No video

Xukunka Qofkii Gaalo Kusoo Hogaamiya Dhulka Muslimiinta & Qofkii Lasafta Gaalada~Sh. Xassaan Xuseen

  Рет қаралды 39,998

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

Күн бұрын

BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa... Walaalayaal Waxaanu Ku Jirnaa Xili Fitan Ah Oo Xaqii & Baadilkii Ay Isku Qasmeen. Hadaba Waxaan Maanta Ugu Baahi Badan Nahay Ma Ay Jirto In Aan Kala Ogaano Yaa Xaq Ku Taagan Iyo Yaa Baadil Ku Taagan.
Sidoo Kale Waxaan Aad Ugu Baahi Qabnaa Inaan Ogaano Waxay Shareecadeenu Ka Qabto Qofkii Wadankeena Muslimka Ah Kusoo Hogaamiya Gaalo Isagoo Jago Amase Aduun Ku Doonaaya Iyo Kii Lasafta Gaaladaas ?
Hadii Aad Ubaahato Cajiladaan Oo Dhamaystiran Waxaad Ku Raadisaa Sidan Hoose:
Copygaree Kadibna Past garee Insha'allaah
2- Al Muclim Bicismati Damil Muslim~Sh. Xassaan Xuseen 2/20
Iyo
3- Al Muclim Bicismati Damil Muslim~Sh. Xassaan Xuseen 3/20
Walaalayaal Alle Sw Hana Fahamsiiyo Tawxiidka, Allaah Sw Hanaga Dhigo Kuwo Allaah Sw Dartiis Isku Jeclaada, Allaah Sw Dartiis Isku Naca, Allaah Sw Dartiis Isku Xiriiriya, Allaah Sw Dartiis Isku Gooya Aaamiiin Aaamiiiin Yaa Allaaaah..
Walaalayaal Culimadeena Rabaaniyiinta Ahna Allaah Sw Hanoo Xifdiyo Aamiin Yaa Allaaah...Walaahay Waa Iyaga Kuwa Nabaray Tawxiidka Iyo Macaankiisa Allaah Sw Haka Abaal Mariyo Waxay Uqabteen Umada Soomaaliyeed Ee Muslimka Ah...

Пікірлер: 47
@mohamedelmi6860
@mohamedelmi6860 4 жыл бұрын
اللهم احشرنا مع الصالحين ياكريم يامنان
@mohamedelmi6860
@mohamedelmi6860 4 жыл бұрын
حفظك الله شيخناونصرالله بك دينه
@ashabadi3266
@ashabadi3266 8 жыл бұрын
mashaalah shikh xasan shekh cabdula faisal shekh boqol soon alaha unaxariisto shekh boqol soonwaculimada runta usheego umada Muslimiinta
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheeyr Sheekh , ninkii gaalo usoo kaxaaysta muslimiin inuu gaalyahay ilaahy baa cadeeyey
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
Jazaka Allahu Kheyr, wale seey tahay buu sheekhu ucadeeyey mas'ala, ilaahy sheekha haka abaal mariyo, anagana ilaahy hanagu anfaco,
@MrNajiibyare
@MrNajiibyare 12 жыл бұрын
sheekh xasaan run sheeg ilaaahy haku xafido, weheliye la kaaly meeshaas adigu beenta ka daa culimada iyo jaaifaynta
@abuuumaymah5092
@abuuumaymah5092 6 жыл бұрын
xasan alhaa noxifdiyo
@mohahure3867
@mohahure3867 4 жыл бұрын
Mashaa alaah sheekhayga xasaan suxeen
@mukhtaryaxya7269
@mukhtaryaxya7269 2 жыл бұрын
Runtuu I sheegay shiiqo kuwa diinta diidan kutaabkana waa akhrinayaan weyna ogyihiin laakiin aduunyaa u muuqata kheyr alaha siiyo shiikha
@cabeeydcabdulaahi4298
@cabeeydcabdulaahi4298 6 жыл бұрын
Masha allah sheeq xasaan xuseen runta ayaan kugu jeclahay allah haku xafido adunyo iyo aaqiro
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 ай бұрын
بارك الله فيكم ونفع الله بكم الأمة
@abdulahidigale8609
@abdulahidigale8609 6 жыл бұрын
I support u sheikhna
@user-ro2og9rc1l
@user-ro2og9rc1l 7 ай бұрын
جزاك الله خيرا ❤❤❤
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 3 жыл бұрын
Jazakalahu Khayral Jazaa Shekhuna Alleh Hanoow Ka Daaayo Adun Iyo Akhiro Mahd Sanid Mar Walbo
@user-ii2gm7ek3v
@user-ii2gm7ek3v 5 ай бұрын
Masha allah shiikheena
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan, Ilaahay diinta hanahamsiiyo Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen
@anticulumaausuu545
@anticulumaausuu545 11 жыл бұрын
ILLAHEY ka cabso o Culumada caayda ka daa, sheikh Xasaan Xuseen ma jiro Caalim Soomaliyeed o la mid ah, waa Caalim Diinta ka run sheega
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 ай бұрын
Masha Allah, Jazakumu Allahu kheyra
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 3 ай бұрын
شيخنا الحبيب
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux 3 жыл бұрын
Ilahay hakuu dhoowro shekh Xassaan
@mahadmahad7779
@mahadmahad7779 6 жыл бұрын
Sh. Xasaan allah dhawro
@ibraahimiidowshariif5621
@ibraahimiidowshariif5621 2 жыл бұрын
ماشاءالله حفظك يا أخي
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 3 ай бұрын
حفظه الله ورعاه الداعية الداعية بالحق بالحق بالمعروف والنهي والنهي المنكر المنكر في حلوق الطغاة شيخنا الفاضل
@abdikadirhassan8136
@abdikadirhassan8136 7 жыл бұрын
xafidakallah sh xasaan
@ismailmohamed9626
@ismailmohamed9626 4 жыл бұрын
Masha Allah Mahd Sanid Waxan Bari Ka ahay Wadad Walbo Qof Walbo Calmaani Walbo Iyo Dowlad Walbo Diido Kitaabka Alleh Muslim Bari Baan Ka Ahay Hala Ogaaado انا براء منكم ومما تعبد ون من دون الله كفرنا
@AhmednaajiD5
@AhmednaajiD5 7 ай бұрын
Alle habarkeeyo sheekha 2024❤ ayaad daawanaya 12 sanno ka hor bay muxaadiran ahyd ❤
@ibraahimiidowshariif1670
@ibraahimiidowshariif1670 Жыл бұрын
ماشاءالله
@saidabdulaahi8216
@saidabdulaahi8216 7 жыл бұрын
alaah ajir ha ka siyo
@Daarul_Xadiith
@Daarul_Xadiith 5 жыл бұрын
Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada... 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 t.me/Daarul_Xadiith
@muusecllahinuur7553
@muusecllahinuur7553 6 жыл бұрын
Allahu akbar
@AbshirAbdisamad
@AbshirAbdisamad 3 ай бұрын
Masha Allaah Allow noo kaa dhawr.
@cayduruuscabdifitaax3681
@cayduruuscabdifitaax3681 3 жыл бұрын
M.a
@basedblackbeard4456
@basedblackbeard4456 4 жыл бұрын
3:25 5:50 7:18 9:55 13:10 16:00
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@axmedsadaq1681
@axmedsadaq1681 6 жыл бұрын
Xafidu laah runta ayuu ka hadlay gaal raac xukun ayuu leeyahy
@axmedcabdi9434
@axmedcabdi9434 4 жыл бұрын
mashaa alaa ilaahey haku dhowro sh,xasaan
@abdulahiaden1584
@abdulahiaden1584 11 жыл бұрын
Tuug mujrim ah o takfiir ah, ilaahey umada hakaa qabto
@towxiidtv7717
@towxiidtv7717 5 жыл бұрын
Sheydan tug ah munxarif ah ada ah xaqa kudhibayo sheydanyahow
@abdihusseinadam4624
@abdihusseinadam4624 3 жыл бұрын
Daalin mujrim
@mohamedkheyrhassanmohamed8672
@mohamedkheyrhassanmohamed8672 2 жыл бұрын
Mas'aladaan waxaa ku ijmaacay wahaabi weena ka shaleeyeen ee ka waantoow Maalintii ciraaq la weeraray sucuudi baa garab istaagay mareekanka ka dibna wahaabidii sucuudiga ninba ninka kaluu kaaleesiiyay
@jinayaremohamud2697
@jinayaremohamud2697 8 жыл бұрын
subxaanalah xata hadii dadka masuulka ahi gaalo ku noqdeen gaalo ay keeneen beesha darood oo dhan gaalo miyaa ninkan waxba kasiya
@Daarul_Xadiith
@Daarul_Xadiith 8 жыл бұрын
@Jinayare Iska hubi hadalka aad leedahay sheekhana haku been abuuran ee sheeg meesha uu ku dhahay Daarood oo dhan baa gaalo ah.
@abdiqadirahmedmahamed6954
@abdiqadirahmedmahamed6954 7 жыл бұрын
masha allaaaaàaaah wllo seen ula soo xidhiidhaa sheèkha cafwan lanbarkiisa
@abdiqadirahmedmahamed6954
@abdiqadirahmedmahamed6954 7 жыл бұрын
masha allaaaaàaaah wllo seen ula soo xidhiidhaa sheèkha cafwan lanbarkiisa
@abdiqadirahmedmahamed6954
@abdiqadirahmedmahamed6954 7 жыл бұрын
masha allaaaaàaaah wllo seen ula soo xidhiidhaa sheèkha cafwan lanbarkiisa
@abdikadirhassan8136
@abdikadirhassan8136 7 жыл бұрын
xafidakallah sh xasaan
@ibraahimiidowshariif1670
@ibraahimiidowshariif1670 Жыл бұрын
ماشاءالله
01 Bidcada Mawliidka~Sh. Xassaan Xuseen
57:11
Daarul Xadiith
Рет қаралды 13 М.
#Wa_Qiso_Adan_Horey_U_Maqlin E Ila Dhageyso Ila Dhamadka Sheikh Salax Macalin Abdulahi Aya ino Aqrin
45:05
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 565 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
ASHAACIRO MAXAY YIHIIN? #quran MAHAY KA AAMIN SAN YIHIIN ?
31:46
Daaci Suldaan Official
Рет қаралды 8 М.
Raacida Salafka & Saxaabada~Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah
1:06:49
Gabadha La Qudbi Siraystay Meher Maledahay Se Diintu Maxay Ka Qabtaa Sh Cabdulahi Barbaraa
3:54
Xukunka GAALO U Hiilinta~ Sh. Xassaan
1:29:30
Daarul Xadiith
Рет қаралды 41 М.
sheekh xasaan qiso cumar ibnu khidhaab
7:37
Ajaka
Рет қаралды 710
Xaqa Oo Lacadeeyo~Sh. Xassaan Xuseen
1:55:46
Daarul Xadiith
Рет қаралды 42 М.
#Shubuhaadka_2:: Najaashe Ma Gaalnimo Ayuu Ku Dhaqmay? || Sh  Xassaan
39:13
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН