Soo booqo channel ka walashay macaan kaltun kaafiya👉kzbin.info/www/bejne/hXPFlqmbo7uehZY
@drshayaat5552 жыл бұрын
Amaal wlshy mcn wan idin tageera Wana idin jecelhay wlhi blhi tlhi lkn ani markaan arkay prnk xajiga Ku samayse uu ooye caloosha ihurtay abyo halmid aan kaa codsana mar danbe nolashiine prank hasoo galinina wayo ma fcna qali waa iga talo wlhi
@Maya_lastar2 жыл бұрын
Walaaley wiilkaan shaqada ka imaaday abaay saan ka daa. Swisska waa kululyahay
@Missperthchannel2 жыл бұрын
Ma Sha Allah niinkaan wallahi niin ka fican heli meeysid wallhi ilaalso
@najahomar25972 жыл бұрын
Amal Maya abaayo mar danbe haku samayn waad isku cusubtihiin waxaan camal dhib waaye
@qamartifey62832 жыл бұрын
Asc amal waakusamay xabibti ilahey ha indin xaafid
@suusancabdi63402 жыл бұрын
Amaal abaayo waa iga talo wallahi mardanbe waxaan oo kale hasamaynin waayo qof saaka shaqo kuu aaday wallahi oohin iga timid teedakale balo Lama siyaadsado dad badan oo social media caan ka ahaa oo is qabay waxay prank ku sameeyen in ay is furan iyo wax lamaida maantana wixii ay sameeyen dhan way dhaceen marka anagu waan idin jecelnhy mardanbe waxaas oo kale hasamaynin routine vlog waxaaas noo soo samee allaha idin xafido adiga iyo xaajigaaga
@ayaandagan41702 жыл бұрын
Walhi talo fican ayeey kusiisay qaado abayo amal waan Idin jecelnahsy adiga io xaajigaba
@aminoqasimcabdi88122 жыл бұрын
saxa abaayoo qaado wanada Amaal waa iga talo wallahi
@abdisheikh80422 жыл бұрын
Adeer waxaan aad uga helay waanada aad siisay aniguna horay ayaan u siiyey
@xalaalquutemaqasaaro52872 жыл бұрын
Wa run intii ku dhihi lahaa walashey mcn wa lagu yiri reer cusub o qurux badan ba tihiine balo ha u yeeran mardanbe asaga aasi yuu sameyn wax fiican maha waxaas asc
@caishamaxamuud48752 жыл бұрын
Walaahi amaal haku samayn Mar danbe miskiin walaahi waa naxay qof kaasay shaqo aadey oo nasan 👇👇👇👇😥😥😥
@NourAhmed-172 жыл бұрын
Amal Abaayo Xajigaada Walahi Qof Miskiin Ah Daacad Kuu Ah waaye wan ku baryaa abaayo mar kale haku samaynin waa iga talo iyo Codsi Oo Hadda Waalidkiisa Iyo Walalihiis Fiirsadan Feedback nuuce ah ayaa iyagaba kaaga imaan Karo weli waa isku cusubstihiin .
@kaltunkaafiya2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣Ala walahi saan uqoslay lee iskuwaara MashaAllah Prank adag ayu ahay kan omg 😱😱😱😱👌😍
@afrotv60612 жыл бұрын
Amal ma fiicno asagoo daalan xajigada inaad pranki ku sameyso waan ka naxay wlhi ee ka raali kali inta ila qabto like 👍 saar ok
@mssqurux54982 жыл бұрын
😭😭😭haku smayn wlll mardanbe waa naga codsiii
@fardowsamohamoud53372 жыл бұрын
😭😭😭😭😭allh calosha iihurty maskiin qofka markii KZbinr yahy waa fahmaa prank lkn asi wax kama ogo runti waabi iska ooyey Amal xajigaga aadbaa kujeclahy ee xifdiso abyo waxaan cml haku sameynin Mardanbe plz🙏❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯
Mansha allah abyo seygada u naxariiso qalbi haka jabinin faraxad iyo jecel kalsoni sii wad idin jeclahay kuligiin team amal baqare love heben wacan
@aminahaji90762 жыл бұрын
Hi
@aminahaji90762 жыл бұрын
🌹❤️❤️❤️🤲🤲
@abdirashidabdulle13522 жыл бұрын
Tani waa doqon wax la daawado ma'ah waa qalad inaad prank noocaan oo kale aad ku sameyso xaajigaaga.weli ma Aysan fahmin nolasha Europe 🇪🇺 or America 🇺🇸 waxaay u maleynrysaa weli inaay joogto Malaysia 🇲🇾. Alle haku tuso sidii aad ku dhaqan laheyd reerkaaga . Walaahi waa naxay markii aan daawaday pranki-geeda uuuuf .
@nafisoaxmed84262 жыл бұрын
Horta magac kuqooron maa magac nin aha nin saan uu hadlaayo nin dhamistiraan mahan yaa kaa dhahay firiso hadalkaga maarkan arkey waa hadal maaser ah ee naftad kuu mashaquul kaadhamaw umada isjacel aqaas nin hadalkan kuu hadlaayo waa yaaab Abaayo amal hore uu soco ❤️ adiga iyo xajigaag lamane qurux badan ❤️❤️❤️❤️❤️ inta kaaxun caac 😂
@فتوحمحمود-ز7ث2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭Maskiin qalbigaa i xanuunjise wlhi qof daalan Mardambe paranki hakusameen
@Hanaan-Wacan2 жыл бұрын
Wlhi hada prank bey kaa tahay lakiin ogow hadan nimcada ku Shukrinin ood prank dartiis aad qof dhan qalbigiisa sidan ugu dhawaceysid. Guryihii dhan dad ka waxay dhaheen ( prank soo samee) subaaxanallaha illahay ka xishooda oo nolahdiina private ka dhigta. Hadhow baad rabtan inaad dhahdan Gurigii ill buu noga duumay. Nimcada Alhamdulilah ee wax dantiina guud un ah meeshan keena waa naseexo walaaltinimo
@sabnaaqaali53372 жыл бұрын
Dadkaan ku haayo ninka u naxariiso prankiga ka daa maxaa mala qalay hhh teeda kle noloshooda ayeey ku enjoy gareynayaan dumashi waa inuu Soo aarsadaa
@abdiqaniosman53872 жыл бұрын
Amal abayo wa codsi xajiga mar kale haku sameynin prankiga wa codsi my queen sister
@fartunabdullah67022 жыл бұрын
Waa run aboowe
@Xirfadley2 жыл бұрын
Ixtiraam xaajigaga Social media dartis haku samayn wx samayn ku yelan kara Alaah ha idin xifdiyo social midia wx faida leh ma aha gurigaga quruxda badan kadaa pranki iyo been
@salmamohammed58012 жыл бұрын
Abaayo macaan amaleey nin ku jecelaa haaysataa masha allahe, ee abaayo ilaalso allaha idiin dhoowree.
@DeeqaDahab2 жыл бұрын
Amaley ka dhaaf Dumashi prank dambe ma ficne Miskiin Qalbiga ka jabisay Sorry
@Amiish2 жыл бұрын
Dumaashi raali noqo amal maran waan qoslay marana waan naxay walahay kkkkk dumashi ka daa prank danbe ha ku sameen haye dheh
@drshoniishamohamed19112 жыл бұрын
Amaal saan inaad saan sameyso kuma farxin wllhy waan ka nxy 7:52 kubaryaa Markuu ku yiri inaa joojiso ahyd prankga lkn hda ka dib asagan la jiraa teamkiisa ka mid ahy ogow amaaley Lamaanhyga idin jeclahy
@umuhamza93462 жыл бұрын
Amal prank aad ayaad ugu dheer thy lakiin xajiga ka jooji waa ceeb barnamij kale noo keen
@basmaxusaam77602 жыл бұрын
Walaalay is ka Daay prank Ma idiin fiicno Qoys ahaa Sharafta aad leedihiin ha is kaga Ciyaarina waa iga Talo❌🚫
@raudhaabdi85182 жыл бұрын
Anoo arkaayo prank inuuyahay baa caloosh I hurtay miskiin hakusameynin dumaashigeen mardambe isagoo daalan Salaan sare love ❤ u guys
@abdiqaniosman53872 жыл бұрын
My queen sister please and please mar kale haku sameynin prank seedigey wa codsi hana iga xumanin go forward sister thanks
@abaaskader31562 жыл бұрын
waxani prank miyaaa waa khalad qof manto dhan shaqaynayay xataa hdaad prank samaynaysay wakhti uu dhaqo ka iman ayaa lagu sameeya dadku yayna kaa waalin allaha isku kiin barakeeye
@saidamoallim54102 жыл бұрын
Queen amal Iyo xajigeda isku wara waligiin wada jira dear sis 💯 noso badi KZbin Mar walbo wax so dhig abyo
@ubahibrahim64772 жыл бұрын
Amalay ninka prankiga kadaa ma ficane😂😂😂
@saciido12352 жыл бұрын
Amal abaayo mcn wan idin jeclahay waxaa layiri waxaa jeceshahay wllka la jeclow ani adi ayan ku jeclahay wa khasab in aan xajigagana jecladaa wayo adu ku jecel yhy. Marka sas ayaa idin jeclahay piz piz piz parnk uma ficno famili. Hada lacala samensyso mid iska isi ah same lkn san o kale kadhaf. Xaji gaga odalan waba aa waa xanuun wlhi anaba la oyay dumashigay sprry 😭😭 anaguba waa kula oynay. Lkn piz piz wax samayn ku noqonkara nolashina hasamaynina 🙏
@yurubbintuahmedchannel2 жыл бұрын
Alla amaaley maxad samaysay waxasoo kale haw noqon qof kujecelna qalbiga haka dhawicin wllo allh ini barakeeyo peautifull family aan jeclahay
@yasminmohamed59422 жыл бұрын
Amal abayo mardambee hasameynin plzzz you make me cry 😢 😭 😪
@almazcabadirashiidshikh43172 жыл бұрын
Xanuun waaye saan amaal 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hawaaragsan1892 жыл бұрын
Amaal abaayo wxano kle ha samaynin wxlaga yaba inay samadu furanthye wxano kle wa khatar qof alle kugu irsaaqayo xalala ina tirahdo kuma rabo subxanalaah
@cadeybolo73832 жыл бұрын
Oh! No Amal abaayo hasameynin prank dambe wlhi wa ka naxay miskinka qofka baniadamka heart attack aya kudhici karo 😭
@aaminasuleymaan72102 жыл бұрын
Hay ceebayn buuleeyahay Waa qof sharaftiisa ilaashanaya Waxaa soo kale waa ceeb hasamayn Waa haduu dhayahy wllo
@laylaladan27412 жыл бұрын
😂😂War ma waalatay kulha..Amal baqare Abaayo ifrah waca ee ku dheh meeshan waan ku wareerye😂
@HiBOHiBAAQChannel2 жыл бұрын
Mashaallah family quruxbadan iskuwara
@reymasadam97702 жыл бұрын
Allah amaley ka dhaaf prankiga xaajigaaga aad uu kuu jecelyahay qalbigiisa dhowr...illaahay haidin xafido
@laylaabdalla28452 жыл бұрын
Walhi qalpiga ixanuunay markuu ooyay sore wllo
@nacimoabdulahi23972 жыл бұрын
Wllshy mcn plz kada xaajiga prnk Wan id jeclhy lamano qurux bdn baa tihin m.a isku wara👫🥰❤❤🔐💍🥀
@salmasiman34522 жыл бұрын
Masha Allah beautiful family 🥰👸
@MarianSayid-t7g2 жыл бұрын
Wlhi xanun wy abyo qof ku jcl mar kale ha ku sameynin sidan cml waa iga talo
@hidaidiris98772 жыл бұрын
Mashlah abayo ioy abowe
@kalsoniduwaamuhiim68492 жыл бұрын
Ax😪al wll amaley mar danbe haku samyn parnk wlhi wa qof maskiin ah yaya ishiisu kugu dhicine
@yasminmohamedmaai50672 жыл бұрын
Wlhi Ninkan Islam Sax waye Masha Allah.....Miskin waye hadana
@yurubhussein10112 жыл бұрын
Huno pzlease ha samayn prank uma ficna familykaga ha noqdo last one
@sundusmahad7262 жыл бұрын
Mardanbe haku samynin quruxeey waa qalbi xanuune
@najmociise58872 жыл бұрын
Abaayo pleas xajigada prank danbe haku sameynin Walahi ma ficno qof ku jecel qalbigisa in ad dhawacdo intas waa ika talo wana ka xumahay Walahi dadka ku dhahay prank ku so samey xajiga waa dad xasidkada ah Walahi 😭😭
@umusuunaa2 жыл бұрын
M.A Amal Qaali Prankiga Iska Joojiya Familk Uma fiicn Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@faridaxaji68212 жыл бұрын
😭😭soory dumashi amal haku sameni marka walahi adiga ku dugashano dumashi allha idin barkeeyo my family hor usocoda ❤❤❤❤
@manaalosman71762 жыл бұрын
Amaal saan hasameynin mardambe 😭
@anisamohamed32112 жыл бұрын
Abaayo mcn mar danbe Ha sameen waxaasoo kale waliba qof shaqo ka yimid so bls Abaayo mcn mar danbe Ha sameyn inshaa Allah
@abdisheikh80422 жыл бұрын
Ma fiirsan karo brank lammaane aadaan u necbahay wallahi waana ka gudbay anoon fiirsan ma jecli
@Aisha-nk2tr2 жыл бұрын
Amaley abyo pranki ma u fiicno familyga xaajigaagana wuu ku jecelyhy qalbigiisa dhowr xppti kuwii isku waara allaha idinka yeelo
@samafashosacdiyosafi42632 жыл бұрын
Masha allah amaley dumashi wu dulqad badanyahy masha allah maskin waye allow isukin xafid allow il cadow idinka ilali amin🤲
Kkk Markey kaligeed duubi jirtey lama daawan jirine ma lamaanimada ayaa lagu jeclaadey amaal Somali maryooley
@hayathajihayat97882 жыл бұрын
Ax wllhi waa kanaxey abaayo please xajigaaga waa qof qalbi wanagsan hakusameyn Mar dambe waliba isagoo daalan prank ha iskusameynina labadina umafiicna family dhaxdoda iney iskusameyaan badana wuu kadabotagaa ee farxadiina ilaasha allah ha iskukiin barakeeye
@kowsarcadey94432 жыл бұрын
Asc. Walaley mcny. Amaley mardanbo waxan cml ha sameynin. Wlhi. Waxan cml inaa sameyneysid ma umaeyneynin. Lkn weypa dhacdy lkn. Danbo ha unoqonin. Qof adi kuu helan oo adi shaqo kugu maqan Inaa pranki io wax lamid ah.
@kaltunahmed35182 жыл бұрын
oh sanusaxay mardanbe hakusamen dumashi ralinoqo
@barliinmahamed95492 жыл бұрын
Mashallah qof ku jecla waye niinga
@shukrimohamud90692 жыл бұрын
Dumaashi waa miskiin abyo mar dambe zowjkaaga saan ha ugalin qof daalan oo shaqo ka imaaday😭
@Xankulul12 жыл бұрын
😂😂😂🔥🔥🙌❤️
@dahabsanhoyadeed45172 жыл бұрын
Prank dambe haku sameyn abayo xajigaga wlhi aadn bu unaxay anaba la oyeey eh
@sabirinmohamedebrahim13182 жыл бұрын
Abayo xiligas cml dadka hadal ma karayan xatta mardanbe aso shaqo ka imaaday saas haku samenin xbbti.wlhi ano og inay prank thy aya calosha i hurtay wlhi. Illhy ha isku kiin daayo abayo iyo abowe