Habarkii Islaamhi darood waala aqbalay Irir samaale ooy ka tafatay

  Рет қаралды 8,103

Abdikadir Boss

Abdikadir Boss

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
40 sixun u xiiran ma dhagaysano ‼️ Allow ku soo hadee ‼️ hadii kale caalamka kaa fadhiisi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 3 ай бұрын
Mashallah tabaarakallah hambalyo 1da Luliyo maalibta xornimada❤❤❤
@sahraawmuse6359
@sahraawmuse6359 3 ай бұрын
Hawiyuhu irir samaale run ayeey moodeen walee waa massakiin daacads
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 3 ай бұрын
Labadii xaqdaro ku heshiiya xaqay ku coloobaan
@iskufilan174
@iskufilan174 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@TripleA0825
@TripleA0825 3 ай бұрын
Shurun shuur smaaloow ruwaayadan aad jilaysaan cidda idin ka caqli yar u jila
@museosman8296
@museosman8296 3 ай бұрын
Waa siriq aad u dhigaysaa daarood damane xageese marayaa sheekadii irir samaale
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 3 ай бұрын
Abdiqadir boos walaalow bes intas hanoga ekato kala qeybin iyo qabyalad walalow feceen waan ka harney waxan rabna Somali walaalo ah ilahey kabaqa nimankan siyasada iyo balayada isku heesto intad ufa iiden katran waa u fa iideysen hada dadka somaliyed isu so dhaweya meel makala jiran waa isu abti waa xididid waa xigalo bes naga dhaha afar tiinan dadka kala qeybinayo 😢
@anwaroskalif
@anwaroskalif 3 ай бұрын
Kaftankaga like ta iyo comantiga iga keenay
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 3 ай бұрын
SOOMAALIYA SOOMAALI MAXAMMAD AYAA LEH
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 3 ай бұрын
Daarood ismaaciil hadaa nahay waa soo dhaweynaynaa dagaalka irirsamaale waa fiirsaneynaa
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 3 ай бұрын
Muuse ictraaf buu rabaaaa xassanaaa ma rabooo waaa taaas ta la isku haystooo
@fartuunxalwo7028
@fartuunxalwo7028 3 ай бұрын
Ale waa naga aqbalay ducadii yaa is gaaray wali yaa is gaarey
@fartuunxalwo7028
@fartuunxalwo7028 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ZM1233_
@ZM1233_ 3 ай бұрын
Somaliland guul guul guul guul inshallah 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@runsheege9680
@runsheege9680 3 ай бұрын
Yarkan dhalinta ah maxa ku kalifaya in walaalihi soomaaliyed u isku diro!!!! Walee somali halaag uma harin
@Jo-jp3eh
@Jo-jp3eh 3 ай бұрын
Jabhad cusub Oo Xassan iyo geele ka wadan
@SakarieDucaale-en1zc
@SakarieDucaale-en1zc 3 ай бұрын
Sxp muddo bil ah wn ku gu xirnahay, afkaartaadii ba so hagaagty, muuqaaal ima dhaafayo hadda kadib. Horay usoco sxp.
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 ай бұрын
Wale xaqiiqi bad sheegtey
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Dhalinimo hadii lagu heshiiyo sow isllaasnimo kuma fiicna ‼️
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 ай бұрын
Isku baa futo samaale waxba isuma aha😂😂😂😂
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 3 ай бұрын
HJ waxaan u diyaarsanahay Huwan , Soomaaliya iyo Kenya in aan iska hortaagno Bari in Ay Somaliland ka soo galaan . HA iyo Arabna waa in ay Djabuti ka hortagaan waxa ay wad wado.
@aminaali9944
@aminaali9944 3 ай бұрын
Illahow wixii wadanka dhibku hayo naga qabo.
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it 3 ай бұрын
Kan ma aragti dheera ooh caqli majiro uuuuf
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 3 ай бұрын
Hadal ma taqaanid caaqilna Matihid ee iska aamus ina adeero Waa naceebeysay hadii AA nahay abgaal
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 3 ай бұрын
Caqli majro😂
@Maaxchannel9792
@Maaxchannel9792 3 ай бұрын
Bosow sxb nacas matihid se cadha kamuqata taking wata itobiya nogeysay nin itobiya dhinaca savanna wa nin buur kutiirsan jabutina xadka wanu xidhnay itobiyana way xidhaysaa dhawaan wax arag
@فاطمةعيسى-ع8د
@فاطمةعيسى-ع8د 3 ай бұрын
Cajiiib bada anaagadillahaa ee see muse ugaday xajiiib yaabaan aragnay
@munahaybe6749
@munahaybe6749 3 ай бұрын
Waa inan ducaysana hadan nahay irirsamaale
@iskufilan174
@iskufilan174 3 ай бұрын
😅😅😅
@AbdihakiinSiid
@AbdihakiinSiid 3 ай бұрын
Daarood cid mahabaaran lkn waxbaywasaan doqon alshaabaab ah batehee😂😂😂😂😊
@Am_abdalla
@Am_abdalla 3 ай бұрын
Doqonyohow daarood waxba ma habaaro gacantooda ku aarsadan gunyahay qofkii dulmi wada ilaahay baa arka oo dulmiile ma guulaysto yaa jareer 😂😂😂😂😂😂
@MohamedIsmael-f1j
@MohamedIsmael-f1j 3 ай бұрын
Adeer 1 July waxa soo afjartay 18 may
@mrazizi583
@mrazizi583 3 ай бұрын
AWALBO CARD ♦️ ISAAQO XOQDA WAAYE MARKY KU CIIRTA XALDA IYO HAWIYE O YAR MARKI SHEEKO DAROOD LAJOOGA 😂😂
@faisahersi5370
@faisahersi5370 3 ай бұрын
Miskiin Nin intaadhaamaan Ku moodayey caqli majiro
@aim1695
@aim1695 3 ай бұрын
Hadda irir way dhaaftay Dir ayey maraysaa
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 ай бұрын
Qabiil.wu dhamadey dameerow adeerka.xasan meed.qufte tuug.shabab.ah dalka.wa in laga badbadsha
@xamdiabdisalam-d7g
@xamdiabdisalam-d7g 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@BadmaceyeOsman-v6v
@BadmaceyeOsman-v6v 3 ай бұрын
Asww
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 habraha daarood kuma ogaba inaad jirto iyo inaanad jirinba shurunshuur samaale laakiin labadii sir uheshiisa caad bay ucolawdaaa dayuusiin dulmi ku wada socday ayaa ahaydeen ilaahay baa dhexdiina ka qarxiyay kkkkkl
@Manallagaraadbaa
@Manallagaraadbaa 3 ай бұрын
Bossow islaamihiinana maxey ku duceystaan marka:)? Allow kondomka shabaab noo isticmaalo ka dhamee mey dhahaan?
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 ай бұрын
Boosow wada hasalkii waxba kamu soo bixin waayo 😂😂😂ithiopia ayaa diiday inay heshiiski somalilnd ka baxdo hadaba bal wixi layeelayo bal wax ka dheh
@qaali4589
@qaali4589 3 ай бұрын
Habaarkii wa la aqblay kkkkkkk
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 3 ай бұрын
Habaarka habraha daarood waa maqbuula garacoow 😂😂😂😂
@munaqaali4556
@munaqaali4556 3 ай бұрын
Diyaardahan maa shabaab iskaga xoraysaan oo kenya iyo itopiya idin haysta isaka xoraysaan
@munaqaali4556
@munaqaali4556 3 ай бұрын
Slnd waxay sal dhig siisay shacabkii jabuuti ee mucaradka ahaa iyo canfar iyo mucaradka jabuuti oo dhan heshiiska slnd iyo itopiya cid wax ka bedelaysaa ma jirto
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 ай бұрын
Xasan hal wada u furan waa inay somalilnd uu ictiraafa somalilnda ka baxda heshiiskas si aan bada loo qadan shuruudna hawga dhigto inay somalilnd ka noqoto heshiiska 😂😂😂😂
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 3 ай бұрын
Hablaheena ha ugefine wax ma ahabaaraanaane horaa loo yiri dadkii xaqdaro ku heshii xaqay ku kala tagaan😂😂😂😂😂
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 3 ай бұрын
Hadal ma taqanid iska aamus ina adeero
@CaliAxmadCofiya
@CaliAxmadCofiya 3 ай бұрын
A bow.wacxiskadhici.habarmajiro.dirirbasocota.nefyo.afka.bakhdaday
@Arabduur
@Arabduur 3 ай бұрын
Sida aad commentiyadeena u dayacdayy baanu like tii u dayacnay😂 No reply = no like😂
@mohammedabdi7534
@mohammedabdi7534 3 ай бұрын
Waryahadalmataqanid.iska.amus
@saybahmed1504
@saybahmed1504 3 ай бұрын
Adeer warka beenta ah ee lagusoo dhiibay Madaxwaynaha ayaa shacabka afkiisa uga qanciyey shut your mouth 😂😂
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 3 ай бұрын
Boss mid aan kuu sheego waad habawsantahay ee daarood irirsaamaale cuqdad uma qabno ee adiga maxaa daarood uu kugu sameeyey ilayn abgaal iyo daarood isma gaadhaane maxaa si kaa ah midda kale laascaanood waa magaalo daarood haddaad caddaalad eegto maxaa irirsamaale ka galay oo ay daaroodkii deganaa loogu laayey oo isugu raacdeen ma irirsaamaale ayaa dega Maya ma dego bal ka warran haddaan magaalo hawiye dego aan ku taageero qabiil kale oo aan cidina ka degin say kula tahay xitaa meel hawiya iyo daarood wada degaan daarood iskuma raacin in hawiye lagula wada dagaalamo ee daaroodka kale waxay yidhaahdaan war deegaanka ku heshiiya maxaa caddaaladda idinka qaaday gunaanadka waxaan ku talin lahaa soomaaliya 1991 ayey burburtay oo qabiilqabiil la isu laayey waxaa keliya ee lagu heshiin karaa waa in qabiil waliba halka uu dego xasiliyo dabadeed degaan kasta dadkii meteli lahaa soo doortaan dabadeed sidaa dawlad lagu dhisto oo aan qabiil odhan anaa qabiil hebel wax yeedhinaaya madaxwaynuhu ciddii doono ha noqdo waa madaxwayne soomaaliyeed laakiin waa inuu caddaaladyahay dadka u dhexeeya waxaana ninkasta dan u ah madaxwayne daacad ah sidii aden cadde anigu mana soo gaadhin markuu madaxwaynaha ahaa laakiin dadkii soo gaadhay uun baan ka maqlay waana rumaystay markaa anbagoo daarood ah ayaa ku ogole horta keen qof daacad ah intaad ka soo taagantahay unnukaa leh mahaan Gebogebo soomaalinimo ka sheekee oo iska daa irirsaamaale haddana Hawiye hiraab mudulood abgaal wacaysle caligaaf Meel ku gaadhi maysid
@Ismacil-f5z
@Ismacil-f5z 3 ай бұрын
Garacad ragbaa iskaleh
@sadaambaqaye2589
@sadaambaqaye2589 3 ай бұрын
Sxb duriyada hadanu nahay wanu kuwadanaaa isaqna waligaa hawbiqin waa dad waxna iskacelinkara waxna kutarikara cidna uma bahna alle moyane
@munaqaali4556
@munaqaali4556 3 ай бұрын
Warkaagu waa been aan waxba ka jirin
@FadxiyeOsman
@FadxiyeOsman 3 ай бұрын
Beenaale
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 ай бұрын
War hubso 😂😂😂😂😂😂😂😂
@munaqaali4556
@munaqaali4556 3 ай бұрын
Waar isaaq iyo soomaali weeye isaaq allh unbaa ka adag isaaq soomaali wuu ka qaylisiisay
@CaliAxmadCofiya
@CaliAxmadCofiya 3 ай бұрын
Warwaxyow.iskacil.laylikas.aysdhukiiadlahayd.iyohubkiiba.kalawareg.ciib
@sharifmohamed4587
@sharifmohamed4587 3 ай бұрын
Xasan abgaalow
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 3 ай бұрын
Beenta add sheegeyso jabhada add sheegeyso kama dhisna Somaliland waa dabadwareeg kumana dhacdo Djibouti. Waxba Somaliland lama qaadayo nacayb ku darbiyada ha jiidhan😊😊
@Degaliah
@Degaliah 3 ай бұрын
Hbarahaa darood Wa habro uqdad qabaa 😂😂😂😂 see somaliland cay iyo habaar horee ayaa wax loga qaadi wayay
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 ай бұрын
Waa been wasiirka djabuuti wuu hadlay jabhad ay soo ababulayn ma jiran aqanay naga helayn hada soomaaliland nahay
@prosl11
@prosl11 3 ай бұрын
Darood iyaga habaar qaba marka macay habaari karaan
پا فێڵ ناسی ، بۆ‌ پەکێتیەکان
39:11
Ibrahim Beshex
Рет қаралды 51 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 7 МЛН
Kaptan Ayuub iyo Bosska maxaa kala qabsaday?
40:54
Abdikadir Boss
Рет қаралды 54 М.
کێوی عەرەفات ، تەفسیری کۆتائایەت کە دابەزیوە
13:35
مامۆستا ھەڵۆ حەمە ڕەشید
Рет қаралды 2,1 М.
Hawiye wuxuu ku jiraa gumeeysi maskaxeed.!!!
20:24
Abdikadir Boss
Рет қаралды 19 М.