GURYIHII HG OO LA BURBURIYAY (4061)

  Рет қаралды 20,625

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 157
@nazdalaan
@nazdalaan 2 ай бұрын
Inkaar baa ku dhacday H/G. Illaahay dhibaatada ha ka saaro iyaga iyo Somaali oo dhanba. Illaahow na badbaadi, adiga awood iyo xeeladiba kuu sugnaataye.. Amiin
@saidamursal7085
@saidamursal7085 2 ай бұрын
Subxaanallaah qabiilka sidee u xifdisay 😂😂😂😂
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 2 ай бұрын
😂😂😂 qaar kamid ah waligay ma maqal.
@yusufabdi7272
@yusufabdi7272 2 ай бұрын
Shaley yaa ku tasbiixsanaaye Farmaajo waa Mareexan❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
Xaqa aya ku dilacay hasbiyaallah hasbiyaallah Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏🕊
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 2 ай бұрын
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN ❤❤
@saidamursal7085
@saidamursal7085 2 ай бұрын
Ilaahey meel qeyr qabto alla ha idiin bixiyo meeshaas hal qabiil madegana wlh 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@yasirhassanomar3545
@yasirhassanomar3545 2 ай бұрын
Xassan gargurte dhulki ayuu Xaaqin uqatey sanadka iyo barka dhiman xassan iyo dhul aragti ayaa ka dhaxeyso weligiin ooya xassan wuu malfsanayaa
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 2 ай бұрын
qola kastaa gowolka Ay kasoojeedaan hadhisteen soomaaliyeey❤
@altappomaktappo7060
@altappomaktappo7060 2 ай бұрын
2011 anaa arke Faduma mohamed siyad barre oo joogta ceelashe biyaha oo dhulkaas uu doodesa. cadeen kasto wey heesatey
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 2 ай бұрын
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Baadil. Dhamantiis. Waa. Dhamaaday. Insha. Allah. Waana. Suu u dhamaaday. Dibdanbanah. Loo. Arki. Maayo.
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto marxuumada inta dhibka ka soo gaarey.
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 2 ай бұрын
Biliqo lee maahinoo waxa leeydinka burburshey 😅😅
@halimoyusuf8537
@halimoyusuf8537 2 ай бұрын
Macalinow jazaul ican I’ll ixsan illahay baayiri
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k 2 ай бұрын
Maad ka fekertaan ka hor inta aydan dhisan. Haduu yimi qof sharci u haystay waa in looga baxaa. Haddaad Goboladiina dhisan lahaydeen sidani ma dhacdeen.
@احمدسعيدعثمانعبدي
@احمدسعيدعثمانعبدي 2 ай бұрын
Habar dugaag galguduud ayey ka timi haku noqoto xeey indhaha isaga tuuree
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
Dhuusomareeb aad jawhar nimco taaleh ​@@امةالله-ج6و4ي
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 2 ай бұрын
Guuleyso Reality man
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 2 ай бұрын
Habargidir beliliqo mooryaan tuug 1991-2024 maanta way dhamaatay Adado Iyo Guri el ku noqoda 😮
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
Fadumo mohamed Siyad bare ninked waa Dhulbhante reer SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴 hawiyo dadka xakhoda Allaha 🙏
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
TUUGTAAN HG WAA IN LA XUKUMO OO LAGA QAADO LACAG KIRO AH. WAAYO INTAAS OO SANO IYAY BILAASH U DEGENAAYEEN DHUL AYSAN LAHAYN😂
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 2 ай бұрын
Hg malaha hantida ayagaa iska dul dagay... dhulkaan anagaa le qaasatan gabadha dhulka loo xukumay oo ay dhashay walaasheey macan.. dad uun raba inay wax boobaan uuf. Casimada waa in labadalaa ama lakalatago
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 ай бұрын
Waa casharkii aad horay u dhigteen waaye Akhriista
@abdillahiaden-yr3gj
@abdillahiaden-yr3gj 2 ай бұрын
Birmade xasan aaway HG. kkkkk
@maxamedbarre7895
@maxamedbarre7895 2 ай бұрын
Farmaajo waan kareysanay farmaajo wuxuu laynayay wax garadka hawiye
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 ай бұрын
Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhuubo.....
@dhuubo..... 2 ай бұрын
Subxaan allah Xaqii xalalcunka baa allah ka sooqaaday guul guryaha daaroor allah ha xifdiyo❤❤
@DaudAbdulahi-m8p
@DaudAbdulahi-m8p 2 ай бұрын
Markii hore xageed katimadeen
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 2 ай бұрын
Allaahuma salli calaa muxammad wacalaa aali Muxammad wasllim tasliiman
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 2 ай бұрын
Waji qariyoo aa ka dhacday walee
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 2 ай бұрын
Xasan Shiikh wuxuu u soo dhuumanayaa Hubkii mareexaan😅
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
War xasan qori ismaris iyo maafiyadiisa dadkay isku dirayaan dhukaan dhul dawlo maahan sidaas darteed waa in wax kale lagu sheegaa mareexaano iyo daaroodba xamar haday ku nabad galaan bay nasiib leeyihiin dhulkii eeriboorka oo mareexaan laga qaaday miyuu kani ka fiican yahay
@aaminohassan-p8n
@aaminohassan-p8n 2 ай бұрын
HG Lee madagan may iyo maxatiri ayaa wadaqaxay😢😢😢
@MahamadgabsoGabso379
@MahamadgabsoGabso379 2 ай бұрын
ninkaan qapiilada wuxuu ukalayiqanaa sidii somaligii😅😅
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 2 ай бұрын
Masiibo ninkii alle waydiistay waa siyaa Birmade xasan shiikh
@abshircakaaro4169
@abshircakaaro4169 2 ай бұрын
Wlhi meeshaan cuqubaa ka socoto. Sidee hal qof loogu qixinaa 10.000 (tobon kun oo qof). Adeer arintu qabiil ma aha!. Aawey madaxweynihii qaranka? Aaway XSM?
@yasirhassanomar3545
@yasirhassanomar3545 2 ай бұрын
Xassan horey ayuu idinku sheegey qabyo ninkedaa dhamestiro
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 2 ай бұрын
Ninkaan hga hooyadii may ,,????
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 2 ай бұрын
HG Guryaha ayaga malahan ee waxy soo xadeen ayay ku dhiseen .HG weligood mashaqaysan ..waa Tuugo...hala tarxiiliyo😅
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 ай бұрын
Nin badhintey hada kahor magacisa marxunka waxa ladhihijirey aw karow yaxas badilay nin ay cadow ahayen ba,ahshahadada kuqariyey sida lemakilafadane aw kayrow yaxas qadey khayr lema,aha.😂😂😂😂❤❤❤
@dekaabdisalam2497
@dekaabdisalam2497 2 ай бұрын
Nacaybka aad habargidir uqabto badanaa, laandheerayaal iska dheh hadiiba soomaali oo dhan ay meel saareen.
@aminaawil784
@aminaawil784 2 ай бұрын
Hg xag alle ayuu amarku kagasodegey malaha waay dahirayaan denbigi baa kadhaqmaya
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 ай бұрын
Jafaalin ayaa socota 32dadkii degaana dhuldadaw ilaajubooyinka waalajafalinaa
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 ай бұрын
Seeusrxankadhaa meeladan laheen daarood kufuul waligana kadago.😂😂😂😂
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 ай бұрын
Are farmaajow vilada ka soo baxa max ka danbeeyey hada iska ooyahee yahuuu guul iyo gobanimo farmaajo
@zakariamohed6385
@zakariamohed6385 2 ай бұрын
Way kuqasaareen nabasigii faramajo ayaa kasobaxaya
@Saharo-h6u
@Saharo-h6u 2 ай бұрын
Asc macalin aadan xoolihii soomaaliya waxaa bilipaystay hg dadkii weykasabreen guryo kale ayey dhisteen iyaguna bililapadii ilaa hada dhul islaameed ayey degan yihiin kaaga daran bush ayey degan yihiin xaaraan waa taas
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 ай бұрын
dhulka waa dhulkii reer faqi ,ina siyaadbare..waain loo baneeyaa
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k 2 ай бұрын
WAKUFAAIDEEN FAIDADAAS OO AH INAAY UNOQDAAN MEESHIIKAYIMADEEN
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 2 ай бұрын
indho adeeg waa rasamaal kuu yaal
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 2 ай бұрын
waaryaare hg miyaa la qixinayaa?
@saimaabdikadir6892
@saimaabdikadir6892 2 ай бұрын
Eng. Abukar abdulkadir qadar
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 2 ай бұрын
Beesha HG waa waddniyiin deegaankoodana Axmaaro ma joogto iyo shisheeye kale midnaba.
@MamaNeymar
@MamaNeymar 2 ай бұрын
Deegan mab qabaanee waa reer biliqee aawey deegaankood mey aadan maxey xamaiyo ceelsha ugu waalanaay
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 2 ай бұрын
Dad guryahooda in la dumiyo waa wax lala yaabo, haddii ay dhisteen dhul dad kale, waa in loo digaa oo waqti la siiyaa ( kuwii boobay waxaa laga yaabaa in ay nooleen maanta oo ilmo iyo dad jilicsan meesha daggan yihiin) Dawladda waa in ay dhul kale siisaa... Lugeeye in aad ku faraxdo dad Soomaaliyeed dhibkooda waa SICK .......
@MamaNeymar
@MamaNeymar 2 ай бұрын
Macalin ha idaalinee iska dheh soomali oo dhan cid eysan dulmin ma jirto
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
WAR BAL DUGAAGAAN BEENTA SHEEGAYA OO DHUL AY OGYIHIIN DADKII LAHA IYO WELIBA SIDA TUUGANIMADA AH EE AY KU DHISTEEN, BAA HADA NA LEH WAA NALA DULMIYAAYAA 😂 ? WAA AAKHIRISAMAN
@hajama119
@hajama119 2 ай бұрын
Habar dugaag bililiqo mooryaan tuugtaa adado kunoqda tuugyahay
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 2 ай бұрын
Meel aan aadno ma naqaano.Markii hore intee Ka timaadeen?.Dhulka Dadkii lahaay Haloo baneeyo.Cabaad looma baahana ee meesha kataga. Meeshaad Ka timideen aada.
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 2 ай бұрын
WCS Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Aadam, Bahda SMC Iyo Ummadda Soomaaliyeed Ee Faraha Badan Ee Ku Taxan SMC, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Oo Xiiso Badan Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴
@calidaclood5205
@calidaclood5205 2 ай бұрын
XASAN SHIIKH MAXAMUUD, ILAAHAAY, UMMADDA HAKASOOQABTO.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk idinka maxaa u joogi weeyden dhusomareeb & deeganadiina.gala meeshad rabtan
@saidamursal7085
@saidamursal7085 2 ай бұрын
Mareexaana na dhacaaya iyo dowlda KGS ayaa neheeysato hadalkaaga isma laha adeer 😂😂😂
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
nabsiga hiishaan kula haleeloo hoogtoy wanagani waa kad halaaysaan kula horjoogay adeer shalay farmaajk oo raaysal wasaare siiyay baay dhabar jabiyeen
@Samatalis1
@Samatalis1 2 ай бұрын
Wariyaan ahay kulahaa nin wariye ah sidaan uma hadlo
@asheekh15
@asheekh15 2 ай бұрын
Boqolka calemood baad iloowdey
@mohamudaden1375
@mohamudaden1375 2 ай бұрын
Alle ha idin gargaaro
@hakimoali3794
@hakimoali3794 2 ай бұрын
Bismilaah qabiila badanaa
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 ай бұрын
Sidele mailefadayne.😂😂😂
@LibanNoor-t8b
@LibanNoor-t8b 2 ай бұрын
Kkkkklkklkl HG is not easy walhi kkkkkkkkk mashlh guuleysta tolkeeyow
@MamaNeymar
@MamaNeymar 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂ar hg iyo xulfadeedab qac miyaa wax ka yeera mise qac yaal kkkk irkaay inarkaa iqariyaa iqariyaa bey joogtaat
@GamadiidCamey
@GamadiidCamey 2 ай бұрын
Dhulkan walayaqanaa waxaa iskale h gabadhas marka hore dhuldadleyahay maxaa kudajiyey
@idilfarah9009
@idilfarah9009 2 ай бұрын
Qaxa maanta ay hg qaxday qax ayaa ka horeeyay!!
@NimoYusuf-m5i
@NimoYusuf-m5i 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
Soomaaliyeey ma umalaynaysaan mooryaan baa siyaad bare iyo dadkiisii dhulka intaa le’eg siin lahaa dadka waa lasiyaasadaynayaa Adeerow xasan iyo gaangigiisaa ku dhacayee dadka amaan siiya
@zahraisaak8915
@zahraisaak8915 2 ай бұрын
Dhulkiina aada meel idinka Roon ma jirto
@mapaacha4552
@mapaacha4552 2 ай бұрын
Run iyo been-ba, waxay tahay, ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) baa og. waxaa wanaagsan in qofwaliba camalkiisa wanaajiyo, oo kalagartaan, wixii xalaal ah iyo wixii xaaraan ah, walaalyaal, Waxkasta waxaa kadaran waa maalinta xisaabta ah ee qiyaamaha ah.
@NimoYusuf-m5i
@NimoYusuf-m5i 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 dhulka dadki laha aya rabo e xaranta iskadaya xaranta Mel nima geso
@KingAbgalCaliGaaf
@KingAbgalCaliGaaf 2 ай бұрын
WAXAA II CADAATAY IN XASAN SHIIKH WALAALAHA HABARGIDIR GACAN BIR KU QABTAY. , ANIGOO AH CALI GAAF,, FARMAAJO AYAA U FIICNAA HABARGIDIR, RESAL WASAARE AYUU KA DHIGAY
@abdillahiaden-yr3gj
@abdillahiaden-yr3gj 2 ай бұрын
Sayid cali ka waran hg
@ahmedbare1729
@ahmedbare1729 2 ай бұрын
Waa xaq waayo waxaad degrees dhul iidna laheeyne
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
XASAN SHEEKH MAXAAD UGU YEERANAYSAAN ? AWALBAAD DHULKAAN QABYAALAD DARTEED KU DEGTEEN. TUUGAAD TIHIIN.
@hfg2420
@hfg2420 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@nasrinaali5397
@nasrinaali5397 2 ай бұрын
Hasan sheekh waa idinku sugey
@LibanNoor-t8b
@LibanNoor-t8b 2 ай бұрын
HG waa jeclahay walhi dad gob ah Cid heysato majirto sxb macalinka tartiiib sxb
@habibohussein2019
@habibohussein2019 2 ай бұрын
Cayaar mood caanabooraha
@LaasCabdirashiid-kl4fw
@LaasCabdirashiid-kl4fw 2 ай бұрын
Faadumo wey qaxdey ka dibna qurbahamey ku dhumatey
@saimaabdikadir6892
@saimaabdikadir6892 2 ай бұрын
Asc walaalkey maanta. Iyo. Wixiikahoreyipo. Bilat. Sharaf. .iyo .talaa. xasuus ah Ayaan kubalan qhadayaa anigóo. Ah. Walaalkagi. Banaadiri. Kasii. Ah dhawar Weyne. Dhinacna. Ka. Ah. Morshe. Ogowse. Waxaankatirsan. Nahay. Walaleheen. Digil. .iyo mirifle. Ayala. Ayaan. La wax. Qabnaa. Dhip.iyodheefpo ogowse.weli Banadiriga. Wuu badan yahay. Marka lasoo gawiyo waa Afarta xamar. Iyo shanta sangaani walaalkey ogowse in Ducada an afkaa.. iyo qalpiga kugu heyno. Cabso. Bani. Aadam nogumajiree. Kuwada. Goroonka. Ayaan u fadhinaa ayaan. Kadaawaneynaa fainaalka ee umadana. Waxaan. .iskudiraayo waa xaqal dumana yaasha walaal markasto. Iyo. Melkast. An jokno. Hadana. Nu. Nahay qowmiyda. Banadiriga. Guul. .iyo. liibaan. Aduun. .iyo Aaqaro. Ayaankurajeyneynaa
@AbuNaciim
@AbuNaciim 2 ай бұрын
Nin Walbaba Tuuladiisi haado
@dhuubo.....
@dhuubo..... 2 ай бұрын
Puntland imaada
@idilfarah9009
@idilfarah9009 2 ай бұрын
Yaa! Car hayimadaan Puntland!
@IsmailMohammed-v5w
@IsmailMohammed-v5w 2 ай бұрын
Dhulkoooda Weyan Wax Pudland La Dhaho Malahan Shareeecada Islamka ayaa Dalka Lagu Xukumaya Insha Allah​@@idilfarah9009
@bazeera5520
@bazeera5520 2 ай бұрын
Kibir illahay baa diiday inaad dariska shorts qayb Ka mid ah Diinta.shartaadu hadday badato ciida Kula diriree ..taas habar gidir ulama jeedo laakiin Somali oo dhan baan u jeeda. Somali sidi ay u badan yihiin was faan iyo kibir illahay u sheegay inaysan kibril Karin Adane ..haddaad kibirtana abaalkeeda aan idinmarin.
@aminaawil784
@aminaawil784 2 ай бұрын
Darood madan arag oo isna waa ku dhimanyahay ee xasan iska soo dhici
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 ай бұрын
Xasan waxuusan ogeyn ma jiro
@Turtle333face
@Turtle333face 2 ай бұрын
Sorry HG😢
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
QOYS YADANI WAA AY OGAYEEN IN AY DHUL DAD LEEYIHIIN AY DEGEEN. WAA OGAAYEEN INTA SANO OO FAADUMO SIYAAD DACWOONEYSEY.
@MaryanMaryangarad
@MaryanMaryangarad 2 ай бұрын
Dhul waa hanati ma guuratad ah ,hadii ay run tahay ilaahay ha idiin gargaaro hadii ay been tahayana ilaahay ayaa oh.
@MamaNeymar
@MamaNeymar 2 ай бұрын
Tuugo tuugo dhashaa tihiin ka bax guryah biluqad aad meeshaad degeneydeen
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 ай бұрын
Kunoqo gobalada dhexe😂😂😂😂🎉🎉
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k 2 ай бұрын
NiNKII BEERLEH BEERTIISA KIIXOLOLEH XOOLAHIIS AADA 91DII MEESHIIKATIMID KHEYLADA DAAAAAAYA
@maslah345
@maslah345 2 ай бұрын
WALAAHI HABARGIDIR WAXBA MAHAMBAY UMADA DHAN FARBAA UGATAAGAN
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 ай бұрын
Yaa isgaarey waa la idin rifaaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 34 sano waxaa diideen in lays nabad geliyo Qof kasto Gobolkiisa aado Beeraha iyo Guriyaha dadkale ka baxa Gabadha soomaaliyeed Ha kufsan waa diideen
@abdugadirmohamed5627
@abdugadirmohamed5627 2 ай бұрын
Yalding,gaarey,
@abdulqadirmoalin5086
@abdulqadirmoalin5086 2 ай бұрын
Illaaheey anagaqabto ( hawargidir )
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
BAL NAAGTAAN HADLAYSA EE LEH FAADUMO SIYAAD HALKAY JIRTAY MARKAANU DHISANAYNEY ? HADA WAA AY OGAAYEEN INTA SANO OO FAADUMO SIYAAD AY DACWOONEYSEY ? TUUG TUUGI DHASHAY.
MASUULIYIN SI KULUL UGA HADLAY DADKII LAGU XASUUQAY AFGOOYE
18:07
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 116
Magaalo qarniyo hore la waayay 😱 Angkor wat 🇰🇭
9:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 29 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
MW XASAN SHIIKH SHALEY IYO MAANTA
55:52
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,2 М.
CHEGUTU..........MUSIKANA [23] OURAYA SHAMWARI YAKE NEBANGA
45:55
Drewmas Media
Рет қаралды 31 М.
MADAXAA LA ISLA GALAY (4816)
25:07
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,7 М.
"Surrender or Starve": Israel Weighs Plan to Liquidate Northern Gaza
13:45
MOOSHINKA SAQRAANSAN (4815)
2:51:54
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 8 М.
Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan
37:18
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 49 М.
DHABARJABKA LAFTAGAREEN AADAN MADOOBE CUMAR ATUU (4812)
29:15
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН