Gurigi bu ka tagay😳prank gii ka xanaaqay😭

  Рет қаралды 52,908

Moohaan Official

Moohaan Official

11 ай бұрын

Ninka duuba muuqalad qurxoob hanad subscribe iyo follow
hanad__kaabe11?...
Instagram
hanad__kaabe11?...

Пікірлер: 142
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 11 ай бұрын
Wax laga naxo ayaku dhacay ninkas, balse wa inuu qato raligalinta boqoradisa👑🌹✅
@xanaanbotaan-id3fd
@xanaanbotaan-id3fd 11 ай бұрын
Warda moha oofrxsn karbnaa soorali gili ❤❤❤ iskuwara weligiin
@ladanfarah2683
@ladanfarah2683 11 ай бұрын
Ooo haduu tagay yaa janaalka soogaliyey video ga😅😂😂
@hooyomcn5191
@hooyomcn5191 11 ай бұрын
Haa wle caqligany galaynpa
@11naa44
@11naa44 11 ай бұрын
Prank yada iska daya challenge yo sameeya 😂😂😂
@user-xo8yo1mo9h
@user-xo8yo1mo9h 11 ай бұрын
My couple ❤ prank laka fogaansho in uu keeno lasocdah wax kaleh noo soo duubah plz hadaanu nahay taageerashaani wxn naga dhaafa😢
@Ugbaadindhojacayl
@Ugbaadindhojacayl 11 ай бұрын
Prankiyada iskadaaya chalenge sooduuba❤
@leylacabduwahaabdaahir356
@leylacabduwahaabdaahir356 11 ай бұрын
Prank aa wadan 90ka iska dhaafa xabibiyaal e rotin noso duub o waxyaabo kale noso duub lkn Prank naga dhaaf qalaas😂😂😂😂
@nimcomaxamed7050
@nimcomaxamed7050 11 ай бұрын
Mardabe hakusan warda mohan
@sacdiaibraahim5343
@sacdiaibraahim5343 11 ай бұрын
Ruwayadani brt 3 ma ledahay ana sugnee😂😂
@nuuxcismaan5362
@nuuxcismaan5362 11 ай бұрын
Naa wll de Naga xishoo wan ka xishoonanaaye 😂
@najaxali4855
@najaxali4855 11 ай бұрын
Wooba hor tagan yahy bee😂😁
@fahmiibrahim8217
@fahmiibrahim8217 11 ай бұрын
Inta ila daremyza dhipka jcylku leeyhy ❤ qofkii garan unbaa garan
@khdershiine1785
@khdershiine1785 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@Masbaal-dy6gt
@Masbaal-dy6gt 11 ай бұрын
Dumshiyey wiilkah no ilali❤
@AamiinkaH
@AamiinkaH 11 ай бұрын
Sidani si maahe dulqaadkii naga dhamaaye wax caadiya nooso gudbiya oo naga soo gar baxa nio😂😅
@user-jb3zl5dz8g
@user-jb3zl5dz8g 11 ай бұрын
Sorry wll
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 11 ай бұрын
Wa sheeko ma intu 2 days ka qaban wayey tlf ayu hadeer ka qabtay Waad isla ogtin
@caashomaxamed220
@caashomaxamed220 11 ай бұрын
Duma ka duma wanku wataaaaa cadey❤❤❤❤
@falastinmohamed6966
@falastinmohamed6966 11 ай бұрын
Abayo mcn warda blz abayo is astur waxad doonto sameey lkn is astur queen blz abayo mcn
@user-sx4jq3md3r
@user-sx4jq3md3r 11 ай бұрын
Walhi lamneh waan iska jacayl ❤
@fardowsajama7337
@fardowsajama7337 10 ай бұрын
Kumee adiga iyo warda 😊😊
@user-ye7bx4iz4v
@user-ye7bx4iz4v 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Aniga Oo Og In Ay been tahay ban dawanaya
@user-xs9hi7mx9c
@user-xs9hi7mx9c 10 ай бұрын
😂😂dmshi nga xishoo dad waawayn bad hor fadhidaaye wuu tagay wxy😂😂😂😂
@IlhaanCumar-jh2em
@IlhaanCumar-jh2em 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 mcne iga cunaaa😊
@hodanabdi7700
@hodanabdi7700 11 ай бұрын
kuwan kuwa mcn iska deynayo uma ego😂😂😂
@user-fx2hz3xe9u
@user-fx2hz3xe9u 11 ай бұрын
Ninyahow gabdhaha duriyada gabdho qaymo badan weeye
@sofiahassan5033
@sofiahassan5033 11 ай бұрын
Naa prankgs iska daaya shidh😂😂😂
@sofiahassan5033
@sofiahassan5033 11 ай бұрын
Ma garoowu aaday mohan😂😂😂😂😂
@user-cx5je1zs5d
@user-cx5je1zs5d 11 ай бұрын
Sorii mcnto wadajirkiinaa jeclahy
@suleikhaabdulahi1774
@suleikhaabdulahi1774 11 ай бұрын
Kelmadan macaan dhiigkaga keenta noo yar bedel 😂😂
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 11 ай бұрын
Indr wax macanku dhaha sameyso de markas ayad ogan macnaha!😂😂😂
@suleikhaabdulahi1774
@suleikhaabdulahi1774 11 ай бұрын
Macaankaasi kii aan naqaanay maal maha 😂😂
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 11 ай бұрын
​@@suleikhaabdulahi1774WAKAI SARIIRTA MACAAN SULEEKHA NOLOSHAYDII 😂😂😂😂
@saabirin690
@saabirin690 11 ай бұрын
Ruwayad wayi dheh baranki mahan kane 😂😂
@abdikariinmuhumed5379
@abdikariinmuhumed5379 11 ай бұрын
Beenta iy0 balaayada ka yaabay😂😂😅
@maxamedibraahim3751
@maxamedibraahim3751 11 ай бұрын
😂 waa bentii oo muuq ah Asaga wuu iga carde ku ledahay Hade yaa camira ka dubaya asaga 😂
@saaraqurux5264
@saaraqurux5264 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 o adiga ku garty camerda iska dubtide e wlley isga camerda u iska dubayo mxa wye lkn riwayad miya kwdan prank wxba kma taqnane Iska daya plzz mcntan ad isku hysna wx kle ku badal
@user-ye7bx4iz4v
@user-ye7bx4iz4v 11 ай бұрын
Nin duday waa ii kow😂😂
@quruxwanaga8161
@quruxwanaga8161 11 ай бұрын
😂😂😂
@NaGmyy
@NaGmyy 11 ай бұрын
Wxani ma pranki hda😂
@mohqanciye550
@mohqanciye550 11 ай бұрын
Jacayl heer gaadhayyy waxaasa dumaashi lagaa dhaho waxaa thy qof reerkeeda dhaqan karta❤
@qureesh.3j
@qureesh.3j 11 ай бұрын
Prak yada iska daaya
@user-cn3vy8rm7s
@user-cn3vy8rm7s 11 ай бұрын
Sorry warda
@niciimaahmed
@niciimaahmed 11 ай бұрын
Waa sax wan qadanaynaye balse qofka camarada ka dubay ee racay waa aayo hana walin ciyal manihine😂😂😂😂😂😂😂😢
@TIMIROYYY
@TIMIROYYY 11 ай бұрын
Hhhh wa run walhy ciyaal Bay namodeen
@cabdisamadsaxardiid398
@cabdisamadsaxardiid398 11 ай бұрын
War waxan parnki maahe magac kle ubixiya nio😀😀😀😀😀😀😀
@craxmaancarab4974
@craxmaancarab4974 10 ай бұрын
Hadaa muuqaalka yaa edit gareeyay oo soo galieyey inta og mohaan inuu camara manka yay😂😂😂
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 11 ай бұрын
Nagtan ween maxa ka qaladan hada waxan yey ushegin 😂
@salmasalma-hx3tm
@salmasalma-hx3tm 11 ай бұрын
Ka xisho inanta kama wayne huno
@bishaaroshekhcumar5467
@bishaaroshekhcumar5467 11 ай бұрын
Allh xbbti warda sorry ❤
@hapideeqa7425
@hapideeqa7425 11 ай бұрын
Wllo maxad ninka ka naxsnthy😂😂
@user-cv7ff2tq5t
@user-cv7ff2tq5t 11 ай бұрын
Kaalay macaaq baa namoodeen😅😅😅
@sofiahassan5033
@sofiahassan5033 11 ай бұрын
Warda sandheeray qof wayn iska dhigo nagadaya wxan😂😂😂
@YahyeHaybe-lh6wm
@YahyeHaybe-lh6wm 11 ай бұрын
Hhhhhhh waduday ma gabadhba hhhhh so jawab
@zainapabdirihiin4791
@zainapabdirihiin4791 11 ай бұрын
Naa ma cawaan baa no qabtaan🙄😁
@AyaanSaedmohamed
@AyaanSaedmohamed 11 ай бұрын
Sheko qof xanaqo camera wata😂😂😂😅
@user-fn7tk4or1h
@user-fn7tk4or1h 11 ай бұрын
Another level 😂😂
@najibmustafe8865
@najibmustafe8865 11 ай бұрын
Nolashiiina inaad media keentan laga fiican Yihiin wax iskala hadha views waa la raadiya lkn prankYadan dad badanbaa noloshoodu ku xumaatay
@user-qr5gy7pr6f
@user-qr5gy7pr6f 11 ай бұрын
Shaqo.aan.shaqadada.ahy.baad.haysa.huno
@AbdiRisaaq-fg6iu
@AbdiRisaaq-fg6iu 11 ай бұрын
wll prnka nocana ma fcna iska daya
@user-jr6or8yq8h
@user-jr6or8yq8h 11 ай бұрын
War wuxu looxsana😂😂😂
@xamdimohamed553
@xamdimohamed553 11 ай бұрын
Qiyaaliga waa igu baxdaaa yaa ila mid ah farta taaag saxiibayaal
@user-sg7hj9li8f
@user-sg7hj9li8f 11 ай бұрын
Ereyga mcn wan nacaypa 😂😂😂
@KhadraAbdale-fn7uz
@KhadraAbdale-fn7uz 11 ай бұрын
Ana kula mida
@monam7931
@monam7931 11 ай бұрын
Inay ben thy wanu argna plze wanu iska kin dawnauna. Gadhiga marku wada. Suu u dubay hadinan filin ka Isla ogayn 😅
@11naa44
@11naa44 11 ай бұрын
Riwayad😂😂
@rnuura334
@rnuura334 11 ай бұрын
Macaan Kkk
@asmacadey5757
@asmacadey5757 11 ай бұрын
Sirqayahy😂😂😂😂😂😂sida isku dhaaam
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 11 ай бұрын
Masayr miya asas kuu galaya nayaa sirqadada wase
@abdifatah7423
@abdifatah7423 11 ай бұрын
Bal naagta intaa leeg io nacaskan qabaa noloshii qoys kooda miyey rabaan inay hurgurigii ay cunayeen Ka sameeyaan 😮waaba duni baaba,day
@11naa44
@11naa44 11 ай бұрын
Vlog sameeya magalada gala
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 11 ай бұрын
Wall timaha qarso
@hafsaabdulkadir8014
@hafsaabdulkadir8014 11 ай бұрын
Wx benaa no so dubyzaaan😂
@Miizha34
@Miizha34 11 ай бұрын
😂😂waa lisla ogaa😂❤
@xamsegamer6347
@xamsegamer6347 11 ай бұрын
Ma runbaad ka sugaysaa somali😅😂😂😂😂
@hapideeqa7425
@hapideeqa7425 11 ай бұрын
Maxad ninka ka naxstahy
@Hazard-st3wj
@Hazard-st3wj 11 ай бұрын
AAHQHJ1HQS❤🥰🤕🤒😭😢😥
@farxiyafarahmohamed1202
@farxiyafarahmohamed1202 11 ай бұрын
Gabdh miskiina wlhy ❤❤❤
@ubax3482
@ubax3482 11 ай бұрын
wr nin ragatee gabadh qalbigid dhwar
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 11 ай бұрын
ISAGOO BEN AH BAN DAWANAYAH WARDA BEENALEY😂😂😂
@cabdishakuurhaykal6050
@cabdishakuurhaykal6050 11 ай бұрын
niyaw wax cadiya soo duuba amba iska daya waxan nio kala baaHa 😂
@qn___zee2735
@qn___zee2735 11 ай бұрын
Been cad waaye 😢😂
@user-qr5gy7pr6f
@user-qr5gy7pr6f 11 ай бұрын
Jacyl.ku.ha.waaro.wllo.noo.soo.noqa.idin.koo.faraxsan
@ayaandigeed7067
@ayaandigeed7067 11 ай бұрын
Beenta day kulaha wuu ka tagay guriga hadana video kuu wu dhex jiraa😅😅😅
@hodanali2015
@hodanali2015 11 ай бұрын
Oo ma borama ayuu isoo baxsaday 😅
@soumayamed1218
@soumayamed1218 11 ай бұрын
Benelah
@munasaryarre
@munasaryarre 11 ай бұрын
Dumshi goobta nagadaa😅
@ahmedshaqaleelmi5251
@ahmedshaqaleelmi5251 11 ай бұрын
Ilaahay shaqa dhaanta haydin siiyo bariiskiibaa meel xun idinka gale 😮 sawdinkan idinkii iyo noloshiiniiba ka dhaman waayay way seexatay way cadhotay 😂
@user-qr5gy7pr6f
@user-qr5gy7pr6f 11 ай бұрын
Wad.edeb.daran.tay.maxaa Ka.galay
@user-fm5mq3ee5c
@user-fm5mq3ee5c 11 ай бұрын
Mxd ka barysa baye
@salmasalma-hx3tm
@salmasalma-hx3tm 11 ай бұрын
Dumashi rabi idinma kala geeyo war mohanow so laabo xage aday
@sucaadxasan5953
@sucaadxasan5953 11 ай бұрын
Mcn warda😅
@ZAHRANUURAXMED-of9ot
@ZAHRANUURAXMED-of9ot 11 ай бұрын
Sorry dumashi🥺😢
@raxmacaday727
@raxmacaday727 11 ай бұрын
Ax sory wll ❤🥺
@Mss-fiska
@Mss-fiska 11 ай бұрын
Somali brnk ben le aqanan😂😂
@user-ji3kd3ho4t
@user-ji3kd3ho4t 11 ай бұрын
nolashiibad ladu kadhigten
@SihaamMaxamed-hh8gq
@SihaamMaxamed-hh8gq 11 ай бұрын
waxsogalisin wabeen wobaxayee video gariga yaasodube
@aminhafid2946
@aminhafid2946 11 ай бұрын
Warda qacmha inaga hagaaji
@abdikhadirabdi5717
@abdikhadirabdi5717 11 ай бұрын
Everyday yaa been irzaqad ku raadin karaa wa yaab .
@cartancartan8452
@cartancartan8452 7 ай бұрын
Tan yar xamdi bilan mxay isku yihiin walal miya
@MaxamedCimraan-ij9tn
@MaxamedCimraan-ij9tn 11 ай бұрын
Dadka beenta kadaaaya nio😅
@nasramohamed5067
@nasramohamed5067 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@mohamedadenabdi4333
@mohamedadenabdi4333 11 ай бұрын
Noloshiini baad views ka raadiseen war dadkii idin dhalay miyayna idin sheegin sidan inaan reero lagu dhaqin
@yaxyexaashiabshir1088
@yaxyexaashiabshir1088 11 ай бұрын
Yaaa video Yada kasoduubay😅
@user-kn5jv8sd9s
@user-kn5jv8sd9s 11 ай бұрын
😅😅😊
@qalinlemedia2339
@qalinlemedia2339 11 ай бұрын
been promax 😂😂😂
@roplehd1629
@roplehd1629 11 ай бұрын
Wra ciyal noqabtan kwrn wxd dontn no shegysan😅
@KhadraAbdale-fn7uz
@KhadraAbdale-fn7uz 11 ай бұрын
Naa mcn layne ad ba sowtuu kugu samaynayey miyadan qof ahyn mcn mcn mcn mcnta no bedela
@axmedciise9094
@axmedciise9094 11 ай бұрын
wlhy waa dhib dumashi
@user-qe9rr6cl5p
@user-qe9rr6cl5p 11 ай бұрын
Ax
@najmonuura4215
@najmonuura4215 11 ай бұрын
Ala ben cadaa😅
@user-qk4vq2tq3e
@user-qk4vq2tq3e 11 ай бұрын
bentan aa iska fududesanesin akhiro wa nila so istaji dona
@UbaxMaxamed-qj4on
@UbaxMaxamed-qj4on 11 ай бұрын
😂😂😂😊
@user-kz7vn8vb4t
@user-kz7vn8vb4t 11 ай бұрын
Inta fahasan in uu guriga hurdo😂😂
@Mss-fiska
@Mss-fiska 11 ай бұрын
😂😂😂
@najmaismaacil1931
@najmaismaacil1931 11 ай бұрын
Sidani wa filim ee musalsal cadiyaa no bilabaaa
😳Shil baabuur😳 Prank 😭Warda waa iga aarsatay wlha😭
12:14
Moohaan Official
Рет қаралды 149 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 90 МЛН
Xaaskaaga Makeup u mari ||
8:52
Moohaan Official
Рет қаралды 68 М.
HAYAAN XALQADDA 2-AAD | “ WAAN DILAYAA “
27:29
Astaan
Рет қаралды 671 М.
TAXANAHA DARISKA | XALQADDA 9-AAD
20:05
Astaan
Рет қаралды 420 М.
Yaa kaa horeeyay bu guursaday moohaan?
10:01
Moohaan Official
Рет қаралды 88 М.
HAYAAN XALQADDA 7-AAD | “ GUULEED MAXAA KU DHACAY “
18:41
PRANK WARDA SAFAR😳way iga xanaqday😭
8:56
Moohaan Official
Рет қаралды 116 М.
Prank ||  Yaa Uraya  ?
8:31
Moohaan Official
Рет қаралды 116 М.
Way ooyday  quen umayma😳prank😳
9:05
Moohaan Official
Рет қаралды 70 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН