Guri barwaaqo Jacayl Waali Dagaal Uur Yaab Qosol

  Рет қаралды 38,985

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

Күн бұрын

Пікірлер: 219
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 ай бұрын
Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤
@abiibc78
@abiibc78 2 ай бұрын
scw scw scw
@Koobanmedia
@Koobanmedia 2 ай бұрын
Waasaaxibkay gurigina wan jooga cida fahantay like haigu soo raacdo nakeena 😂😂
@ayaandayib7093
@ayaandayib7093 2 ай бұрын
Wa isagade micnaha 😂😂
@AhmethAli-t7n
@AhmethAli-t7n 2 ай бұрын
Calashan ilama jooge
@asmamahamed8114
@asmamahamed8114 2 ай бұрын
Hh isagaa iska waramaya wllhi waa legend
@Kha29147
@Kha29147 2 ай бұрын
Guri barwaaqoWw aad ban ku tagera legend film iyo wax badan ba wanu ka sugaynaa
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 2 ай бұрын
Hadda waa inan saaxiibkay ah gurigiina waan joogaa e 😂😂
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 2 ай бұрын
Walee waad fahantay 😂😂😂😂😂😂
@MuhayadinAhmed-u4j
@MuhayadinAhmed-u4j 2 ай бұрын
Fahano
@XassnMaxamed
@XassnMaxamed 2 ай бұрын
waaisaga😂
@abdulmalikrashid6504
@abdulmalikrashid6504 2 ай бұрын
Qori casaka guri barwaqo libax libax dhalay nin aan af soomali lagu gaadhin waan ku waata zhp qali🎉
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 2 ай бұрын
Afar 4 litter kulahaa Alla Guri barwaaqo wlhi waa beercasaad astaaqfurulaa ismail abdilahi ali gb drama actor wan kutagera sxb❤🎉🎉🎉🎉🎉
@door-hinge
@door-hinge 2 ай бұрын
Soo dheeree barnaamijka 20 minute ugu yaraan
@mohansayid7233
@mohansayid7233 2 ай бұрын
waxan ragu inuu casiis noqanayo haddaan moodayo baryaan sii joogi lahaa ku lahaa halkaa legend un baa fahmaya 😂😂😂😂😂
@Khadarabdirizak-d5w
@Khadarabdirizak-d5w Ай бұрын
Barnaamijka soo dheeree guroow.
@AyaanCabdilaahi-r1o
@AyaanCabdilaahi-r1o Ай бұрын
Hore u soco
@Maguuraan
@Maguuraan 2 ай бұрын
Guri barwaaqo wan ku salamya shp I hope inaad qoralkayga akhrindoonto wxan ku siinaya shp talo walaalka ku siin lhaa Tasso ah. Gurayow wll horta nin ilahy xigmad geliyey Aya tahay hibo ilaahay kusiiyeyna habeen madaw layskama qaado walalow dadku barnaamijyadan ama reactionadan waydaawadan lkn wax adiga kuu qalma ma aha waxanu rabanaa inaad dib ugu noqoto guraygii jilliinkiisa aanu la cajabi jireney guraygii markasta naga qoslin jirey guraygii aanu aadka ujeclayn lkn wll imka qofbaad reaction ka bixinaysa wax kaaga imanayana majiran wax comedy ah o ku dhex jiraana majirto anigu waxan ku Oran lhaa intii aad adigu cid reaction ka bixin lahayd adiga halaaga bixiyo oo halagu fallanqeeyo anaguna garab istaag ayaanu kuu mujinaynaye shp jillinkii iyo taxanayaashi dib ugu laabo reaction cidina kugu daawan maysee. Mida labaad imia 2024 Aya lamaraya reactionku wxuu nacfi lhaa 2020 iyo 22kii lkn imka dunidaa wa is bedeshey shp adiguna isbedel muuji. Aad ban kuu salaamaya waxan rajaynyaa inad qoralkaygan arki donto dibna isugu laaban doonto insha Allah.❤
@guribarwaaqotv
@guribarwaaqotv 2 ай бұрын
thanks sxb
@Inahebel-w4j
@Inahebel-w4j 2 ай бұрын
Guroow barnaamijka 15 -- 20 daqiiqo ka dhig ❤❤
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 2 ай бұрын
adiga oo magca waata sigma mia raabta in aad wax micno laahyin dheer ku dhaahdo
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 2 ай бұрын
Gurey, Af Soomaaligii oo qof ah.
@abdirahmanahmed9151
@abdirahmanahmed9151 Ай бұрын
Legend guriga ayu joga xajiyada ila jogta ku wada
@Aboody883
@Aboody883 2 ай бұрын
Number one house barwaqo 😊
@ismaaciilofficial8585
@ismaaciilofficial8585 2 ай бұрын
waad tahay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 ай бұрын
GURI ILAA BARIGAAN YARA AYAN KU DAAWAN JIRAY .
@SanjojerCabdi
@SanjojerCabdi Ай бұрын
Waar waxan Fahma waa isaga Iska sheeg kayna ya I aamin
@FarxaanCista
@FarxaanCista 2 ай бұрын
Gurigina wad joogta waanan ku fahan sanee barnaamijka soo dheere guraw 44 tahe
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 2 ай бұрын
Abti video ga 30 minutes ka soo dhiig qosol manooliye
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@IbrahimIbrahimidle
@IbrahimIbrahimidle Ай бұрын
War Anu waxan ka mid ah sarakisha marka Zaki bin xaji comantska waxi macqul ah minbu Sara lkn kuri barwaqo maxa ninkan an ahada reply uahay bin usari weayday naga tag ⚠️
@BarwaqoZalax
@BarwaqoZalax 2 ай бұрын
Naga dheere inader videoyawga😊
@Abdirahman_Osman_Guduud
@Abdirahman_Osman_Guduud 2 ай бұрын
4 Litter 😂😂😂😂 qofka asaga dhan bay ku jirtaaaa 5Litter 😂
@NastexoCaday
@NastexoCaday 2 ай бұрын
Guri barwaqo is not easy😂😂❤
@tasliimdhaladboqortoyo619
@tasliimdhaladboqortoyo619 2 ай бұрын
Soo dheere
@Cagmadhige1
@Cagmadhige1 2 ай бұрын
Gurow. Wan Ku salamay 🙏🏻
@ABDIFATAHABDULLAHI-js3ht
@ABDIFATAHABDULLAHI-js3ht 2 ай бұрын
Gurow alle danbigaaga ha dhaafee wlhi beerkaa I xanuuney sidaan u qoslayay😅😅
@fatumoali3330
@fatumoali3330 2 ай бұрын
Aad baad iiga qoslisay ale haku xafido
@shaafkacadde
@shaafkacadde 27 күн бұрын
Dumarku waa slow motion kulaha hhhhhhhh😂😂😂
@shucayb1226
@shucayb1226 2 ай бұрын
Guri barwaaqo legend guuleyso 😂😂
@door-hinge
@door-hinge 2 ай бұрын
Caqiligii raga xabadaasaa qaribay! Naxariista noo door, caqli meesha ma hadhine.
@AbdiraxmaanCade-ot7sf
@AbdiraxmaanCade-ot7sf 2 ай бұрын
Soo dhere legendnow❤❤❤
@CabdirisaaaqAdaam
@CabdirisaaaqAdaam 2 ай бұрын
Asalaamu calakum Abwaan guriburwaaqo🎉🎉🎉🎉🎉 hore usoco🎉🎉🎉🎉🎉
@mubarik1478
@mubarik1478 2 ай бұрын
Soo dheeree 🎉
@Mohamed_Ina_Dahir
@Mohamed_Ina_Dahir 2 ай бұрын
Gurow sidaa update u ahaw legend
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
garacsana wa isaga gurigiiban joogaye jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii shugran ❤❤❤❤❤
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 2 ай бұрын
Mahadsanid❤
@weriyekeyd9567
@weriyekeyd9567 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 inta noogu ronada dee❤❤❤❤
@SaalahSaid
@SaalahSaid 2 ай бұрын
Haa noosoo dheere mana cid kaleba youtubeka ka dawana aan adi ahyn garoow
@amiinhaybe3178
@amiinhaybe3178 2 ай бұрын
3:08 adeer waanu ku fahanay waxba aaaa siigada ha isku qasin. Alamayee wiil aan saxibo ahayn kulahaa😁. Xariif bad tahay wlhi gurayow naago badan soo maray
@RidwanXusein
@RidwanXusein 2 ай бұрын
Guri barwaaqoy zxp waxaan kugu taageeera you tube layaasha kale markay wax duubayaaN si ay kaaga qosliyaaN waxay isticmaalaaN emotions iyo qosolo markaa Adiga waligaa waxaa kuguma arkinE sodaada ayaad Nooga qoslisaa keep going brother Noosobadi videos Ka😂
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 ай бұрын
During barwaaqo waas halal badantahay.
@Oslo-production
@Oslo-production 2 ай бұрын
Noo soo dheer dheer oday
@abdiqadirmuse324
@abdiqadirmuse324 2 ай бұрын
Inta fahantay inuu guri yahay ninka ay 40ka giimbaarta ah ka cuntay kulahaa guriibaan joogaaye garacoow intaa waan kaa hayaa😂😂😂
@Barwaaqohassan-gz6jk
@Barwaaqohassan-gz6jk 2 ай бұрын
Warya vedioyada naga soo dheere xalaimo hada nahah caqli iyo naxaris wan leenahay 😂😂❤
@ZUBEERMAXAMED-f1q
@ZUBEERMAXAMED-f1q 2 ай бұрын
Team Guri 300 cominsoon🎉❤
@MaxameT-g4z
@MaxameT-g4z 2 ай бұрын
Guribarwaqo legend
@THE.M.M.M
@THE.M.M.M 2 ай бұрын
Biyaan cabaayay wan ku dhimanlahaa," kaalay soo seexo markay soogashay " isagoo caqli ka sheekeenaya😂😂😂
@rabiicoffcialchannel3935
@rabiicoffcialchannel3935 2 ай бұрын
Gurayow aday kusheegaysa
@cumarkujoogmedia988
@cumarkujoogmedia988 2 ай бұрын
Guroow kaas Diamond taageeraa Soo mayd garaac sxb
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 2 ай бұрын
Gurow soo dheeree abti
@Jabjacayl
@Jabjacayl 2 ай бұрын
Guri barwaaqo 90% dadka daawadaa wa landers somalida kale ma fahmayaan 😂😂
@HYSh2023
@HYSh2023 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤kkkkkkkk wif wif kkkkkk Qofku waa qof wax u dhiman yihiin.
@apDeiKMuHTiin
@apDeiKMuHTiin 2 ай бұрын
Adaa io adaa 🔥 Guribarwaqo😅
@muntaskiki2946
@muntaskiki2946 2 ай бұрын
Guri barwaaqo tagero kugu xidhan ahay adkoow Ila 10 Sano sxp shekoyinkiina naga so habe adkoow😂😂
@FaysaIsmacil-uh6yv
@FaysaIsmacil-uh6yv 2 ай бұрын
Noso dheeree
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey Ай бұрын
😂😂😂 Iska buquuji 😂😂😂
@ZayidShucayb
@ZayidShucayb 2 ай бұрын
caqLiga fiican gurow naxariista maxad kuyeLan Hadad gara rashaba Lahayn
@BarkhadmaxamedyuusufInailkacas
@BarkhadmaxamedyuusufInailkacas 2 ай бұрын
Hayeh gudoomiye
@SamatarMahamed-q9i
@SamatarMahamed-q9i 2 ай бұрын
Dheereeeeeeeeeeee Gurowwww
@ArnolHasan
@ArnolHasan 2 ай бұрын
25 mint kaso dhig video yaada❤❤
@SalmanAhmet-em2zn
@SalmanAhmet-em2zn 2 ай бұрын
Yow soo dheere videoga noocan oo kale ah hajjow
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw 2 ай бұрын
Magtii bucur bacayr oo dhamanyn😂😂😂waa reer badiya nimanka bakhaylda ey ba dhama 😂😂😂😂
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah 2 ай бұрын
Gurayow ruwaayadoh soo sameeh Michael Ali tea nah yaannu ka maqnaan baroh markaan cajiso waa ninka kaliyeeh iga qosliyah een erayadiisah 2 cisho kusii qosl0h proh gurayow
@zakariyemohamed143
@zakariyemohamed143 2 ай бұрын
GURIGAAN JOOGAYEE LEGEND 😂😂
@AhmedQani-wz5ry
@AhmedQani-wz5ry 2 ай бұрын
Gurayoww ila bilow ila dhamad wlhi wan qoslayy legen wa ku salaamay😅😂😂
@SiikaweAdan
@SiikaweAdan 2 ай бұрын
Kkkk dahabkan u nafta kaga ridey 😮😮 uma xidho miyaaaa
@WerdaWaaberi
@WerdaWaaberi 2 ай бұрын
gurigiina waad joogtaa waan ku fahanay kaasi waa adiga guroow😂😂
@HamseAli-uj8ie
@HamseAli-uj8ie 2 ай бұрын
Legendary ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HanaDClwaHaaP
@HanaDClwaHaaP 22 күн бұрын
No sooo dheereH wlhi ehlu jaanaH thy adeer eH xta markaan malcamda tagayoH waa ku sii dawadaH eH 😂😂😂😂
@yahyemadar7517
@yahyemadar7517 2 ай бұрын
Waa xoolo dareeray wlhi gurayoow😂😂😂
@QadarMohamed-v5h
@QadarMohamed-v5h 2 ай бұрын
Inanta magaced walalo
@weriyekeyd9567
@weriyekeyd9567 Ай бұрын
Gurayow wad nagu socotaa dumar ahaan😂😂😂😂
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw 2 ай бұрын
Haw waryee Gurey Garam Garamkani muxu aha😂😂😂😂😂😂
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 2 ай бұрын
4 liter oo dhiiga lama shubo waxa la shuba 500ml waa caagad biyo ah kala badhkeed
@ShawrcaliCaydiid
@ShawrcaliCaydiid 2 ай бұрын
Guroow waa adiga sxp majiree
@ZaynabMoh-s2z
@ZaynabMoh-s2z 2 ай бұрын
Scw
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 2 ай бұрын
Tarawiih by kujurta😂😂😂
@SabaaxSiciid-c4d
@SabaaxSiciid-c4d 2 ай бұрын
Gurayow naxarista aqli baa ku jira 😂
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 2 ай бұрын
War gurow qaacaa xagaad kasoo heshay midha dahabkaa 100 video ka duubey
@updilahi8273
@updilahi8273 2 ай бұрын
GUrOw Apti wan Ku Wataa .🙏😂
@MohamedAbdirashiidmohamed
@MohamedAbdirashiidmohamed 2 ай бұрын
Waan saaxiibkay kulahaa gurigii baan joogaaye 😂😂😂
@ZayidShucayb
@ZayidShucayb 2 ай бұрын
Guri bar waqo kayaray wada socon Jireen tayar ayuu HadaLka usarbebay😂😂😂
@MuxiyadiinAbdi-ss5fk
@MuxiyadiinAbdi-ss5fk 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Zackyanimations0131
@Zackyanimations0131 2 ай бұрын
Gurow nio waxa naga kala kici abtoow😂🎉
@mustafNune
@mustafNune 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MOTIVATION-MTF
@MOTIVATION-MTF 2 ай бұрын
Barnaamijka soo dheere
@abiibc78
@abiibc78 2 ай бұрын
ruufyanka aan maqlo ileen waa kan kkkkkkkkkkkkkkkk
@Maxamedmuuse-b7c
@Maxamedmuuse-b7c 2 ай бұрын
muqaalka so dheere 😅
@shaaficiibrahimabdi-mawelo3022
@shaaficiibrahimabdi-mawelo3022 2 ай бұрын
Guriga jooga kulaha, macnaha fahan oo dhaaf weeye😂
@BederMataan
@BederMataan 2 ай бұрын
Gurow waxba .a jiraane anagad nagu ciyaaraysay😂😊
@AsmaanSuldan
@AsmaanSuldan 2 ай бұрын
Yay sheegaysaa inaGa maha😂😂
@aminaabdulleali364
@aminaabdulleali364 2 ай бұрын
Alla qosalka iga dhamaday😂😂😂
@Abdilaahimoh123-ud8ec
@Abdilaahimoh123-ud8ec Ай бұрын
Gurow nabarka waad kaqabsataydee😂😂
@M.Xiddigyoutube
@M.Xiddigyoutube 2 ай бұрын
afjeexa ku dhufo kulaha gurrooow😂😂😂
@cabdiqaadircismaan1953
@cabdiqaadircismaan1953 2 ай бұрын
Meesha naga shid
@abdihasanmaxamed2638
@abdihasanmaxamed2638 2 ай бұрын
Gurow dumashi kuma maqlaysee ku soco maxaatidhi ayaaman hee
@CxafiidFarax
@CxafiidFarax 2 ай бұрын
Guri ahaa wey
@AhmedYare-o7c
@AhmedYare-o7c 2 ай бұрын
Oohaa inta Soo seexo 😅 wlhi daacad u qoslay huunow 😅😅😅
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 2 ай бұрын
😂😂😂 Midh Ahlana waashay
@luqmaanaxmed-zb1kn
@luqmaanaxmed-zb1kn Ай бұрын
C/fataaxa ku dhufo maxaa laga qadaa😂😂😂😂😂😂
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 2 ай бұрын
Wlhi guri borwaqo wa qosol😂😂😂
Todabadla Mantiyo Walikale Aad Yaabi guri Barwaaqo
16:19
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 39 М.
Reaction Todabadle Guri barwaaqo Qosol
11:20
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 25 М.
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 30 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 11 МЛН
Ninkaan Wuxuu Noqday Fadeexadii Ugu Weyneyd ee E.Guinea
8:59
Hosow Pro
Рет қаралды 140 М.
TARXIIL MIYAA HADA REACTION BUUQIISA WATA
11:13
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 55 М.
guri barwaaqo maxaa nakala qabsaday #dheereye
9:14
Dheereye
Рет қаралды 9 М.
QOSOL IYO QARAXO
8:27
khaalidhashi
Рет қаралды 26 М.
Todabadle Buuqisa wata Guri Barwaaqo
11:00
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 22 М.
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 30 МЛН