Guurka Qurbaha & Cagta -MOWDUUCA MAANTA-15 03 2022

  Рет қаралды 18,167

Universal TV

Universal TV

2 жыл бұрын

Guurka Qurbaha & Cagta

Пікірлер: 26
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 2 жыл бұрын
Gabadha iyo Wariye Cagmadhige. Waxaad soo jeediseen barnaamij muhiim oo aad si wayn oo buuxda aad uga hada sheen arimaha guurka guud ahaan, Bravo !!!
@sidiabukar302
@sidiabukar302 2 жыл бұрын
Mashaallah Cagma dhige waa sax waxa kala haysto guurka iyo dadka kala tagay ama isqaba dhaqan xumada iyo ictiram la aan dhaxdoda qaar kamid ah reeraha. Wax badan aya idiinka faiday. Mahadsanidin.
@colaadcabdullaahicolaad9199
@colaadcabdullaahicolaad9199 2 жыл бұрын
Masha,allah Universaltv cilmi baa ii kordhay Fadlan codsigeena waa Barnaamij yadaan hanaloo badiyo
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar🧡💗💓
@amalianasrani894
@amalianasrani894 2 жыл бұрын
Cagmadhige waan tixgalin jiray sheekada dumarka kahore cagmadhige walaal wariye nimada un ayaad ku wacnayd.
@mohammedhaidar2161
@mohammedhaidar2161 2 жыл бұрын
Masha Allah, waa moodooc aad u fiican.
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 жыл бұрын
IN UU GUURKA QURBUHU AAD AYUU U DHIBADANYAHAY
@mamaikranmamaikran5054
@mamaikranmamaikran5054 2 жыл бұрын
Mashaallah
@ahmedibrahimhassanhajiali
@ahmedibrahimhassanhajiali 2 жыл бұрын
Mariage has two functions. 1. Result of Mutual attraction fro. being male and female. 2. A reciprocal compatibility where both depend on each other as inter role playing. Marriage has set of natural rules and behaviors that man and woman both accept and understand the required transactions and their respective agreements.
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 2 жыл бұрын
Subxasnallaah Subxasnallaah aaway asturnaantii maanay garanaynin walaalo Quruxdu waa xijaab Quruxdu waa sida uu alle ku amray 🤭🤭🤭😶😶
@warsanismael7739
@warsanismael7739 2 жыл бұрын
Anigu waxaan qabaa guurka soomaalidu Ka farabadan yahey intaas waxaa badneyd in Gabadha la siiyo nin dhaqaale loogu xisho ama magac amaze godob reeb iyo labo is doonta iyo mid geeri ku yimaada
@rarajiboo
@rarajiboo 2 жыл бұрын
Subjeketyo ‘markaasi’ kala duwan! Markee?
@amalianasrani894
@amalianasrani894 2 жыл бұрын
Cagmadhige walaal naaguhu waxaysan saaxiib unoqon karin dee diintaa nimaka afar ubanaysay see naagi naagkale oo ninkedu guursan karo ulasaxiibtaa Xitaa walaashay haduu ninķaygu damco waa guursankaraa tankala way ka furmaysaa Cajiib taas ma dumarkaa eedkuleh Waa Aduun ninkii wax dulmay hadana dumarka dacweynayo waxaas ayaan u cararnay . Qaylo dhaaan waawareeey.
@midnimo3593
@midnimo3593 2 жыл бұрын
Mahad sanidiin
@misspamba1
@misspamba1 2 жыл бұрын
Qurun buran iga de
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Gurka somaliyed kudufo kadaqaq ayu noqdhaay
@munasarahmed4198
@munasarahmed4198 2 жыл бұрын
Laabteyd isgaliyen waxa dhiman iney isku ooyan KU qoslay hhhhhhhh
@muhanadmohabdi3370
@muhanadmohabdi3370 Жыл бұрын
Duqdan way ba diyarsan tahay tolow ma single ba ? 😅😅😂❤
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i Жыл бұрын
Markaa tahy naag financial independent ah❤😂 mustaqbalka sasan jam jam u ahaan m.a
@dabelsar4395
@dabelsar4395 2 жыл бұрын
Waa dhacdooyinka jira hada walaahi waanan arkey weyna igu dhacday midka mida hadaladooda oo ah gabadh ayaan jeclaaday mana weydiin inay xaas soomartey amaba hore ay usoo guursatay iyadna iima sheegin balse mar aan damcay inan guursado ayaa habeenkii aan family koodii ka doontay ayaa LA iisheegey inay xaas hore soomartey ana aan iska daayey guurkeedii gabadhii aan mudada LA sheekeysanayey waxaasina waa dhaldhalaalka beenta ah ee ay nagu soo Jiidanayaan dumarka ee naga daayo dumarow dhaldhalaalka benta ah
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 2 жыл бұрын
Adaaa qaldan abt See kudhacday inaa iska jeclaato hadane aa doonato inanta adoo aqoon buuxda u laheeen??
@hoodoxassan7968
@hoodoxassan7968 2 жыл бұрын
Horta runtu waa wax fcn qurbaha lkn guurkisa waa lga cabnyaan lknindrow hadii aad ka heshay mad iska gurstid . Runta waa asadka nolosha lkn dumr hadan nhy ma jeclin dhibka lkn khyar adigana ha kusiiyo .iyadan mid khrqaba
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 жыл бұрын
ragu DAAYEERNIMADA MAA KU BADATAY AJIIIB DUMARNA DAWACONIMO MALU CANAANAN IYAGANA ARIMAHA HOOS HALUU DAJIYO AJIIIB
@mohassan5087
@mohassan5087 2 жыл бұрын
Gabadhka wariyaha maxaad u guursan wayday adu indr single mother tahay 5 caruur haysta haxii kii hore kaa xumaday, maxaad markale u cugan wayday calafka, markaas ka sheekan lahayd macnaha guurka, hadaba dibada ka taagan tahay arinkani
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 2 жыл бұрын
Martida xiliyada xun xun qoysaska u yimaada sida duhurkii iyo habeenkii xiliyada danbe
@suleikhaaaqil215
@suleikhaaaqil215 2 жыл бұрын
Wax badan. Oo run ah. Baad. Sheeg. Teen Laakiin raga. Runta. Ha loo sheego. Intooda. Badan. Reer ka. Iagaa. Du miya. Ha ween. Unbaa cruurta. Ku. Ra faadsan. Caalmku. Lama qabo. Waxy. Gab dha ha. Soo maaliyeed. Qabaan
Guurka Qurabaha & Dhalinyarada
44:02
Universal TV
Рет қаралды 1,7 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 41 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 78 МЛН
Cagmadhige iyo guurka maanta (Mowduca Maanta)
1:11:31
Amina Dhufays
Рет қаралды 32 М.
Barnaamijka Dhaqan Xumo& Cagta - Qaybta 2aad  06 07 2020
43:41
Universal TV
Рет қаралды 19 М.
WAREYSI #2- CAGTA XAAJI - SIDEE KU NOQDAY WARIYE?
25:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 130 М.
WAREYSI #3 CAGTA XAAJI XAGEE JOOGAY 1991 #Somalia #civilwar
11:23
DAAWO Guurka Qurbaha iyo Soomaalida oo Arin Layaab leh Ka Bilowday Qurbaha
23:29
SHOCKING: Disturbing Differences Between #Asharis and #Salafis || The Hot Seat by AMAU
2:55:05
Halista Guurka Qurbaha .EP#21
1:27:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 15 М.
Xulashada Lamaanaha! U diyaargarowga Guurka
10:05
Suheyba Badqas
Рет қаралды 6 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН