Waxaan waa wax ay isla ogyihiin sxb yaan lagu waalan
@KhadijaAbdi-j2h9 ай бұрын
Kinldy dislike the video hada rabtiin inu hawada kabaho He must respect ISLAM ☪️
@kingkoshin85499 ай бұрын
Takiye kaashay infact your very true she must change
@jasonhimothytatum44399 ай бұрын
fadil pls kahar umadan dambiya kujirto adi iyo s zaki pls ya nila dambajinin naktan cowradeda bananka keneso
@IAk279 ай бұрын
Taliye kaashey wuu saxan yahey ❤❤❤❤❤
@ahmednagaay1139 ай бұрын
Kashey tanks xolaha waani dabaal iska dheraday waye aso muslim ☪️ ah ayuu wata hawar asigaba ka ween oohadana karishtan ah baac waye
@shukrihasan64259 ай бұрын
Ilaahey ka cabso Taliye geesey wax wanag ayu ku sheegay aduunyadan wa labo malin walaahi malin an manta ehen ayad ka shaleysa.
@MariyaMaanka-l8u9 ай бұрын
Wllo waa run ragu waa musline dhar u xidh gabadha
@محبالخيرللغير-ح7ث9 ай бұрын
Taliye kashey waa saxan yahay Masha Allah ❤
@Himilo79 ай бұрын
taliya kaasheey actually is right hadana waa qofka ugeesisanaa uguna go aanka fiicnaay ee waxladuubto saciid nagta astur ama vidio makula duubaayi masha alaah waana qofkii waxfiican kuusheego qaado ama katag adee kuutaal but i wish qofkisto inoo saas kudhaho bro remember your are muslim and you have to wear xijaab its must askari kaasheey isnot easy manarawo subscribe inaa kuusii ahaado by
Hal mid qofka waa xur mid kle neh waxaa jirto waqti laga hadlo io waqti kle io mel ku monasib ah la manaha iska xustena adunka dadka joogo dhan yaa lagu xad gudbin qof walbo ayaa xur u ah noloshisa keep going my bro and my sister-in-low ❤❤ long life and be happy always and we love 🥰 please respect they people always 🎉❤everyone ❤🎉❤
@shiinemataan69 ай бұрын
Kashay waa saxanyahay lkiin gabadha. Astur 😢 big legend Serbia ❤
@AsmaNorEybakar9 ай бұрын
Saciid Serbia sabiskaraybka halagala noqdo
@SaaraHaji9 ай бұрын
Wankala laabtay Xaqiiqdi❤
@hajihassanyassin16539 ай бұрын
Serbia Waa qof faaruq ah war ninyahow Taliye Kaashery wax wanagsan buu kuu sheegay Astur xaaskaaga
@aminaali21249 ай бұрын
Taliye Kaasheey waan ku wadanaa. Runta baa ushegte. Ninka iska dhigaayo cadaan iyo nagta qaawan uu gurigaaga keenayo. Indhahaaga ayuu wax uu dhimaayaan. ee waa ku sax santahay in aad uu sheegto waxa aad gurigaaga raali oo ga eheen.
@AbsamoFilmsVlogs9 ай бұрын
good advice waye haday views aya iheen
@HamdiAbdirsaaqHassan-ct9gv9 ай бұрын
Taliye ada saxan hore usoco gaawan bilaayo hakufu dhacdo
😂😂😂😂😂ninkan naagtan wuu ku daqran yahay maba ogolo in xumaanteda loo sheego war hooy waan kula talina aduunkan waa labo bari ñinki maañta nool bari ma noolo gabadhada asturo uxijaab allahu akbar qof lagu tuug tuugayo gabdhahada uxijaab ama asturo Muslim na eh xanaaqayo سبحان الله- alle ha ku so hanuuniyo
@Taliso33449 ай бұрын
Sharcigq lagalanoqona serbia iyaduu kujooga ilayne 😂😂😂
Naagtu muslim ileen maba aha wa maxay suaashay ku hadashe ragga timahooduna xaraan maha ani kuwayga maxa xaraan ka dhigay xita mid qudho dhaha diinta islaamka na faraysa malaha sham on you guys😢
@exmaamulaha69479 ай бұрын
Zaki io fadil waa eeyo ayaga isku sii diray
@HodanMaxamad-vg9it9 ай бұрын
Taliye kashey wa saxan yahay hadi dhab ugula hadla🎉🎉
@ahmednagaay1139 ай бұрын
Hawar kawen oo karishtan ah subxanallah
@Walithcaddeh9 ай бұрын
Garac uraya thy
@Asmaa-f2l9 ай бұрын
Abowe diinta gabadha far oo bar dhaqanKa islamka waxn waa aduun 😢ee diintena aya wax walba nafarysa asturo gabdhada
@محبالخيرللغير-ح7ث9 ай бұрын
Taliye kashey waa saxan yahay Masha Allah
@fahadabuubakar9 ай бұрын
Waa saxan thy taliye qofta markad dad Muslim ☪️ ah dhax kenayso wa inay asturnada markay guriga jogdo say rabdo haku ahado lkn taliye ina si qas ah ugu shekda si qurux badnani laheyd
@nacuushchannel9 ай бұрын
Ka jaraa ku dhahay intaas videoga waa waano wll waa laqaattaa umadaa qaladkaaga usoo bandhigee
@ImraanXusen9 ай бұрын
Taliesin waasaxantahay❤❤❤maashaallaah🎉🎉🎉
@MuunaMohamed-uy7rj9 ай бұрын
Team 27 intani waa intii qashinka ahayd marka laga reebo faadil dumdum
@khadraalel37409 ай бұрын
You know takeye is 100% true by the way the other two guys is afraid from you, takeeye good job 👏
@mahdimo62769 ай бұрын
Taliye kaasheey wa wngsan thy lkn sxb saan ma fiicno inaa si gooni ugu sheegto ku fcn asiga kaligis
@abdirisaqmohamedhusseinqaw35629 ай бұрын
Kaashey wlhy bilhy tolhy run buu ku sheegay War Kani waa Canaan xataa isagaan tukan waayo timaha kalerka Leh salaadu kama baxdo culimada weydiiii
@cqaninishe9 ай бұрын
Adaa galeh wllhi waa lagu waniyey lkn gal kalaa tahay
@Fadumorashiidtigow9 ай бұрын
Taliye kashey waa saxan yhy nin raged waye❤
@darajomohamed52809 ай бұрын
Xaqiqda marka laga hadlo taliye kashey waaa saxan yahay ✅✅✅
Wacdi marbo kulha allow nnasohanuni doqon waye nin rag mahane
@maan__759 ай бұрын
Dadkan KZbin ka wax walba views ka radiyan hadesan isla ogeen ay run tahayna taliyaha qaldan, waayo hadu wanaag la rabo si gaar ah intu ula baxo buu ushegi karay lkn in raga hortoda uu wax ugu sheego ma ficnen, yarkana siduu ku socdo waaba qalad hadana qofka waano iyo wax sheeg ku leenahay koley illahey kala xisabtamaya wax walba marka asna inu saan kabadale ahyd cadan rag badana qabo hadana saan uma dhaqman, waligaana qof hada wanagisa rabtid ee dacad kaa tahay kaligin idinko ah saa rabtid ula hadal wax walbana usheeg lkn dad dhexdoda waxba ha ugu sheegin isn't good
@hajjihilowle74699 ай бұрын
Iam one of your fan from zero to hero plz I need help 🎉😊
@FaisaIsmail-r4r9 ай бұрын
War bilaa martiyee waa walalka okula taliyey Waxa la idhi qof wax kusiiya wad hesha qof wax ku sheega ma heshid wanada sideeda uqaado ogabadhan ka saar ragga ilahy ka muxaramey oo asturdee
@ladiifoahmed56129 ай бұрын
Scidow kashey wuka sxanyhy wxu adiga sir ahn kgu shegye inaa xskga u fsirto ma aheyn io inaa anaga nso dubto wxa kuwda hdashen qofka wllka ah hdu wx ku shego qado ama diid lkn anaga hnla hor iman xerka youtubeka wxan kma mid ahn 😒
@MaanSaalax-de9cl9 ай бұрын
Taliye si nin wayn buu kula hadalay cadi iskadhig nio
@Saara889 ай бұрын
Inaa si qaas eh ugu sheegtid waayay walaal nimada second hadaa xaaskaaga views ku raadsaneysid qof normal ah ma tihid please respect your wife waxaan waa wax laga xishoodo
@cabdiqaadircismaan19539 ай бұрын
Serbia waan ku wataa lkn gabadhaada muslimi
@Aliinaliiban17808 ай бұрын
Qofkasta diintisa ha lagu ixtiraamo layidho iyago wadan gaala jooga oo meel kaste ay marayan arkaya qof qawan bay iska dhigayan wax kale m Kuwan oo kale ayaa dadka diinta nacsinaya 😮
Is astur maa ceeb noqotay saciid ilahay ka baq qabri aaku su gaayo adun yada ku qal deyso isku xishow subxana laah xijabkaba cay noqday ilahay xaqa haku tuso wax la daawada ma tihid
@MarwaAhmed-w6i8 ай бұрын
😅ninka ma iska celisida suu kugu boteen😅😅😅
@shukriwarsame65719 ай бұрын
Serbia please dayuus maa tahay naag gaalo ah hadana muslin ahay ka jooji guryaha raga soomaaluda ah ayadoon dhar xirnayn kaxishood illaahay
@canabqardho79639 ай бұрын
Runta dadka wey dhibtaa wilkaan nah rabi haso hanuniyo asigaba qawan oo timaha wax qaldan u marsan maxuba wax asturaa qofka asiga markuu wng san yhy oo diinta ku adag yhy oo qalad iyo sax kala yaqaan ayuu wax asturan karaa wilkaa kashey waa saxan yhy lkn waxaa fcned inuu wilka si goni ah ula hadlo ayaa wacned in kastoo qof wax maqlayo usan ahen 🙏
@addehaji17689 ай бұрын
Nio taliye wx cun kuma usan oran maxa mar isku kulu lenaysa nio wax fcn ayu ku yiri o adiga un bay ku anfacaysa lejadaa sida ah pro