No video

GURI BARWAAQO SHEEKO CUSUB 2019

  Рет қаралды 50,593

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

5 жыл бұрын

Пікірлер: 397
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 5 жыл бұрын
video kasta ood so dhigto ilaa aan 10jeer daawado kam xiiso dhaco from kismaayo
@cadnaantashaad9486
@cadnaantashaad9486 5 жыл бұрын
Ilahayow hooyoyinkeen u naxarisoo aduun iyo akhiribaa, hadad hooyo jceshahy like iisar
@cazhaqaygamaha8448
@cazhaqaygamaha8448 5 жыл бұрын
ma walaalka ayad like la dhaafi kuma dhibayse iska kay saar wlo😔
@hassancllemcw3601
@hassancllemcw3601 5 жыл бұрын
Nnn
@claahisomali1933
@claahisomali1933 5 жыл бұрын
ilaahay waxan ka bar yaa in uu cafimad barwaqo iyo nabad galyo ku siiyo fadlan hadaa Somali tahay like isaar fadlan
@somalicraft9727
@somalicraft9727 5 жыл бұрын
Hadaaad hooyadaa mcn jeceshhy subscribe hyla dhaaafin wll😂😂😂❤
@zhaaficiapdirahman3267
@zhaaficiapdirahman3267 5 жыл бұрын
WaarYa reer burc0 zalaanta iga hooY0 fr0m Hargeisa 😍
@Hasan_mattaan
@Hasan_mattaan 5 жыл бұрын
hadaad kaba la'aan ku daawanayso videogan like iisaar ❤😂
@mubaarigrashford3163
@mubaarigrashford3163 3 жыл бұрын
Abwaankeena guri barwaaqo ismacil libax libax dhalay ayaa tahay haaji wn ku wataaa
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 5 жыл бұрын
zxb guribarwaaqo zxb dar alle ayan kuu jeclahay adiga iyo beesha gobta ah ee reer sh isaxaaq from kismayo Somalia
@yahyemuslim4085
@yahyemuslim4085 5 жыл бұрын
Kii ahalhe inta ka heshey liketa ii sara
@xamdaabokor9204
@xamdaabokor9204 4 жыл бұрын
Wlhi guri barwaqo waa runtii halawato dumaraw anigu An uhoreye 💁‍♂️✌️❣️❤️❤️❤️❤️
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 5 жыл бұрын
Jilaaga somaliyeed hore usoco Guray Barwaqo
@diamongirl4455
@diamongirl4455 5 жыл бұрын
Hhh first view hhhhh guri parwaaqo iga qoslisay wallhi
@cabdaleyare5057
@cabdaleyare5057 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo zxp talo fiican baad bixisay ee halkaa ka wad barnaamijkan oo kle bro
@abbdifataaxcabbdillahi4389
@abbdifataaxcabbdillahi4389 5 жыл бұрын
guri barwaaqo waad kumahadsan thay taladaadaa fogaan araga ah ee aad usoo jeedisay qolyaha aad carabaabtay iyaga waxaan leeyahay fura dhagihiina si aad waanada uweelaysaan Mar 2aad guribarwaaqo aad mahadsan tahy sxb alle hakaa abaalmariyo taladaadaa qiimaha badan
@ciyarahaadunka3988
@ciyarahaadunka3988 5 жыл бұрын
Guri barwaqo horumar wacan saxib
@naazirpiihi5126
@naazirpiihi5126 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo taagera puuxa ku ahay🤩🤩
@dheman1418
@dheman1418 5 жыл бұрын
Wlhi waaa xanuun adoo qaawan nin udir subxaan alle hainoo asturo inta waxaa samayso
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 5 жыл бұрын
nin xikmad badan ayaa tahy szb allah aqligawangsan ku barakeyo
@aragasanquruxsanamaansan4465
@aragasanquruxsanamaansan4465 5 жыл бұрын
Wxn jeclhy inan mar uun kulano alle haygu simo guribarwaaqo hore u soco
@nasirali3091
@nasirali3091 5 жыл бұрын
Guribarwaqo kee ahal hee 😂😂 ma niggah 😍🎊
@mohamedsied4727
@mohamedsied4727 5 жыл бұрын
Guribarwaqo alle haku sharfo zxp run bad kahadashay wlhi
@Fekradmaal
@Fekradmaal 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo Caan caan dhalay Caawa horaad u soo fadhidaayee
@haldoorfilmsandvlogs388
@haldoorfilmsandvlogs388 5 жыл бұрын
Abwan guray inta taagerta like yay ila dhaafin
@suhaybcmy9234
@suhaybcmy9234 4 жыл бұрын
Yes
@abwanarbe9825
@abwanarbe9825 5 жыл бұрын
Runti galabta waan qoslay
@aminabdi1883
@aminabdi1883 5 жыл бұрын
Guri Barwaaqo wlhi markaan ku arko waan iska qoslaa sxb markasta waan kula socdaa sxb
@khaalidniyoofficial781
@khaalidniyoofficial781 5 жыл бұрын
We miss you Guribarwaqo 😂 best comedian man
@mohassan2406
@mohassan2406 5 жыл бұрын
Gabadhu markay is qawiso Wallked raga asxabtisa lama kaftami karo abaheedna hebelkasa dhalay la leeyay wlhi waa run💯💯
@mohamedgaboose8571
@mohamedgaboose8571 5 жыл бұрын
Hadal iyo waano haday wax tarayso manta hablaha soomaliyeed wa la hadashay Illhay haka dhigo kuwii kuwana qata oo taladaas Rabi ku anfaco Adigana Abwaan Gurey alle haka siiyo ajar iyo xasanad Somalidu waxay dhahdaa Wax wax kusiiya wax badan ba aragta Lakin wax wax ku sheega wx yar ba aragta Hala qaato taladaas abwaanka
@sabriinali6739
@sabriinali6739 5 жыл бұрын
Ala guri barwaqo muxu wax isku geegeyaaa 😂😂😂👍👍👍💯
@rastajohn7773
@rastajohn7773 5 жыл бұрын
Sahip guri barwaaqo nozo badi video yo
@zaakirmohamuud2568
@zaakirmohamuud2568 5 жыл бұрын
Miyaa guri barwaaqo sheekh noqotid wllo
@khadarabdi8551
@khadarabdi8551 3 жыл бұрын
WLL GURAY BARWAAQO ALLAhu AKBAR AAD BAY KAAGA QALDANTHY 😩🙁
@hanadmohmoudmoh4936
@hanadmohmoudmoh4936 5 жыл бұрын
Guri guri nin wayn
@khadiirmaxamed1491
@khadiirmaxamed1491 5 жыл бұрын
Guri barwaqo macalinka sigaran kutagera hore usoco
@spatoreahmed9929
@spatoreahmed9929 5 жыл бұрын
Manta azxaapeey anaa ugu horeeyee liketa hayla dhaafina
@maxamuudcali4869
@maxamuudcali4869 5 жыл бұрын
Guri waan ku tageeraa
@amincabdixirsi4382
@amincabdixirsi4382 5 жыл бұрын
Guri barwaaao shaxaari waynaaday 🔝🔝🔝
@maxamedmaaweel1871
@maxamedmaaweel1871 5 жыл бұрын
Walaalayaa adoo comentigan akhrinaya maad tukatay salaadii udamabeysay haddaanad tukan ilaahay u noqo oo dambi dhaaf weydiiso 🙏🙏🙏🙏ilaahay waa dambi dhaaf badanee.
@hanadahmed2598
@hanadahmed2598 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo jilihii jilayaasha inaadeer hadaan nahy reeer hargeisa ku taageernaa abwaansare
@libaaxaduurkajiifa9722
@libaaxaduurkajiifa9722 5 жыл бұрын
Wlhi gurey video kasta ood soo dhigto waad iga qoslisaa ilahay hakaa abaal mariyo
@shukrimohamedshukrimohamed709
@shukrimohamedshukrimohamed709 4 жыл бұрын
Kkk wn kahelaa wilkaan masha allh from mombasa
@claahisomali1933
@claahisomali1933 5 жыл бұрын
Guri barwaqo Nin ka qudha KZbin aan ugu qosol ka badan fadlan hadaa taa geerto like isaar
@ismailxadaari_offical3510
@ismailxadaari_offical3510 5 жыл бұрын
Gurayow midha waanu fahane bila calayk hanagu celin faraha nagaga gubtaye hhhh
@hibaaqgobad2427
@hibaaqgobad2427 5 жыл бұрын
Kkkkkkk mamo malyuun laysa mina guri barwaaqo walaahi waa fanny
@anaji8109
@anaji8109 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wllHi Ninkan wa IGa QosliYaaa Ani SalaM BruH From Nairopi
@shaaficimaxamuud7514
@shaaficimaxamuud7514 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@tijaabo123channel9
@tijaabo123channel9 5 жыл бұрын
Ninkaa aan isku magaca nahay keep going bro A.naaji
@apdle_apdirizqaz4751
@apdle_apdirizqaz4751 5 жыл бұрын
💋💋❤❤
@khaalidniyoofficial781
@khaalidniyoofficial781 5 жыл бұрын
Soo badi sxb sheekooyinka
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 5 жыл бұрын
alla yaa nala googay hhhhh gurow waan ku3salaamy sxb
@mahmudali7503
@mahmudali7503 4 жыл бұрын
Way ka dhamaty ban ugarty shekoyinkagi
@caways_carrabay
@caways_carrabay 5 жыл бұрын
Ismaaciil Guribarwaaqo walaal alle hakaaraali noqdo walaahi kalmad ianfacday ayaan kaafaa,iday jasakallaahu khayran..🌺🌸♥️
@zaamabdalla8973
@zaamabdalla8973 5 жыл бұрын
Gurow Sheekadaa iga jilci bilaa biyaad igu siise 😂
@Abdirahman767
@Abdirahman767 5 жыл бұрын
Cawa Anaa Ugu horeeya aad ban idin salaamay 🤣 Guray waa nin Adag
@AbdirahmanShOsman
@AbdirahmanShOsman 5 жыл бұрын
Gurayoow aadbaan kuu salaamayaa. Barnaamijyadaada waanku xidhanahay saaxiib. Laakiin indr bulshada saamayn waynbaad Ku leedahay. Kelmedaad tidhaahdid sidaas bay suuqa Ku gashay. Ee Baraadar inaga daa. Wlaal, jaalle, boowe, aboowe, huunno iyo kuwa lamidka ah adeegso. Mhdsnd Ismaaciil.
@aminaali1158
@aminaali1158 5 жыл бұрын
Wallo alle ha ku xafido
@abdi9731
@abdi9731 5 жыл бұрын
Zhp hore u soco sheekooyinka soo badi
@samowadesaid2975
@samowadesaid2975 5 жыл бұрын
Wll fani ayaad tahay
@ibraamohan830
@ibraamohan830 5 жыл бұрын
Maanta anaa usoo horeeye ha ila dhaafina like
@liibanhalacofficial9599
@liibanhalacofficial9599 5 жыл бұрын
gurey ahaa hore u soco
@mochannel5510
@mochannel5510 5 жыл бұрын
Caawa anaa u horeeye inta Ka GA danbaysaay like iyo subscribe igu cimaaamada
@alibaba8340
@alibaba8340 5 жыл бұрын
Wnku saaray wllo adna isaar wllo subscribeta
@mochannel5510
@mochannel5510 5 жыл бұрын
@@alibaba8340 hyeh wlo
@khadrayaasin7876
@khadrayaasin7876 5 жыл бұрын
Guri barwaqo inder burco wada jogna kumna arke maxa sababy keep going pro
@lonelyheart774
@lonelyheart774 5 жыл бұрын
Aan ku tusayaa
@mac-macaanka7479
@mac-macaanka7479 5 жыл бұрын
Hbn walpa waan arkaa abco ayu fadhistaa
@XOGTAQARSOON2024
@XOGTAQARSOON2024 5 жыл бұрын
waxaan kaa codsanaynaa in aad taladaadaa barnaamij gaara nooga soo sameyso
@The23per
@The23per 5 жыл бұрын
Nin wayn🤟
@raliamusa9101
@raliamusa9101 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo salaan from borame 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍go for ward
@siciidoabdullahi3716
@siciidoabdullahi3716 5 жыл бұрын
Wlle guri barwaaqo shrf u nolow wllhi wa waano fiican
@abdihakinneedle3588
@abdihakinneedle3588 5 жыл бұрын
Wlhi waan qoslay guri barwaaqo nin aan taageero
@khadarlibaax4403
@khadarlibaax4403 5 жыл бұрын
Talo nin way mr guri barwaaqo habalaha soomaliyeed iyo wiilashaba wax ku qaadasho ugu filan inta samaha jecel Khdr ina libax form hargysa
@salebanabdi2568
@salebanabdi2568 5 жыл бұрын
House barwaqo full respect ✊ zxp heesta yaa qaada aqal laba daryaala ah heesta in badan ban raadinaaye salaan sare
@abdirahmancaydiid623
@abdirahmancaydiid623 5 жыл бұрын
Waan kaa qaadanaynaa tala ABWAAN
@abthirizakyoowjii8041
@abthirizakyoowjii8041 5 жыл бұрын
wlhi waanoh qaaliyah hore uzocoh
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 жыл бұрын
Guribarwaaqo riwaayadihii xagaad gaysayna
@kingalmani4638
@kingalmani4638 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo hor usoco intii firisayna illahay umuraha hausahlo amiin 👇👇
@iamrefugee6994
@iamrefugee6994 5 жыл бұрын
Kkkk sxb nasab kamil tahay from baled weyn hadana to faransiiska paris keep going abwanka yutubka
@updikhaalikducoqabeh
@updikhaalikducoqabeh 5 жыл бұрын
Mad faysa wll ahayn🤣😂😂😂👊
@ahmedyoo9462
@ahmedyoo9462 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo Nin Weyn bro ✌
@bitoodheshakiiri2446
@bitoodheshakiiri2446 5 жыл бұрын
Nin aan tageero guri barwaaqo bitoodh3. Nime kayga zxp like iisaar yaa
@araweelo2940
@araweelo2940 5 жыл бұрын
Guri barqawo noloshu ku ma xumayso aboowe
@sayid-alimohamed3783
@sayid-alimohamed3783 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh Gurayow zxp #1993 waa markan dhashaye , labadeenuna waxba ma kala weynine halkaas iga Baandhe Nio 👉🤣🤣🤣🤣🤣🙋‍♂️
@adulwahabmohamed3328
@adulwahabmohamed3328 5 жыл бұрын
Dhistaraysku waa xumaan biirtay hhhh wlhi waan kaa qoray
@xuzeinahmed2394
@xuzeinahmed2394 5 жыл бұрын
Ilahayow dumark3na xaqa kusug adun iyo akhiroba
@mohamedisse1501
@mohamedisse1501 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo wanadiisa Qaata somaliyay
@ramadancabdilaahicali8691
@ramadancabdilaahicali8691 4 жыл бұрын
Waa talo adag kolley anigu waxaaz dhilaynimaan u arkaa halkaad is dhigo uuun baad lagugu qalayaa habloow is ilaaliya raga yaan la aaminin
@idirisshire277
@idirisshire277 5 жыл бұрын
Jilaa dhamayza inaa tahy cid walba wad matali karta sidaa islaamaha u canjilayso hooyadayban xazuuzty
@mohamedkazzim4976
@mohamedkazzim4976 5 жыл бұрын
Inader gurow wankaa helaa walahi khaamahaaga
@khaledjapo1686
@khaledjapo1686 5 жыл бұрын
Wan la dhamaaday sheekadan
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
😂 😂 😂 Hhhh guray barwaqo wuxu ku jira dadka DUNIDAN ku nool dadkan ugu jeclhy inan arko😍
@goodvibes4735
@goodvibes4735 5 жыл бұрын
Marka aanaad afsomaliga qoraalkiisa lagusoo barin waa iska noocaas uun Daawash wacan ku lahaa
@djsaanjees1235
@djsaanjees1235 5 жыл бұрын
Guri barwaaqaa kii ahaa heel hee
@indhoofficial4081
@indhoofficial4081 5 жыл бұрын
Guri barwaqo ninkaH kaLiyEh mrkuu wx idha isku qosla😅🤣😂
@abbha2121
@abbha2121 5 жыл бұрын
igula saliya rasuulka scw
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 5 жыл бұрын
ASalaamu calaykum dhamaan Asxaabta dunida dacaladeeda ku nool waa guri barwaaqo OO idinleh kii AHELHEE...
@naasirmuniir6103
@naasirmuniir6103 5 жыл бұрын
Inuu Ninkani Fanax Leeyahy intii iLa aragta Liketa Kudhacsiiya intii kaLena iLaahy aragiina Haidiinso celiyo😂😂😂
@apdirahmandayib519
@apdirahmandayib519 5 жыл бұрын
Xalkeeed ula dhigaysaa ciyaalyaw ciyaal
@abdihafidsaeed363
@abdihafidsaeed363 5 жыл бұрын
Nagadaa guri barwaaqooy wakhtigaa miyi laguma geene hoygaaga ayayba aheede lkn waad reer magaalinaysaa Go Forward bro
@daadirmeeteofficialchannel874
@daadirmeeteofficialchannel874 5 жыл бұрын
Guribar waaqo sxb iwaan nohaaya Reaction oo qosol badan sxb ee burco mee she ka joogta ama fecbook gaaga link ii so dheh sxb ok
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 5 жыл бұрын
Deee videogan guroow tani waaa tii wixii 13 jir ka yar uun
@shaaficisiciid1621
@shaaficisiciid1621 5 жыл бұрын
Hhhh waar zheekadan way iga gadan thy zhaafici yare From boorame
@siciitHuriye
@siciitHuriye 5 жыл бұрын
Guribarwaaqo uxisay shekadada wlhi
@yousufmaxamed5658
@yousufmaxamed5658 5 жыл бұрын
APti RaGNiMaDa kuGu JeclaHaY wllhie 😍
@maxamedjaaburi7340
@maxamedjaaburi7340 5 жыл бұрын
guryow xasidbaaty nio no like are
@MJ-sh6gh
@MJ-sh6gh 4 жыл бұрын
HHHHH Ar ina adero mad qaawannta ka reebto dhobadiisa haba qastee From qardho
@mustafemedia1759
@mustafemedia1759 5 жыл бұрын
Maalin ayn aynonmasaajidka ku tukanyna salad jimce marki laga dareeray aya waxaso maray nin layidhaa Digiro oo waalan kolay Guri barwaaqo wu yaqaane o aad looga biqi joray kadib waxa la waayay qof masaajidkii ka baxaba ilaayo intu wadada ka gudbaayay qof baxa ayaa la waayay
GURI BARWAAQO SHEEKO KUDACDAY YARANTISII
9:22
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 61 М.
Guri Barwaaqo Sheeko  Sheeda  Qosolkii Aduunk
6:54
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 108 М.
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 31 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 59 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 10 МЛН
GURI BARWAAQO IYO SHEEKOOYIN QOSOL BADAN OO SHACAB BADAN KA QOSLIYAY
13:09
Guri barwaaqo sheeko dheer iyo short googoos beer casaada 2018 kkkk
10:49
Sheeko Cajiiba Oo Aniga igu Dhacday Abdikarin Ali Shah
8:12
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 109 М.
Guri Barwaaqo Riwaayad Cusub Tuug Ma Aflaxo 2018 By HcTv Drama
40:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 960 М.
Guri Barwaaqo oo idiin bilaabay sheekooyin murti iyo Maad Xambaarsan
10:51
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 31 МЛН