Ani wakhti badan baa iga lumay baan aaminsanay lkn habeen iyo maalin kama seexdo riyada iyo qofka aan doonayo inaan noqda .lkn gabdh baan ahay da dayda hada waa 28 sano 😥
@Inaabdi62 жыл бұрын
Qofka rabto ina noqato da,a kuma xirna hore u soco qofka doneyso noqo😌✅️
@Nasiima- Жыл бұрын
Xita hady da dau gadho 60ha is dhiinin
@Hasanabdi-b4u Жыл бұрын
wll ilahay ayaa ku gargari
@Suhayb1_411 ай бұрын
Walal ha is dhiibin intaadan 30 jir gaadhin xirfad baro bari aad ku nasato , waliba xirfadaha online ka ah ku dadaal
@MunaIbrahim-g1f5 ай бұрын
Marhadad ogthy halkaad rabto hadafkaaguna kuu cadyahy nidaamkaguna saxan yahy da du maaha wax caqabad kugu ah inad adkaato Aya ka xigta wxd rabto u fiirso akhrina culimadii iyado da ah bilaby waxbarashada runtii qofku wxuu waynada ama uu gaboba marku maskaxda ka gaboobo haka hadhin rajadaada wll wa waxa kaliya eed indhaha kusoo eegaya iskaga jedin karto wa shayga kaliya eed qarbadan ugu quus goynkarto wa waxa kaliya eed kaga farxin karto hooyada aabaha ilnaftada Io inta ku jecel keep going wll hays dhiibin noloshu ducafada ma aqbasho
@Inaabdi62 жыл бұрын
Dhirigaliyehena✅️
@Warsame445 күн бұрын
Waa macalin full ah ilaahay hadaayeee
@xaawocabdirisaaq61392 жыл бұрын
aad iyo ad bankutagera maxamed 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩👋👏🧡
@Faizahappy2 жыл бұрын
❤❤❤❤mahadsanid Allah hakuxafido🤲🤲🤲
@XalkeenАй бұрын
*Ani maalinkii aan u dhaqaaqay inaan riyadeyda raaco waxaan ku riyoodey aayad Alle oo leh. "Waxaad jeceshahay oon khayr kuu lahayn ayaa jirta, waad neceb tahay oo khayr kuu leh. Waxaan istusey inaan mustaqbal raadsado balse waxaa geeryoodey labadayda waalid anoo aan la joogin. Allaha u naxariisto*
@SiciidMaxamuud-m8v19 күн бұрын
❤
@cabduwalimohamedaadam5482 жыл бұрын
Its may Time
@ahmedabdullahi7932 ай бұрын
Al-xaqiiqah waxa uu ka hadlaayo waa bilaal bulshaawi iyo kuwa lamidkaaa
@walaalahadaarudacwa81202 ай бұрын
Walaal move on waqti kaama tagin waxaan ku leeyahay Duul hadaadan karin Orad hadaadan karin guclee hadaadan karin socod samee hadaadan karin Gurguuro just keep moving forward you will get were you want to get
@ikrambasher2986 Жыл бұрын
Xaqiiq wlhi m.a😊😊
@ltagroupofbusinessАй бұрын
Well said sir mo
@AbdilahiNuur1566 ай бұрын
Pleace mekuu kahadlaya fahma❤❤
@hasankaafi92362 жыл бұрын
It's your time
@CabdulaahiYacquub-x2i25 күн бұрын
kkkkk ninkaan caadi ma aha dhiirigalintiisa aad iyo aad ayaa u jeclahay
@faraxaxmed895824 күн бұрын
Thnks wllo mcn
@halimayusuf14775 ай бұрын
Alaah ha ku siyaadiyo xikmada ustaad
@Aadan_ciise5 ай бұрын
Thats really speach🎉🎉
@JosephCadde2 ай бұрын
Vedio OO full ah xagee laga helaa
@Miss-sagalАй бұрын
❤ 😊
@AhmedAli-fb7ub5 ай бұрын
Somaliland way dhaqaaqday ❤❤❤❤
@haashimshariif96192 жыл бұрын
Geedku inta uu kor ubaxo in kabadan ayuu hoos ubaxaa waana sabbta uu isii taagnado.
@Aadanxareed237Ай бұрын
Geeduhu xidido male waaxay 😂
@AhmedAli-fb7ub5 ай бұрын
Well done
@NastehoAbdi-v1qАй бұрын
🤍😍
@horseedmedia54563 ай бұрын
Xidid maleh aa?😂😂😂😂😂
@CALIMuuminIbrahim2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdirahaanxasan1503 ай бұрын
ma sheekadaas ayaad la timaaday imikana cumarooow😅
@NadiraMohamed-vt6us3 ай бұрын
Orod tiktokgaagi iska daawo 😂ma break baad ka sooqadatay 😂😂😂