Guuleed - Wareysi 4/4 - Waxaan aasnay Cali Iimaan inaga oo cabsaneyna ...

  Рет қаралды 38,647

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@Omar-Nageeye
@Omar-Nageeye 3 күн бұрын
Allaha Unaxariisto Runtii 4 ta qeeybood ee wareeysiga waan dhegeestay. Dadkeennii noo 2000 ilaa 2010 waxa ay ahaayeen dadkii ugu waqtiga adkaa.
@RaufHadi-98
@RaufHadi-98 2 күн бұрын
Waan umahad celinayaa saxafi sare Ayaanle iyo mudame Guuleed iyo dhamaan bahda Hanoolaato. Barnaamikan waa dhaxal runtii,waxaa jira sheekooyin badan oo qarsoon, keep going sir.
@maanmohamed
@maanmohamed 3 күн бұрын
Mahadsanid waayo u jeeed guuleed iyo xog raadiye ayaanle
@Abuukarabdullahi-y8h
@Abuukarabdullahi-y8h 4 күн бұрын
waan wada sugaynay thnks ayaanle iyo sxbkie
@CaliXuseen-i1x
@CaliXuseen-i1x 2 күн бұрын
Allah ha unaxariisto dhammaantood
@kaabaax1028
@kaabaax1028 19 сағат бұрын
Wllhi xassan muuse zabriye wa wlllkey alxm hda wxo joga Swarland kuwas illahey ka badbadiyay inta dhimatay illahey ha unaxaristo wadanka dhiib bdn la so maraay 😢
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 3 күн бұрын
Horn Afric aadbaan oga xumahay dhibka aysoo mareen waa dhageysanjirey ilaaheey ha u naxariisto wariyayaashii dhintey @@@
@AshkeyCabdi-y8t
@AshkeyCabdi-y8t 4 күн бұрын
Qiso dhab ah
@Isse-Farah
@Isse-Farah 3 күн бұрын
Xusuus cajiib ah❤
@fnw8688
@fnw8688 3 күн бұрын
Hanoolaato ❤
@drapdikhaniahmedjirrow6107
@drapdikhaniahmedjirrow6107 3 күн бұрын
Allaha unaxariistee adeerkey cali iimaan sharmaake jimco ayuu dalka imaaday sabti waala dilay I was 8 year xilligaas
@mohammedkhalif6281
@mohammedkhalif6281 3 күн бұрын
Ayaanle Mahadsanid 4ta Xalqaba waan Dawaday Runtii Waa murugo miidhan , Waxaad tihiin Rag Qiimo badan
@asiyasouleman113
@asiyasouleman113 3 күн бұрын
Axaxax ale ha unaxariisto dhamaantood
@umaddamediachannel104
@umaddamediachannel104 3 күн бұрын
#waa mahadsantahay Ayanle barnaamijka aad nala wadaagtay adiga iyo Guled waana murugo xaqiiqdii. Alla ha u naxariisto intii aan ku weenay
@aminmed4504
@aminmed4504 3 күн бұрын
Madsanid guuleed illahow uu naxaristo mahdi iyo Ali iiman
@caddenaani8568
@caddenaani8568 3 күн бұрын
Alstad Abdinurdiin in aad weediiso ayee ahiid iyo sida lo dilay 🇸🇴🇸🇴🤲🏽
@farxandhagamadow
@farxandhagamadow 3 күн бұрын
Abdalle nuuradiin lama dilin ee waa la dhaawacay markii dambe na si caadi ah ayuu u dhintay
@FuulSare
@FuulSare 3 күн бұрын
Cabdalle 2008 ayuu iska dhintay balse mar baa lagu dhaawacay agagaarka Baar Ayaan
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud 2 күн бұрын
Allaha unaxaristo Dhaman ragi shahiiday idaacadaas jadwalkeeda si Fiican baa uxasusta ilaa hada ma hilmaamin 8:00 subaxnimo warka idaacada ayaa soo gali jiray 9:00 waxaa soo gali jiray tAFSIIRKA QURAANKA SHEEKH MAXAMUD CARIIF 10:00 ILAA LIXSAAC WAXA SOO GALI JIRAY SHEEKH ABUUKAR XASAN MALIN SUWAR MIN XAYAATI SAXABA IYO TARKHDI AMBIYADA Lix saac ilaa 7 saac waxa soo gali jiray CAYARAHA 1:00 WAXA SOO GALI JIRAY BARNAMIJKA CALMKA NADARA IYO Cumar Alqaadi.
@somaliworld5
@somaliworld5 3 күн бұрын
Horn afriik dayax waye 😢😢 ayanle. Capital voice. Maso hadl qadin. Labadabo waku xernaa . Waxa ahayn. Dhalinyarada markaas. So baxde. Waxa ka xasusta iyo barnamishyo qurux badnaa. Sheekadii magafe. Barnamishkii. Xulashada caweyska inta dhimata alle ha u naxariisto. Inta noolneh waxa leyah. Aduun idinma xumeeyo
@sahroyahyedamey6794
@sahroyahyedamey6794 3 күн бұрын
Aad iyo aad.
@baruudsiidowcagmadhige8701
@baruudsiidowcagmadhige8701 3 күн бұрын
Inta nool cimrigood allh inoo barakeyo
@AbdiweliMohamed-d5k
@AbdiweliMohamed-d5k 4 күн бұрын
ALLH ha unxarisodo 😭
@umaddamediachannel104
@umaddamediachannel104 3 күн бұрын
#Alla ha u naxariisto dadkii qaaliga ahaa oo aan ku weenay gumaadkii loo geestay wareyaashii dalka
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 3 күн бұрын
Guulledd sxb xusuus xanuun badan ..waagaas wali waan xusuustaa...
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 3 күн бұрын
war xasuusteen marna kama go eyso honr afrika ilaahey ha u naxariisto cali imaan mahad cilmi cawil daahir saciid tahaliil cadowgii horn afriik ilaahey cadaabta haku fogeeyo ee honr afriik labaad soo celiya walaal yaal aad baan u jeclaa honr afriik wariyayaashii honr afriik intii noolna halkaan ayaan ka salaamayaa guuleysta meel aad joogtaanba walaalyaal
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 3 күн бұрын
Aaaaaaaaamiin yaa rabi ilahay ha u naxriisto kuwii dumieyena idacadasna ilahay naarti haku fageeyo
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 4 күн бұрын
Allaha unaxariisto ali iimaan iyo mahad Ahmed cilmi
@Haboon7832
@Haboon7832 3 күн бұрын
Alle ha u naxriisto cali imaan iyo mahad iyo qofksta oo muslim ah runtii waqtigas wan yara hdna idacda aadn u dhegysn jiry wan iska jecla saxafda iyo inan barto lkn marki dambe waan nacay 😢
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 3 күн бұрын
🥺 🥺... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@Siciidahmed-p6b
@Siciidahmed-p6b 4 күн бұрын
Allah haw unaxariisto Waa qiso xanuun badan iyo burburii so maray somalia
@Lagdheera
@Lagdheera 3 күн бұрын
Asaski warbahinta horn Africa 1999 12 december :::: 2010 Ahmed Abdisalam, Mohamed Elmi, Ali Iman Sharmarke
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 2 күн бұрын
Afarta Qeyb e wareysigan & Wareysugii laga qaaday weriye nadaara marka dhameysato si cad ayaad u fahmi doonta raggi dilay Mahad&ali iiman &saciid tahlil Allow idin naxariiso dhammantina 😢.
@Hooyo98
@Hooyo98 3 күн бұрын
Ad iyo aad Wlh waayo waayo
@bileabddiAndi
@bileabddiAndi 4 күн бұрын
Duniyo muxudiin nuur baa ugu horeysay wariye horn afrik laga dilo runtii in taariikhada lugu xuso barnaamijkaan ayaa ka maqnaad lkn waxaa jeclaan ahaa in Documentary laga someeyo ,Ducumentry lugu xuso taariikadii iyo waayihiii Horn Afrik .
@nabiiladdetube4785
@nabiiladdetube4785 3 күн бұрын
aad iyo aad wexe eheed dadka naftood u huray horn afrik alle ya raxma😢
@baruudsiidowcagmadhige8701
@baruudsiidowcagmadhige8701 3 күн бұрын
Ayaanle adiga allh ku xafido wllkega
@ziizeypubg2955
@ziizeypubg2955 4 күн бұрын
Inkastoo geerida wariyaasha ay I taabatey Hadana waxaa aad u xasuustaa oo aad ii taabatey geerida saciid tahliil iyo cadow canshuur 😢😢 alle ha u wada naxriisto dhamaantooda
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 күн бұрын
Kuwaasne mexee ahayen qisada kuma darin dhimashadoda
@CabdiW
@CabdiW 3 күн бұрын
Wllhi waa rag wayo joog ah kana mida wariyashi ugu qiimaah bdna warbahinta😢
@deeqbile572
@deeqbile572 3 күн бұрын
@@Ummu-ayash kuwaas kadaalka dambe ayaa la dilay ayagne
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 күн бұрын
@@deeqbile572 Allaha u naxaristo iyagaa dhan
@ahmedc.salaan3708
@ahmedc.salaan3708 3 күн бұрын
wxa arkaya inad bulshada o adeegayso 🎤 ayanle saxafi qimo leh❤❤
@DhivisowShidane
@DhivisowShidane 4 күн бұрын
Allh yarax
@MarwanogMarwaan
@MarwanogMarwaan 3 күн бұрын
Godka Allah ha ku cadaabo ahmed xanafi ninkii dilalka wariyaasha qaybta ubadan ka qaatay buu ahaa runtii warisigana 4 qaybodba waan daawaday waxbadan ayaana iiga baxay maadaama aana wakhtigaas qaan gaadh ahayn
@Subxanalah
@Subxanalah 3 күн бұрын
Wa mahadsan tahay maxamed maxamud guleed waqti adag a somar ten nin adag a tahay
@luuljiib977
@luuljiib977 3 күн бұрын
meesha dhecaankaaga ku baxaayo waa qoran thy laakin laakin lama oga oo meel aan loogu tala gelin baad diyaariseen sidaa buu godkii ku dumay allaha u naxaristo dhamaan intii dulmiga lagu dilay
@alidhoore7186
@alidhoore7186 3 күн бұрын
Abdulkadir jirow sharmaake caadi mahaneen
@AbdiweliMohamed-d5k
@AbdiweliMohamed-d5k 4 күн бұрын
Anig muqasho ayajooga 2007/ 2008 Today me. USA / 2024/12/9/ TIME BOLOMETO MIINOSODA USA / 9:16 BM
@HuruuseMukay-x5k
@HuruuseMukay-x5k 3 күн бұрын
Waxad tahay nin wax badan og nofaaiday aqoontada
@abdihersi9158
@abdihersi9158 3 күн бұрын
Alle Ha U Naxariisto Cali Iiman Ma H.Gidir Ayuu Ahaa
@mohamudweli2597
@mohamudweli2597 3 күн бұрын
Haa
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 3 күн бұрын
@@mohamudweli2597 Sharmarke Waa magac MJ ileen hawiyuhu Waa la baxaan
@Hooyo98
@Hooyo98 3 күн бұрын
Waa arin aad u xanuun badan
@nadaaracade2471
@nadaaracade2471 3 күн бұрын
Ragaas ma aqoon o waan yaraa 2007, Lakin qiimahooda waxa ibaray dadkee xafadeena deganaa o isku so baxay ooyin na afka furtay. Ilahay ha u wada naxariisto
@cabdiraxmaancaddow4787
@cabdiraxmaancaddow4787 2 күн бұрын
Hornafrik, Idaacad waqti aan soo baxayay aad u dhagaysan jiray, Waxa aan aad ula yaabanahay jadwalkii idaacadaas wali waan xifdisanahay ee maalin laha ahaa!!! Capital Voice sido kale waxay ahayd idaacad yadna aad noo maaweelin jirtay.
@AshkeyCabdi-y8t
@AshkeyCabdi-y8t 4 күн бұрын
Alle ha una xariisto gesiyasha idacada honafrik fm
@abdullahijibril5994
@abdullahijibril5994 2 күн бұрын
Allaha u naxriisto Ali Iiman waxuu ahaa sarkaal ka tirsan " Dugsiga Madaafiicda Goobta " . Macalin ayuu ii ahaa darajadiisina waxay ahayd "KABTAN" 3 xidigle.
@mohamedhanad6694
@mohamedhanad6694 3 күн бұрын
ayaanle Ahmed abdisalan soo qabo insha allah
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 күн бұрын
Guuleed waxaan ka codsanayaa in uu ahun Cali Iimaan uu buug ka qoro.
@abdiqafarabdalla4102
@abdiqafarabdalla4102 2 күн бұрын
guleed waxa o ka hadlayo waxa dareemi karo xiligaa adag qofki muqdisho jogay ilahey ha u naxaristo dadkaa xaqdarada lagu dilay
@Mohamedhassanmohamed-e5g
@Mohamedhassanmohamed-e5g 4 күн бұрын
Asc
@abdirahindahir4614
@abdirahindahir4614 3 күн бұрын
@Ayaanle runtii waa kaaga mahad celinaa wareysigan taariikh reebka ah. Yaraaneteyda waagii soomaliya idaacadahii localka sida horafrik and shabelle aadbaan u dhageysan jirey wacyigeena waxbadan ayey ka badaleen. Wariyaashaas xaq darada lagu dilay rabi ha u naxriisto gacan ka xaq daran ayaa dishay maalinba xisaabta rabi la wada mari doonaa inshalaah.
@AbdiweliMohamed-d5k
@AbdiweliMohamed-d5k 4 күн бұрын
Waan wada sugaynay ayaanle iyo sxbkle 😢
@Lagdheera
@Lagdheera 3 күн бұрын
11, 2007 dil sharmake
@MrMustish
@MrMustish 3 күн бұрын
HornAfric in wadanka lagu soo celiyo ayaa fiican wali shacabka wey jecelyihiin
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 күн бұрын
Ciyaal dugsi ahaay xili duhur ine ehed jeclaahy xafada Towfiq baan dagnen in jug la maqlay iyo in kale ma xasusto lkn dadki deriska dhan bananka imaday xalada mesha ka jirta ma fahamsanen Xata mar diyaraha dadka duqenayen nin deris ehen ayan weydiyay dowlada hooyo boots shegen jirtay lacag iyo barwaqa la hela In diyarahas dowlada la shegayo yihin oo dadka dhan cirka firinayan diyarada helicopter ta ah la wada fiirinaya waxaba u maleyaa in dadka lacag u so dadineeso , abti dhahay lacag manala siina dowlada 🤣 markas igu qosleen inta meesha joogday igu dhehen lacagta shegesid maxa wayay garoonga diyarada la duqeenoya ani ka kasahee 😅🙈
@MohamedHassan-gu6rd
@MohamedHassan-gu6rd 3 күн бұрын
xiligii ugu adkaa ee xamar soo martay 2007-2012 qofka kunolaan unbaa ka shekeen kara xaqiiqdii waan danqadaa marka so xasusto
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t 4 күн бұрын
Lkn maxey u wadi waayeen idaacada hadiiba 2 nin kale joogeen
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 3 күн бұрын
Wanka xumahay wiixi kudhacay dadkas illahey dhamantot ha u naxariisto wiixi dhiibkas gestayna illahey aya laxiisabtamayo malinta qiiyame
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t 4 күн бұрын
Allaha u naxariisto runtii Ali Iiman nin culus buu ahaa kkn dalkan buqumaha ayaa la gooyay
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 3 күн бұрын
Allah UNAXARISTO Dhamantod Inta Cadowga Umada Somaliyed Dileen
@wararkacusubmedia7741
@wararkacusubmedia7741 4 күн бұрын
Saan usugaye yaaaq
@FuulSare
@FuulSare 3 күн бұрын
Waxay ahayd idaacad wayn, ma jirto hal barnaamij oo aanan xasuusan iyo raggii ka shaqayn jiray.
@shuceybjakarta7041
@shuceybjakarta7041 3 күн бұрын
Xasuus ayey ahyd, Alle ha unaxariisto Aamiin
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 3 күн бұрын
Somalidu waxay hore u tidhi 'hal xaaraani nirig xalaal ah ma dhasho' waxay ila hada dowladnimada Somalia la hirgelila'dahay wa inay mashruuc khaaraji ah lagu bilaabay dhiig Somaliyed na loogu walqalay
@boreexpressinc5772
@boreexpressinc5772 3 күн бұрын
ayaale sxb ii waran
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu 3 күн бұрын
Lix sano ayan jire adna wan u xasusta mahad marku dhinte week xaladeyda ma ficnen ma ilowo codkisa gal abti marku qaraxa dhacay wan maqlaye dhabarka i xanune tariq xun ayey ahed carurnimadeda an xasusto
@JeylaniAbdirahman
@JeylaniAbdirahman 3 күн бұрын
Wlh been ma ahan maalinki mahad ladilay ma iloowi Karo waa maalinki muqdisho aa nacay
@wehliyeozan6515
@wehliyeozan6515 3 күн бұрын
Ayaanloow axmed abdisalan noo keen waxaa ka wareysataa arinta asiga iyo nadara ee adan x ceyrow si guud idaacada hornafrik
@Hooyo98
@Hooyo98 3 күн бұрын
Hoon afric hawada malagu soo celin waayay. Maxaa hor taagan in hawada lagu soo çeliyo idaacadaas
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 3 күн бұрын
AYAANLE.WAREYSI .KAQAD.WIIL LA SOCDAY OO AHAAY SAKURADKI. MAHAD SANID.
@faysalfaqay4376
@faysalfaqay4376 3 күн бұрын
Ayanlow waxad kenta maxamed abukar ma.da Alcadaala Wariyayashi ma tirin karo hon africk Inta muqdisho jogto Qisoyinki xanunka badna hano shegan
@axmedmaxamed4957
@axmedmaxamed4957 3 күн бұрын
Ayaanloow generaladii hore ee xooga dalka waraysi nooga so qaad indha qarshe iyo cirfiid
@zaharamohamed-tf1rg
@zaharamohamed-tf1rg 3 күн бұрын
No
@Mowliid2024
@Mowliid2024 3 күн бұрын
Dad xoolo bahal kujiro oo kale baay ahaayeen
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 3 күн бұрын
Kkkkkk walaale horta muqaawimada soomaali oo dhan ayaa ku jirtay wuqooyiga muqdishana dagaalka wuu ka socday oo nabad ma aheyn taasna waxaan ka garan karnaa in aad xoogaa xanuun kuugu jiro kkk😂😂
@FuulSare
@FuulSare 3 күн бұрын
Hhhhhhh ma laba woqooyi baa jirta?!, ma dheera xilligii ogoow. Baar ubax,Xamarjadiid,Wadshadda Caanaha,Shiirkole,Tawfiiq oo gubanaysa ayeey Xabashidu Kaaraan iyo Cabdicasiis macawisya ku xirnaayeen!. Warshadda baastada oo aad mooddo in qiyaamihii uu ka jiro ayaan ka tagay wallaahi kasraan baan ugu tagay Amxaaro xiran funaanadihii cad-cadaa ee shirkadda cabitaannada Altunsa!. Waa ay jirtaa 2009-2012 ay Amisom-tu ay markay Bakaaro duqaynayso Suuq-bacaad duqeeyaan. Xaqiiqo dhulkii Xabashi lagula dagaallamay in uu ahaa koonfurta Xamar,anigu kuma lihi reer soican baa kula dagaallamay balse xaqiiqada ayaan la inkiri karin.
@MohhamedAbshir
@MohhamedAbshir 3 күн бұрын
Eebow xayaysiis kasa kugu nacay
@mulkiaalim1052
@mulkiaalim1052 14 сағат бұрын
Hanoolaato❤
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 13 МЛН
Farmer narrowly escapes tiger attack
00:20
CTV News
Рет қаралды 15 МЛН
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 7 МЛН
If people acted like cats 🙀😹 LeoNata family #shorts
00:22
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
Sidee ku NoQon karta Bilyaneer ? || Sh Mustafe X ismaaciil
16:24
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 13 МЛН