HABBOON S2 XALQADA 12-AAD | " ANIGA MARWALBA GABADHEYDA AYAA TAHAY "

  Рет қаралды 1,325,652

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

HABBOON S2 XALQADA 12-AAD | " ANIGA MARWALBA GABADHEYDA AYAA TAHAY "
DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
PRODUCER: SAYID HUSSEIN
EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
CAST:
ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
ABDIWALI OMAR = JAMAAL
AADAN AFEEY = DUCAALE
FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
SAGAL ALI = ISMAHAAN
MAHAMED WARSAME = XIRSI
MUNA ABDI = ISTAR
XAMZA YARE = CUMAR YARE
FARTUUN TAMAAM = MARYAN
MARYAN YUSUF = IDIL
ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
FAATUUSH = XAMDI
SUWEYS XASAN = FAIZO
ABDALLA ALI = SAMATAR
RAMLA AXMED = SALMA
MAXAMED ISSE = XASAN
SALMAAN = JACFAR
FAADUMO = AAMINO
SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITY
#astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 3 100
@ckhaliqmohamed2814
@ckhaliqmohamed2814 Жыл бұрын
Kulanka habon iyo odey ducale hadii ku faraxdey like 👍
@fatima_nowmuuse8246
@fatima_nowmuuse8246 Жыл бұрын
Aad too aad
@fatima_nowmuuse8246
@fatima_nowmuuse8246 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@simraanhaajiahmed1435
@simraanhaajiahmed1435 Жыл бұрын
wlhi waaku farxay really
@sihaamosman8396
@sihaamosman8396 Жыл бұрын
Waxas kuma farxo😂
@sihaamosman8396
@sihaamosman8396 Жыл бұрын
Waxas kuma farxo😂
@salmaansaid5712
@salmaansaid5712 Жыл бұрын
Inta qirsan Abe ducaale in uu yahay naxariisti oo qof ah like saara waliba kalin fican Ka ciyaaray filmka
@safiyaaxmed9971
@safiyaaxmed9971 Жыл бұрын
Waa bare baruhuna waa barbaariye wanaagsan.
@hodanahmed5426
@hodanahmed5426 Жыл бұрын
Adeer ducaale inta jecel is mujiya aad ban u jecelhy wlhi from burco 🥰🥰
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Жыл бұрын
Aniga xitta🥰👍
@foosmaxamed7245
@foosmaxamed7245 Жыл бұрын
Ww mela maca ayow mara
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska Жыл бұрын
Ody ficn weye ale haxfido nxrista kujeclhy baye anba from bosaso
@maryandahirqueen
@maryandahirqueen Жыл бұрын
Wlhi Aabe ducaale wan iska jeclahay 🥰❤️Wxn ku jecldy Naxariista 🥺🥰❤️
@deeqoshakat
@deeqoshakat Жыл бұрын
Axmed darawalka filmka miyaaa
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
Aabe Ducale again superb acting!! He deserves an award for just that haboon scene alone👏👏👏
@abdiwahidboodaalejournalis9596
@abdiwahidboodaalejournalis9596 Жыл бұрын
Apsuletly the way he manage everything wos super hit
@akramlyrics9788
@akramlyrics9788 Жыл бұрын
Allhu Akbar Inta mgac Alle jaceyl Love ii saara
@ahmednuur4885
@ahmednuur4885 Жыл бұрын
@abdallaabdi8775
@abdallaabdi8775 Жыл бұрын
As the most popular and includi the most popular and including a few days ago I have m in a few weeks of and includi the most popular in aan the most 9popular to and including a few weeks of and includi and including the next few weeks ago I have spokespeople and includi the most popular and including the 1Ii are you bebe much as a few days of the most popular and includi the most popular and includi the most of the most popular and including a few weeks ago I have spokespeople and includi the most popular and including a few days of the most popular and includi the most popular and includi the most popular and including a the next few days of the most popular and including a few days ago I
@aaminagadhyare7522
@aaminagadhyare7522 Жыл бұрын
Ilove you❤❤❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ☝️🕋❤️
@seynababdulle1613
@seynababdulle1613 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@omarmohamudomar6394
@omarmohamudomar6394 Жыл бұрын
Scw scw scw
@aaishomuxumad2023
@aaishomuxumad2023 Жыл бұрын
Scw
@nacimocabdirashid4961
@nacimocabdirashid4961 Жыл бұрын
SCw scw scw scw scw 🥰
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
Salla allahu caleyhi wasallam
@Heblaayodacar
@Heblaayodacar Жыл бұрын
Yaa ila fahmay magaca Habboon in uuu Ifraax ahaan jiray markay yarayd 😭😭
@canabaaden9421
@canabaaden9421 Жыл бұрын
Ani
@deeqaabdillahi3556
@deeqaabdillahi3556 Жыл бұрын
Ani 😭😭😭😭😭😭
@almamohaabdullahi1978
@almamohaabdullahi1978 Жыл бұрын
Ani
@mandeqkhalif8111
@mandeqkhalif8111 Жыл бұрын
me
@safaanuur8419
@safaanuur8419 Жыл бұрын
Omg ilinta waan ceshan waaye 🥺🥺🫂aabo ducale best actor waye Wlhi award qaali ah ayu mudanyahy booska aabonimo si wanaagsan ayuu ujilay xqiiqda
@camper7664
@camper7664 Жыл бұрын
Hadaad magaca Allah u jeedid like saar 💕الله💕
@faysalaadan147
@faysalaadan147 Жыл бұрын
❤️
@abdiraufabdisalan4093
@abdiraufabdisalan4093 Жыл бұрын
Finally haboon reerkeeda anaa soo ogadey waxaa dhaley yarka jacfar oo xirsi la shaqeeya aabihiis weyna is helli doonan 😀 yaa igu racsan farta taag 😀
@qadrayussuf
@qadrayussuf Жыл бұрын
Wlhi sas ila tahy
@Asiyaaasiamaxamedcawil
@Asiyaaasiamaxamedcawil Жыл бұрын
ody ducal dhay haboon hoyodedan waa jacfar eedadi
@omarofficial24
@omarofficial24 Жыл бұрын
Waa sidas
@fahiimomaxamed9826
@fahiimomaxamed9826 Жыл бұрын
Ina aderow hana hor cararin xildhiban jaceyl helayba nobilowdaye😂
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 Жыл бұрын
Wa iga farxise runti because murug ayaa daremayi thanks 😊
@sundamahadalle443
@sundamahadalle443 Жыл бұрын
Habboon aabbahed waa odayga gabadhiisa dhimatay 😢gabadha dhimatay ee ifraax la dhahana waa habboon aa filaa😢😢
@sundusjaamac3420
@sundusjaamac3420 Жыл бұрын
Jah labadena isku magaca nahy hadana isku ra yi nahy
@lailaadan7779
@lailaadan7779 Жыл бұрын
Waa sidaa sheegtay jacfar aabihiis ayaa dhalay haboon 😂
@nimcocilmi3430
@nimcocilmi3430 Жыл бұрын
Wa runta abehed ayu noqona
@sundussarwokey720
@sundussarwokey720 Жыл бұрын
@@sundusjaamac3420 🤣ana wan inu kula soocda
@xafsoali4071
@xafsoali4071 Жыл бұрын
𝑠𝑎𝑠𝑎 𝑎𝑛𝑏𝑜 𝑢𝑚𝑎𝑙𝑒𝑒𝑛𝑎🩸
@udgoon4842
@udgoon4842 Жыл бұрын
Inta subixii lee daawato waa idin salaama😂
@Zuheyb102
@Zuheyb102 Жыл бұрын
Inta haboon inay reerkeeda hesho jecel like saara👍
@apdinourmaxamad2207
@apdinourmaxamad2207 Жыл бұрын
San Amin sanahe haboon ducaale ayaa dhale
@lailaadan7779
@lailaadan7779 Жыл бұрын
Haboon aabaheed waxaa waye wiilka xersi la shaqeeyo aabihiis
@adoontiiallaah7662
@adoontiiallaah7662 Жыл бұрын
Maila arakti 😁
@aishaabdullahiosman6812
@aishaabdullahiosman6812 Жыл бұрын
Inta ila fahansaan Jacfaar edadiis iney dhashay Haboon 😂♥️✌️
@nasromuqtaarshiiq
@nasromuqtaarshiiq Жыл бұрын
🤚😭😂
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
Haa ifrah oo Ka luntay.. mama amino aya jacfar ku dhahday xalqadii hore.
@abdulkadirismailyusuf
@abdulkadirismailyusuf Жыл бұрын
Waaa waray legend ayaa tahay ninyahw waana sidaa sheegtay heee hhhhh
@Hana-997
@Hana-997 Жыл бұрын
Craruur badan ayaa luntey dagalaadii ee maxa cadeenaya iney yada tahay ? DNA wa ina laga qaado.
@aymanahmedaymanahmed3222
@aymanahmedaymanahmed3222 Жыл бұрын
@@Hana-997 🤣🤣🤣🤣 Oo cadaa
@suadali4778
@suadali4778 Жыл бұрын
With little equipment, a series has been made Here I want to thank Astana TV for this great work I discovered the series Haboon a week ago, and I swear I wished it had more episodes. The scenario was very wonderful, and its story could happen to anyone because of the Somali conflict that took place over more than twenty years. The shooting locations, the shooting angles, the costumes, and the actors were very cool The second season is what surprised me more than anything the flashback. The actors were wonderful, although I wished everyone to be a fluent Somali speaker, but why not, as the future will be more than wonderful. Astana TV, you give our youth hope Over the next three years, there will be producers, actors, and screenwriters. Thanks, everyone for the great work you did❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugbadcali5027
@ugbadcali5027 Жыл бұрын
Adeer Ducaale garabkaaga Alle Ha Galo😭😭 waad iga ilmaysiisay 🥺
@wardasuldan7448
@wardasuldan7448 Жыл бұрын
Inta ila qabta in musasalku yahay bast musasal somali jiishay 😢😢😢
@sacdiamohamed7367
@sacdiamohamed7367 Жыл бұрын
aad io aad 👌👌👌💯
@sundusjaamac3420
@sundusjaamac3420 Жыл бұрын
Haaa wlhi musasal wuu dhafi rapa jah
@shadiaeideed5641
@shadiaeideed5641 Жыл бұрын
Ma jiro qof ka hadlay dareenka aabanimo uu uu yidhi aabo iska ilaali wax qabow nususaacahaaga hoo aabo qaalisana qofkii daryeelkiisa waayayna xanuun badanaa 😢😢
@maxkamadawareegtaofficial7645
@maxkamadawareegtaofficial7645 Жыл бұрын
Markuu sidaas yiri kn agfdhiyy wuxuu xsuusty gbartiisii yryd o u hab sinayo o udhahyo abo ifraax wxn umalynaa inytay ifraxdaasi hboon kkk
@shadiaeideed5641
@shadiaeideed5641 Жыл бұрын
@@maxkamadawareegtaofficial7645 haaa laga yaaaba
@sadiriyaaally2539
@sadiriyaaally2539 Жыл бұрын
Aabbe ma arkin mana helin jacaylkisa😭😭
@pilanpea9353
@pilanpea9353 Жыл бұрын
Wlhi anu abahay sas i dhihi jiray illhy ha idayo🥺
@cilmikaabchannel8110
@cilmikaabchannel8110 Жыл бұрын
Inta xabiibkeeena muxamed jecel love ii saara allahuma sali calaa muxamed scw
@faycumar8191
@faycumar8191 Жыл бұрын
73 jir ayaan ahay waana jeclahay muslsalkan🥰🥰
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Жыл бұрын
MashaAlaah adeer saalaan. Yacni abkoow?🥰
@karonyusuf2829
@karonyusuf2829 11 ай бұрын
😂😂😂😂
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 4 ай бұрын
70 jiradi fay mee iskuguwacaan😂
@maryandahirqueen
@maryandahirqueen Жыл бұрын
Alla Aabe ducale ilintisa marka arkay wlhi waan oyay 😢wlhi Aabe ducaale wan iska jeclahay wlhi Naxariistisa allow abayalken sidas noga dhig 🤲🏻🥺Aabe ducaale ❤😊
@nasteexoaa6872
@nasteexoaa6872 Жыл бұрын
Wuxuu xasuusta oo taagna soomaali wixii ka dhacay qax, qoxooti qasaro iyo dhimasho
@shushuabdalla7133
@shushuabdalla7133 Жыл бұрын
Waxas dhan waxa iga daran abaha haboon marku so xasuste gabadhiisa haboon ifrah aalaa dhihi jire 😢
@islamicmanner3945
@islamicmanner3945 Жыл бұрын
Let's remember our beloved prophet Muhammad ﷺ ❤️
@nuurcade8717
@nuurcade8717 Жыл бұрын
Scw
@razaanabdullahi6906
@razaanabdullahi6906 Жыл бұрын
Scw ❤
@caynixasan3540
@caynixasan3540 Жыл бұрын
Scw
@Abdirahmanmaanka7
@Abdirahmanmaanka7 Жыл бұрын
Pleas subscribe ii saar 🙏
@zainababshir5852
@zainababshir5852 Жыл бұрын
Scw❤
@Kiii629
@Kiii629 Жыл бұрын
Why no one is not talking about how amazing hibo character is 😱😍😍😍😍she knows acting actually
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Aniga halkan Ra’yi ayaan ku darsan lahaa oo ah. Filmka halagu soo daro Cabdicasiis Really “ Barnaamijka Illin tir haboon oo waalidkeed la raadinayo “ Mahadsanidiin 😊
@naimadahir519
@naimadahir519 Жыл бұрын
Musasalka horaa loo jilay waa diyaarsanyahy sas ufaham ha umalayn ruwayadihiin hadba wax laka badalayy
@fartunhussein4067
@fartunhussein4067 Жыл бұрын
Wlhi isku ra,yi ba nahy
@Abdullahie_Officials
@Abdullahie_Officials Жыл бұрын
walalo filmka 2020 ba la jiley we hda wx socda ma ahn lkn anagu hda no socdaa
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
@@Abdullahie_Officials thanks Walal waan fahansanahay waxaan iskahaa Edit ayaa lagu sameyn Karaa maadaama aan duni casri ah cimrigu nagu simey.
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
@@naimadahir519 thanks Walal waan fahansanahay waxaan iskahaa Edit ayaa lagu sameyn Karaa maadaama aan duni casri ah cimrigu nagu simey.
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 Жыл бұрын
Sidan halkan ugu kulaney Jannada Allaha inogu kulmiyo wllyaal🥺❤🤲🤲
@sacdiamohamed7367
@sacdiamohamed7367 Жыл бұрын
amin amin yarabi 🤲
@aliayussuf9267
@aliayussuf9267 Жыл бұрын
Amin!
@aragsaninacumar6940
@aragsaninacumar6940 Жыл бұрын
Aamin
@umunashaad5341
@umunashaad5341 Жыл бұрын
Aamiin yari
@safiyamacalim2041
@safiyamacalim2041 Жыл бұрын
Alla beerka xildhibaankii maxaa helay oday ducaale cake siiyey beeh🤣🤣🤣🤣
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
Runta sheeg comments aqris MAA usoo gashay 😂 😂 like ISKA SAAR waan Kugu fahmay 👍🏿✊💟 👏
@iidoahmed8745
@iidoahmed8745 Жыл бұрын
Haaaa aad iyo aad
@naimacali360
@naimacali360 Жыл бұрын
Haaaa😀
@fadumoali73
@fadumoali73 Жыл бұрын
Mya adaaN kusoo radshay😂🙌
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
@@fadumoali73 WAA sheey FCN beeh seethy
@carbyhlble827
@carbyhlble827 Жыл бұрын
Haaa
@haawoali5442
@haawoali5442 Жыл бұрын
Inta umalaynaysa xirsi wiilka lashaqeeya iyo haboon inay walaalo yihiin ❤😂
@canabaaden9421
@canabaaden9421 Жыл бұрын
Haa wlhi saasey ila tahay
@maariyaapdirihmaan3533
@maariyaapdirihmaan3533 Жыл бұрын
Waaba sidaa paaye
@almamohaabdullahi1978
@almamohaabdullahi1978 Жыл бұрын
Aniga xitaa sidaas Bay ila mid thy
@ifrahbashirali6669
@ifrahbashirali6669 Жыл бұрын
Haa sidaas ila thy
@maamecade8938
@maamecade8938 Жыл бұрын
Waaba wllo nio
@mascuudpulshaawi8779
@mascuudpulshaawi8779 Жыл бұрын
Most Emotional Episide🥹 Dhibaatadii Burburka Somalia 🇸🇴 🥹 Wuxuu Nagu Reebey Raad Xanuun Badan
@quenxanan9716
@quenxanan9716 Жыл бұрын
Saxiiix😭
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 Жыл бұрын
Been maaha
@nboss8028
@nboss8028 Жыл бұрын
Wallahi xasuus man even the sound and I used to live close to towfiiq subxanallah
@suu403
@suu403 Жыл бұрын
Inta ku qososhay flimka dhamadkiisa riyada 😁😜
@ayaanmahad9054
@ayaanmahad9054 Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@hafza853
@hafza853 Жыл бұрын
Aniga kamid ah 😅😅😅😅waxn filin waaa dhaafeen wllhi😄
@abdiasiskafi6621
@abdiasiskafi6621 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@habimohamud603
@habimohamud603 Жыл бұрын
Wlhy waa fuuray qosol kor ah waliba
@safaa.w123
@safaa.w123 Жыл бұрын
@@habimohamud603 same 😂😂
@nagaadjamaal2778
@nagaadjamaal2778 Жыл бұрын
Inta xayeysiinta isdhaafisa isoo raaca❤️💃
@barwaaqoaxmed4511
@barwaaqoaxmed4511 Жыл бұрын
❤️
@caishadheyman
@caishadheyman Жыл бұрын
Lawadasac inta lagagarayaba dhararoya xayesin makudarsankara
@abdisamadosman8163
@abdisamadosman8163 Жыл бұрын
Haboon season2 qofkee xisanaysaa
@caishadheyman
@caishadheyman Жыл бұрын
Haboon hadeykujirin dha dhan ilamalahan
@sabiriinhaajickaadir
@sabiriinhaajickaadir Жыл бұрын
qeybtaan aad ayeey uxiisa badan tahay wlhi inta ku faraxday kulanka aabe ducaale iyo habboon 👍
@fartuuncabdirashiid7338
@fartuuncabdirashiid7338 Жыл бұрын
Aba ducale best actor👌❤ Xildhibanka wixisa riya wa dhaftay 😂😂
@ubaxabdi4158
@ubaxabdi4158 Жыл бұрын
Ala berka😂😂😂😭😩
@fartuuncabdirashiid7338
@fartuuncabdirashiid7338 Жыл бұрын
@@ubaxabdi4158 sa u qoslay xfda xita ila yabtay habenka 😂😂😂
@nyabl7324
@nyabl7324 Жыл бұрын
wuu ku dhuftay 😂
@fartuuncabdirashiid7338
@fartuuncabdirashiid7338 Жыл бұрын
@@nyabl7324 😂😂
@ubaxabdi4158
@ubaxabdi4158 Жыл бұрын
@@nyabl7324 😂😂😂😭
@RIIRAASH
@RIIRAASH Жыл бұрын
finaly habboon qoyskeda oo aan ogaanay ifraax waa haboon like saar hada aminsantahay
@mohamedabdirisak
@mohamedabdirisak Жыл бұрын
They look alike ifran n haboon!
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial Жыл бұрын
Wa ila socota sxb wlhi ifraax wa hboon hboon iyo wllka yar oo wayterka ah na wa awalllo
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 Жыл бұрын
@@NashadTigerofficial Aaado weyn wlhi
@drssacdiyazuuzaana7929
@drssacdiyazuuzaana7929 Жыл бұрын
Alla inta ugu dambaysa ugu qosol badan😂😂😂😭Xildhibaanka iyo ismahaan oo Cake 🍽🎂 wada jaraya😁😁😁
@sacdiamohamed7367
@sacdiamohamed7367 Жыл бұрын
aniga mise adi furay wlhi🤣🤣🤣 istaqfurulaah
@mascuudpulshaawi8779
@mascuudpulshaawi8779 Жыл бұрын
Drs Intana Majoogtaa😂😂😂 Tiktok Kugu Ogaaye Caan Aan La’aqoon Baa Tahay😂😂
@hanimohamedmahamud4013
@hanimohamedmahamud4013 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@adoontiiallaah7662
@adoontiiallaah7662 Жыл бұрын
Haboon cida fakhiirta dhaleen wallked dhabtana wa wiilka xirsi lashaqeeyo inta ila fahamtay
@naimaxuseen7711
@naimaxuseen7711 Жыл бұрын
😂😂😂
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 Жыл бұрын
Xalqadani wa emotional🥺 qaybta hore wan la lilmeyay😢 markay habon io aabo ducale iswarysanyn qaybta danbena qosolkiba iga dhmdy marka aabo ducale u xildhibanku farogedata indhaha ka galin garay 😅
@mohamedaden3713
@mohamedaden3713 Жыл бұрын
Qeybti ugu xararada wanagsaneyd season 2 weeye tan 12aad ❤ mahadsanidin Astaan tv. Gar ahan gruop haboon we love you 🥰✌️
@Amuun13
@Amuun13 Жыл бұрын
Yaa Ila Jecel inay haboon familkeeda hesho 🥺🤎
@ikraamabdulkadir6542
@ikraamabdulkadir6542 Жыл бұрын
Inta sugila jamal iyo haboon iney mar ishelaan wada kulaman sidodii ku sonoqodsn❤ like sar
@safiaaliguure5929
@safiaaliguure5929 Жыл бұрын
🤣🤣xildhibaanka suu u riyoonaa iga gadan, teeda kale Ani odey ducaale ka wataa filmka markuu yaraa ilaa hadda quruxlow🥰
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
I Yaah Odoyaashaa saqiir suujisaa miyaa 😂😂
@lasagnaali6804
@lasagnaali6804 Жыл бұрын
Waqtigaaz oday ducaale ooyaraa xageelaga keenay😮
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
@@lasagnaali6804 waa make up iyo gar loo sameeyay iyo labis dhalin yaro oo surwaal jiinis iyo funaaanad loo xeray kalarka muuqaalkana waxa loo badalay black and white si muuqal hore looga sii dhigo waa laga soo shaqeeyay
@minacali1832
@minacali1832 Жыл бұрын
Quruxda odey ducaale sida anigoo kle wxee kuu muuqaty mrkah xilibaanka si fcn u fiirisy sax😅😅😅😅💔
@princessamina9363
@princessamina9363 Жыл бұрын
Adeer ducale Quruxdisa codkisa kadaran si Dagan u hadla
@abduraxmanadennuh1269
@abduraxmanadennuh1269 Жыл бұрын
“Adeer waxbaro”😫💯 sooomaalay dunida aqoon baa lagulala tagayee wax barto🥹💯
@xamdicabdi2893
@xamdicabdi2893 Жыл бұрын
Ramadanta Allah cafimad Nago gaarsiyo🤲🤲
@muniirlyricsofficial5203
@muniirlyricsofficial5203 Жыл бұрын
inta ka fikiraysa dhamadka ila socda😁😁😁
@hipaaadan1964
@hipaaadan1964 Жыл бұрын
Inta jecel habboon iyo Jamaal inay kulmaan like saara🥺🥺
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 Жыл бұрын
I wish inay kul maan jamal iyo haboon ✌️💕💕💕
@queensundus1115
@queensundus1115 Жыл бұрын
Anu laadirka la jiraa subeyr iyo haboon
@cabdinaasirmaxamuud559
@cabdinaasirmaxamuud559 Жыл бұрын
Aabahan wa aabe aad u fiicn runti Jilinkisa aad ayuu u fiicn yahay jilinkisa ALLE haku barakeyo adeero♥️💯
@zaraquen130
@zaraquen130 Жыл бұрын
Anigoo diiqad iyo oohin dareemayan daawaday filmkan Alle hayga korqaado Plz aamin iidheh😪😪😪😪🤲🤲🤲
@wonderShare1
@wonderShare1 Жыл бұрын
Aamiin
@saharoxasan7493
@saharoxasan7493 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وشفيعنا وسيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ♥️
@maryn.humble
@maryn.humble Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@amrilabdirizack5508
@amrilabdirizack5508 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd Жыл бұрын
😢😢😢😢Inta kamurugotay haboon qisadeda like dhac kusi
@adventurequeen8744
@adventurequeen8744 Жыл бұрын
Aniga ruwayad ma dhihi karo wlhi filmka Haboon film u dhigma ama u dhaw somaliya laguma dhigin sida darted this is a best movie in the world ♥️🙏🩸👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@wardamaxamed9184
@wardamaxamed9184 Жыл бұрын
Aabo ducale waan jecelahay ilahay haku xifdiyo adeero from hargaysa ❤
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
#aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 Жыл бұрын
Xildhibanka riyadisa iga gadan ismahan hol naceb
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@walalkashacabka
@walalkashacabka Жыл бұрын
Qofwalbo Waxa Uu Niyada Kuheesto Oo Qeyr Ah Rabbi Ha U Fududeeyo✌️🙏
@kheiramohamud3527
@kheiramohamud3527 Жыл бұрын
Ameen ya rabi
@Abdirahmanmaanka7
@Abdirahmanmaanka7 Жыл бұрын
Pleas subscribe ii saar 🙏
@ummuamiira1575
@ummuamiira1575 Жыл бұрын
Amiin amiin ya rabi
@matantajecel6339
@matantajecel6339 Жыл бұрын
ooyinta ilmaha yar waan la ilmeeyay wlhi allow wadankena nabat Noga dhig
@rushdaa1840
@rushdaa1840 Жыл бұрын
This episode was so emotional 😭😭
@haboniita5847
@haboniita5847 Жыл бұрын
Haboon dadkii sanadkii hore nala dawan jiray hada aan aduunka joogin Allah ha u naxariiisto
@caynimaxamed8000
@caynimaxamed8000 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi😢
@maryanabdirahman9812
@maryanabdirahman9812 Жыл бұрын
Aamiin
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@hamdiakil7277
@hamdiakil7277 Жыл бұрын
Amiin
@AliaFarah-nu3od
@AliaFarah-nu3od Жыл бұрын
Allah unaxaristo
@hanaali3033
@hanaali3033 Жыл бұрын
OMG wlhi emotional 😭 shekada haboon iyo aabo ducale wn ilmeye dhibka waalidka lawaayo 😭
@amishamohamed9656
@amishamohamed9656 Жыл бұрын
Aabo Du'aale Runyii waa qof aad u wanagsan keeb goin ❤❣
@mahadabdille5723
@mahadabdille5723 Жыл бұрын
I have to say this is one of the best episodes made in our beloved home, Somalia. I am really enjoying watching it and thanks to those who put the effort and make it happen.
@CabdiqaniQalafe
@CabdiqaniQalafe Жыл бұрын
Turkishebb
@fartuunfaarah
@fartuunfaarah Жыл бұрын
Waxaa ika codsi ah INA filmka habeen dhaaf losoo galiyo waan dalnay saan u sugeynayee 😭😭🤣🤣
@nboss8028
@nboss8028 Жыл бұрын
Sax ❤
@hassenshukri6292
@hassenshukri6292 Жыл бұрын
inta illaa seoson one soo daawatay like ta dhac ku sii
@nimocheik4018
@nimocheik4018 Жыл бұрын
Eenyo
@sayidhussein7042
@sayidhussein7042 Жыл бұрын
Indeed Bashir rage is a real director absolutely amazing musalsal 🎉🎉🎉
@zihaammohamed8156
@zihaammohamed8156 Жыл бұрын
Naf iguma harin xildhibaanka see wax uwadaa wanku arkay wanku cashaqay miyaa sheekada😭💔😂😂
@ladnamohamed1044
@ladnamohamed1044 Жыл бұрын
Inta ila fahantay haboon in udhalay jacfar abihii 👍🤤
@sacdiyamuuse8975
@sacdiyamuuse8975 Жыл бұрын
Haaheey
@fathichenal4017
@fathichenal4017 Жыл бұрын
Me
@hamdiakil7277
@hamdiakil7277 Жыл бұрын
Me😂☝
@farxiyoshirefiska6526
@farxiyoshirefiska6526 Жыл бұрын
Edadiis aamino aya haboon dhashay
@mahamedabdullahi2288
@mahamedabdullahi2288 Жыл бұрын
Haa ana kula fahmay sxb
@shindaosmon188
@shindaosmon188 Жыл бұрын
The best person💕💕 ever The most knowledge ❤️❤️able and shine created 💝prophet Muhammad ❤️S.A.W
@ilwaadrmohamuud6604
@ilwaadrmohamuud6604 Жыл бұрын
Scw scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗌𝖼𝗐
@joannaalfson7729
@joannaalfson7729 Жыл бұрын
@@naxariis_badan312 Hu
@deeqoyuusuf7891
@deeqoyuusuf7891 Жыл бұрын
Filimka dhamadkiisa mafahmin 😆
@qaliifomacalin6759
@qaliifomacalin6759 Жыл бұрын
@@naxariis_badan312 . . .mo
@manaarmohmoud4388
@manaarmohmoud4388 Жыл бұрын
This episode is Another level 😍🩹♥️
@xafsoabdirahman9164
@xafsoabdirahman9164 Жыл бұрын
This part so emotional 😢😢
@Hihi_Ahmed23
@Hihi_Ahmed23 Жыл бұрын
Intan fahansan jacfar hooyadi iney haboon dhashey Aakhirkan is heli doonan👍like ta ku qabo
@noordhere5599
@noordhere5599 Жыл бұрын
Wlhi 30 minit ayaa hom work iidirte wana sida saxda ah hhhahaahh
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 Жыл бұрын
Bal hada iyar fahansiiya aniga! Anigu idil hoyaded baban modaye season one ku ban ka shak sanaaye
@hamdanadif1232
@hamdanadif1232 Жыл бұрын
idilna aabahed dhaley isleeyhy haboon
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
Haa waarun xitaa xalqada lasoo dhaafay ayaa waydiisay idil hooyadeed waxayna kawareesatay ciyaalkeediii markaas aanba dareemay
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 Жыл бұрын
Jacfar Eedadiis Aamino Baa Dhashay Habboon Iyo Jacfarna Waa Wllo Waa Ogaan Doontiin
@hamdasheikh6232
@hamdasheikh6232 Жыл бұрын
In haboon jacfar wllo yihiin waagi horena ifraax la odhan jiray inta ila fahantay👍
@maryamaqalbisaafi9684
@maryamaqalbisaafi9684 Жыл бұрын
Isku aabe waliba
@laylumohamutt2788
@laylumohamutt2788 Жыл бұрын
Wllo runaa mise filimka
@nasteexocabdi7009
@nasteexocabdi7009 Жыл бұрын
Ani kula fahmay
@nahadahir234
@nahadahir234 Жыл бұрын
Ader dhucale naxaristii oo abee ahh ❤️😭💯
@shaacirmohan163
@shaacirmohan163 Жыл бұрын
Filmka Ciyaalka xafada Aya lagu so daray Axmed cade io xildhibanka Mxa ka qaldan😂😂
@Wacdiye1
@Wacdiye1 Жыл бұрын
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت❤🥰 Hadaad Jeceshahay kheyrka nagusoobiir🤗
@soomaalonline
@soomaalonline Жыл бұрын
Inta jecel Jamaal iyo haboon iney kulmaan ismujiya❤
@Worldtraveller29
@Worldtraveller29 Жыл бұрын
what an act and presentations from astaan tv I like this series , I should watch it all.
@nasteexoaa6872
@nasteexoaa6872 Жыл бұрын
Waxaa is way diinayey sasba ta jacfer family kiisa filinka loogu daray lkn hadan fahmay waa haboon reer koodi oo heli doonta
@asmahasnabaas9088
@asmahasnabaas9088 Жыл бұрын
Inta hosha iska sobob sisay oo sariirta kusugayo ismujiya😍💖👍
@najmanuuranajmanuura6682
@najmanuuranajmanuura6682 Жыл бұрын
shaqadii wan soo boob siyyy cashee xataa san ley dhihin waaan casheyy😅
@hodanhassan682
@hodanhassan682 Жыл бұрын
Aniga adima iska dhamaysay
@ridwanabdinur2990
@ridwanabdinur2990 Жыл бұрын
🤣🤣
@hibomaxamed1732
@hibomaxamed1732 Жыл бұрын
Me
@najahmohamed7861
@najahmohamed7861 Жыл бұрын
intii leh haboon cawa ducale waykul mayan is mujiyaa 👋🥰🇩🇯
@umusadra7945
@umusadra7945 Жыл бұрын
Haa
@internetcentre1363
@internetcentre1363 Жыл бұрын
Like me
@zidiikabdirahmaan1199
@zidiikabdirahmaan1199 Жыл бұрын
3 cisho gudahood intaan ku bilowday seasen one ayaan maanta gabagabeeyay ilee season two qaybta 12aad inaan sida kula sii socdaa wa dedaal aan sameeyay inta iga danbaysaay like iisaara ama kuwa sameeyay sida si lamida❤
@bahjabilan2474
@bahjabilan2474 Жыл бұрын
☝️kula mid wallh ogu dambayn s2 12😁
@sukhrahassanabdibacad9813
@sukhrahassanabdibacad9813 Жыл бұрын
isku mid baynu nahay wlhi❤😂
@zidiikabdirahmaan1199
@zidiikabdirahmaan1199 Жыл бұрын
@@bahjabilan2474 good Job😹🙌
@zidiikabdirahmaan1199
@zidiikabdirahmaan1199 Жыл бұрын
@@bahjabilan2474 dedaala taajir cabaas waa gaadhi karaa😹
@mohasalah6072
@mohasalah6072 Жыл бұрын
best film
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥🕋🤲☝💞
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
Salla allahu caleyhi wasallam
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗌𝖼𝗐
@Ganey.Official.Channel
@Ganey.Official.Channel Жыл бұрын
Salla laahu caleyhi wasallam
@saramaxamed135
@saramaxamed135 Жыл бұрын
Daqiiqada ugu dambeyse kilyaha ixanuunay sidaa uqoslaaye😭😂
@miinadaahir971
@miinadaahir971 Жыл бұрын
😂😂😂walhi meqo mar kuso cesh ceshte waa furay😂😂
@shukriabdirisaqmohamed6713
@shukriabdirisaqmohamed6713 Жыл бұрын
Wali Maa gaarin hda lee bilaawy lkn wa sugaa hdaa ku qosli waayo ada beerka ka tumaa😣🏃‍♀️🤣🤣
@roodoxasan301
@roodoxasan301 Жыл бұрын
Ana mise adi🤣😂
@saramaxamed135
@saramaxamed135 Жыл бұрын
@@shukriabdirisaqmohamed6713 hada fiyoow dahay wa furee 😫😂
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
adduun kale ayuu galay!!😂😂
@adeecabilan6778
@adeecabilan6778 Жыл бұрын
Wx wayn inay iga dhiman yihiin dareemayaa 😭😭 allah haku naxariisto aabo
@Dhacbuleendo
@Dhacbuleendo Жыл бұрын
This is a masterpiece of a riwaayad🎉🎉 kudos to the makers, the future looks good for young thinkers ❤
@tomjohn2606
@tomjohn2606 Жыл бұрын
It's TVSERIES
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The 🥰most knowledge able and The most shine all❤ created prophet Muhammad (😰 Aan ku salino xabibkena muxamad scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗌𝖼𝗐
@umunashaad5341
@umunashaad5341 Жыл бұрын
Scw scw
@fahmaabdihaken584
@fahmaabdihaken584 Жыл бұрын
@@umunashaad5341 10pqazmlkj
@nboss8028
@nboss8028 Жыл бұрын
Salaallahu caleyhim wasalam
@amalbintuali1715
@amalbintuali1715 Жыл бұрын
Aabo ducaale waxy isku eg yihiin soraan alle ha u xarariiste🥺🤲
@nasrinamohmet752
@nasrinamohmet752 Жыл бұрын
Amiin allah haw naxaristo 🥺 haah ways ku eegyihin
@amalmohamodmohamed6967
@amalmohamodmohamed6967 Жыл бұрын
Hᴀ ᴡʟʜɪ🥺
@yusufabdirahman9224
@yusufabdirahman9224 Жыл бұрын
ABSHIR RAGE waa director provisional ah musalsal wacan ayaad soo saarteen hambalyo bahda Astaan TV dhamaantiin mahadsanidiin
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 Жыл бұрын
Oohinta waan cishan waayay Haboon iyo Ducaali markey kulmayeen illahay hawsahlo inta Ay Aabe iyo Hooyo kamaqan yihiin
@bulxansaqiir9801
@bulxansaqiir9801 Жыл бұрын
Jacfar iyo Haboon waa walaalo yaa igu raacsan👍
@Nadiaa_07.
@Nadiaa_07. Жыл бұрын
Eedo maxuu u dhahaa marka hade walalo yihin
@miskiyuusuf1320
@miskiyuusuf1320 Жыл бұрын
@@Nadiaa_07. wyo hooyo klaa dhashy jacfar😆
@saaficalas1494
@saaficalas1494 Жыл бұрын
Ani kugu racsan❤️👍🏻
@fardousosmanyusuf4412
@fardousosmanyusuf4412 Жыл бұрын
@@Nadiaa_07. isku aabo waaye 😮
@rashkacr4526
@rashkacr4526 Жыл бұрын
☝️
@Kokokayf
@Kokokayf Жыл бұрын
Wllhi dhibtada moqdisho kajirtay oo viod weye inta fahmaysa yar alow ugar gar maskinta😭😭😭😭😭😥😥😥😥😥😥😥
@rihaabruun3055
@rihaabruun3055 Жыл бұрын
Adeer ducale wlhi wu iga ilmesiyay filimka asaga qeb wen bu kaga jira dhanka abaha wngsan dagnan naxariis daren abo nimo runti ayado Jilin ah ban darenkeyga is badalay abahey Ayan xasustay allow ku naxariiso abo🤲😭😭😭😭
@monkeymedia8413
@monkeymedia8413 Жыл бұрын
I am a very honest, respectful, and caring man , with strong islamic values and morals I have a supportive family and friends alhamdulillah, I enjoy my life and I am quite content with it and I would like to share it with the right person. I believe that relationships thrive on love, mutual respect, kindness, trust and gratitude I wish to build a home full of peace and positivity. Where me and my partner can create a nurturing environment in light of knowledge, mutual respect, trust, abundant love and care. I believe marriage is a journey and just a milestone. Love, trust and compromise from both sides makes it work and ensures a better generation.
@shukrigure2231
@shukrigure2231 Жыл бұрын
Lol this is interesting 😂😂 I’m nosey and since u shared this with us we need an updated. Jokes aside may Allah bless you with the righteous person
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Intii soo xasuusatay dagaaladii iyo qaxii la soo maray😭😭😭pleas like saar😭😭
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
Dad bdnbuu saameeyy wxaani waa taariikh rasmi ah oo dhacdy dad badno isdhaly baa is waayy wlhy🥺😢
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
@@qaaliyuusuf8234 Yes runtii xanuun badaan baan soo xasuustay😭😭
@warda4257
@warda4257 Жыл бұрын
Alxamdulilaah calaa kuli xaal 😭😭😭
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
wallahi, waxaa jirtay marar caruur ay meydad ku cunayeen wadooyinka!😭
@fadumoabdilaahimuhammad9148
@fadumoabdilaahimuhammad9148 Жыл бұрын
Ma jiren balzi berkaan ka oyaa markaan dalacdo dhibataday dadkino soo maren
@mobambam4594
@mobambam4594 Жыл бұрын
Somali ha nolato waxan u rajeynaya qofkasta qoraalkeyga akhriya nolosha ta ugu wanaagsan inad ku noolatid iyo farxad caafimad cibaado suuban horumar guleysta salan from canada aaamiin 🇨🇦🇨🇦💖💖💉🇸🇴💚🤍❤️😊😊✌🏻✌🏻👏🏽👏🏽
@sabiriinbashiir3897
@sabiriinbashiir3897 Жыл бұрын
Canada joga maa caadi udhahdid😒
@mobambam4594
@mobambam4594 Жыл бұрын
@@sabiriinbashiir3897 canada wax weeyn miya huuno mise jano ayaad mooday cajiib somali iyo fikirkaaga😅😅😘💖
@filsan_abdiqaadir143
@filsan_abdiqaadir143 Жыл бұрын
Ameen amiin
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 Жыл бұрын
Aamiin wll ❤❤
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Canada Maku cusub thy dadka ku cusub aya so qora from Canada 🤣🤣
@umucamaar5714
@umucamaar5714 Жыл бұрын
Allow aabehey u naxriiso intuu bareegii lacag isiiyo uu idhihi jiray qabowga iska ilaali 😭
@hubaalyare2010
@hubaalyare2010 Жыл бұрын
Haboon ifraax la dhihi jiray aabahed xalaqada ku arke walalkedna Waa Jacfar like isaar film aniga ku fahansiiye marax ha iska dhigin
@kalgacal123
@kalgacal123 Жыл бұрын
اللهم إني أسألك حبك وحب من نحبك🥰💖
@ishaardayda1339
@ishaardayda1339 Жыл бұрын
Caadi maaha filimkan kaliya waxaa iqancisay sida ducaale iyo jacfar aabihii yaraantoodii loo jilay an other level waaye ❤
@lailaadan7779
@lailaadan7779 Жыл бұрын
Ma ila araktay wayna iska cadahay haboon aabeheed inuu yahay jacfar aabihiis
@abdirahman1376
@abdirahman1376 Жыл бұрын
Ooooh haboon iyo jacfar wa walalo markass eee
@shaaficicade2816
@shaaficicade2816 Жыл бұрын
kusali_rusul_kena_muxamed_scw♥️🕋♥️
@faaizomustafibrahim722
@faaizomustafibrahim722 Жыл бұрын
Ilaahay dhamantena janada hanoo wada kulmiyo aamiin yaarabi
@mohamet35
@mohamet35 Жыл бұрын
Naa faizo ahmed mel kusheg sowtad aros gashy waa mxy cometiga mezha ka dhibeysi
@ahmedmohamed-lz5ms
@ahmedmohamed-lz5ms Жыл бұрын
I can't wait for the fight between Hirsi's MOM and WIFE!!
@mamayao5290
@mamayao5290 Жыл бұрын
Same to me
@maithaupdymohamett5692
@maithaupdymohamett5692 Жыл бұрын
Maa ukala warejisid 😂
@ayan.mahdii
@ayan.mahdii Жыл бұрын
Broo whyyyyy I want them to be besties
@abokorhashi2175
@abokorhashi2175 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@aminabdirashid8096
@aminabdirashid8096 Жыл бұрын
Hhhhhh dib jeclida ...kula mid ahay
@umuabdallah4679
@umuabdallah4679 Жыл бұрын
Astan team thanks alll🔥 Film waa dhaafay kani🔥🔥 caawa dhan waxan sugayayey picture ka Ismahan aroskeda 🤣🤣🤣 waase meesha iigu qosolka iyo naxdinta badnayd 🤭🙄 markuu xildhibanku oday ducale kayaabiyey 🤣🤣🤣 Fun from Galkayo Puntland Somalia
@ABDIKARIMQASE
@ABDIKARIMQASE Жыл бұрын
Walhi daacad uqoslay
@caashobashiir6695
@caashobashiir6695 Жыл бұрын
Ala harayeey bidaar love ka wixiisu waa qooq dhaaf 😅😅😅😅😅😅🤣🤣
@ismailabdi1850
@ismailabdi1850 Жыл бұрын
😂😂😂😂 axmed funny waye wlhi nimco kac xaga fadhiso gabdhihi mesha marayo waxay umalenayan ina is shukansaneno kkkkkkkkk qosol igu maharin wlhi
@hooyomacaan3234
@hooyomacaan3234 Жыл бұрын
Wale Haley waan qoslay I'm waiting for the next episode first plz🤣🤣war aa kuyala ismahaney
HABBOON S2 XALQADA 13-AAD | "JAMAAL HOOYO WEY JABTAY"
27:48
Astaan
Рет қаралды 1,1 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 49 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 5AAD | SEYNAB
31:42
Bile TV
Рет қаралды 2,2 МЛН
HABBOON S2 XALQADA 25-AAD | "DHAMAAD"
40:38
Astaan
Рет қаралды 1,6 МЛН
HABBOON S2 XALQADA 11-AAD | "HELLO HABBOON AABE"
26:49
Astaan
Рет қаралды 1,2 МЛН
Musalsalka Habboon:- Xalqada 5-AAD:- “Xilli hore imaada
30:18
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Walking Streets 워킹스트리트
Рет қаралды 46 МЛН
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 47 МЛН
IQ Level: 10000
0:10
Younes Zarou
Рет қаралды 7 МЛН