HA DHAQAAQIN KU GUULEYSO LACAG PAUSE CHALLENGE

  Рет қаралды 520,233

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 949
@niciima2834
@niciima2834 2 ай бұрын
Cardhaf adoo nabiga kusalin scw
@nafisofarah297
@nafisofarah297 Жыл бұрын
Amira Big Fun Asad Kaso Aarso Asna Naag U Keen Team Amira Kor isu so qaada 😂😂😂😂
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️😢🕋🫵🏻❤
@AbdiDabjacel
@AbdiDabjacel Жыл бұрын
Scw ❤❤❤
@AsmaCrashiid-gk8ds
@AsmaCrashiid-gk8ds Жыл бұрын
ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤
@iqlaas12
@iqlaas12 Жыл бұрын
Scw
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Welcome back again guys keep going guys
@xanaanofficiall25
@xanaanofficiall25 Жыл бұрын
Scw scw scw
@NaimaMohammed-ee9et
@NaimaMohammed-ee9et Жыл бұрын
Wlh Amira waanka naaxay maskinta 😢war Asadow xiyanada joogi wll 😢,Koko waa bila naxaris haalkay saxiptinimadi ku ilowdy
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Жыл бұрын
Caadi iska dhig waxan waa game eh
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni Жыл бұрын
😂adeer hppi waa game
@najmosuusan3357
@najmosuusan3357 Жыл бұрын
Inta Ila jecel game Kan waa salaamatihiin😂😂❤❤
@FardouzMohamed-dv1vn
@FardouzMohamed-dv1vn Жыл бұрын
Ka qadney😂❤
@shamsamireelmi4630
@shamsamireelmi4630 Жыл бұрын
Kaa qadnay quruxey😂❤
@ruunmohamed4618
@ruunmohamed4618 Жыл бұрын
Kaaa Qadny 😂
@ismahaacabdirisaaq488
@ismahaacabdirisaaq488 Жыл бұрын
wanka qaadney🖐🖐🤣
@KhadraIbrahim-b4s
@KhadraIbrahim-b4s Жыл бұрын
Kaa,qAdney
@iqrahassan6414
@iqrahassan6414 Жыл бұрын
Kooko waa dabaal qofka hadaa afka ka dabooshe maa sanka ugu leexetid midkle amiiro waala qiyaame
@mulkimohamedwehliye-is4tx
@mulkimohamedwehliye-is4tx Жыл бұрын
Horta markaata maxa lo qayama 😢
@AmiiraQuruxFan
@AmiiraQuruxFan Жыл бұрын
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@samirahassan8352
@samirahassan8352 Жыл бұрын
Scw scw scw
@qoslaayemediapro63
@qoslaayemediapro63 Жыл бұрын
Scw
@baadaayeawdaa5954
@baadaayeawdaa5954 Жыл бұрын
Koko xaasid wye wlhi gawarnimo xitaa maugu qaleynin amiira😢
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu Жыл бұрын
Asad amira waqiyantaty sasmalarabin amira ka also peart2 amira kusodar😢
@AliNuur-ss7hk
@AliNuur-ss7hk Жыл бұрын
Asda Amira waqiyantaty sasmalarabin amira ka. also peart2 amira kusodar😢😂😂😂😂😂😂
@OmarKane-jg9et
@OmarKane-jg9et Жыл бұрын
Amiira maskiin ,asad kooko SaaS mayeeli karo ,ayada xitaa asad ayee la jirtaa,
@juweyriyamohamed
@juweyriyamohamed Жыл бұрын
Amira ciil aa iku dhishay wlhi 😫😒 intaasba wadulqadatee maxa ugu baxdy 😳
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Жыл бұрын
Nin maan aarsan uurka hooyadii buu kujira amira qurux aarso sxb
@yusraibnumoha8524
@yusraibnumoha8524 Жыл бұрын
Kooko waaba dabaal caadiyee mxaa gabadha sidaas dhan ugu gahsay
@Asma-abdalla75
@Asma-abdalla75 Жыл бұрын
Dadka gameka ciyaaro kaliya ku macyahy qof ciyaarta kujirin in lakeeno Game ka xamaasadiisa kudheelee Qiyaano ne waaye ❤
@iqraaadan7337
@iqraaadan7337 Жыл бұрын
Qof in lakeenaa kaqurxoon dhaxdooda caajis waaye
@UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq
@UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq Жыл бұрын
Caajis ma aha way kabadin laheed maskiinta way khayaaneen😢😢😢
@fartuunbirimo1238
@fartuunbirimo1238 Жыл бұрын
Koko tokada laku kena amirana lakubalamiya okoow xasina ukudhajise ada kabixise afka iyo sanka maxa uku xera
@Sheekha.Idiris11
@Sheekha.Idiris11 Жыл бұрын
الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام | المؤمن | المهيمن | العزيز | الجبار | المتكبر | الخالق | البارئ | المصور | الغفار | القهار | الوهاب الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام |
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 Жыл бұрын
Asad game kii wd naga qastayy wuxuuna ku wacan yahay idinka dhaxdiina inaad isLa dheeshaan oo kaLiya❤😢 Amiira raaLi ahow xaqiiqdii asad iYo kooko ba wayy kuGu gafeen si qaLad ahna ciyaarTa weyy kaaga buriyeen 😢 Amiira qof ka duLqaad badan ma arkin❤👸
@OmarKane-jg9et
@OmarKane-jg9et Жыл бұрын
Koko naxriis xitaa malaha,amiira oo gabar ay islayihiin xitaa ma u danaaninayso,she don't has any mercy
@MomtasOmar
@MomtasOmar Жыл бұрын
Ma ila aragtay abtigeed ayey ujirtaa, way iga yaabisay tayari 😅
@saamiyasiman9742
@saamiyasiman9742 Жыл бұрын
War ani waxa kunacay qayanada marwalbo amiiro lagu samena ayadane miskiin waye
@NasraAhmed-t7b
@NasraAhmed-t7b 4 ай бұрын
She's a walking jealousy 😅
@ibrahimmohamed9491
@ibrahimmohamed9491 Жыл бұрын
Asad sxp waad qaldan thy wayo sharciga gamka Kuma jirin qof gamaka ku jirin qof kle Luma adagsan karo amiiro qalad ayad gamka ugu bixisi ... yaa ila fikir ah
@deganahmedali
@deganahmedali Жыл бұрын
Asad wlhi waxa aad samaysay waa qalad wlo amiira waad qiyaantay
@abdikadiralli
@abdikadiralli Жыл бұрын
Amiira waala khiyaameeyey Kokomo ciyaarta kuma jirin 😂sorry amiira😕
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 Жыл бұрын
Asad nin waye jirkeda miyu taban wayahe 😂😂
@sahalcumarcadde2841
@sahalcumarcadde2841 Жыл бұрын
Asad shuruucada Game waad ku qaladay waayo maahan in aad keento qof cayaarta ka maqan adiga in aysan lacgtu ku dhaafin howsho hadii aysan aheen ka saar cayaarta qof baanka ka ah dadka game ka dhaxeyo kaliya ku e kay.
@mustitaaz3123
@mustitaaz3123 Жыл бұрын
Qayaano qayaano amiiro wala gaaday 😂😂😂😂
@KingCaydafans
@KingCaydafans Жыл бұрын
The best person ever, the most trusted person ever the most knowledgeable and even shining person is our beloved prophet Muhammad Scw 😢🧠🤲🕋
@akbarkhalif6258
@akbarkhalif6258 Жыл бұрын
Zcw 😢
@AbdirahamanAbdiAli-ww9xp
@AbdirahamanAbdiAli-ww9xp Жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤
@ahmedabdisalanahmed9443
@ahmedabdisalanahmed9443 Жыл бұрын
Waan kusalamey
@IlhanHusseinMohamad
@IlhanHusseinMohamad Жыл бұрын
❤🇸🇴💞
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@AbdirisaaqMuuse-tf4sv
@AbdirisaaqMuuse-tf4sv Жыл бұрын
Cumeer waaba la gartee amiira khiyaano ilayn qof ciyarta aan ku jirin ayad u adegsatay sidasoy tahay naqaska ayad ku xidhi rabtay oo sanka kaga xidh koolka…… Aniga ahaantayda maya ayan kuu hayaa
@Miliondhaan
@Miliondhaan Жыл бұрын
Amiira ciyartan wayku fiicantahay horay iskama dhiibto😂😂😂
@nursheekh
@nursheekh Жыл бұрын
War qoftu xarash ay kuu haysay malaha kooko lajen waye wallhi ciyaarta hada leee mihi laga rabay keenten naga kululeeya ciyaarta hadii kale buuran a lagu dareema sidiina ku wada wa idin wata kor iyo hos gar iyo gardaro
@shueb123
@shueb123 Жыл бұрын
Lkn sanka iyo afka hadii lagaxero qofta sidee kuneefsane maficno taas,,already xukunka weyqadate walaxerxeray intaas kufilan
@MustafeCabdi-v8x
@MustafeCabdi-v8x Жыл бұрын
Koko waad xumaataye inanta inaad lajirto ood kurogto khiyaamada asad ayay ahayd waxkaa xumaatay
@Yamaani252
@Yamaani252 Жыл бұрын
Koko khalad kusoo gashay meesha taas dood kaqabnaaa waa khiyaano
@omarqorrow2191
@omarqorrow2191 Жыл бұрын
Asad qayaaana ayasubise eee koko gameta kumajurto .... gamekana cajis ayaa kadigtay❤❤😂sxb
@abdullahiibrahim92
@abdullahiibrahim92 Жыл бұрын
Qiyaano ma ahaneh gabarta ajinabi ayuu ku yahaye gabar gabar ayaa loodiraa tusaale ahan hadii cayda ama cumer adiga wiilasha hadii ay ahalahayen asiga ayaa gacantiisa uga xerxerilahaa madama aygabar naqatey waa in gabar kale loo wacaa si ay ufuliso arinta intastoo ay kujirin danta ayaa keneyso
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 Жыл бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤
@muscabhasansiciid213
@muscabhasansiciid213 Жыл бұрын
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Жыл бұрын
Allah is one 🩷🩷
@Ahmed-ik6sj
@Ahmed-ik6sj Жыл бұрын
Asc DHAMMANTIIBA Asad sxb waa khalad qof aan Gamka ku jirin in soo galo gamka waxaan ku talin lahaa intaa qofka gamka ka bax inuu caawin inta isusoo hadhay 😅😅😅😅
@FaadumoSidcali-p2i
@FaadumoSidcali-p2i 4 ай бұрын
😂😂
@paulopogba8503
@paulopogba8503 Жыл бұрын
Aniga ahaan fikirkeyga amiiro wa strong woman but naqaska ama nefta in laisku xiro wa mamnuuc wax nafta dib ukenaayo xalaga daayo gemka😢 tedakale Gemka wa macanaa ee mel xun ayuu kugoaay tedha kale qof 3 daqiiqo kabadan pause yalaagu qabaanin😊
@warsanmaxamud5445
@warsanmaxamud5445 Жыл бұрын
Amiira caaaw wah xanaaqday waayo wa la qiyaamay arinkaa dib ha loo eego waa qalad hhhh😂
@muscabhasansiciid213
@muscabhasansiciid213 Жыл бұрын
Koko xaasida amiira way guulaysan lahayd hadan sharoorada lagu dhajin Koko xaasida❤❤❤❤❤ asad hore u soco wĺlky qli
@---Hatif__0mr---
@---Hatif__0mr--- Жыл бұрын
Qab qab amiira waa adag tahay indhaha markey rabtey iney koko kaga dhajiso ay ka baxday aniga xita wa ka bixi laha azad hore u soco
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 Жыл бұрын
War amiira guuleysatey wah saan xaq maaha😏
@ayaaan396
@ayaaan396 Жыл бұрын
asad dadka ciyarta ciyara kaliya ha is dhiban lkn koko wad ku khaldantay inad u adeegsato any way way dhacday lkn wixi ka danbeya dadka cirta le ka dhig
@Mohamed-n8h3l
@Mohamed-n8h3l Жыл бұрын
Sidani waa qiyaano qof aan ciyaarta ku jirin maxa u geynaaya koko
@Prinsess-q5j
@Prinsess-q5j Жыл бұрын
Ee nefta eeba ku dhaji rabty bee😳qaf sanka iyo afka laga xiray ma tagnanayo😎
@jamiiloaxmed5412
@jamiiloaxmed5412 Жыл бұрын
Koko xeerka dumarland wa jabisay. 😂😂😂
@prettyperlin468
@prettyperlin468 Жыл бұрын
Hadee suniyaha xataa u dhaafi laheyd amiiro wee badin laheyd lkn koko dabal wayy wlhi amiro hadee ahan laheyd sidaa kuma sameyn laheyn
@Sagal-k5o
@Sagal-k5o Жыл бұрын
Amiro next video waxad balan sata gawar kuna dheh asad habsi 😮
@ruunadontiiallah6847
@ruunadontiiallah6847 Жыл бұрын
wuuw siina leee asad meeqo mar arkay asoo gabar hab siin 😂😂😂😂
@Haara57
@Haara57 Жыл бұрын
Koko naxariis malahan uf
@abdibasidabdullaah3075
@abdibasidabdullaah3075 Жыл бұрын
Kusalin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw❤❤
@mohadeeq2023
@mohadeeq2023 Жыл бұрын
Amiira waa laqiyaama koko ruufyaanad
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 Жыл бұрын
The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰
@Queenoflove-s3b
@Queenoflove-s3b Жыл бұрын
The game is won amiira qurux ❤😢
@NacimaM-yi4qx
@NacimaM-yi4qx 11 ай бұрын
@@Queenoflove-s3b scw scw scw
@SaafiCabdi-k2d
@SaafiCabdi-k2d 9 ай бұрын
Ssjdgdis❤eirh😂❤💋🌷🌹🌻💪🏼👍🏆😍🪕🤣♥️
@apdifatahaaro6431
@apdifatahaaro6431 Жыл бұрын
Arimaheena iyo koko isku balami
@ina.halista
@ina.halista Жыл бұрын
MAXAA KAFIICAN KUSALINTA NABIGEENA MUXAMMED SCW NAXARIIS IYO NABAD GALIYO KORKIISA HA AHAATEE
@Fataxo7
@Fataxo7 Жыл бұрын
Asad waxaan challenge maaha gabadha CAWRADEEDA AA BANAANKA keentene wili DADKA hortooda,,ISLAANIMADEENA MAXE KA AAMINAYAAN HADAA SAN UDHAQMEYSID ?????????
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 Жыл бұрын
Imisa Qof ayaa Muqaalkan Ka heshay 👍 ASAD HAGIO🔥
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Жыл бұрын
Amira baan ku raacsanahay game kaan ku celi kkkkk
@kaligeedtaliso1
@kaligeedtaliso1 Жыл бұрын
Paused ⏸️ challenge inee thy mr hore dremay wlhi😂😂
@zeynep5743
@zeynep5743 Жыл бұрын
Dhexdiina kaliye ku fiicnthy gameka xamaasadaa ugu ciyaartan asadow
@Najmo602
@Najmo602 Жыл бұрын
Amiiro wa runteed qof bananka ka imaday wa qalad in lagusoo daro 😢
@zahraomar9359
@zahraomar9359 Жыл бұрын
Amira ma oysay mise ana umaleyo😢😢
@aminamaxamud415
@aminamaxamud415 Жыл бұрын
Amiira min fadlan game kam mardambe haka qayb galin plz wa taladayda. Ok. Iyo game kasta o qiyama ah. Ok gabadh ba thy. Takale game koko maxu ugu so dari waye meesha waa iiga muuqdo abti xabiibi isjir magoooooooo.❤
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 Жыл бұрын
Qofka aan ciyaarta ku jirin ma fiicna in la adeegsado
@aaminabookh9816
@aaminabookh9816 Жыл бұрын
Asad is not easy. Keep going. Pro coming soon 2m insha'Allah 🎉❤❤🎉😂
@daacadboy1
@daacadboy1 Жыл бұрын
Asc inta aaqiro xasuusato oo wanaga jecelow isoo raac meel kheyr ku jira ku wadaa wllhi wayoo beri inad awoodin ayaa macquula allow qaatumada kheyr noogu qatin 😢😢😢
@missnaajuu5565
@missnaajuu5565 Жыл бұрын
Amiro wa gaaden tkle asad hdi ahan lahed wa qarari lahed
@abuu_haaland
@abuu_haaland Жыл бұрын
Dadka ciyaarta isla dheelayo ku Ekee challenge ga legend
@lironnyadansofficial3483
@lironnyadansofficial3483 Жыл бұрын
Mi fav❤ challenge ish caalaa pause challenge Amira aan wata😂😂😂😂
@zeitunismail5217
@zeitunismail5217 Жыл бұрын
Amiira makes every vedio worth watching 😂 .....if u want views just include her in all the vedios😂
@khadar33221
@khadar33221 Жыл бұрын
Waa khalad sida loo saaray amiira
@SHAQESTE.OFFICIAL
@SHAQESTE.OFFICIAL Жыл бұрын
Igula saliya nabiga صلى الله عليه وسلم ❤
@AliAbdi-hb6dk
@AliAbdi-hb6dk Жыл бұрын
Wan jclhy pause challenge so baadi ceyda iyo kooko so qaboo 🤣🤣🤣
@ZakiDahirnuur-lz1lj
@ZakiDahirnuur-lz1lj Жыл бұрын
Asadow koko iyo arimaheena nxt iskubalami plz waligey ma arkin arimaheena oo dhelaya Paus Chalange ❤️
@samiiraabdi597
@samiiraabdi597 Жыл бұрын
Asad qaladweeyaan wxni kooko kumajirin waryaa
@landac.raxman6176
@landac.raxman6176 Жыл бұрын
Heesta walaytagayba ileen challenge gan bayba kuso baxaysay😅
@Asma-abdalla75
@Asma-abdalla75 Жыл бұрын
Asad Gameka cadaaladiisa siii inta gameka bilaaban fakrada sameeso kadaa marka gameka bilaawdo kadib in fakirto saa kudilli laheed qof la ciyaareso ka fcn in hore usoo fakirto eYagabo ciyaarta dhexdeeda ku fakiraan Marka plzzz taasna Qiyaano waaye 😢😢
@abdihakinmohamud7134
@abdihakinmohamud7134 Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@feisalcade3635
@feisalcade3635 Жыл бұрын
Inta igu racsan amiira ini laqayaane 😢
@hummi211
@hummi211 Жыл бұрын
Asadow waxaad noso badisa challenge ka do / quit
@aameinahmethawil3788
@aameinahmethawil3788 Жыл бұрын
Koko ciyaarta kuma jirto waa khiyaano asadoow
@Qaali5
@Qaali5 Жыл бұрын
Amiiro we sabartay lkn wajiga in koolo liskaga dhajiyo qof uma dulqaadan karto intakale we ogoleed lkn asad gabadha lacagta xaq ayee uleedahay
@KING_MANKA
@KING_MANKA Жыл бұрын
the best person ever the most knowledgeable and the most shine all allah created is prophet صلى الله عليه وسلم 😘🕋🕋
@IlhanHusseinMohamad
@IlhanHusseinMohamad Жыл бұрын
❤🇸🇴💗
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@JOKERGRAPHIC.
@JOKERGRAPHIC. Жыл бұрын
Asad hagio intaad nagu tidhaahdo pouse baanad play na odhan xaazid 😂😂😂😂😢
@Ahmett990
@Ahmett990 Жыл бұрын
😂
@IsacMuseYakup
@IsacMuseYakup Жыл бұрын
Asad game loogama baahno in qof ku jirin lagu soo daro lkn haddii ku heshiisiin waa caadi markii dad leesku adeegsanaayo waa in ay ahaataa markii 5 ama 4qofood camal tihiin mahadsanid
@SeynabHassanAroone
@SeynabHassanAroone Жыл бұрын
dhaxdiina lee amiiro qurux si xun ayaa ugasheen
@faaisomuumin5260
@faaisomuumin5260 Жыл бұрын
Asad codsikeena aqbal laba wiil iyo laba gabdho ka dhig oo isla jira laba iskula jiran cayda cumeer iyo amiira iyo koko bls markaas barnaamij aad ayuu uqurux badnaana bls codsi🙏🙏 muqaalka labaad ka dhig inta iku raacsan like saar please
@MOHA__MB1
@MOHA__MB1 Жыл бұрын
Allah is one ☝️ ❤
@hajiyowwalaalmountsuufto4446
@hajiyowwalaalmountsuufto4446 Жыл бұрын
Koko ciyaar kuma jirta ciyaarta ka saar dhexdiina ka saar koko iyada daqon waa waxa sameey la dhaha way iska samayni video jacayl leee waaa qofta wax garad ma ahan
@XamdiAbdullahi-f9j
@XamdiAbdullahi-f9j Жыл бұрын
Koko sheydhan wayo
@AmranMutafe-fw2uy
@AmranMutafe-fw2uy Жыл бұрын
Waar kada sid gab hda
@CusmaanSayid
@CusmaanSayid Жыл бұрын
Allaah is one☝️❤
@mame-pu1vj
@mame-pu1vj Жыл бұрын
Asad waxa samaynaysid waa Khalad Qof dhan maa koolo ku duubi 😂😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga #Sahantoosan ❤❤❤❤
@sayid5352
@sayid5352 Жыл бұрын
gamke sharudusa kuma jirin qof aan gamka kujirin inu qofka kasaro sida kuwi hore
@Ruweydasead2471
@Ruweydasead2471 Жыл бұрын
Marka danbe Koko kuso dar inta igu raacsan🥰❤️
@riyaq_Osman
@riyaq_Osman Жыл бұрын
Sida saxda ah 🎉 *Amira* ayaa badisay koolada in lagu xiro dhib malahan lkn in *afka & sanka* laga sharooteeyo waa qalad qofka biniadamka ah waa 2 meel uu ka dheefsado qof u taagnaanayo in sanka io afka laga xiro malahan marka wax yaabaha qaar dib haloogu noqdo
@humayzahbintuzead9518
@humayzahbintuzead9518 Жыл бұрын
Idinka dhexdiina ayaa fiican in qof dibada looga wacdo waa khaladsidaas ka dhig
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 Жыл бұрын
Qalad waaye qof aan ciyaar kujirin in teeda kle coko mxa ka qaldan gabdha maanad ka nexen wxy saa ugashey
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Big legend always asad hajio and cumeer big fan and amiro qurux another's levels program's best bause challenges hard work ⚽️💯💯👍👍❤
@Ayaano1993
@Ayaano1993 Жыл бұрын
No way waa qalada waxad gabadha ku samayseen rali ka bixiya waxa waa doqonimo wajigeeda xanaaq ayaa ka muqday 😢
@sayid5352
@sayid5352 Жыл бұрын
asad asaga gamka ku ciyaro kuwo iamk oon kujirin uu kasaray wuu ka diiday kuwi asaga uu adegsanayana way kasaran 😂😂😂
@saidabdi5612
@saidabdi5612 Жыл бұрын
😢😢😢😢 lakin Asad gabadha waxba galay ee halo garabo wey ka xumatay wiil iyo gabadhiis waa iskugu tagten ama waa laga garbaxaya ayaan u soo qadena ama halo ogolado guusha viva amiro
@MumtazAbdullahi-ip9ck
@MumtazAbdullahi-ip9ck Жыл бұрын
Amiira teamka gabadha ujecllhy😅😂❤
@SakiMo1233
@SakiMo1233 Жыл бұрын
koko game kumajirto qiyaamo weeye asad wixiisu
@XamdiQasiin
@XamdiQasiin Жыл бұрын
Asad Koko ku so xiji iyo ceyda Amiira iyo cumeer wad ka Raasy waxn ku leyahy guleyso marwalba insh allh ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
Zaki somali oo gacanta oga jabtey ciyarti aan ciyareeney 🥶😨😨
10:39
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 22 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 10 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,6 МЛН
AFDUUB || HOOYO NAXDIN U DHIMATAY || WAALI & WAL WAL
41:01
Adna Channel
Рет қаралды 448 М.
PAUSE HA DHAQAAQIN 200DOLLAR KU GUULEYSO
17:25
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 393 М.
DILAAGA QARSOON
31:23
King Ceyda
Рет қаралды 1,3 МЛН
U TILMAAN SHAQSIGAAN QOSOLKA AY IGA DHAMEEYEEN
14:45
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 500 М.