HABARJECLO HOOSAASIN WEEYE NAALEEYE AHMED WAA DHULBAHANTE

  Рет қаралды 14,177

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

HABARJECLO HOOSAASIN WEEYE NAALEEYE AHMED WAA DHULBAHANTE

Пікірлер: 53
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 5 ай бұрын
Fadlan #Subscribe dheh KZbin-kan Update wararkii ugu danbeeyey halkan ayaad kala socon doontaan mahadsanidiin #Share
@faadumo12331
@faadumo12331 5 ай бұрын
Odigadhawaaqi. Hooyadaaiyonabadbalcadadhah
@faadumo12331
@faadumo12331 5 ай бұрын
Kolbaintuulabdiloyudhihinabad
@AdoonAdoon-ei3dd
@AdoonAdoon-ei3dd 5 ай бұрын
Cabaasoow wacyigalinta dhulbahanre hakadaalin in laisku duubnaado Nalaya axmed naxariis ima hayaane waa hoosaasine Mee sdhan ssc iyo iljja jiqirif baa ishaya Halajoojiyo kala gurka dhulbahante,waxaasi waa wixii Deeragalka geeyaya
@Amira_lul
@Amira_lul 5 ай бұрын
Beenland hala iska celiyo. Habrahaan kirbaaxo xun waa in lagu dhuftaa asxaan wax kuma lah. Muuse ayaa isticmalayaa. 😅😅😅😅😅
@isakeikountry9515
@isakeikountry9515 5 ай бұрын
Guuuul iyo Gobinimoo SSC 🐎
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 5 ай бұрын
Habar jilicsan markay wax sameeyan Nabad Nabad Ku afka Ka yiraahdan wan ognahay inay Ka qaxeen tuuloyinkii ay daganayen lkn wle laga Hari maayo
@zarcah9147
@zarcah9147 5 ай бұрын
Ilaahayoow farraj degdega u fur Yarab. Iyo qof kastoo kurbaysan iyo qof kasta oo buka... Aammiin yaarab..🤲 (وما ذلك على الله بعزيز).
@abshir2010
@abshir2010 5 ай бұрын
Waa dhaqanka idoor inay isku dayaan inay Dhulbahante kala qeeybiyaan, dagaalka waa mid u dhaxeeyo Dhulbahante iyo idoor ma aha mid u dhaxeeyo jufo Dhulbahante kamid ah iyo idoor ciidamada SSC ficilka Sanaag waxaa looga jabaaya Solo Sanaag iyo Cayn. Habar futo jlicsan halaga raro Sool iyo sanaag xaraanta ay kusoo degeen nijaasta.
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 5 ай бұрын
Iidoor iyo daarood baa loo siman yahay hj kablalax ayay la siman tahay sida saxda ah jnay dhulbahante kala qeybiyaan anagay naga arkeen hadii siday noola dhaqmaa loola dhaqmi lahaa edeb bay yeelan lahaa yee. Harti oo dhan waa inay qaataan colaada hj oon lagu deyn naaleeye ahmed
@farhiyohussein7338
@farhiyohussein7338 5 ай бұрын
Manshallaha Nalaye Ahmed cabsi cabsii guuleesita marwalba geesisha daraawiish ilhay caadowgiin ha jebiyo inshallah guul iyo gobanimo iyo midnimo inshallah dhal daraawiish guul 👍🐎🤍💙👍❤️🇸🇴❤️
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 5 ай бұрын
Habar maxabuusu baday soo dafatiri wixii ku soo geliye hakaa saaro walee midhi midhi baa ladiin soo qabqaban😳
@amalhassan7383
@amalhassan7383 5 ай бұрын
Kkk 😂before and after
@jayjow5165
@jayjow5165 5 ай бұрын
habar jeclo waa tool muse ku adeeganayo
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 5 ай бұрын
ALAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 ай бұрын
Cabaasow.adoonkaa.adoonku.dhalay.eehabajeclo.eekalahadlaya.dagaalku.uufasaxanyahay.eehadanale.dushaanu.saaranay
@mussejama311
@mussejama311 5 ай бұрын
Nabad baa islaam iyo dadkoo dhan deeqda colaad khayr malaeh!! The rest , great coverage ❤❤
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 5 ай бұрын
naley axmed ugaryahan -20 ..jeer kasodagey☺...xarka xejista habaareey...nacsku ..mar ba mel isisotaga🦍🦍
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Waxan isweydiyaa reer adeerkaa See ulanoo laayen dadka noocan ah walaahay dadkan ilaahayow waxa hanoogu darin idinkana shartooda idinkaqabo waxa laga cawdubileyasto🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 5 ай бұрын
Mise Waxaa leh. Buurmadow-- Kan Suldaan beenaale odagaal ogee Buqdharkeyn hadana ma wuxuu ka bilaabey SANAAG?? Oo Yaa Aaminaye war iiiidor--- ma la Hubaa?? Sow Tii hore-- oy garaadada beesha dhulbahente ay ku baaqeyn laascaanod 7 bilood iyo bar loo fidiyey kama Ay jawaabin maxey maanta SANAAG uga Hadleyn maanta tankale Diiidey??
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Waa dad titoodu dhinac uxiiramin wa dadqiyanoban ee hala iskajiro hana lakafeejignado qaniinyo qaninyaa kaafujisa halnin markey dilan labo halaga dilo weligey dhig islaamed Kuma Farxin lakin kuwan weyistahilan🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 5 ай бұрын
Aan ku dilo ha I dilin jabaan maa laga dheelaa habar iidoor waa in laga aaro fartey qoraan mid la mid ah haloo dhigo baryo ma shaqeyneyso ninkeey dilaan haloo dilo nabad la tuugo nabad ma noqoto ssc waa in laga sifeeyaa iidoor dhulkooda waa hargeyso iyo berbera halagu celiyo shacabkooda jooga ssc gaar ahaan ceerigaabo waa dhul Harti halaga qaxiyo inshaAlaah xuduuda waa libida gaatimo inshaAlaah hala soo xiro Guuuuuuuuul SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA CADAWGIINA Ale idinkiis Aamiin
@simaasma3095
@simaasma3095 5 ай бұрын
Naaleeyoow nabadee😂😂😂😂 waa yaab habarjeclooy amarbaad qabtaan dagaalka gala😂😂😂😂😂 waa yaab soomaali habarjeclo iy dhulbahante ayaa Isugu dhawa oo isdhay xoog laakiin muusaa kafaa iidaystay oo ay iska qabanwaayeen 😢 xasuuquna iyaguu kudhay tolow goormaa habarjeclo isgaran doontaa
@AAli-k6h
@AAli-k6h 5 ай бұрын
Wa waxay dhaqan uleyihin habar maxbus hoosintta iyo khiyamda ee yan loga so kicin wana in dowladada ssc khatumo so xidha xuduudkeda labida gaatama Ku darso wa inan ogana khiyamdi tano kale aheed ee qodha taag 1991 iyo tui kale puntland marki ay is dhafasanayen maxa biista 2007 wa in dagalka la waxa Ila inta xadka laso xidhayo inshallah guul dadkeygow ❤❤
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 5 ай бұрын
Guul guul ciidanada SSC khaatumo meeleya jooganba guusha iyaga iskale inshaa Allaah❤️🏇🏿🏇🏿🏇🏿👏🏻💪
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Cabaasow anigu waxan ahay gabar majeerteen ah barkasta ilaahay waxan kabaryijirey ineysan dawlad lasamaysan reer adeerkey isaqa waxa imuuqanjirey iyago haldorkoda biraynaya isaqa laqdabadod
@alia8971
@alia8971 5 ай бұрын
Waajibka ah in labada meyd la soo saaro si baaritaan caafimaad loo sameeyo...si loo ogaado in la jirdilay ka hor inta aan la dilin iyo in kale xitaa la faraxumeeyay...sharafta labadan qof ee dhintay waxaan mas’uul ka nahay dhammaanteen Dhuulbaahanta
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Cabaasow isaaq aamin maleh waa dad laqdaba badan dad an derisnimo iyo macruuf iyo wadadhalasho aqon wadad an aaminlahayan dad an Alle kabiqin wadad an balan aqon sidi ad ula noleyden ban layabanahay 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@ashire563
@ashire563 5 ай бұрын
Dagaalkii uu isagu qaatay weli kama uu noqon. Waligiinba yuusan idin afgobaadsan ee nabad iyo colaad wax u dhexeeya maleh.
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 5 ай бұрын
Hadaal lamaraabe ficiil ba larabaa mise malinba wil dhulbahante gaadmo halagudilo ilaa 100 kagarayaan dawada habarjeclo buutaganyahay markasbuu naleyee ahmed laso istagaay idor maxishodaan
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Idaygu xataa labada maalmood isku Dhar buu sitaa kkkkkk Waxaan Iidoor ku odhan lahaa meel hala idiinku soo hagaago Dad baad la hadlaysaane
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 5 ай бұрын
Hhhhhhh before and after allways they took about the war and peace
@adamjamaahmed37
@adamjamaahmed37 5 ай бұрын
Naaleye Ahmed waa loma oyan sidi larabo laga yelo Dhulbahantahn malinkasto laleynayo miyan wax u aro jirin
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 5 ай бұрын
Kkkk...wax badan bay kunaaloodeen dhulkeena,Ader nimankaan hala jafo
@MahamoudIbrahim-k3m
@MahamoudIbrahim-k3m 5 ай бұрын
Suldaan guleed hataabanin waa suldaan qiimo leh reerkuu suldaanka u yahayna waa axmed faarax cabaasow haynagu kaaki Cin axmed farax waa faraha maxamed abokor kuwaas Haday colaadi gasho laascaanood dhulbahante nabad ufadhiyimi maayo waana qoladii cabaas aabahaa dhashay
@basraali7318
@basraali7318 5 ай бұрын
Nacasnimada nagala taga ku dheha dhulbahante wayne ayay u taalaa ragaana iyaga ayay ka dhinteen mana yeelayno maslaxadooda munaafiqiin weeye habar jeclo odayaashooda ee haloo jawaabo guul ssc
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v 5 ай бұрын
Dhulbahaantow after iyo before xaga ha noo dabese inaderyaalow 5 oo Habar futo dhibto ah waa in lagu aaro labada will kadib nabadan aabehed wastay ee markee ragiina la gaado hoosta ladinka soo galinayo qaata from D5
@sahnim7481
@sahnim7481 5 ай бұрын
Dagaalku waa halkiisii, hase ahaatee nin aan dagaal kujirin , in layska dilo waa gaf,isaaqna taa waa yaqaan, huwaneey idinku garan maysaan oo waxaad vawracdaan ubadka yaryar.
@CMG0607
@CMG0607 5 ай бұрын
Salaan sare mujaahid madani 😂😂😂😂😂😂 orod badanaa ma waxaad leedahay wax aan la aargudano waan weyne waa runtaa war niman ku orod badanaa tankale sxb adiga maad account u furtid inshallah waan u dadaaleynaa ❤ waa run war sadaqada bixiya fadlan
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 5 ай бұрын
Adigu dagaalka gaal fidmawaadee sharkaa Alle haqabto inshallah deg dega.
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 5 ай бұрын
Waxaa Nabad ladhaho ma jirto waayo intaay dadka dilaan bay Nabad radinayaan been ah
@Puntlader
@Puntlader 5 ай бұрын
Laandheere laandheere dhalay batahay garaad cabaas madani
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 5 ай бұрын
Dhulbahatoow hadal ayaad hasaan am nimankiina urara ama iska aamusa
@ayaanxasan4478
@ayaanxasan4478 5 ай бұрын
Reerka keliya oo toban daqiiqo gudohod marba nooc u hadla hh
@MohamedAhmed-xn1eo
@MohamedAhmed-xn1eo 5 ай бұрын
Xaarlloow orod oo aabahaa u soo aar gooo kkkkkkk aqas aqas .
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 ай бұрын
Habar urguf waa inaynnu buuraha saarnaa
@gureey3185
@gureey3185 5 ай бұрын
Carabku khayr ha sheego ama ha aamuso
@ubahahmed9180
@ubahahmed9180 5 ай бұрын
Cabaas madani kadaa nimanka sida
@waris674
@waris674 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@zakh8353
@zakh8353 5 ай бұрын
Naalaye ma guure is not easy
@NuurJirde-e6f
@NuurJirde-e6f 5 ай бұрын
Waabaqayaan..futaxun
@zamzamjama5653
@zamzamjama5653 5 ай бұрын
Iidoor hasoo miyirsado
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 13 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:51:47
NACIIMA JOOKAR VS FARHIA KABAYARE ILKACASE QAYS VS DALMAR YARE 🤔😡
10:42
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
NINKII SARIIRTA KADIJIN JIRAY XAASKIISA LAYAAB
21:28
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 45 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 13 МЛН