Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@dahirsmohamed5002Сағат бұрын
Ahafid Asc Gusha Allaha siiyo kuwa ladulmiyay,Rabiga ayaa xaqsoore ah.
@nuuurcabdiiСағат бұрын
😌 😌 😌 😌 😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
@hawayassin7172Сағат бұрын
Hadaba trump gabar u dhalay gursatay wiil lubnaan ah Carab wa sii ilbaxday trump waxba ka qaadi maayo kkk Israi'l allah so qaban ,qasa na wa guleysan .