Guri-barwaaqo Iyo Saydhiye Riwaayadii Xaranta Oo Dhaan 2019

  Рет қаралды 202,516

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

5 жыл бұрын

Asxaabta Qlig Waata Riwaayadi Xaraanta
Soo Qora Fikirkinu Waa Mihiim Thanks

Пікірлер: 626
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 жыл бұрын
Inta qoraalkaygan aragta waxaan urajaynayaa in alle cafimaad qab inoogu dhameeyo Bisha 🌙 barakaysan Ramadaan
@abdiroblexuto7474
@abdiroblexuto7474 5 жыл бұрын
Amin amin wll
@nimcoadan8094
@nimcoadan8094 5 жыл бұрын
Aamiin.aamiin wll
@amiinafyar313
@amiinafyar313 5 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@dollarchannel420
@dollarchannel420 5 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin
@asmaqaniasmaqani1478
@asmaqaniasmaqani1478 5 жыл бұрын
Aaaaaamin wll dhamaanten caafimaad iyo cimri dheer haynoogu dhameeyo
@hamseecade7411
@hamseecade7411 5 жыл бұрын
Intii ramdanta ku faraxsan like saar commentigan
@maryanyare7maryan320
@maryanyare7maryan320 5 жыл бұрын
Haa waa sx
@mycizhqiyartadagn2689
@mycizhqiyartadagn2689 5 жыл бұрын
Hhhhh😁😁😁😁😁
@muniikamalabsan9627
@muniikamalabsan9627 5 жыл бұрын
Hhhhhh kulaahaa dhoolaa KU sarayaa
@zaidfarah4697
@zaidfarah4697 5 жыл бұрын
Intii hada daawanaysa Ee sooman like ii saara
@qaraamisongs4114
@qaraamisongs4114 5 жыл бұрын
Love. You
@zacktv2921
@zacktv2921 5 жыл бұрын
Ismaciil cabdulahi guri barwaqo magaca hajiro iyo Cabdikariin saydhiye salan ban idinka kaso diraya dalka malaysia Waxanu sugnana waa khaladadka ruwayda ❤❤❤
@aragsanali949
@aragsanali949 5 жыл бұрын
Ramadan Kareem walalaheyga Islamka plz walalayaal iso duceeya Muraad ban leeyahay Jazzakallah ❤
@SomaliComedyChannelhanadali
@SomaliComedyChannelhanadali 5 жыл бұрын
Muraad kaaga alaha kuu sahlo
@SomaliComedyChannelhanadali
@SomaliComedyChannelhanadali 5 жыл бұрын
Adna waxaan kaa codsanaa inaad subscribe ii saarto
@mohamedofficial4280
@mohamedofficial4280 5 жыл бұрын
ilaahy hakuu fududeeyo wlo qalai
@jey7749
@jey7749 5 жыл бұрын
Ramadan kariiM wllky &wllshy like Heyla dhafin 😢😢pl
@abdikhaliqawil
@abdikhaliqawil 5 жыл бұрын
رمضان كريم عليكم بالإعجاب❤
@aaniyayusuf8003
@aaniyayusuf8003 5 жыл бұрын
Like saar hadad aminsantahy in rerwaqoyi fan iyo ruwaydba lagu gaadhin💚☁️❤️ Iam proud to be somalilnder wlhi💚☁️❤️
@abdihakim5
@abdihakim5 5 жыл бұрын
Guri barwaqo raga wu ukala exanaya, ka kowad 12 ayu ku odhanaya ka labadna 10, kasedexadna 12 😂😂hadi ad ila aragtay like isar 🙋🏼‍♂️🤣
@rachidaminoz8977
@rachidaminoz8977 5 жыл бұрын
Somali-tech creator xaarantu isku lacag maha 😂
@abdihakim5
@abdihakim5 5 жыл бұрын
😂😂😂
@Moralman1961
@Moralman1961 5 жыл бұрын
11:02 Intu bac ugu ride kulahaa "Raqda igala fogow, halkaas hore ku aas" kkkkk i love this guy Guribarwaaqo🙏. Inta reer US🇺🇸 ah oo soonkan Africa ila imaatay like i saara😂😂mrki ugu horeeye an LIKE codsado waye KZbin Comments kkkkk
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 5 жыл бұрын
samacil Abdilahi Cali (Guray barwaqo) Abdikarim Deeq Ahmed hashi (Saydhiye) Keep going hore usocda
@updisamedpogba8355
@updisamedpogba8355 5 жыл бұрын
Ramadan Muparak Dhaman Ummada Muslimka ah Meel walpa Oo Ay joogan. Alle Khayrkeeda ha Ina siiyo Bisha Barakaysan ❤🌒🌝
@habibayusuf8585
@habibayusuf8585 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@habibayusuf8585
@habibayusuf8585 8 ай бұрын
kulahaaxaaraantuwaxkamacaan
@chapirzhakur3930
@chapirzhakur3930 5 жыл бұрын
As always,reading the comments first before i watch it 😂😂
@tomharry3798
@tomharry3798 5 жыл бұрын
Hhh GuRi BarWaaQo kuGu XidhanaHy ZhP Ku TaaGeeRaa 😅😅😘😍 Qaladaad KeeDadana Soo GaLi😅 pRo💗💗
@hamzikfarah3036
@hamzikfarah3036 5 жыл бұрын
inankii inamaDa erYadaY inankii inamaDa eryaDaY zxp #SUBSCRIBE igu caawiya ilaahy darii iyo fadliga ramadaanta
@Zaara656
@Zaara656 5 жыл бұрын
Intaa sidayda sooman ee jiifka ku daawanysa like ta dhac kusii
@ducoqabe6165
@ducoqabe6165 5 жыл бұрын
FadliGa bisHa barakaysa ee ramaDan alle heyna siiYo (AMEN)❤
@faysaldinari1068
@faysaldinari1068 5 жыл бұрын
Guribarwaqo zhp keen marna wllken inta jiifka🛏 ku dawaty riwayadan like sara 👍love you guribarwaqo zhp qlih 💓💘
@MARTISOOR
@MARTISOOR 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo wlhi nin iga qosliya taagero weyn u ahay from muqdisho
@mohamedabdi9280
@mohamedabdi9280 5 жыл бұрын
Intii akhrineysaa comentiga iyagoo jiifa fadlan like ii saar👌👌👌👌
@mukhtaarbeerof800
@mukhtaarbeerof800 5 жыл бұрын
We we
@muhanadmuslim3510
@muhanadmuslim3510 5 жыл бұрын
rabadanta qur anaka hal akhriyo walalayal 😍😍Nabiga kusali zcw
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 5 жыл бұрын
waa bil barakayzan bishan ramadan iyadoo macal la bahowday 18 may like somalilanders alle hormarka iyo xaziloonada ha inoogu wadoh amin
@cabdiqanimaxamud8721
@cabdiqanimaxamud8721 4 жыл бұрын
abdiqani burcawi
@mursalabdiismail998
@mursalabdiismail998 5 жыл бұрын
Guri barwaaaqo Lipaax Sare Ramadaan kariim Intii qoralkaygan aragta caafimad qabku dhamaysta ramadaanta
@nasirhariir9758
@nasirhariir9758 5 жыл бұрын
*_War guribarwaqo waa nin update ah, hore u soco zhp_*
@libaaxaduurkajiifa9722
@libaaxaduurkajiifa9722 5 жыл бұрын
Gabadhu si fiican bay uga soo baxday jiliinkeeda
@sakariyecaliaxmed1777
@sakariyecaliaxmed1777 5 жыл бұрын
First one
@sawdasabnaa1188
@sawdasabnaa1188 5 жыл бұрын
Nafar taagan wlhy guribarwaaqo hadlkiisa iigu baxdaa😂😂😂😂
@armaandoomer7133
@armaandoomer7133 5 жыл бұрын
Kkk kala soco isku soco wada soco kulahaa guri barwaaqo nin adag
@hadafkeyga7786
@hadafkeyga7786 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo qofkii taageera like saar😂😂
@barkhatismail1014
@barkhatismail1014 5 жыл бұрын
Wadanku calanbuu leyahaybay kaga dhegtay,Hada guribarwaqw😂😂😂❤️❤️❤️From burco
@yahye7395
@yahye7395 5 жыл бұрын
First view first coment and first like ramadaanta darteed ha igala baqiilina
@hamzikfarah3036
@hamzikfarah3036 5 жыл бұрын
Abdirahman Hasan zxp #SUBSCRIBE igu caawiya ilaahy darii iyo fadliga ramadaanta
@abdirahmanmohamed1563
@abdirahmanmohamed1563 5 жыл бұрын
Inta ramadan ila diyaar garowday like isaar ramadan kareem ❤somali Mohamed
@mohamedomar7533
@mohamedomar7533 5 жыл бұрын
Guray jilaaga ugu caasan Somalilda maanta like isaar Brother
@maestromedia1198
@maestromedia1198 5 жыл бұрын
First one la iska sheganaya aniguba wan ku qabsn 😂 am the first one like ta plz
@aftaxkaraamo988
@aftaxkaraamo988 5 жыл бұрын
Alaah haku sharfee wll likta isaar
@bebarissanadka8034
@bebarissanadka8034 5 жыл бұрын
Waxan ahy qofkii ugu horeyay ee like Ramadan kariim
@khadarsomalian5748
@khadarsomalian5748 5 жыл бұрын
mahadsanid guri parwaaqo 😍😍 xaaranta ha kariin 😡 keep goin bro_ ✅✅
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 5 жыл бұрын
inta afku qalalsanyahay eey ku qiiqayso gajo awgeed oo illaahay drtii u sooman oo aan sadex geeslaha u soomanayn is mujiya❤
@zhakiipromance3529
@zhakiipromance3529 5 жыл бұрын
Ado Soman hadad dawaneyzo likta 😁
@abdideeqabdi4584
@abdideeqabdi4584 5 жыл бұрын
Kkkkk bishaa qudhan shaqaystaba kulaha 😂🤣🤣 guribarwaaqo soo funny
@Wasiirka98
@Wasiirka98 5 жыл бұрын
Ninkaa xaaranta inuu Amaahdo doonayaa waa ciyaalkii hore kulahaa Adaa qalajiyee qoo😂🤣, Bari Aan showyadda noocasa ka qayb gali jirey baan xasuuustey,
@abwanahmedbelguim6880
@abwanahmedbelguim6880 5 жыл бұрын
Intii ramadaanta sugaysa like ii saara
@Ibrahimhozny
@Ibrahimhozny 5 жыл бұрын
Qofki kowad Lkin riwaaYad abdkrim cali shaah kuma jiro intaasaY dhaLiil ledahaY uune
@korantomclin4522
@korantomclin4522 5 жыл бұрын
apti waxaso cabsanaani waa noocma🤣🤣🤣
@mobilejr1164
@mobilejr1164 5 жыл бұрын
First ayn ahay guuri barwaqo
@raxmasharaf6162
@raxmasharaf6162 5 жыл бұрын
Guriya Barwaaaqo Goorman anigu kula Dhigaa riwaaYad
@saabirarts6462
@saabirarts6462 5 жыл бұрын
Saydhiye kkkkk ha furo aaa alla beerka like isaara inta wadaadadu dhaleen kkkkk
@nimcodauud9193
@nimcodauud9193 5 жыл бұрын
Saydhiye sidu u wxa u jilyaa Waa yara aqas xitaa sidu u naxyaa waa iska keen keen la arkyo nin kaleh u yedho guri barwaqo wxa kula jilaa 😀😀
@sadaamilkacase7244
@sadaamilkacase7244 5 жыл бұрын
Fanankee tageerta😂😂😂
@mohamedhalbeeg7903
@mohamedhalbeeg7903 5 жыл бұрын
Adigoo zadama
@samriyemohamed7832
@samriyemohamed7832 5 жыл бұрын
Waa mahdsan tihiin jalalyaal live soodhaha kommentiga qofka malinkii ugu horey Ramadaan waqtiga ku maaweeinaya
@zhako1763
@zhako1763 5 жыл бұрын
Inta soomaysa bisha Ramadaan like ha lay dhaafina 👍👍👍
@waxgarad6646
@waxgarad6646 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo waynaga gatantahay tani keep going apoooooo hore usoco wall qali ah waankutaageernaa siwalba caynwalba goorwalba thanksssssssss
@athiqani.apthizaLm
@athiqani.apthizaLm 5 жыл бұрын
first view RAMADaan MUPAARIG ALL D3 MUZLIM😊🤗🤗🤗🤗
@ayuupzaalah1274
@ayuupzaalah1274 5 жыл бұрын
k
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 5 жыл бұрын
waara xataa hadaan soo dheereyo garac iga soo horaynaysa😂😂😂
@wizzdcd5056
@wizzdcd5056 5 жыл бұрын
1 RAMADAn Bari inchllh ayaaa sugila like igu muuji
@abdilahiluka621
@abdilahiluka621 5 жыл бұрын
INTA rabadaanta inay soonto niyaysatay like iisaar
@khadarsergioroberto9150
@khadarsergioroberto9150 5 жыл бұрын
Inta ku farax zan ramadan taa LiG ii saraaa
@saidjama9653
@saidjama9653 5 жыл бұрын
ramadaanta teeda kle allow nabad nagu gadhsi
@hamiishofficial7042
@hamiishofficial7042 5 жыл бұрын
meherada markay Qoolay Ugu Yimaadeen Waan La Joogay Lkn camaradu Iguma Dhicin
@yonisrashidyey2730
@yonisrashidyey2730 5 жыл бұрын
G
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Deedna👊
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 жыл бұрын
Ramadan mubaarak dhamaan umahad islaamka ah
@asadismail1529
@asadismail1529 5 жыл бұрын
Waa dadka xaraantu qalajisay Iyo xaran bacad lala fadhiisto Guray zxp hore u soco
@MohamedAnwar.
@MohamedAnwar. 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo hore usoco zhp *Ramadan kareem azxbta* 💚
@sacklavin2851
@sacklavin2851 4 жыл бұрын
Saydhiye iyo guri si fican bay iigah qosliyeen 🤤🤤
@anaji8109
@anaji8109 5 жыл бұрын
Ma showba laqabanayaa kulaHaa 😊😊 izma dhaaFno xarFaaneeY
@hamzeaydiid9687
@hamzeaydiid9687 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhh kkkkk guri barwaaqo holacaasaynu kala miisanaynaa ku lahaaa wlhi guri barwaaqo iyo saydhiye waa qosol
@ridwaanaidedibrahim4222
@ridwaanaidedibrahim4222 5 жыл бұрын
Cidintaaay Meesha Maynu Ciyaaraynaa Ciyaal Yahow Ciyaalka Loo Waayey
@hamzeaydiid9687
@hamzeaydiid9687 5 жыл бұрын
@@ridwaanaidedibrahim4222 hhhhhh lkin khaladaadkii ayaa hadhay ee guri barwaaqo usheeg dee caan caan dhalay kaba wayne
@ismaaciilofficial8585
@ismaaciilofficial8585 5 жыл бұрын
Asxaabta Qliga Xigmad iyo Xaraabo Tv Subscribe No Saara plz
@ckariimmaxmed5679
@ckariimmaxmed5679 5 жыл бұрын
J
@Lowk3y19
@Lowk3y19 5 жыл бұрын
Ramadan Kareem ya muslimiin caawa
@barkhadduqay789
@barkhadduqay789 5 жыл бұрын
Guriparwqo nin culuz😂
@djbayaayo3135
@djbayaayo3135 5 жыл бұрын
#Ramadaan_kariim all Muslims Alle cafimaad qab ha nagu dhameeyo Full respect team #GURI_BARWAAQO FROM #KAMPALA
@alihaykal7439
@alihaykal7439 5 жыл бұрын
Waar guri barwaaqoooy maxaa super igu saari weyday anigu ma tiin tiin ayaan yeeshay 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤨🤔🤨🤨✌👈
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 5 жыл бұрын
Hhh superta anaaba ku saarine waa tee🤣🤣🤣🤣
@alihaykal7439
@alihaykal7439 5 жыл бұрын
@@fadumoismail9831 dee wllo qli like and shert waaye 🙏🙏🙏🙏🙏✌👈😂
@chanal1066
@chanal1066 5 жыл бұрын
Nacala shaydaanku ku yaale Qofkii uhoreeyay baan ahaye like ha igala bakhaylina 🤣
@nageipawil6103
@nageipawil6103 5 жыл бұрын
Hory Usoco brotherkY Guri Barwaqo❤💪😃😋
@khaalidniyoofficial781
@khaalidniyoofficial781 5 жыл бұрын
Ramadan Mubarak dhamaan asxaabta. Wl like ii saara
@abdikanisulub4852
@abdikanisulub4852 5 жыл бұрын
Wa riwayad fican hore u socda guleysta sxbayaal dhamantin 😍
@cabdiqaniAddison
@cabdiqaniAddison 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/qXnPaaSnf9t0jrs Soo booqo riwaayad kale oo xaaraanta ramadaanta laga matalay adaa qosli doonee 😂😂😂
@SomaliComedyChannelhanadali
@SomaliComedyChannelhanadali 5 жыл бұрын
Sxb Subscribe ii saar waan kuu saaraye
@axlanchannel5837
@axlanchannel5837 5 жыл бұрын
M.a huno walee waa khatar riwaayadu asal inta ila taageerta like isaara
@n.c.j5776
@n.c.j5776 5 жыл бұрын
inta nabiga jecel like isara
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 5 жыл бұрын
Nin waalan iyo wayd toona la iskuma waraabiyo.....Raqda igala fogow..... Maraq diqaag ban kudaroo nafarku waa 12 labakun ban ku daray....guri barwaaqo garac far baan kuu taagay wlhi..😂😂😂😂😂
@amiiraturaadiya4310
@amiiraturaadiya4310 5 жыл бұрын
Ilahaay caafimaad qab iyo cibado suuban hynagu dameyo bishan barakaysan aamen🤲🤲
@dersohnvonpiraten2267
@dersohnvonpiraten2267 5 жыл бұрын
Eid Mubarak bae🌹❤
@khalitapdilahi3002
@khalitapdilahi3002 5 жыл бұрын
Kawzarpaa pa’adaye 😂😂😂😂😂 wlhi Garcpa thay hhh
@azmerzulthan8141
@azmerzulthan8141 5 жыл бұрын
Inta IGA danbaysa like isaara
@maxamedxuseen9134
@maxamedxuseen9134 5 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like isaar faslan 🙏🙏 👍👍
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 5 жыл бұрын
Xabiibi kowsareey maanta waan ku jiraaa hhhhhhh ala beerka guri ilaahy danbigaaga ha dhaafo sxb qaaliya xaafada calaamada ka soo salaamayaaa
@abdilahiabdifatah5277
@abdilahiabdifatah5277 5 жыл бұрын
Anigaa ugu horeya yeeeeees
@osmanismail21
@osmanismail21 5 жыл бұрын
Anoo wali dawan ayaan like sou saraya mashalah riwayado badan soo daaya insta rabadanta
@Comps223B
@Comps223B 5 жыл бұрын
Khaladaadkii riwaayada soo gali gurow
@kingjaarevi2032
@kingjaarevi2032 5 жыл бұрын
ramadan mubarik time 3:14pm 5 may 2019 washington dc ilahay khayrkeeda ha ina gadhsiyo guri barwaqo iyo dhaman asxabta kalaba sharaf iyo wanagiyo igu soma goba nimo
@hamzexubboofficial9195
@hamzexubboofficial9195 5 жыл бұрын
five star banaan minaL xaaraniYa diGsidii lawaa xanfalaybaa Qaadatay Garanka cas ma xaarantu ka iibsaday kulahaa 🤣🤣
@islaam964
@islaam964 5 жыл бұрын
Waar xamsow wan ka qayliyay
@hamzexubboofficial9195
@hamzexubboofficial9195 5 жыл бұрын
@@islaam964 somaha zhp Qli nio dee kama saaree 🤣🤣
@maanjama
@maanjama 5 жыл бұрын
RAMADAAN kariim wllaYaaL😍
@defikhamez1239
@defikhamez1239 5 жыл бұрын
Hhhhh wadacad bugay kaga dhagty waraqaha ayunbuu rog rogayaa lkn halkeda dhigteen hore usocda pro
@SomaliDocumentary
@SomaliDocumentary 5 жыл бұрын
Intii ramadanta jecel likta saara
@maxamedshekhfaraxmaxamedca7762
@maxamedshekhfaraxmaxamedca7762 5 жыл бұрын
Ree waqooyi walee way qayili ila qiyaamaha kkkhh inta ila aragtaay like ii saara dee
@farhaanqurbo7869
@farhaanqurbo7869 5 жыл бұрын
Ismail guri barwaaqo salan sare zxb 5star banan ban ka qoray wlhy sidan u qoslayay ban beerku cadaday
@mahamedcaaqil1714
@mahamedcaaqil1714 5 жыл бұрын
Hhhh inta kuqososhay gurya markuu yidhi Holacaasaynu kala miisanaynaa like ii saar
@muztaphea7327
@muztaphea7327 5 жыл бұрын
Ramadan kariim Wxn kurajaynaya inaad nabad cafimad kudhamaysato Ramadanta Ilhna ka aqbalo sonka iyo xasanadka aad qabanysid fadlan Like&Subscribe igu Hiili Mahadsanid
@shakirismail5818
@shakirismail5818 5 жыл бұрын
Ramadn karim ilahy ramadnta alle ha inga aqbalo likr isa inta iga danbeysa
@abdiqanimohamed1413
@abdiqanimohamed1413 5 жыл бұрын
guri barwaaqo zxb waku tagersnhy hore usoco
@maska1977
@maska1977 5 жыл бұрын
My fans waxaan idiin leeyahay ramadaantu khayr haydinku dhamaato❤😘
@zhuuzhuapdi810
@zhuuzhuapdi810 5 жыл бұрын
zooo raaage ramadan kareem guri parwaaqo👑👑👑👑💋💋💋💋🌸🌸🌸🌸
@sharromediapro8772
@sharromediapro8772 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo wlHi Riwaayad weeYe MaL qacad dHooLkeedban U saarayay kuLahaaa 💥💞
@hamzeaydiid9687
@hamzeaydiid9687 5 жыл бұрын
Wlhi waan ladhacay waa xagii guri barwaaqo ee uu odhanjiray qosol looma dhinteee beer casaad baa laga qaadaa looooooooooooooooool waanu idin dhiiri galinaynaa hore usocda
@SafwanHalac
@SafwanHalac 5 жыл бұрын
Naag aabehed shaqeeyo ninowna ha isku guursan nin waaalan guribarwaqo
@howitmade9007
@howitmade9007 5 жыл бұрын
Intii iyada oo sooman riwaayadan daawatey like iisaara
Guri Barwaaqo Riwaayadii Caan Caan Dhalay 2
34:34
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 276 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 82 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 465 М.
Guri-Barwaaqo Riwaayad  Cusub 2019
22:00
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 153 М.
GURI BARWAAQO IYO  DAYAX BAND  RUWAAYAD CAJIIBA HARGEISA | SHOW | 2017
41:05
GURI BARWAAQO RIWAAYADII SHEEGASHO HCTV DRAMA 2018
34:59
Horn Cable Tv
Рет қаралды 61 М.
WAA RI BAA LAGAA YIDHI #RIWAYAD QOSOLA
6:53
HAKIS. TV
Рет қаралды 218 М.
Guri Barwaaqo Iyo Saydhiye [Full Film] {Qasab Waa Kubsi!!} ||2021||
29:46
Riwaayada Xaaraanta | Xalqadii 1-aad | HCTV 2021
11:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 28 М.
В самолете с мамой
0:54
Штукенция
Рет қаралды 3,3 МЛН
До Конца😂ГНОМЫ, ВПЕРЁД⚔️❤️ #shorts #memes #funny #comedy
0:43
Малого Приняли... ❘  #фильмы  #сериал
0:52