders weeye dhamaantood Wariye afrika Allah aku naxaristo 😪😭🤲🤲
@somali7378
@somali7378 4 жыл бұрын
Wax Walbo Aad Umada Ugaysatay Dhibaatada Xasuuqa Shacabka Allah Ayaa Kaa Abaalmarinaayo Allah Ayaa Umadiisa Ukala Xaqsoraayo Maalin Uun Insha Allah
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 4 жыл бұрын
Yusuf Gorod ok iyagana iyo kuwii soo tababaray waxeey aaminsan yihiin ineey janno galaayaan oo xagga ilaah ka sharfan yihiin, problemka sow diinta ma ahan?
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
.
@mohamedhusein4370
@mohamedhusein4370 4 жыл бұрын
thanks afrika 🙏🏻🙏🏻
@iqraomarnoor3576
@iqraomarnoor3576 4 жыл бұрын
Afrika wa ninka kaliya oo cadowga ka raayay
@hawomohamudgedi4361
@hawomohamudgedi4361 3 жыл бұрын
@@iqraomarnoor3576 88⁸⁸888i8⁸ii
@maxamedyare6246
@maxamedyare6246 3 жыл бұрын
Subxanllah walhi waa quf dilaya ilahay ayaa naqabtay alxamdullah
@saidlucky4087
@saidlucky4087 4 жыл бұрын
Aminiga naga adkeeya aan idin duceyne muqdisho 12years aan moogahy waan u xiisay wlh 😭😭😭
@aarkacadde3844
@aarkacadde3844 4 жыл бұрын
Waxaan layabanahay asad hagio markii ladilayay waan ijeeday ayuuba leyhay maskinka weey naafeyeen lkn manta xaqiisa soo dilaacay
@IsmaanCiilow
@IsmaanCiilow 4 ай бұрын
Inta 2024 dawa nesa muqalkan waa idin salamaya
@khadartiinaqurux673
@khadartiinaqurux673 4 жыл бұрын
Kuwa kuwaan ka khatarsan oo in ay dadka dilaan bis shaqadooda tahay oon dadka laga aqoon meelkasta nala joogo Illaahey adaan cadaalad kaa sugayna 😥😥😥😥🔪
@husenali3663
@husenali3663 4 жыл бұрын
Haaa
@kadraali9180
@kadraali9180 4 жыл бұрын
meshaan ciidanka amaanku waxay ka qaadan karaan casharo badan .waa in xaafad walbaa ciidan la dhigo si ey u wayaan meel ey ku fakadaan kuwa dadka dilla . . allah u naxariisto inta gacantooda ku baxday wuxuushtaan dhiig islaamka baneystay
@ismailabdi4206
@ismailabdi4206 3 жыл бұрын
Wariye Africa, the best sxb.
@hudafuture1330
@hudafuture1330 2 жыл бұрын
Ax waan ka xumahay in cabdi casiis la dilay caawa yaa umada u sheegi doona khatarta argagixisada 😭😭
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 2 жыл бұрын
Codka qofka leh miyaa abaayo
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
@@farhiakaftan7689 Haa abyo
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 2 жыл бұрын
@@Kabeeye_7 thnks
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Naxariistii Jano allaha ka waraabsho caawa la dilay wariyaha Africa
@dalmargaazi5999
@dalmargaazi5999 4 жыл бұрын
Ismaaciil markiyaalow dadki dilay makuwan ba nacalada 😭😭💔
@carlosmoktar1728
@carlosmoktar1728 4 жыл бұрын
War ninkaan yaa la dilin ee dhagar qabayaasha aan gacanta lagu hayn ha lagu soo qabto waa lipaax wlhi
@anyaahmed4696
@anyaahmed4696 Жыл бұрын
Aamina illaahow unaxariisto iyo cabdi casiis halyeeyo qaran ayeey ahaayeen
@jaabirarab9208
@jaabirarab9208 4 жыл бұрын
Muuqaalkan saan u sugay aad ban u dhararay runtii. Abdiaziiz afrika saaxiib shaqada u gu qiimaha baddan ba bulashadda soomaliyeed u haysa hore u soco kuwan argagaxisada ah muuqaga iyo codkaga hadday maqalan baqdin iyo cabsi ba la soo darista waa in taalo la gaa ga dhisa mogadisha geesi dadkiisa u hiiliyay ba tahay maqaam sarre ba ina ga joogta afrika.
@hanihaldhaa3700
@hanihaldhaa3700 Жыл бұрын
Maskiin ugu dambeyn wey dileen🥹😭😭😭
@abdullahimohamed6702
@abdullahimohamed6702 4 жыл бұрын
Film fiican waaye .jilayaasha soobadiya.war wax soconaayo laimaado meesha .
@mxmdqaadi9605
@mxmdqaadi9605 4 жыл бұрын
Shayaadiin waaye kuwan allaha ka qabto umada
@yusuffarah351
@yusuffarah351 4 жыл бұрын
Barnaamijkaan waxaan ka bartay labo arin. 1: qofka alshabaab noqdo in xataa haduu wiilkaaga yahay wax isku ahayn. 2: NISA iyo booliska qabteen shaqo aad u wayn ayna naga mudan yihiin mahad celin wayn. African mahadsanid wariye qaran baa tahay sxb guuleyso.
@marioyaska5609
@marioyaska5609 4 жыл бұрын
dadku mawada oga wll markuu qarx dhaco ayeey nu can bareyna dowlda wax wayn bay naga hyan alha naga qabti ugus
@cabdishakuurcabdiraxmaan9478
@cabdishakuurcabdiraxmaan9478 11 ай бұрын
Ilaahey haunaxariisto hadda wariyahan wey dileen
@g.khalidahmed6178
@g.khalidahmed6178 4 жыл бұрын
Barnaamij ka turjumaya dhaqanka bahalnimada ah ee mujrimiinta kurka duuban .alle sharkooda ha kaa xijaabo Wariye Abdiaziz Afrik
@kobciyewarsame6119
@kobciyewarsame6119 4 жыл бұрын
Salaama dhamatiin si gaar ah bahda Gungaar horta Al shabaab dilaan ugu wada xukumanahay dhamaanteen Marka wa inaa u istaagnaa saa iskaga qaban laheen wuxuu rabo hakuu ahaadee banaanka keen una sheeg hay’adaha amniga hadaa qarsatana aduu ku dilaa biri lkn hadaan ku heysano guryaha Tukamada schools ka garaashyada biri aduu aakhiro kuu dirayaa nimankaan Waa na xakaariyeen meshii lagu arkana hala gubo hana la dilo hana lasoo sheego kuwaan xukumana waxaan aminsanahay Ilkacase wali xog badanuu qarinaya jirtee wareysiga haku badiyaan ka bacdina lagu fuliyo xukunkii maxmadu ku riday
@abuukaribraahim8301
@abuukaribraahim8301 4 жыл бұрын
aqoonta qaar aqoon la an ayaa dhaanto manhajka wax barasha iyo goobaha wax barasha waa in at la socotaa dowlada
@mohamedomaraden9470
@mohamedomaraden9470 4 жыл бұрын
Maxamed cabdiraxman mursal allow kuu naxariiso bro😪👏🏽
@iqrabacadoomar1718
@iqrabacadoomar1718 2 жыл бұрын
Balaayo kuu naxariiisatay oo alle naxariiista kaa qaaad ma ninki kun qofoo muslim ah xaq daro ku dilaa naxaris arakaya adigana allah kuma asturo koleey ka mid baad tahaye mujrim mujrim kalr u ducaynaya ayaa tahay alle ku soo qabay eeeyohow foosha xun
@mohamedomaraden9470
@mohamedomaraden9470 2 жыл бұрын
@@iqrabacadoomar1718 fudedki ku qaday kuma dhigo dadka u dilay mid ka mid ah ban u ducenayay e asaga miyanba u duceyn kara yahu bal hada maxa igu cuntay aniga musiboy🤔
@sadamnur3051
@sadamnur3051 2 жыл бұрын
Ya dawanyo kadib marke la diley Abdiazizi Africa
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
😂😂😂
@sihaamcadeey3709
@sihaamcadeey3709 4 жыл бұрын
Yaaaab Yaala Aaminaaa Dadkii waxbartay Hadey Saaan yihiin 😭😭😭😭😭😭
@fartuunahmed9972
@fartuunahmed9972 4 жыл бұрын
😭silac udhimo wlh wan ilmeyay wxu xasidsana
@samiiraabdalla8098
@samiiraabdalla8098 4 жыл бұрын
Alx hadii manta gcnta dowlada ku jiro wlhi markaan arko barnaamijyadaan waan ku dhiiradaa in aan wadanka u laabto aana ka shaqeyo Plz Aan uwada duceyno dadkeyna in uuu ilaah dhibka ka dulqaado
@fanaxkonjo885
@fanaxkonjo885 4 жыл бұрын
Asad waxo dhahy waxa liigu dilay ma aqano ilkacase waxo dhahy dowlada ayoo war ugodpinaaye maskiin allaah caafiyo asad😭😭😭
@abdimalikmohamed7613
@abdimalikmohamed7613 4 жыл бұрын
fanax konjo 😂😂😂😂😂😂👈
@abdimalikmohamed7613
@abdimalikmohamed7613 4 жыл бұрын
fanax konjo Abdi Bille😂😂😂😂👈
@abdimalikmohamed7613
@abdimalikmohamed7613 4 жыл бұрын
Asad waa wiil iska maskiin ah 😭😭😭😭😭👈
@fanaxkonjo885
@fanaxkonjo885 4 жыл бұрын
@@abdimalikmohamed7613 cabdi bile🤣🤣🤣🤣🤣
@sihamoha4640
@sihamoha4640 4 жыл бұрын
Nafta maaalin beee leeedahay malin uuuun be goin naf walba ama tiiiin ahaaado ama wado qofku
@sagalcali9701
@sagalcali9701 4 жыл бұрын
Wllhya ilkacase waa nin adag gacn baa u tagy 🤞🤣
@sadiiqcabaas2952
@sadiiqcabaas2952 4 жыл бұрын
Ani wax aan ku tilmaamo maba aqaano ninkaan .
@sagalcali9701
@sagalcali9701 4 жыл бұрын
Hbar qabe waynday wye kan 🤣
@mhdinero9658
@mhdinero9658 4 жыл бұрын
Caruur ciyaaraya inuu bomb ku tuuro, dadkana dhuumasho ku Dilo miyaa nin adag lagu noqdaa? Dabcan waxaa macquula inaa Shabaab tahay. Lakiin Shabaab iyo ilkacase waa diciifiin adeegsada dad jaahiliina iyo caruur
@mukhtaarcaliwarsame6701
@mukhtaarcaliwarsame6701 3 жыл бұрын
Hhhhh nin adag
@وردةالجوري-ث5غ
@وردةالجوري-ث5غ 9 ай бұрын
War dadkan nin adag waye ku haayo alle ma yaqanan miyaa Nin dilay dad islam waxbo galabsan adeeg xaguu uyaala subxanalah 😡
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 4 жыл бұрын
Allaa Fashilay maxay hooyo asay usaareen maxay ubad agoonimo dhigeen maxay halyey somaliyed gaadmo kudileen maxay adoon cibaadaysanaya dileen. Illaahay danbigiina hadhaafo,waayo muhiimadu waa in laydin qabtay kadib laydin dhadhansiiyo xanuunka jaxiimada xabbadda
@samatarmoh16
@samatarmoh16 2 жыл бұрын
Cadwsanaa subhanllah
@aniissa
@aniissa 4 жыл бұрын
Waa bahal qofku waxaad modaa buug inuu akhrinayo bisinka kan abaal kiisu waa dil subxanallah ilawow ma suubadiisa ummada ka qabo
@mahamoudnuur5307
@mahamoudnuur5307 4 жыл бұрын
Waan u.sugaaye waan dharar sade barnaamijka Gungaar shaqo wacan
@maxamedcabdi4469
@maxamedcabdi4469 4 жыл бұрын
Wariye cabdi casiis afrika ilahay haku dayo wlalo ale haku garabgalo hawl adag baad haysa wlhi
@cabdishakuurgadhle2733
@cabdishakuurgadhle2733 4 жыл бұрын
Kow waaryaa waa filim caadiya lkn waxaa lagu dhamayn karaa sirdoon
@khadarkhalif8746
@khadarkhalif8746 4 жыл бұрын
Wuu ku raaxaysanayaa dilalka uu gaystay kursiga Isku war wareejinaa yaab Wllahay ilaahayow umada ka qabo dadkan
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 4 жыл бұрын
Dad qiimo leh ayuu dilay yaan hal mar NAFTA laga jarine halagu silciyo
@naftafaqih6081
@naftafaqih6081 Жыл бұрын
alaha kuu naxriisto cabdi casiis afrika
@muunaqaali1085
@muunaqaali1085 4 жыл бұрын
Inta aan ladilin waxan dhihi laha halgu raadiyo dadkii so adegsaday ragaan hana ladilo
@maidaali2591
@maidaali2591 4 жыл бұрын
Ilahay ayaa ka abaal marindoono insha allah
@Birdia423
@Birdia423 4 жыл бұрын
Subxaanalah😭😭 Intaas oo danbi asoo galay sidoo u sexan jiray
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 жыл бұрын
Waa su'aasha isweydiiye
@Birdia423
@Birdia423 4 жыл бұрын
Waxba ku shqysto an la ogayn dadkan wlh anigoon dil iska daye qof hdan manta isku yara dhacno hwnki ka wlwala ina qald gysty ano layga gardaranyaha isi sara qaldka bal kwran adoo naf gooyay oo noll subxanalah
@Birdia423
@Birdia423 4 жыл бұрын
Waxba ku shqysto an la ogayn dadkan wlh anigoon dil iska daye qof hdan manta isku yara dhacno hwnki ka wlwala ina qald gysty ano layga gardaranyaha isi sara qaldka bal kwran adoo naf gooyay oo noll subxanalah
@Birdia423
@Birdia423 4 жыл бұрын
Waxba ku shqysto an la ogayn dadkan wlh anigoon dil iska daye qof hdan manta isku yara dhacno hwnki ka wlwala ina qald gysty ano layga gardaranyaha isi sara qaldka bal kwran adoo naf gooyay oo noll subxanalah
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 жыл бұрын
@@Birdia423 subhanallah waye walahi abaayo
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Fataal waar ninka Toogta Waa Mid Xiniinyo Leh Haba Ahaado Wuxuu Wadaa Khalad Aan Yarayne waayo danbigii waa lagu hayaa wax cabsiya lagama dareemiyo sidii qof caadiya ayuu isaga sheekaynayaa
@kingalkhaliiji9428
@kingalkhaliiji9428 4 жыл бұрын
Yaa la aamina hee nin diinda barday cilmigana barday dadkana laanayo cilmi jahilnima kujirdo waaye wale aaqiro saman lagu jira illahow umada kaqawo kuwan aniga qof dambo aaminayo majirdo xitaa walalke haduu yahay xitaa sxbkee haduu yahay afkiiba juuqda gabay subxanallah
@qaadaacali7750
@qaadaacali7750 4 жыл бұрын
saan usugaaye waa daalay wlhi
@axlamaxlam3232
@axlamaxlam3232 4 жыл бұрын
Ya Allah Adiga caadile oo wax wlba og umada muqdishu nabad ku arsaq oo dhagar qabayasha ka badbaadi aan u ducaynayno walalahen
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
.
@khaalidcarab2749
@khaalidcarab2749 4 жыл бұрын
Waxay ahayd in Sawirka dhagar qabaha lagu dabajiro Soo qaba shadiisa inaad Soo raacisaan sadexdiisa magac halkaad kasoo qaadanaysan Naanaysta isha allaah waxan ku Rajo waynahay inaan Soo qabto Halkaan ku arko Cidi ima Dirin anuun baa is Diray from berbera
@bustankaquruxdachannel1081
@bustankaquruxdachannel1081 4 жыл бұрын
Walal waxaan jeclan lahaa in dhagarqabaha la waydiiyo sababta dadka ay udili jireen ilahay masiibo ku ridka
@amiin666ahmed4
@amiin666ahmed4 4 жыл бұрын
Hhhh Walaal Dee Waa Qofkastoo Bulshada Wax U Ah Ama Dawlada wax Ka ah Inuu Yahay Murtid Diinta Ka Baxay Hhh Ragga Alshabaab Tu Waba balaayaba Lama Naxnaxaayaba Kursiga La Isku Warwareeejinayaa
@bustankaquruxdachannel1081
@bustankaquruxdachannel1081 4 жыл бұрын
Suasha meesha taala ayaa ah hadii kii masjidka kasoo baxay murtid yahay ka wax dilaya muslin kale dilayaa waa maxay? 🤔🤔🤔
@amiin666ahmed4
@amiin666ahmed4 4 жыл бұрын
Naa Inader Dadkan Wa Reer Xamaroo Diin Iyo Ilahtoona Male Anagu Waanu Yaabanahay Kala Dilayaa wa Maslim Kan wax Dilayaana Wa Muslim Lkn Wuxii Dawlda Ku Jira Ama La Shaqeeya Aya Kuleeyihin Wa Murtid MArkaa Murtidna Wa Diintu Kabaxay Marka Dawlada Ayaa Gaalo Ah ayay Alshabab Aaaminsan Tahy Oo Gaalada IyoDawladaha Maraykan Ka Iyi waxaasay Diidan Yihiiin
@bustankaquruxdachannel1081
@bustankaquruxdachannel1081 4 жыл бұрын
Faanto Spirte aniga waxay ilaahy dawlada ayaaba udhow muslinida waayo iyo dhiga muslimka ma cabaan ilahay naarta gaygaa alshaabab sheganaya ayaa aduunka rogay
@amiin666ahmed4
@amiin666ahmed4 4 жыл бұрын
@@bustankaquruxdachannel1081 wll Alshabab CID kale Ma Ahaa Waa Nin Walba Walalki Iyo Hooyadii Xaafad Wll 3 Alshabab Jooga Boqolkiiba 80 Waa Alshabab Muqdisho Wa Shaqo
@amaljokar8338
@amaljokar8338 4 жыл бұрын
Kulaaah naaagta 24 ayaa jiraa waa naag gomaha ka madoowadeen bisinka😂😂😂
@ceyniabdi1975
@ceyniabdi1975 4 жыл бұрын
Wejigaas 24sano weji jiro uma eka
@nouhmohamed8765
@nouhmohamed8765 4 жыл бұрын
subxanalah waar saw dhalintan magalada muqdisho waa dad dhiigyo caba walhy kuwan hadaan arkilahaa isma idhahden waa nimanka waxdila birta haladhafiyo dhamantod
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Armaa lagugu soo daayaa
@zamofficial4896
@zamofficial4896 4 жыл бұрын
Waxan aad ula yabay 2 arimood 1: asad hagio waan oga dilkiisa zxipkay buuna ahaa oo waan arkayay mana garanyn wax lagu dilayay 2: naagtan ku jirta meesha xata ma gabanyso inay sinaysatay oo alshabaab haday diin ku dagalamayan qof leh uurbad iiledahay oo aan la qabin way iska garanayan inu sinaystay Ilka case wlhy adiga iyo shabakadaadu ma garan karo waxd ilhy la hor tagysaan lkn ilhay cadaabkiisa ha idinkala ayaansado🙄🙄🙄
@najmanadar5559
@najmanadar5559 4 жыл бұрын
Anigaba wan layabay wax an kutilmamo ayan garan la ahay wayo asad in uu wax galabsan ayaga shegayo isla ayaga dilayna dadkan ilahey hanaga qabto intey xaqa kagalena ilahey wuu ujeda lkn dulmi madugmo wakaya soo ifbaxay qofki asad sidan yelay kan kuma eko ee hala badiyo baritanka dadkan waa balayo kan xata dhel dhel runta kuma shegoyo qorshihisa hala baro balayada yan kanlee lagu mashqulin
@kamilolad6666
@kamilolad6666 4 жыл бұрын
Wey is qabeen wey Kala tageen... Kadib ayey ku tiri uuur baaan kuuleeyahy...... Saas ulasoco.... Amba markii hore waaan layaabey lkn waann kuceliyey
@kamilolad6666
@kamilolad6666 4 жыл бұрын
42:59 kucesho.. Wey is qabeen
@zamofficial4896
@zamofficial4896 4 жыл бұрын
@@kamilolad6666 thankz xppi hadaan fahmy lkn waa layaab uun
@ugaas-
@ugaas- 4 жыл бұрын
#asad hagio kii nafeyay ma kanaa😳😱
@ajztylez7020
@ajztylez7020 4 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raacuun
@farhiyoiidle5774
@farhiyoiidle5774 4 жыл бұрын
Asad hagio ayoo dilay
@akhiabdimalik8063
@akhiabdimalik8063 4 жыл бұрын
Asad hagio sooma noolo qali
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
@@akhiabdimalik8063 haaa waa ka curyaanka ah ee yutuperka ah
@ahmedmahamoud4005
@ahmedmahamoud4005 4 жыл бұрын
Alshabaab xata afjeexaga inay nagu ugu so basaasan wa xallal😂😂
@wadaaddaaci3578
@wadaaddaaci3578 4 жыл бұрын
سبحان الله
@GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
@GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 4 жыл бұрын
Waxan la yaabay Marku ka shekenaya waxu u ka hadla asigoo faraxsan maba la muqata xata in uu shalaynayo iyo falalka xun u sameyayna in ay xumayen xata wuu KU qanacsanyahay waxu u sameen jiray cajiib
@mohamedhirsi7561
@mohamedhirsi7561 4 жыл бұрын
Wan ku dhigaa adiga wad dhamestiranee hadaba ogow kan darawalka adiga halkasa istage 🤣🤣🤣🤣
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 2 жыл бұрын
Kkk cabsi cabsi ma ahoo 😂😂
@fasiixmedia4855
@fasiixmedia4855 4 жыл бұрын
Niman yahow kan haaf haaf haloo dilo wlhi imisa ayuu ka oysiiyey imisa ayey nafta ka qaaden nacalada alle haa ku dhacde
@abuukarabdi2058
@abuukarabdi2058 4 жыл бұрын
Keep going wlhi gungaar kuwaanse in lacafiyo ma istaahilaan
@ahmedkhalif5327
@ahmedkhalif5327 4 жыл бұрын
kan waa in laamiga lagu xitaa oo qofkasta oo soo mara layirahdaa meel kagoosa
@zakimoha892
@zakimoha892 4 жыл бұрын
Haa walahi waa iga qoslisay
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Ninkan waa dilaa uguwayn ee soomalida dhameeyey
@ibraarabeto5979
@ibraarabeto5979 4 жыл бұрын
Saalim inu yhy shabaab waligey kuma fikirin waa wiil bajajla o rer madina ah ugu yaran 100 korso waa iqaday ama kireysty sas aythy daris ban ahyn 3 yrs lkn xoog in lagu hysty wu cadeeyey Yaaa la aamina saalimba hadu shabab yhy😭
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Waad sigatay
@mahiramin3917
@mahiramin3917 4 жыл бұрын
Alx dheh hadey dhiciweysay wlh adduunka hadii hal xabo bariis kaaga dhiman yhy waa nolanee
@maherothman5363
@maherothman5363 3 жыл бұрын
Subxanallah 😪
@yahyeabdi9017
@yahyeabdi9017 4 жыл бұрын
(qeebta) waxaa i somaray madaxii howgalka Aaway
@dibugunoqodalkaga2778
@dibugunoqodalkaga2778 4 жыл бұрын
bahda gugaar wa mahad santihiin abalkiina waxa daremi dadka argaxisadu curyamisay
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
Somali National Television
Рет қаралды 2 МЛН
ASAD HAGIO OO KA HADLAY NINKII XABADAHA KU DHUFTAY iyo warbixin..
15:02
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA
48:33
Somali National Television
Рет қаралды 852 М.
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV
50:24
Somali National Television
Рет қаралды 586 М.
taxanihii xabsiyada. Q.6
40:54
AL_TAUHID CHANNEL
Рет қаралды 10 М.
Qeybta 7 Afmeer iyo Sheekadi Horjooge Abayle Q/2.
45:34
AF MEER
Рет қаралды 345 М.
DILAAGA WARIYAHA 05 02 2016
1:44:31
Horn Afrik Media
Рет қаралды 568 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН