Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@NasroCabdi-i7gКүн бұрын
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪💪🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@faahiyecawad359Күн бұрын
Axmed Madoobe waa guulaystay ❤
@saidmm995317 сағат бұрын
Goobtii dagaalka shalay wuu ku guuleystay laakinn guul siyaasadde in uu ku gaaraayo uma arko.
@daljireali478317 сағат бұрын
@@saidmm9953Somalia siyaasadba kama jirto Qabiilaa is haya.
@maxamedaxmed7746Күн бұрын
Guul baan Urajaynaa Ahmett mohamett islaam ✔️
@ABDIYARE-e7hКүн бұрын
Guuuul guuuil jubalnd
@N.A.M123412 сағат бұрын
Siyasadu wa barasho adeer Nin uqdad hayso o qabil iyo unfi qalbigisu ka buxaan wax ma maamuli karo Nin macalin ahaan jiray o madaxweyne noqday o halki laga maleynayay uka hoos maray somalia haddi ay kala tagto isaga ka masul ah haddeedna darood u shakiyay
Adeer guusha yaad u diidantahay wiilashii daarood ee hubka ka dhigay ciidankii xasan dhiiqo u sheeg xasan sanbaloolshe masar hubey ku siisa laakiin wilal geesiyaal ah kuma dari karto hubna ma dagaalamee ninkiisa ridaayaa ku dagaalamo marka hubkii axmednaa waa hela hadey adi masar ku siisay isna itobiya siisay lacagna imaaraad baa la daba taagan marka aan aragno haiye iyo daarood ninka dowlad la aanta u darantabay ilaa tan waa tii u dambeysay ee somaliyeet
@ahmedsalad1393Күн бұрын
Imisaa looga digay imisaa loo sheegay xasan xaayoww iyo ximaarkiisa xamza wakaase waa la cabsiiyey biyahii aay doonteen
@mohamudulusow3668Күн бұрын
Bal waayahay aan aragno waa ximaarkaasi weger !
@AbshirMaxaedcali16 сағат бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@isku-dubba-ridnaan38423 сағат бұрын
Xasan shiikh waa ILMA yar oo hadba wiil KZbinR ahi talada u xarxariiqo. Bila ku ciyaadhay
@Darulqalam12Күн бұрын
INSHA ALLAH FARAJ AYAA IMANAYO
@dal-xoreeye103021 сағат бұрын
War cabdulllahiyoow wariyaha kaliya warkiisa lagu kalsoonaan karo aa tahay aamusnaantaada. We badatay ayaantan ee bal boorka iska jaf fadhiga ka kac xalka dalka meel xasaasi o mara news ka aan isbuuc ka sugeeyno nagada o maalintii laba mar so hdl wax yaabo badan o so tabin karabo aa socdo wa ogtahay
@Daacad-t4i20 сағат бұрын
Astaqfirullaah😮
@Kamaldaarichannel13 сағат бұрын
Waar I aamina Ethiopia 🇪🇹 ayaa technology u adeegsatay sidii goojo cade ay ciidanka S/land ugu soo jabiyeen kadibna daaroodkii boobeen hubkii iskuna soo sawireen
@CabdulahiqalifNuurКүн бұрын
Saxib sare abdulahi osman faarax
@saidmm995317 сағат бұрын
Wxixii shalay dhacay waxey aheyd guuldarro ciidan oo taariikhda u gashay Xooga dalka soomaaaliyeed. Waxeyna u egtahay in madaxweyne Xasan sheekh mustaqbalkiisii siyaaadeed halkaas lagu soo afjaray.
@yaxyedaauud8198Күн бұрын
Walahi xalay ma seexanin mar walba waxey I hor tagned askari somaliyeed oo madaxisa hoos u raaricinayo ciil 😢
Qarixii ugu horeyy ee raskabone ka dhacay waxay geestay AS oo jubaland la jira
@cabdirixmaancabdullaahi3943Күн бұрын
Hadii xasan suuban sabriye uusan rabin in ciidanku isku baaba o mxuu raaskambooni ciidanka ugeeyay
@AliMohamed-sl3geКүн бұрын
AF HAYEENKA XASAN SHIIKH
@AbduljabbarAzam-f7uКүн бұрын
Guul ayaan urajeyna dowlada federalka hala qabto jajuus madowe
@CabdiYare-w4vКүн бұрын
Waa sax waxa laysku hayo waa 4 sano mushaarka Axmad Madoobe ha sii jiro ama dowlad nimo ha xoogaysa to
@2Mohamed-e3tКүн бұрын
Wa riyo wa been
@faahiyecawad359Күн бұрын
Xasan sheekh Maxamood weligii ma guulaysanaayo , waayo waa nin lacagdoon ah , Ethiopia na waakaa uga tanaasuley baddii Soomaaliya Xasan waa nin fiican oo Soomaaliya jarweyn ka ridaya
@PukhaariSheikhcali-pn2gb22 сағат бұрын
Waligoodba SaaS umba loojabiya kuwan shabab SAS umbay ugalan
@lamafilaan60623 сағат бұрын
Waxee ila tahay in xassan uusan waxba fahmeen waxna baareen wax walbana ay meeshaas ku soo dhammaadeen
@Maxamed-Salad-GureyКүн бұрын
Balaayeey Nala Tahay
@somvideo-k3uКүн бұрын
MW HSM galka ciidankan ragii uu u dhiibay ayaa qaldanaa Waana in uu wax ka bedelaa isgarsiintiina soo celiyo hadii kale wali guul ma dhawa
Saaxiibow dawladdu waxaa la rabay in ay wax ka barato goojacada iyo wixii dhacay. Waa dad wadda jira oo haddana ka la jira.
@FadumoYusuf-ur5ir22 сағат бұрын
Huuuuu haaaaaa Guuuldardiina qirta Ama waligiinba waad riyaatoone riyadiina watakkkkk
@faahiyecawad359Күн бұрын
Laba nin oo aad u liita ayaa hogaaminaaya Soomaaliya waa Xasan sheekh iyo Aadan Madoobe oo laba nin ah lacagta aad u jecel
@Shirwac-pw2yoКүн бұрын
ciidamadu cararkii cawsweyne ayey Raas kambooni ku tageen. casharka ay ka barteenna waa ISBADBAADI
@FatumaOsmnКүн бұрын
Wabaaa wabaaaaaa orood oaay dee waar jubaland cidankeda baa lefaay dowlaad kusheega vila moryaan
@UbdirahmaanAbshirnuuneКүн бұрын
Wewe😮
@MohamedYusufArtanКүн бұрын
❤❤❤
@shariifcadow85322 сағат бұрын
Kuwaa ciidan ma aysan aheyn waa ciyaal weeradii xamar laga keenay marka haku tilmaamin ciidan
@tahliilxuseen1732Күн бұрын
Haddii farmaajo madax weyne ahaan lahaa 1 saac wax ka yar aa lagu soo afjari lahaa axmed madoobena tubtu uu dhihi lahaa sidii rooboow cml aa jeelka loo taxaabi lahaa farmaajo is coming soon 🎉
Dowlada way guuleysanee balse war waa uu danbeeyaa.
@daljireali478317 сағат бұрын
Hadda addeerkaa waxad ku qalqaalinaysaa dagaal kale. Bal aan eegno waxii laga dheefo
@jimaleahmed144419 сағат бұрын
Suxufiga ugu Jaahilsan ayaa tahey adigaaba sheegaya iney Xukumadu Dagaal utagtey Goobta Haddana sheegaya inaanu dagaal ka dhicin ee ay ciidanku ka baxeen Haddana adigaa leh dagaal ayey dawlada somalia utimid haddana way jabtey muxuu ahaaaa Isku soo wada duub oo waa xoreystey Deegamadiisa mudane Gurguurte waa xaaraan beenaale ah ee bari masaajidka kaaley dheh🎉
@AbubakarMohamed-k6d22 сағат бұрын
Xukunka ha iska casila Xassan sheekh ama ha is daldalo
@hussenyabaq6331Күн бұрын
Case ka Jubaland waa soo xirmay, Dowladu sal mugiis ha u fariisato tabarteedana ha growsato. 1Q1C ay la roorayso kaligeedna ha ka waantowdo
@mohamudulusow3668Күн бұрын
Waayahay 6 saac in sal mugiis lagu sii fadhin karo aragaane doqonow
@AbdaleXasa22 сағат бұрын
Mastar farax manta inta aad khadashay mamulgartaa mesha majogo midakale cidan aan helikarin tahsilaad xeegee loo wadaa
@Ibrahincabdinasiraden21 сағат бұрын
Xasan sh ma ahayn inuu dagaal ku degdegto waana qalad wayn oo taariikhi ah
@AbdullahiOsman-p1q20 сағат бұрын
Buck stops with HSM don't blame others 😅!!
@cirjiidh77Күн бұрын
Hamze ha ka qaado xilka Hasan shiikh asagaa ka dambeyey in Rag aan.la aqoon lacag iyo xilal lagu taxo oo sheegtay inay jubbaland wax ka qaban karaan
@MumtaazCabdiqadir-l5c21 сағат бұрын
Runbaad sheegtay
@FalxadoSahraКүн бұрын
Ragii axmed madoobe kasoo goostay ayaa iska cararay
@foxtrotmc.Күн бұрын
Balan baalis duushay ila tahay iyo sheeko xariir😂
@abdullashire923623 сағат бұрын
Labo maalmood kadib cid wax iskawaydiinaysa dhalinyaradaas la laayey arkimaysid Da
@AbshirAli-p7e4 сағат бұрын
We are very sorry
@AhmedMohamed-vm7oj21 сағат бұрын
BADIINA XALAY BUU ITHOBIA U SAXEEXAY ISAGOO KU BEDELAANAYA IN ITHOBIA DAGAAL QABIILEEDKA UU RABO SOMALI INUU BARAKICIYO INEY KU KAALMEYSO. CAQLI MA JIRO
@ahmedosman9338Күн бұрын
Xogbalagu jabiyay
@ShukriHussein-k1q7 сағат бұрын
😂😂😂😂 Hassan diiiqooo
@SaidMahamed-tx4lp23 сағат бұрын
Hasan shiikh ciidankii daarood buu muqdisho ka saarayay
@mrazizi58320 сағат бұрын
WALI DAGAAL QABIIL BAD KUJURTAH HHH HASSAN CIDAN KI IYO BAD DIIBA WAA GATE E QABIIL KU DIFAACA JOOJI
@ibrahimmuhumed13286 сағат бұрын
Ok
@cadbdulaahimaxmamadxasan307423 сағат бұрын
Xasan dhiiqo dhiiquu lugaha la galay kasoo joog waa laga wayay wax walba anaa iri maanta wax ha tarto
In ciidan qaran la weeearo waa dambi kamid ah dambiyada qaranka laga galo ciqaabtiisana waxay noqon kartaa xabsi daa,in Ama dil toogasho ah. Axmed madoobe maanta waa dambiile qaranka hub uqaatay
@yasinmohamed181819 сағат бұрын
Ciidah Hiraab ee maaha ciifan qaran.
@siciidcabdixakiincalicigaa232123 сағат бұрын
Waxay ila tahay inaad kasii waaleyso xasankii shalay labaartay isaga iyo talo xumadiisii Raaskamboni
@alikofi246923 сағат бұрын
Xassn sh miya waya aragnimo u dhimantahay sow ki 2013 ka dagalamay kismayo. Caqli uma kordho xasan e dhalin unba kororota. Wuxu yaqaan sida loo boobo hantida dowlada
@omarabdi333219 сағат бұрын
Xasan Sh Maxamuud garasho iyo caqli wuu leeyahay, lkn wuxuu saqiir ka yahay arimaha military iyo Siyaasadaba. Axmed Madoobe waa criminal, waana in dowladda soo aliftaa siyaasad, lagu mijaxaabinayo (Grand policy plan) Xasan Lataliyeyaashiisa xagga ammanka iyo militarismka ha wada eryo.
Waxay ila tahay somali xoog iskuma muquuniso in ciidan diyarad lagu qaado o si khasab wax kagu raadiyo marki horeba sax ma ahayn, Madaxwaynuhu hala yimaado siyasad qabow hana fahmo federaal waxay tahay iyo xaladihii soomali soo martay
@GggfFtffyКүн бұрын
Wa in laso qabtaa dagaal ooge xasan masiibo
@adambarre6520Күн бұрын
Ciidanka moral mahayaan
@MohamedHirsi__9997 сағат бұрын
Oohin baa Kaa sooo dhow Hada ka dib 😂😂😂
@ahmednoor898523 сағат бұрын
Adiga lataliye unoqo xasan shiiq
@maxamedcabdi-c8h14 сағат бұрын
Xasan ciidankii qaranka waa suurad xumeeyay
@saidmm995317 сағат бұрын
Ciidanka dowlada waa fuleyaal ka carara goobaha dagaalada.
@AhmedAli-nr2tz23 сағат бұрын
Harti numaan aqoon baa ku hadla hadlka qaarkiise call dhuux
@FatumaOsmnКүн бұрын
Guul jubbaland
@halimadirie530122 сағат бұрын
Xagee lagu arkay dagaal maalintuu bilaabmay dhamaaday meesha maxaa ka dhacay
@bazeera552023 сағат бұрын
In diaasad wax lagu raadshay ola tahay .dagaal wuxuu xasan sh dhaawaca nolosha shacabka kuwu la joogo iyo kuwa goboladaba.
ciidamadii gorgor io haramacad oo qof walboo siyasaasi ah ka qaylo dhaamin jiray dowladaha dariskana ka baqan jireen raaskaabooni lama geyn hala soo baaro qolooyinka meeshaas lagu arooriyey😎😎😎😎
@FatumaOsmnКүн бұрын
Wabaa goraad force walabahdilaay sxb meshaan birjex iyo abriis ba jogoo ciyal backasii majogan
@NuuneAli-d1e22 сағат бұрын
Bal aan aragno waxa ku xigo hadiii jubland fadaral Ka adagtahay
@CarabCrashidКүн бұрын
Markle first comment😂
@AleemZani-nw4xh12 сағат бұрын
Waxatahay wasaq iyo uf
@dekeofficial881721 сағат бұрын
Wllhi wa ayan daro buxudo o melan lodhafi karin
@YUUSUFMuuse-h4fКүн бұрын
Mooryaan inaad tahay aadan ahayn weriye
@medovepenman10 сағат бұрын
Waxan jeclani laha inadbdhkisa kasojeesato ama aad qayb ka ahato dagalka
@Sagalisxaaq-s7gКүн бұрын
Waxay ilatahy xsn sh waya arag mayelanaayo waligiis wa rux jilcan waliba bajaq kaliya afkanool ah
@LovelyAirplane-pm2rnСағат бұрын
Waxay illatahay ninkaan baduu gatay in laga fakaro afaarahaas kuu ma yaalaane wariye soomaaliyeed baataha habeen iyo maalin ka hadal bada si aan loo saxiixin dadku haku kacaan ninkaa doqonimada iyo xaasid nimadu isku raac day