guryo aysan barakadu gelin, faqri iyo murugana ay deganyihiin, malaaiktuna ay ka cararto? ka ilaali

  Рет қаралды 13,107

fuad amin daud

fuad amin daud

2 жыл бұрын

FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
______________________________________________________________________________________________________
guryo aysan barakadu gelin, faqri iyo murugana ay deganyihiin, malaaiktuna ay ka cararto? ka ilaali gurigaaga in uu kamid noqdo
fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
#plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
booqo channelkeyga labaad:
#horusocod_media : / @horusocod143
__________________________________________________________________________________________
daawo muuqaaladeena kale:
playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
________________________________________________________________________________________________

Пікірлер: 47
@zainabmohamed4922
@zainabmohamed4922 2 жыл бұрын
Sallallahu Calaa nabiyunaa muxamed scw
@bashirgalbayte3601
@bashirgalbayte3601 2 ай бұрын
Top
@Najminaa
@Najminaa 15 күн бұрын
MshaAllah jazakallah kheyr wll Alle jar siiyo qisoyinkaga quruxda badan iyo waxtarka leh
@maryanmahamud6761
@maryanmahamud6761 2 жыл бұрын
ASC Masha Allah scw scw scw
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 2 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah khair sheekh
@xalimocasayrcik3533
@xalimocasayrcik3533 2 жыл бұрын
Ilahay haku badelo wax ka kheyr badn
@maxamedabdirashid4959
@maxamedabdirashid4959 2 жыл бұрын
Jasaa aka Allah kheyr mocha Allah tabaaraka Allah
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 2 жыл бұрын
Ascwb Jazaak allaah khairun allaah ku xafido
@engabdirazak5654
@engabdirazak5654 2 жыл бұрын
Shukran Fu'aad.
@ugaasduceysane4442
@ugaasduceysane4442 2 жыл бұрын
Mashaa allaah
@Najminaa
@Najminaa 15 күн бұрын
Wcsww scw scw scw ❤️ scw scw scw
@in_the_near_future_inshllh1723
@in_the_near_future_inshllh1723 9 ай бұрын
Wll waxaan ku weedinaaya sawirada allah iyo nabi Muhammad magacyadooda ee ku qoran yihiin yacni qoraal baan ula jeeda marka gurika maku dhagsan karaa iyo sawirada xayawaanada iyo quraankabo Iisheeg wll waadna mahadsanthy ❤❤❤❤
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 жыл бұрын
Sallalaahu calaayhi wa sallaama
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 жыл бұрын
Ma sha Allaah 🥰 shiekh jazaakumu Allaahu kheyr,
@faizahassan3824
@faizahassan3824 2 жыл бұрын
Scw jazakumulah qeyr
@Awalemustaphe1717
@Awalemustaphe1717 2 жыл бұрын
Insha,allah
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc mashallah SCW SCW SCW
@deeqaaar7854
@deeqaaar7854 2 жыл бұрын
🌼جزاك الله خيرا يا أخي الكريم الله يعزك ويرف شأنك 🌼
@anisabdikarin4322
@anisabdikarin4322 2 жыл бұрын
Jazaaka allh shiiq waxaan ku wey diina sawiro farabadn ayaa iku jiro teelka ee iika soo jawaap macalin ❤🙏
@your2mom23
@your2mom23 2 жыл бұрын
asc shiiq kheer alle ku siiye ka waran bon balaha ilmaha ku ciyaran
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
Guryaha Lacag Maskiinta, lagu dhistay. Ama Hotel-yada.
@aminamuseon-passivefounder
@aminamuseon-passivefounder 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay sida joogtada ah ee aad nool Soo gaadhsiiso aayadaha xaqa ah in aan
@tijaabinasiibkaga2713
@tijaabinasiibkaga2713 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@SihaamMuumin
@SihaamMuumin 5 күн бұрын
ScW scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@aaryare1173
@aaryare1173 2 жыл бұрын
M.a
@holacpi7933
@holacpi7933 2 жыл бұрын
Shiq kwrn hada sawirkeyga so gashto guriga iyadane dnbi miya?¿?
@anisa143inamoha6
@anisa143inamoha6 9 ай бұрын
Bombalada carurta kwrn dami miya
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Msha allh Lkn sheikh tolow mobile da bal balaadhan waxn ka buuxa arinkodu muxu noqonaya
@cali9716
@cali9716 2 жыл бұрын
Jezakalha qeyrn
@maryanalio9260
@maryanalio9260 2 жыл бұрын
Masha Allah jazaka alluhu kheyr
@aminamuseon-passivefounder
@aminamuseon-passivefounder 2 жыл бұрын
Anigu Bisad yar OO aad ii jeclaatey aniguna aan aad jecelahay Bisada iiga Soo warran iyada ma xaaraan bay noqonaysaa Walaalow
@fuadamindaud
@fuadamindaud 2 жыл бұрын
Maya bisadu kuma jirto weyba wanaagsantahay haddii aad quudin karto in aad heysato
@anisabdikarin4322
@anisabdikarin4322 2 жыл бұрын
Waxaa tahay shaqsi wanaag san bisadu hadaad quudido ajir fara badan ayaa ka helaysaa ❤🙏
@farxaanqaras3563
@farxaanqaras3563 2 жыл бұрын
Sheikh su aal baawata swirka Dharka
@cabdirisaaqyare43
@cabdirisaaqyare43 2 жыл бұрын
Jasakallah walal xin iyo bin kasoo hadal malinta aakhiro manaar bey galayaan mise janno mahadsanid
@wardamayax2201
@wardamayax2201 2 жыл бұрын
Wll xin iyo bin mxy ahaayeen wll
@cabdirisaaqyare43
@cabdirisaaqyare43 2 жыл бұрын
Waan ogahay labadaba alle baa abuuray jin iyo insiga kahor mahadsanid
@gaawodheere828
@gaawodheere828 2 жыл бұрын
Mahad sanid
@cabdirisaaqyare43
@cabdirisaaqyare43 2 жыл бұрын
Walal ma sawir kastaa mise sawirada dadka
@fuadamindaud
@fuadamindaud 2 жыл бұрын
Wax walba oo naf leh sawiradooda
@cabdirisaaqyare43
@cabdirisaaqyare43 2 жыл бұрын
Shugran walal
@layloxuseenmaxamed6526
@layloxuseenmaxamed6526 2 жыл бұрын
@@fuadamindaud asc wll sawirada mobbilk kujiro ayagana malamiid baa
@wcdtube3267
@wcdtube3267 2 жыл бұрын
Wll maxaa tala ah sawiro mobilka kuji ayagana ma danbi baa iga sojawaab
@fuadamindaud
@fuadamindaud 2 жыл бұрын
In badan oo ahlul cilmiga kamid ah sawirada mobilada ku jiro waxey u ictibaaraan in uu lamidyahay muraayada Nabiguna SC muraayada waa uu eegi jirey
@layloxuseenmaxamed6526
@layloxuseenmaxamed6526 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@maryanmahamud6761
@maryanmahamud6761 2 жыл бұрын
ASC Masha Allah scw scw scw
@maryanmahamud6761
@maryanmahamud6761 2 жыл бұрын
ASC Masha Allah scw scw scw
😳PROPHET MUHAMMAD ﷺ SAID THIS ABOUT THE 21ST CENTURY
25:49
One Islam Productions
Рет қаралды 27 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 120 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 109 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 115 МЛН
Qisada nabi idriis || kobac aqoon
7:27
KOBAC AQOON
Рет қаралды 586
Warbixin Uu Sidiiq Burmad Ka Sameeyay Cabdikariim Jiir
22:30
Siddiiq Burmad
Рет қаралды 17 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 120 МЛН