𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 igu soo dir su'aalaha 𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦👇 instagram.com/drfarisalattas/
@jamamohamed91342 жыл бұрын
Walal wxn ku weydiinayaa Wxn qabaa cagaarshowga inta bdn baxo ama dhaqmo daawa dhireedka ma isku qaras fali karaa walal igaso jawaab ado raali ah o mahadsan
@xbh19092 жыл бұрын
Dr labrakak isooqora
@mukhtarali4881 Жыл бұрын
@@jamamohamed9134ه هج ❤❤❤❤
@amranibrahim880810 ай бұрын
Caruurta marke qufac marke hurdad qufacayo😊
@BASHIIRSALEBANCABDI10 ай бұрын
Dhaxan ad baan dareemayasallahayoow umada oo dha caafi Dr waa mahad sanan tahey
@maxmedcabdi51792 жыл бұрын
mahadsanid inbadan wll Alle ha ku sharfo labada daroodba insha allaah Rabadaan Kareem
@qaadijocadey13662 жыл бұрын
Dr allaha ku barakeyee dhagaxa kilida lagu sheegi barar maleeyahay jwb Dr allaha ku sharfee
@habibamohmud16052 жыл бұрын
Dr faris shukrn Allah yaxfadak
@umofaduma77082 жыл бұрын
mahadsanid dr waxanigaqandhaysan gabadhyar inta aad iahegtay baan usamaynayaa hada abalkaga janafardowsa alle hakayeelo igusoduceyaninan yarba igaxumadaysan
@dekahassandeka50402 жыл бұрын
dr ISO jawa fadlan jisakallah khayr
@cabdinaasircali51402 жыл бұрын
Alle haku sharfo Dr wxad isheegta hooyo uur leh oo bishii 7aad ku jirta lehna kalyo xnun mxan ucunaa dr
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Qandhada 3malin iheysaa mana iga jabeyso maxa sababo dr 😢wlhi galabtay zaaid igu daran tahay isoo duceeya Anoo biya cabay baa qarqaryo iheyso 😢🤲
@YaasmiinAbdiahmed Жыл бұрын
Alaah ha ku caafiyo wll hda side thy
@munahassan55792 жыл бұрын
DR waxa kaso hadasha gaaska iyo calool fadhiga sameyn inte la eg ayay usku leyihin
@zulthantaherzulthan76832 жыл бұрын
DR fairs AL attash keep going brother alaha ku sharfo
@jiijodaqere88812 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@muhamedmahamud15722 жыл бұрын
Asc Dr aad baad u mahadsan tahay sida qiimaha leh aad noogu sharaxday Su,aal ban aqabaah aan jecelaystay inan ku waydiiyo 1 Dr wxan rabaah inaad noo soo geliyso cashar ka hadlaaya timaha sida loo nafaqeeyo insha llh
@nuurafaarax32142 жыл бұрын
Xabiibi
@nadacaddy82892 жыл бұрын
Dr kasooo hadal soonka iyo naas nuujinta dr waxaan haystaaa ilmo 9bil jira oo naas bes cabaaa caanihiina wuu iga diiday cunto iyo naas besaaa siyaaa dre suashayda waxay tahy Dee u baraaa caanaha ilmaha waxna waan bartaaa wana shaqeeyaaa ?
@AaminoKhalif-e4l10 ай бұрын
4:54 Asc wan ku salamay salan kadib maxadnuunka habeenki aanla sokacaa iyo qandho malinki 2sac kadib wuu ixanuunayaa saaid labolabo surxanuun boq xanuun daal fara badan matag
@jiijodaqere88812 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله و بركاته
@hindiaqalbidoolar52142 жыл бұрын
wcs wrwb Wankaa gudoonay salanta dr Mhdsanid
@BisbisBisao Жыл бұрын
Run ahanti hada Ayaan la xanunsnymaya😢iso duceya asxpta halkn ku jirto🙏😰
Asc waxan ku weydiidye qeylka badan ciylka inta bdan wan qarcaya waxa bilaa yacna ah maxaa sababikaro bals isowb 😢
@bahjocabdi-nd4tc Жыл бұрын
Dr aad baa umahad santahay
@الجزيرةالرياضية-و5ت2 жыл бұрын
Asc waan kuxanuustaa xaladada maxaan isticmaalaa
@IskaayNews Жыл бұрын
Asc dr waxan ahay hoyo qalin gashay 2 sano ka hor kadib hadana waxan galay qalin eerno ah mudo bil laga jogo waxan ka cawanayaa qoor xanuun iyo qanjirada iyo seedaha xanuun daran dr iga caawi alle haku caawiyee maxaa igula taking laheed
@shugriomar94212 жыл бұрын
asc dr faris. su al an raba inan ku waydiyoo. waxa jirta mudo in ahba inay i xanunto ubacda ama xudunta iyo bahalka dhaxdoda dhanka midig. waxan tagay dhakhtar waxu i dhahy makan dheli aya ku haya. wuna iga daweyay qalab ayu i isticmaly wuna iga rogay alx wan fcnhy. wax kaban ha ku fadhisan ayu i dhahy markan ku fadhisto kaliya i danqata. xajigadan la gulan ayu i dhahy. ee urmaqadi kara. ase. wax cilada maa i kensan kara hagjinta makanka .....takale. ano ku jiraa xiliga cadad. igu dhacaysay walina an gadhin urmaqadi karaa jwb tadu waa i mahiin. insha allh. adiyo inta u cilmi leh. awlad salixa allh nasiyo. aniyo inta awlad jclba inta haysatana allh u batkeyo
@fadumoabdi91052 жыл бұрын
Thanks dr
@fecedkaron66572 жыл бұрын
Dr wnku salamay waxn ahy ur sedax bil ah matag hda wuiga jogsaday lkn tabar laan qando iyo candhuuf fara bdan tuufa mxan iskga jojiya
@GuleedFaarah6 ай бұрын
Tnkz you somch
@sahraasaciidsaciid33792 жыл бұрын
Asc dr ilkaha ii xiran wxn xirty 5bari ka hor marka ilkaha hoose aya isku dhex yacy ma halisba mise wa caadi
Asc Dr waxan ku waydiina xanuunka dhabarka iyo luga hurka madax xanuun caajis
@ibrahimabdirahman41632 жыл бұрын
Asc Dr from mugdisho waxan kuweydina dr nabraha jirka kusobaxa maxa lagu dawen karaa
@MaxamaddcCabdiqadir-yr2fe7 ай бұрын
Szbow hal dhinac ama.mashka ayaa si aad ii xanunaa 4 balin marka walal walahi xanuun ayaa igu dhagan e nabarkaga isoo qor ma isoo qor maxaa isticmalaa
@barwaqoawilbarqaaqoawil65222 жыл бұрын
First ahay😋
@NihaalPea-jp3jt11 ай бұрын
Digtor aniga hadii an qandho yar daremo wan garirayaa maxa Keena dhaxanta
@HooyoMcn-hg6ub10 ай бұрын
Dadka isku mid maha dadna way gariran dadna ma gariran wll ana gabar yar on dhaly sas tahy mar haday qabto qandho way gariire halka kuwa kale any garirin alle hayna cafiyo
@dekahassandeka50402 жыл бұрын
asc dr imayar ayay xuma Iga hasa maxan sameya
@Cabdullaahixassan Жыл бұрын
Mahadsanid walaal alle haku ilaaliyo
@nimcoahmedali29832 жыл бұрын
Dhaqtar.jadeeco maxaa udaba ah
@adnanmaxamad78622 жыл бұрын
Dr qadhada marwalba cunuga heeso ee hargabka wadato maxaa lagu xaliya