GUURKA GABDHAHA SOMALI IYO RAGA MAXAA KA QALDAN

  Рет қаралды 349,529

BOQORTOYO TV

BOQORTOYO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 308
@SalmanSalman-ps2bb
@SalmanSalman-ps2bb 6 жыл бұрын
Masha Allah waa gabadh qaali ah, Ilaahay haku dhawro isha xun xaasidka iyo nacabka ilaahay hakaa ilaaliyo. Xasuusin iyo sixid: Ayaada 21 ee suradda Al-Room Wall laxni yar ayaa kujira, Gaar ahaan erayga (أَنْ) ayuu sax ku yahay adna waxaad u akhriday sidan (أَنَّ) Waana qallad,quraankuna wa mucjiso Rabaani ah cidwaliba wey gaftaa, Markaa muxaadaro dhaxal gal ah weeye Dadka dhagaysanayaa si aanay iyaguna Qalladkaa ugu dhicin usheeg wall. قال تعالى: وَمِنْ آيَاتِهِ أَنْ خَلَقَ لَكُم مِّنْ أَنفُسِكُمْ أَزْوَاجًا لِّتَسْكُنُوا إِلَيْهَا وَجَعَلَ بَيْنَكُم مَّوَدَّةً وَرَحْمَةً ۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ لِّقَوْمٍ يَتَفَكَّرُونَ (21)
@cabdiqanicabdulahi9991
@cabdiqanicabdulahi9991 5 жыл бұрын
Masha Allah wll wad ku mahad santhy sida asluubta leh ood ugu baraarujisey illah ajar haka siiyo
@maryanmohamed4116
@maryanmohamed4116 5 жыл бұрын
ربي يجزيك خير جزاء
@tashadetuff5503
@tashadetuff5503 4 жыл бұрын
Welcome
@IbraahimMaxamed-nc1sf
@IbraahimMaxamed-nc1sf 9 ай бұрын
Maashaa.allh.gabadh.xigmad.iyo.caqli.iskudarsatay.waayeeye.ilaahayoow.gabdhaha.soomaaliyeed.saas.norganise.wada.dhig
@uni1483
@uni1483 5 жыл бұрын
Masha Allah, Caqliga iyo cilmiga Allaha ku barakeeyo, Waa muxaadaro qiima wayn u leh qoysaska Soomaaliyeed.
@ciiseahmed5917
@ciiseahmed5917 6 жыл бұрын
masha allah gabadhan ilaahy ha xafido dear sister allaha ku dhawro gabadhan waxa sin lhy hadiyada uqalisan dunida hadaa la kulmi lahy lkn hadda niyada kaga duceyay abaaayo allaha ku siyadiyo cilmigada iyo caafimaad ka
@ustaadfathibaasheofficialc426
@ustaadfathibaasheofficialc426 6 жыл бұрын
gabadhaa allaah ha barakeeyo dhaxal wayn bay reebtay maasha allaah, camalkana umadda rabbi ha u sahlo.
@nuurfayte5945
@nuurfayte5945 5 жыл бұрын
Mash allh alha ku barakeyo wallh guurka diinka in lagu so xusho ayaa fcn Marka la dhahayo benmaha
@safiyoibrahinaadan520
@safiyoibrahinaadan520 4 жыл бұрын
Maa Sha Allah my sister allh haku xafido
@sookarienough9290
@sookarienough9290 6 жыл бұрын
Mash Allah washeen xigmada hadalkeeda lama loo koobi hadii la qabo ninka qabo waxuu dhaxlay aduun & aaqiro.
@anwarabdijelle3673
@anwarabdijelle3673 5 жыл бұрын
Aq1
@aminaali1835
@aminaali1835 6 жыл бұрын
Somalian kenyans by birth are very educated ManshaAllaah
@fatmafay2275
@fatmafay2275 5 жыл бұрын
Amina Ali wax horta Somalian la dhaho majiran wadanka waa Somalia shicibkuna waa Somali. Tankale Somali. Kenyan oo kaliya aqoonyu u gaar mahan qali shaqsi kasta oo buuk iyo qalin qato wax ayuu barankara.
@axmednuur5483
@axmednuur5483 3 жыл бұрын
ASC wan salamay gabadha soomaliiyed
@dheman1418
@dheman1418 6 жыл бұрын
Masha allaah wlhi waa gabadh aqli iyo aqoon lle masha allaah alle hakuxafido sistar
@RuqiyoMaxamedshiiq-pb6bt
@RuqiyoMaxamedshiiq-pb6bt 20 күн бұрын
@beerdilaacshe658
@beerdilaacshe658 6 жыл бұрын
Runtii gabadhaan waan jeclaaday Ii nooloow abaayo
@samiraabdi3194
@samiraabdi3194 6 жыл бұрын
Gabdhaan hadalkeda waa xikmad magaceeda iyo meesha laga helo ama youtuberkeda yaa igu caawinkaro
@hodanmohammedsyuunishabeeb7532
@hodanmohammedsyuunishabeeb7532 5 жыл бұрын
Walale Dr Nasra habeeb yusuf baa layiraahdaa
@abdicasiis2510
@abdicasiis2510 5 жыл бұрын
Telefankeeda qofkii hello ha igu soo xiro
@runsheeg3652
@runsheeg3652 3 жыл бұрын
Maxaad ka rabtaa nolol aan jirin bay sheegaysaa nin isagaa ma suul ah gabadh ilaahay masuul ma saarin
@Truthhurts77888
@Truthhurts77888 6 жыл бұрын
Masha allh gabadhaan ilahay cilmi iyo caqli uu iskugu daray war ragow gabdhaha daacad haloo dhaqdo dumarow adinkana daneesiga iyo maal doonka iska daaya xoolo nolol ma kenan salaama
@ayaanabdullahigeeseyabdull5992
@ayaanabdullahigeeseyabdull5992 6 жыл бұрын
Masha Alllah
@saciidcaato143
@saciidcaato143 6 жыл бұрын
Good lecture Thank you Sis
@raagefarah3001
@raagefarah3001 6 жыл бұрын
Mansha alaah God bless you walaal good I dear sister nin nasiiblaa KU hella long live
@abdilahbare2158
@abdilahbare2158 6 жыл бұрын
Ilaahay haku xafido
@abdirisakamir985
@abdirisakamir985 3 жыл бұрын
Its 2021 still enjoying how to analayze the things🔥
@vossbuddy7541
@vossbuddy7541 2 жыл бұрын
Gyhd
@vossbuddy7541
@vossbuddy7541 2 жыл бұрын
Kkkk
@hajjiyasin4255
@hajjiyasin4255 2 жыл бұрын
From kenya watching 2022.plz wellcome kenya.plz don't clup hands say takbir its better
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 5 ай бұрын
2024😂 I am here
@abdonaasir955
@abdonaasir955 6 жыл бұрын
maa shaa allah kheyr ilaahey ha ku siiyo al diin nasiixa
@isseelmi9384
@isseelmi9384 4 жыл бұрын
Ala gabdhaheenu aqli badanaa oo karti badanaa ilaahoow noo xafid maansha alah
@ahmedmusse6075
@ahmedmusse6075 4 жыл бұрын
Manshallah qoftaas oo kale ayaa ninkasta ku hamiya thanks
@sahalsiyad4786
@sahalsiyad4786 3 жыл бұрын
Asc Dr nasro mashalah mashalah mashalah waxan hawada ku soo marinayaa salan qimo badan doctoresa waxad tahay doctorada naf rageed idilkeed mashalah walaaley aqli badnidaa ma anaa ku dhalay . Haddii aan u godda galo dulucda qoraalkeyga waxad tahay qof ay bulshada u baahan tahay mashalah Hadalkaaga wanagsan iyo ragigaaga quruxda badan inta aad hadlaysay 45 daqiiqa waan sax xaqiiqda ayad ka hadashay mashalah allah ku xafido adiga iyo inta aad jeceshahay
@abdishakur8760
@abdishakur8760 5 жыл бұрын
Mashallah ilahaye qofku rabo ayu xigmad siye ilahaye haku xifdiyo Abayo
@ibraahim8788
@ibraahim8788 2 жыл бұрын
Mansha Aallh halkaa kasii wada Aallh haydin barakeeyo aakhiro iyo aduunba
@halimomohamed6275
@halimomohamed6275 6 жыл бұрын
Mashallah walaalo will done. You tell the truth.
@iqromaxamed3900
@iqromaxamed3900 4 жыл бұрын
Abaayo wan ka dhelay side kula xarira.
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 6 жыл бұрын
Gabadhan waa gabadh caqli badan siday haweenka wax ugu sheegayso haday u qaataan reerba ma dumeen
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Idinka nimanka yaa wax idin sheegaya
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 3 жыл бұрын
@@xamdixaaji4178 Anaga caLigayagaa wax walba noo sheegaya waayo mar walba anaga awgayo ayuu reerku ku dhisanyahay
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
@@yaasiinhassan2127 aqligiina kkkkkk hadad aqli leedihiin maxa caruurihiina meel walba ku dayacay ma ii sheegi karta
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 3 жыл бұрын
@@xamdixaaji4178 haa wllo horta nin kasta caruurtiisu ma dayacna boqolkiib 5 ayaa dayacay taa macnaheedu maaha inaad rag oo dhan eedayso waxse aan ogahay guryaha dumaya inaad idinku sabab u tihiin
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
@@yaasiinhassan2127 kkkkkkkkkk boqolkiiba shan aaaa wale runta kama hadal caruurtiini 75% baad dayacdeen tan guryaha dumayana ma garanaayo waxad noogu sababeeysay waayo anigu idinma furno
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 4 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah ani iyo abaayo aad bn is kugu dhawnahy fikrad ahaan.welcomd sister
@hassanbogoreh8408
@hassanbogoreh8408 6 жыл бұрын
Nice lesson for Women in our Nowadays,, They needed those kind of teacher for more learning about the Marriage / Future.😇
@nimcohodan6501
@nimcohodan6501 4 жыл бұрын
masha allh abaayo kudayasho mudan aduun iyo aakhiro kuliibaan xbbti.🤲🤲
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 5 жыл бұрын
Mansha allah wlshy qali allah haku barakeyo gabadh wanagsan aya tahay horey usoco
@muktaarbantu2683
@muktaarbantu2683 3 жыл бұрын
maansha Allah war gabadhan qaali sanaa baayo qodob loo baahnaa in laga hadlo baad ka hadashay waxaa tahay intaa aduunka joogay gabadhii ugu xigmada badneed on arko Allah SW haku dhowro adoo kale hadii hablaha ahaan lahaayeen reer ba madumeen thnk
@jamaalapdikadir3620
@jamaalapdikadir3620 2 жыл бұрын
Qoftan qofkii hela naag io badhbuu helay masha allh Inan ama gabadh waxbaratay waa bulsho waxbaratay
@mohamedsharif4863
@mohamedsharif4863 4 жыл бұрын
Walale Lacag iyo qurux iyo diin Akhlaaq Nin igu Gaadha Malaha ee Aan ku Gursade Xagee Ka Helaya ?
@ilkocastiiburco9709
@ilkocastiiburco9709 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@runsheeg3652
@runsheeg3652 3 жыл бұрын
Nin is faanshay waa ri is nuugtay
@mohamedsharif4863
@mohamedsharif4863 3 жыл бұрын
@@runsheeg3652 Faanka iyo Ruunta iskaga ka qaldan Been sheegey 😂😂
@runsheeg3652
@runsheeg3652 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay wuxuu yiri ha is amaanina suuratul najmi ka fiiri after that nin soomaali baad tahay
@mohamedsharif4863
@mohamedsharif4863 3 жыл бұрын
@@runsheeg3652 adigu maxaad igu mashquulay qoftasa rabaye miya adna rabta ?
@loulahassan3860
@loulahassan3860 6 жыл бұрын
machallah allaha koubarakayo caqligaa wanagsan walalo
@hamdisharifnorabdirahman5289
@hamdisharifnorabdirahman5289 6 жыл бұрын
masha allah
@amishofficialchannel4079
@amishofficialchannel4079 4 жыл бұрын
MashaAllah wlh ...lkn nasiib xumo Ani nolashas maheysto walidkey Aya nin igu Daren anan rabin hita maninka laigu mehrinayey Manan ogeyn isbuc kadib Ayan maqlay meherkeyga alx sadex carur Ayan haysta ninkini nag bu gursaday Ani maninkas Ila hada nolasheyda waxey igu noqotay mid ciriri ah ...inti farxad heysata Allah uziyadiyo
@amishofficialchannel4079
@amishofficialchannel4079 4 жыл бұрын
Meherkada oo laga qariyo dintu maxey ka qabta qafkii qoralkeyga arko plz iso jawab
@mshallah24allah61
@mshallah24allah61 4 жыл бұрын
Sheikh waydi wll
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 3 жыл бұрын
Xaq umalid inaa ciriiri nololeed gashid hadaadan ku qanacsaneyn waad ka tagi kartaa dulmi cad baaba lagugu sameeyey
@farahsamatar2844
@farahsamatar2844 5 жыл бұрын
Walashey allaha ku xafido muradkagana rabi ha ku siiyo walahi waxn la dhacay sida ay u sharaxayso ama u fahamsinayso dumarka iyo gabdhaha iyo dhamaan dadko idil huno hadi gabadh ado kala ah aan heli laha maba dayacen zawjedeyda ayan ka dhigan laha reer ayan ku aminilaha shahwedeyda ayaban si xalal ah ula gudan laha wad mahadsantahay huno
@aamiinuk9700
@aamiinuk9700 5 жыл бұрын
Alle ha daayo gabadhaa soomaaliyeed wllhi baan ku dhaaranayaa inan waxaas oo dhan ayay samayn doonaa haduu ilaahay nafta iidaayo
@faaisoabdicali495
@faaisoabdicali495 5 жыл бұрын
Mazha alah wa wacdi dhirigalin u ah gbdhaha ❤🙏
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 5 жыл бұрын
Jasaalka laah abaayo masha allaah gabdhaha sanadkaan jiro ilaah hasoo hanuuniyo 🤲🤲
@afyarepro5865
@afyarepro5865 6 жыл бұрын
tnx walashey sxbtey aya igu tiri eeg waxan ogaaday inay cashira mcn halkan ka aadatay hhh talisadeydi nolow
@fatxisheekh8050
@fatxisheekh8050 6 жыл бұрын
Haahhh
@maxamedcabdi9834
@maxamedcabdi9834 6 жыл бұрын
walhi nakahena ama gabdhahena caqlikan o kale la haan lahaayen wadankena nawad nu noqanlahaaa abayo Allah ku xafido xikmad mcn hadal mcn
@h.i.w5669
@h.i.w5669 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ربنا ❤❤❤❤❤❤❤
@hadaf3629
@hadaf3629 6 жыл бұрын
wllhi waa cashir wiil iyo gabar anfacaaya sida ay walasheen wax inoogu sheegty hada u qaadano reer nool aya dhismaaya inshAllah....ukhtii Allaha Ka abaal mariyo
@Bux366
@Bux366 6 жыл бұрын
MashaAllah mashAllah...Allahu khayr ha kaa siiyo wanaagaad fidinayso walaal qaali...
@fadumonoor9571
@fadumonoor9571 6 жыл бұрын
Asc mashalaaah abaayo ilahey haku xifdiyo wacyi galin wanaagsan Aya nasisey qer alaha kusiiyo mashalaaah tabarakalaah alaha kubarakeeyo maskaxdada
@ikranabdi2870
@ikranabdi2870 6 жыл бұрын
Fadumo Noor .
@maaidocabdi5697
@maaidocabdi5697 6 жыл бұрын
Mash allah abayo shukrn
@AbdallaBalaak00
@AbdallaBalaak00 7 ай бұрын
Gabadhaan alaha xifdiyo dadayar
@alimohamoud4347
@alimohamoud4347 5 жыл бұрын
mnsha allh haween xigmad leh alle ha idin daayo wll
@umuhaatukheyr7448
@umuhaatukheyr7448 6 жыл бұрын
Maasha allaah abyo shaqa wanaagsan baad noo haysaaye meesha ka sii wad
@ibnu-raanahmed1
@ibnu-raanahmed1 2 жыл бұрын
Mansha Allah Mansha Allah Raxmaanku Raali Hakaa Ahaado
@abdikheyrmakkaa4082
@abdikheyrmakkaa4082 3 жыл бұрын
Masha Allah thanks
@caashobbe1438
@caashobbe1438 5 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku xifdiyo xabibiti
@cismaankhayre2634
@cismaankhayre2634 5 жыл бұрын
gabadhan waa gabadha caqlibada( allaah )gabdhaha somaliyeed sidaa oo kale ha,nogadho aamiin amin amin
@wardaahmed8233
@wardaahmed8233 6 жыл бұрын
Sey mazha Allah alleh haku barakeyo caq liga iyo cimrigaba
@abdirisackkhalifmirrow3191
@abdirisackkhalifmirrow3191 5 жыл бұрын
illahow haweenka somaliyeed sida gabadaan sharafta badan ilahow kadhig
@sumayacabdi733
@sumayacabdi733 6 жыл бұрын
Mashallh abaayo waad ku mhdsnthy dheera galintaa aad na siisay
@mahadahmed1964
@mahadahmed1964 5 жыл бұрын
M.a abyo Allah Ku dayo Allah qeyr Ku badla
@yaasiinjaamac7643
@yaasiinjaamac7643 Жыл бұрын
Masha Allah
@ubaxmaxamed4455
@ubaxmaxamed4455 3 жыл бұрын
Mansha allah alaha ha ku xifdiyo abayo insha allah
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 8 ай бұрын
Gabadhan wa fariid caqli badan m.a
@salahabdale839
@salahabdale839 5 жыл бұрын
Yutubka waalidisa halkay mareyso bal arka maxaa haraey hadey gabdhaha hada iyo baranayaan xaasbimo somalina sheganayaan?
@awilcaano6939
@awilcaano6939 Жыл бұрын
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa waxaan.soo.dhaweynayaa.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 5 ай бұрын
Waa run horta gogosha guriga waa hooyada aabuhuna waa bustihii 10% ayaa raga xumada inta kale hadii si fiican loola dhaqmo badanaa rorey buu iska noqdaa yacni nin reerkiisa u dabacsan
@mohamednur3681
@mohamednur3681 Жыл бұрын
subxanallah showgii oo qof ah
@mohamedabdulkadirali8487
@mohamedabdulkadirali8487 5 жыл бұрын
Tnx msha allh caagilad aqon iyo qurx alla siyayaa thy allh ajar hku syo wll
@dakanejila7188
@dakanejila7188 3 жыл бұрын
Mashallah sister,,,, illahow khery kusii
@inamaxamed8306
@inamaxamed8306 6 жыл бұрын
Mansha allah jazakallah kheyr ukhtii wax baan ka faa iiday alx
@kikaosman6124
@kikaosman6124 3 жыл бұрын
waan fahaamay taa lakin anigu maa aminsani inu yahay gasbashow jeceylku balse waxan kaa aminsanayahay inu yahay waxa rabaniyaa
@ibrahimhuseenmohammed6695
@ibrahimhuseenmohammed6695 4 жыл бұрын
Waa gabadh ku dayashu mudan halka ay qaarkale ka sheekaynayan siyaasiyad oo ay leeyihiin xaq baa naga maqan inantani bulsho ayay dhisaysaa alle hakaa abaalmariyo walaashay
@xafsaali3519
@xafsaali3519 5 жыл бұрын
Drs Nasra ilaahy hku xfido abayo
@cabdiqaadirshariif3168
@cabdiqaadirshariif3168 4 жыл бұрын
I enjoyed Thanks how to analyse this topic
@mubarakxaajixasan9751
@mubarakxaajixasan9751 5 жыл бұрын
Maansha Alla maansha Alla Sida degan ee aad ugu marinayso macalin aad iyo aad Ayaan u soo doonanayaaa
@abdirahmanalinour3734
@abdirahmanalinour3734 4 жыл бұрын
The one nd only women Dr so nasro
@HassanMohamed-bo7wc
@HassanMohamed-bo7wc 6 жыл бұрын
Gabadhan I like it walhi .
@mohatimaweyne903
@mohatimaweyne903 3 жыл бұрын
Msha allaah tani waa midaydii xagee kaahelaa wll
@YahyeIbrahim-gq8mo
@YahyeIbrahim-gq8mo 2 ай бұрын
Masha alh
@sacadqolaab1260
@sacadqolaab1260 2 жыл бұрын
Wa gabadh fcn allow dumarka no hagaji qoftan wa dahab
@ayaankare3293
@ayaankare3293 5 жыл бұрын
Naa soco istusad yahay wax sheeg uma baahnine naag kasta wey taqaanaa siday ninkeda ola dhaqmi lahayde kaaga ilaasho horta sheekh yadii baa laga amaan la aaa ye naagihina masoo raaceen yaahuu teda kale xaqmale dumarku miyaa maxaa daro walba maxaa looga hadlaa sidii nin loo qancin lahaa Bisinka war haduu ixaq dhowro i ix tiraamo si fcn iila dhaqmo Waan la dhaqmi hadii kalena khalaas dee ma Malaa ig baa marka saa udaba cararayo iin saan baa ahaye yaahuu xaq kuma lihi miyaa ani diina wax kama taqaa niine naga fariista
@iqramohammed2821
@iqramohammed2821 4 жыл бұрын
Waruntaa abayoo
@runsheeg3652
@runsheeg3652 3 жыл бұрын
Guulayso abasyo
@siciidjava4216
@siciidjava4216 5 жыл бұрын
Haweenkeena caqliga badan dag-dag waa inaan uraadiyaa mid kamida.
@jantelmanxxx283
@jantelmanxxx283 5 жыл бұрын
Aloow iisahal gawadhaan sharafta iyo qiima iyo aqliga leh quraxda dumar ka oo dhameestiran waa tan masha allah gawar Somalia aan qurxooneynin majiro lakin qurux da maahin wiji ama jir qurxoon bas waa tan qurux da dumar ka oo rak walba adun ka jogo jacel
@sahradahir6317
@sahradahir6317 6 жыл бұрын
Diintu waa naseexo Allah kheyrka ha nawaafajyo.
@abdiwahidmoha5746
@abdiwahidmoha5746 5 жыл бұрын
Manshalah gabar caqli iyo xikmad iyo aqon alle ugudeqay baa thy abayo
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 жыл бұрын
Now I'm single waxbarshan kujira boqorkan guurzado intan iyo wax kabadanba way ii qorzhaysan yihiin wanan jeclahay zida gabadhan inan dumar badan wax fahanziyo oo aqoon wixii kadhimana
@abdullahiahmed3724
@abdullahiahmed3724 3 жыл бұрын
gmail hoos iigu reeb fdln
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 3 жыл бұрын
ahmed aniga
@ayaanabdirashiid4992
@ayaanabdirashiid4992 4 жыл бұрын
Manshallha walhi waa gabadh caqli badan alle hadaaye
@abdiqanicaligalol6192
@abdiqanicaligalol6192 5 жыл бұрын
Maasha'alaah garaadkaada eebe hakuu daysto
@ibrahimbashir5166
@ibrahimbashir5166 4 жыл бұрын
Man shaa allh ilaahy haku barakeeyo wll
@abdirahmangarad2622
@abdirahmangarad2622 10 ай бұрын
Màsha Allah
@miskisiyad7587
@miskisiyad7587 6 жыл бұрын
Wlh gabdha cml aya LA idinka rabaa
@ridwaanmaxamed974
@ridwaanmaxamed974 4 жыл бұрын
Mnsha Allah walahi gabadhani waa waxgarad
@abdikarimosman5110
@abdikarimosman5110 5 жыл бұрын
wlhi kuwo aan ogay iska dhaaf ducee waxayba dhahda qumaygi ayaa isi fadhiya aqalka bis milah
@issackshekh6278
@issackshekh6278 4 жыл бұрын
Nice word from good lady
@abusaalixcarab2322
@abusaalixcarab2322 4 жыл бұрын
Man shaa alaah gabadhaas baalagudadaalaa Ookale
@libanhassan5897
@libanhassan5897 5 жыл бұрын
maansha Allah alle haguxafido
@Libanomer.435
@Libanomer.435 3 жыл бұрын
M.allah ilaahay adoo kale haygu arsaaqo
@h.i.w5669
@h.i.w5669 Жыл бұрын
عليه سلام
@abwaandaanbari9646
@abwaandaanbari9646 3 жыл бұрын
Masha allh Xayakallah
@fouadali3927
@fouadali3927 6 жыл бұрын
Mashaa allh jasakalah dr nasro waa runtaa wll
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 6 жыл бұрын
Thanks baayo my wife baan dawad siin video gaan
@sahracalicumar109
@sahracalicumar109 6 жыл бұрын
abdihakiin ahmed Adigana kuwa badan ayey kuu haysaa ee ogow
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 5 жыл бұрын
@@sahracalicumar109 kkkk
@nuredinmahamed259
@nuredinmahamed259 4 жыл бұрын
Masha allaah
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 жыл бұрын
fariid wlhi ilaahye aay caruurat bixiya ee nin ma bixiyo
@dalla112
@dalla112 6 жыл бұрын
gabadhaan wa gabdhaha far kutiriska ee og xaquuada ragga . waqtigaan la jooga dumarka ragooda ma xushmeeyaan ma tixgilinyaan bilcagsi waba caynayaan ragga saan ah war hada na cayseen adinka iscaayay ogaada.
@yurubmuuse690
@yurubmuuse690 5 жыл бұрын
Shukran ukhtii
@farahjaamac1073
@farahjaamac1073 5 жыл бұрын
masha allaah wlhi waa gabadh aad u aqli badan
@shaficidalmar2109
@shaficidalmar2109 6 жыл бұрын
mnshlh gabadhn alaha barakeeyo wa gabadh waliya
Dhisitaanka Qoyska Wanaagsan | Sheikh Abu Dalxa
1:28:51
Al Furqan Centre Leicester
Рет қаралды 831
Maxakamada dahir alasow ok kiis adag la hor kenay yaab
21:40
Najma cadeey
Рет қаралды 2,2 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 114 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 293 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
Dr Zakir Naik Program #5 October night #live #zakirnaikbayan
3:05:51
Goorma Ayuu Bilowdaa Jacaylka Dhabta ahi?
29:47
MM Somali TV
Рет қаралды 32 М.
FILIM CUSUB: DAB & BAASIIN JILAAYAAL CAAN AH 2019
30:52
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 636 М.
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:54:31
Gabaygii guur aan ka la'aado (Xaawo Bulxan).mpg
8:29
Abdirahman Sharif Mohamed
Рет қаралды 234 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН