Aamino waxaas islaamka ayay dhaawacayan horta Africa ka caadi mahan qaarkood ayagoo muslim ah ayay dumarka habsiiyaan carabtii lkn muslim ayaan ahay ayay ku ad kaysteen
@hoodosaed4962 жыл бұрын
Aamina ma nooli wlhie markaad dhacday waxa ku dawanyay family ga oo dhan qosol Lozada go,ay wlhi lkn prank Yada no soo nadi 🤣🤣🤣🤣💋
@AaminaAbdiqaadir2 жыл бұрын
Igu wada salan😘😂
@hoodosaed4962 жыл бұрын
Hye waa diyaar wllshy mcnyyy lkn wlhie iga qoslisy imaan iyo real enjoy prank ku soome Haye dhe wahtsaap ka la so hadlaya okay 👍
@@abdullahihussein3808 Prather wuxu waa challenge ta kale hab maysiin e xisabta inoogu dar
@sulaymannuuriye11042 жыл бұрын
@@AaminaAbdiqaadir wan Ku salamay wll prnki gan cadi mahan dacad uqoslay😂 wlhi noso badi wll
@drnaemaabdullahi14622 жыл бұрын
Naa xishoood xishoodka alle kaa qaadye waxuusan rabbi raali ka aheyn ayaan hunguri ka raadineysaa shaqo xalaal ah raadso xamaaliba ha noqdee waa aakhiru zamaan runtii inad Raga damacdo inad habsiiso iyagiina kaa xishoodaan oo kaa cararaan adna aad ka daba orodo soomali ban ahay ha dhihin ee umada soomaliyeed sharafta ha uga dheelin
@riyaamuzamil96062 жыл бұрын
WlHi runta u shegty abyo allaha ku sharfo😍❤️
@drnaemaabdullahi14622 жыл бұрын
@@riyaamuzamil9606 mahadsanid abaayo
@dhooldheeyman65532 жыл бұрын
Wiilka ayaba dhahay Muslim ayan ahay bal ayada kwrn o hadana dumar ah o ay diintenana shegtay inay dumarka xishodan hada waxan jognaa sawan o ay ragii xishoonayaan zubxanallah zubxanallah allow diintena nagu xafid☝😭😭😭🤲🤲
Gabadhaaan amino abdiqaadira waa madaxa kufniinka 90 way ku faysaaaaa wan ku tageraaa quruxey
@sahram3352 жыл бұрын
Abayo ado hab sinayn ay prank tahay misna xoga wa wax gabar muslimada inay ninku dhahdo ceeba adagtahay in afka lasomariyo ad uculus hakuso celin markale please xishoood ka wahuhiim igana raali noqo
@abdiazizabdullahi51002 жыл бұрын
Wllhi mar danbo hadad wxan sameyso anaga dhan wanku naceyn edab daro waye wxas wax quman laimow ninki cadi ayu kutabte marka wax quman laimow gabar😎😎😏
@basracabdi97452 жыл бұрын
Waxa la gaadhay wakhtigii ragu dumar ka cararayeen subxanallah bal waxa ay samaynayso day ragiibaa xataa ka xishoonaya waxay samaynayso ka cararaya naa xishoo iimaan malihide
@nashaadbihi89022 жыл бұрын
Illaaahay ka cabso Wll xishoodkii mee
@umuisraachannel11982 жыл бұрын
Amiina abaayo waxad ehed gabaar aad u dagan ee shekadan baadal waxan ku waanina walashey camaal
@abdisalammatan43172 жыл бұрын
You muslim,me muslim ... war kuwii ka horeey ee Neigeriankii funaanada guduudnaa ayuu arkaayey,,hab ayuu siin lahaa
@ladnaomar34492 жыл бұрын
Keep going sister from borma 😘😘🥰🥰
@laylajaamac95552 жыл бұрын
Keeb going wllo
@ladnaomar34492 жыл бұрын
@@laylajaamac9555 thanks xbbti🥰
@sumbeedasheekh29322 жыл бұрын
Naaa aaminaay walida nagadaa😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@abumuscaab2 жыл бұрын
Caadi matihidee 😂😄 Saan dhan MAA u gulushahay🔥🔥🔥😹
@nimcocapdi44602 жыл бұрын
Amino wlahy Waa. Naag. Waalan 😂😂😂😂😂😂😂wlahy wan. Fuury Saan uqoslayeye
@Abdi72822 жыл бұрын
Aamina saan waa dhaqan xumo mardambe hasameen
@qadrocukashcukash49072 жыл бұрын
Subxaana laah walaaley Alle kacabso waxani waa anshax xumo aad faafineyso alle uga baq