Ha fasahaadinina dhulka wanaaggisa kadib SH Maxamed Idris

  Рет қаралды 23,603

Sheekh Maxamuud Shibli

Sheekh Maxamuud Shibli

5 жыл бұрын

Пікірлер: 31
@aminmohamed270
@aminmohamed270 4 жыл бұрын
IlahaY Hagu xafido Shaikh Mohamed idiris Jassakalah shaikh Walahi Waxad ka Hadaashay waa Xaqiiq Jirta Alle hano gargaro dhaman musliminta oo dhan 😭😭
@imranyussuf8307
@imranyussuf8307 5 жыл бұрын
Allah hakuxafidho sheik mohamed idris .waxan shadidd kanana inad dinta Allah ummada ushek tayy.
@inaholmatihaashkaiidhiib.8634
@inaholmatihaashkaiidhiib.8634 5 жыл бұрын
SH, Maxamed idiris waxaan marqaati kaaga ahay inaad guddatay gaarsiinta wixii alle ku baray , oo waliba ay kaa muuqato sidaad uga xumtahay oo aadan raali uga ahayn wax dhacay Jaaaka Allaahu Qayran, miiaankaaga xasanaadka allaah hakuugu daro...
@cabdulxakiim4541
@cabdulxakiim4541 Жыл бұрын
Scw
@farduusciise1863
@farduusciise1863 3 жыл бұрын
Mansha allaah tabakalaa sheekh ilahay haku barakeeyo aduun & akhiraba
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
Manshaa allaah shiikh allaah haku barakeeyo aamiin jisaakallaahu khayr allaah haku xafido aamiin aamiin
@murti-dhuuxmedia4276
@murti-dhuuxmedia4276 5 жыл бұрын
ALLE HAKU XIFDIYO SH MAXAMED IDRIIS WAXAAN ILAHAY AGTIISA MARQAATI KA TAHAY INAAD NASOO GAADHSIISAY DIINTA
@kafiyom8492
@kafiyom8492 5 жыл бұрын
Mansha Allah sh jazakallah kheyr
@user-pb8cn2km5b
@user-pb8cn2km5b 5 жыл бұрын
Barak Allahu fiikum khudbo aad u qiima badan ayay ahayd run ahaanti qalbiga gilgishay inti damiirku ku hadlay ilaahay ha xafido ah Maxamad idriss misaanka xasanaadka ilaahay ha ugu daro.
@farhiyaabdi5196
@farhiyaabdi5196 5 жыл бұрын
Masha allah jazakalah khayr
@fadumoabdi6864
@fadumoabdi6864 5 жыл бұрын
Allah akhbar wax jira ayuu inoo sheegay sheikhena allah ha xafido
@shukrimaxamadshukrimaxamad7786
@shukrimaxamadshukrimaxamad7786 5 жыл бұрын
Maaasha Allah sheekh
@Updirisak_Caano
@Updirisak_Caano 5 жыл бұрын
MashaLaH
@cwaxidmuuse862
@cwaxidmuuse862 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@berberabeach4451
@berberabeach4451 5 жыл бұрын
Mansh alaah
@user-jh9ho3yh1k
@user-jh9ho3yh1k 5 жыл бұрын
Sheqo jasaka kalaho qeer masha alaha
@fatimafarah9954
@fatimafarah9954 5 жыл бұрын
Manshallah
@abdikarimhohamed1015
@abdikarimhohamed1015 4 жыл бұрын
Gulayso Aabe
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 5 жыл бұрын
Waad nasaxday waad sheegtay xaqa
@abdikarimhohamed1015
@abdikarimhohamed1015 4 жыл бұрын
anigu wan warerar shiiq inaad icawiso ayaan ka raba jawab oo kaliya igu cawi 0615620161
@ayaanabdillahi3688
@ayaanabdillahi3688 4 жыл бұрын
aniguba wanjcelqy
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 5 жыл бұрын
Qaain duub weyn o axmaari ah qabiilkiisa inkiray cashuurtii muqdisho baa adi iyo kenyaawi kushiidbaxaysaan diinta haka been shegina o illahay utawbadkeena.
@inaholmatihaashkaiidhiib.8634
@inaholmatihaashkaiidhiib.8634 5 жыл бұрын
Walaaleey saw kama baqaysid in Allaah carabka kaa soo tuuro maxaad ka rabtaa Awliyada Allaah, ka leexo aqyaarta Allaah usoo diray umadaan inay wax u sheegaan.
@aliahmed867
@aliahmed867 5 жыл бұрын
Maryamamaxamud295 Maxamud naaya moryan baad tahay
@murti-dhuuxmedia4276
@murti-dhuuxmedia4276 5 жыл бұрын
NAA ILAHAY KA XISHOOD
@imranyussuf8307
@imranyussuf8307 5 жыл бұрын
Qainad athaa tahay oo illahey kaderr .qabil nah qalbiga kadagayyy.ufff fasiqattt
@nasraismaail3060
@nasraismaail3060 4 жыл бұрын
Acuudu billaah qoftu maxay ku hadlaysaa naa hana dabaajin shiikhana afkaaga kaleexi illahayna dabi dhaafwaydiiso sheikh maxamed idiris waaba nin soomali ah oromana waaba dad walaaleheen ah intooda musliniinta ah ayaga iyo dadkeena dhib haka. Dhexeeyo dhibkaasna shaydhaan baa kashaqeeyay waayo waa cadowga iinsaanka rabana cid naarta uraacda lkn xataa hadii uu yahay maraykan illahay diintiisa xabaarsan waa walaalkeen allaha xafido sh maxamed iyoe culimada kale dhamaantood ayaga iyo ehelkoodaba illahay naar matuso allahuma aamiin
@farhiyaabdi5196
@farhiyaabdi5196 5 жыл бұрын
Masha allah jazakalah khayr
@cabdisalaamcilmixalane2707
@cabdisalaamcilmixalane2707 5 жыл бұрын
Wallaahi sh maxamad idiriisow allaah dartiis ayaan kuu jclahay alle haku jcldo
@fahmodhubow6291
@fahmodhubow6291 5 жыл бұрын
Scw
@naimaabdi9899
@naimaabdi9899 5 жыл бұрын
Mansha allaah
منهاج الطالبين || DARSIGA 187AAD || Sheekh Dr. Maxamuud Shibli
47:55
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 40 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 61 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 7 МЛН
Qiyaamu Laylka - Sh. Maxamed Idris Axmed -
1:11:48
Rashidu22
Рет қаралды 73 М.
Gacankudhiiglayaasha kuwa Qabiil ku qariya  - Sheekh Maxamed  Idiris
9:40
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 134 М.
[KHUDBO] REER BANIII ISRAEL OO LA KHILAAFO IYO ILLAHAY LOLABTO || SHEIKH MOHAMMED IDRIS
19:34
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 1,5 М.
XOOLAHA KU RAADIN XAARAAN | KALMAD QIIMO BADAN  || Sh Maxamed Idiris
21:44
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН