HABEEB: Turkiga oo laweeraray, Erdogan oo dhaartay, Alqasaam oo gudaha ugashay saldhig weyn

  Рет қаралды 33,064

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

HABEEB: Turkiga oo laweeraray, Erdogan oo dhaartay, Alqasaam oo gudaha ugashay saldhig weyn oo ciidan, iyo warar kale.

Пікірлер: 129
@FarhiaAden-h1p
@FarhiaAden-h1p 2 сағат бұрын
Ilahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Ilahoow ugargaaro falastiin Aamiin aamin
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 сағат бұрын
Maasha allaah guul insha allaah ❤❤❤
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 2 сағат бұрын
Rabiyow guusha falastiin na tusi ilaahow gaalada jebi ilaahow yahuuda inta taageersan aduunka iyagoo ku duleysan natus netanyahu oo gacanta mujaahiidinta ku baqtityey rabiyoow natus ilaahow sharafta muslimiinta soo celi ilaahow codowga islaamka jebi aamin ❤❤
@Youmumshouse
@Youmumshouse 2 сағат бұрын
Amen Ya Rabb
@AbdullahiXaashi-c8y
@AbdullahiXaashi-c8y Сағат бұрын
Aamiin
@Bile24335
@Bile24335 Сағат бұрын
Turkiet insha Allah Cadawga waa ka guuleysan Erdogan waa geesiga islam ka❤❤❤
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 2 сағат бұрын
Alxamdulilaah waa war wayn warka Al Qasaam .
@MuseMucad
@MuseMucad 2 сағат бұрын
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo insha allhu
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 сағат бұрын
allaahu akbar illaahow burbur iyo masiibo kurid yahuud mareykan yurub aamiin illaahow guulee islasmka siba falastiin xuuti xisbullaah iiraan aamiin aamiin
@RahmaNoor-z2s
@RahmaNoor-z2s 2 сағат бұрын
aamiin yaarabi
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 сағат бұрын
Allaah caawi Alqasaan 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸
@RahmaNoor-z2s
@RahmaNoor-z2s 2 сағат бұрын
aamiin yaarabi
@AbdullahiXaashi-c8y
@AbdullahiXaashi-c8y Сағат бұрын
Allaahu Akbar Alxamdulillaah Illaahey Guusha Hasiiyo Alqasaam Muqaawamada dhamaan Iyo Xisbullaah Xuuti Xamaas IIraan Turkiga Iyo Ruushka Aamiin.
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 2 сағат бұрын
Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Izhluvjimin
@Izhluvjimin Сағат бұрын
😊😊
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 сағат бұрын
mareykan waxuu kow ka yahay xasuukha falastiin iyo dagaalka ruushka iyo yukuren masiib iyo burbur allah kurido kufaarka adduunka aamiin
@Sakisa3dSakisociid
@Sakisa3dSakisociid Сағат бұрын
Maalinba maalinta kasii dambeysa wuu sii qarxayaa ilahayow muslimiinta ugar gaar yaa rabi
@AbdullahiHalane-z4k
@AbdullahiHalane-z4k 2 сағат бұрын
الحمد لله❤.
@ruushkarushka1453
@ruushkarushka1453 2 сағат бұрын
Allaha guuleyo falastin ❤❤❤❤
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Сағат бұрын
Guul Falastiin guulaysta inshaAllah🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸🇱🇧
@sahroali2547
@sahroali2547 Сағат бұрын
Xamaas Alla watoo wehel umabaana guul insha Allah rer Gaza
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Сағат бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Сағат бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@Nuur107
@Nuur107 Сағат бұрын
Allahu akbar rabiyow jabi yahuudan cadowka ah guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 ya Allah
@mohameddahabi6346
@mohameddahabi6346 39 минут бұрын
Guul fastiin Allah is with you all the way
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 55 минут бұрын
Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah Yaa duntiqaam
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Сағат бұрын
Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤
@AbduhabIsmail
@AbduhabIsmail 53 минут бұрын
Masha Allah alxamdulilah
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy 2 сағат бұрын
Allahu akbar al qasaam guul I.a🎉🎉😂😂❤
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 2 сағат бұрын
Yaa Allah reer Palestine u gargaar ❤❤❤❤❤
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 сағат бұрын
Habeen wanaagsan walaalkeen
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 сағат бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
@ramlaabdi4775
@ramlaabdi4775 2 сағат бұрын
ilahay ha ugargaaro mujahidiinta 🤲
@AbduhabIsmail
@AbduhabIsmail Сағат бұрын
Allah akbaar
@aden3425
@aden3425 Сағат бұрын
Guul guul iyo gobanimo dhamastiraan falastine inshaallah.
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 2 сағат бұрын
Thank you macalin nadaare❤show❤
@ArrowJubase
@ArrowJubase 2 сағат бұрын
KHEYR ALLAH HAIDINKUBEDELO RE TURKIGU, inta eheladoda eykudimate Samir iyo lman Kamil ayan urajeynena
@cabdiqaadircusmaan6658
@cabdiqaadircusmaan6658 2 сағат бұрын
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
@sahroali2547
@sahroali2547 Сағат бұрын
Aamiin yaa Rabi Allaha u gargaaro qax udirirka. Allaha jabiyo yuhuuda maraykan. Turki cadow badan ayuu leyahay Allaha ka qabto
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Сағат бұрын
Ilaàhow Jebi Yuhuuda InshaAllah
@AllaaaminMaiisho-wx6kd
@AllaaaminMaiisho-wx6kd 2 сағат бұрын
Maansha Allah
@ubahhussein1925
@ubahhussein1925 Сағат бұрын
Thank you for sharing
@Seynab-c9h
@Seynab-c9h 2 сағат бұрын
Yuhuuda iyo xulufadooda muslim iyo gaalba ALLAH ha jebiyo, reer Gaza ALLAH la jira guusha ALLAH ha u so dedeji
@MuseMucad
@MuseMucad 2 сағат бұрын
Allha babiyo sahnuuniyada israiil iyo xulfadeeda uu horka cayo marykanku allha babiyo yaarabi
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 сағат бұрын
Machaallah
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 сағат бұрын
❤wcs ❤ Ankara alaha xafido ❤alahu akbar ❤❤❤❤
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 2 сағат бұрын
Maasha allah allahu akbar xamaas guul qorshaha dagaal ee ay ku xasuuqeen taliska yuhuuda ah ee ay wax dhinta iyi wax dhawacan ay ka dhigaan guul weeye allahaw ihiili shacabka palastine ee laxssùuqey cadawgana jabi oo dhulka lajsr yuhuuda aad nacdashey
@muridisharif901
@muridisharif901 2 сағат бұрын
Amiin
@MazdaMaalim
@MazdaMaalim 2 сағат бұрын
Wcs mr nadara Allah ugargaro walalahen😢 Adineh hambaliyo 300k Malinta 100k udabalgadese ila manta iskajogna ma shaa Allah Qer ka Allaha nawafajiyo
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 Сағат бұрын
Ilaahow yuhuuda iyo waxa raacsan jabi yaarabi
@AbdiSamad-m4r
@AbdiSamad-m4r 2 сағат бұрын
allaa hu akbar allaahu akbar ilahaw guusha sii falas tii yuhuuda jebi yaarabi
@abdillahisiyaad2181
@abdillahisiyaad2181 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Inspirationvideo800
@Inspirationvideo800 2 сағат бұрын
Guul falastiin ❤❤❤
@mohagedi8874
@mohagedi8874 2 сағат бұрын
#WAXAAN HUBAA IN XAQ IYO BAADHIL AY ISKUMEEL GALI KARIN... MUQAWAMADA AL QASAM GARABKA MILITARI EE HAMAZ INAY YIHIIN KUWA XAQ U DIRIR AH UGU DAMBAYN WAYNA GADHI DHOONAN XADHAFKOODA ...NASRIGA ALLE WAYNA HELI DHOONAN INSHAALLAH...🎉🎉🎉 #VIVA MUQAWAMADA HAMAZ... #GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 сағат бұрын
Yaa allaah xasuuqa ay gaysanayso cadowga yuhuuda ah cid celinaysa ma jirto
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 сағат бұрын
Asc nadaara show habeen wanaagsan
@sahidaarush
@sahidaarush 2 сағат бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Nadara.
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 23 минут бұрын
ALLAHOU AKBAR MASHAALLAH GUUL WEYN WEYEY XAQ UDIRIRKA REER FALASTIIN OO SALDHIGYADI ISRAIL BAABISEY GUUL IYO GOBONIMO
@ahlumuxamad8691
@ahlumuxamad8691 2 сағат бұрын
Guul inshallah wuu riyoonayaa kaas binu qafiir
@turbshit
@turbshit 47 минут бұрын
csw brother akhii 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾✅
@AbuuXaafid-d1t
@AbuuXaafid-d1t Сағат бұрын
SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM SALALAAHU CALEEYHI WASALAM
@AminaAbdisalaam-h1u
@AminaAbdisalaam-h1u 2 сағат бұрын
Illah ha guleyo falastin iyo muqamada oo dhan
@DahabomohamedSocdal
@DahabomohamedSocdal Сағат бұрын
Allaha ugargara umada reer falastiin waa dhiban yahiin ee illaha ha jabiyo yahuuda iyo mareykanka iyo kuwa lajira
@Boqorejr10
@Boqorejr10 2 сағат бұрын
@Amira_Abdalla
@Amira_Abdalla 2 сағат бұрын
ربنا 🤲🏻 انك اتيت زينة واموالا في الحياه الدنيا ربنا ليضلوا عن سبيلك ربنا اطميس على اموالهم واشدا على قلوبهم 🤲
@hassanmohamed7847
@hassanmohamed7847 2 сағат бұрын
👍
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 сағат бұрын
Kooxda Bkk kuwa Yuhudda Mareykanka Reer Galbeyka kufashilmeyn Xasuuqa Matida Falastine iyo bur burka xaruma Adeega danta guud Masajido Cisbitaalo Waxbarasho hatta Qanisadaha kuwa Gaza lebonon kukala yaalay,Pelican waa tuug ah oo isaga dhiiro galiya Natinyahu in uu kusocdo xasuuqa balse maanta Isagii ayaa si dirqi ah ooga bad baaday Gantalada kusocdeyn Talabiib oo maanta noqotay Goob laga qaxayo.
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Сағат бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@YahyeMohamed-u9h
@YahyeMohamed-u9h 2 сағат бұрын
Wcs
@CabdillahiMuusefaarax
@CabdillahiMuusefaarax Сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 сағат бұрын
Allaah jabi yahuud shayadiinta America 👹👺. Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan guul 🇵🇸🇵🇸🤲🤲💪💪🤲🇵🇸🇵🇸
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 сағат бұрын
Yuhuudu caqli malaha dhul dadkiisii joogaan bay leeyihiinbwaan qabsanaynaa😮
@saidaelmi9744
@saidaelmi9744 2 сағат бұрын
Wcs wr wlh wax aan ahayn reer Falastiin oon ka naxaayo malahan iyo intii reer Falastiin u so hiilisay Ilaahay ha ugargaaro
@caadilcade
@caadilcade 2 сағат бұрын
Israel Awuud kale malahan ilaa Inay Shacabka duqeyso muyee
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 сағат бұрын
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ahmedyaasiin-e4q
@Ahmedyaasiin-e4q 55 минут бұрын
Wcs nadaara
@AbduhabIsmail
@AbduhabIsmail Сағат бұрын
Asc nadara show wll wararka no taay ee xayisinta sogadii
@MarwaanmohamedabdiMarwaanmoham
@MarwaanmohamedabdiMarwaanmoham 2 сағат бұрын
🎉🎉🎉
@CabdulQaadir1
@CabdulQaadir1 2 сағат бұрын
أ اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين يا رب العالمين ودمر حساد ألإسلام.الخاصة يهود.ومع بنميم أهل النار والأمريكومن معهم
@IkraanSharif
@IkraanSharif 2 сағат бұрын
waa habeenimo khamiis ah ee ma'aha habeenimo Arbaca ah iska sax ilaahey xamas,xisbullaah, kuwa iraq jooga, xuuti iyo waliba iran garabkooda gal. insha Allah. kufaarta daalimiinta ahna yuhuuda, mareykan, ingiriiska iwm calaamo xun oo degdeg ah ka muuji quluubtoodana argagixiso iyo tafaraaruq ku rid insha Allah
@SalmaanDayibxaashi
@SalmaanDayibxaashi 2 сағат бұрын
HAYE Hbn Arbaca U Xisabsan Yahy Waa Zsx
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 сағат бұрын
Waa Arbaco lixsaac habeenimo saqdhexe ayaa la Oran karaa Khamiis sister
@IkraanSharif
@IkraanSharif 2 сағат бұрын
@@abdikadirhaji6852 ma'aha walaal sidaas islaamka waa habeenimo khamiis ah. bisha Ramadaan markay bilato ma saqbadhka ayaa la sheega caawa inay Ramadaan tahay mise markii bisha la arko .hadalkii waan dheereyay ee islaamka waa habeenimo khamiis ah. gaaladana waa habeenimo Arbaca ah .
@MahadYoolax-lc9dy
@MahadYoolax-lc9dy 2 сағат бұрын
Dowladda lubnan ma qasaaraha bes ayey qaabilsantahay wax kale ma qaba karto miyaa
@cabdinajiibyuusuf7608
@cabdinajiibyuusuf7608 2 сағат бұрын
😢😢😢
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 2 сағат бұрын
Wcs wll w
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 2 сағат бұрын
Wcs wrxm nadaara
@cabdinajiibyuusuf7608
@cabdinajiibyuusuf7608 2 сағат бұрын
Freee free phlastiin
@nimconfg
@nimconfg 2 сағат бұрын
Weerarlee maalagujiraa
@menhee7408
@menhee7408 2 сағат бұрын
Guul gurdish yahuud ordugaan alaha jabiyo
@suraya536
@suraya536 Сағат бұрын
Wan sugeyney sabata iyo sabotageka wa kulanki bricks wa siyaso American
@xaqudirir8869
@xaqudirir8869 2 сағат бұрын
Nadaara sxb waan kusalaamayaa takale turkey gu haka tashado naato waayo reer galbeed sxbtinimo malaha iyaga ayaa minjo. Xaabinta kuhaya
@Ilyascabdi-x5y
@Ilyascabdi-x5y Сағат бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr Сағат бұрын
Nadaara xayaysiiska waa caajise xaga danbbe mari fadla xagga hore & xaga danbe
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 28 минут бұрын
YAHUUDDA way adeeganaysaa ee shartooda Allaha naga qabto.
@CabdiNuur-e1r
@CabdiNuur-e1r 2 сағат бұрын
😊
@HussenRoble-w4q
@HussenRoble-w4q Сағат бұрын
4:50 😂😂😂Turkish mesha qimah nuca Leh Sede Logala 😢😢😢 WA Cem Wayn
@HussenRoble-w4q
@HussenRoble-w4q Сағат бұрын
😂😂😂
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 30 минут бұрын
TURKIYA ALLAOW BADBAADI OO CADOWGA KA QABO.
@abdirihmancade8018
@abdirihmancade8018 Сағат бұрын
Wll xayeysiimaha naga yaree warka inaan dhagaysanayba nanacsiiyeene.😊
@ilyasAli-yn9vh
@ilyasAli-yn9vh Сағат бұрын
Turkigu wa in uu jawaab xun tuso isbahaysiga musliminta yaryaraysanaysa ee maraykan iyo yuhuud iyo intii soo raacdaba Walalki loo xiiryow adna so qoyso marki falestin loo tashaday aya la damcay dhaman musliminta oo dhan wa inaynu hadan nahay muslimin hurdada ka kacno gacmo wadajirbay wax ku gooyaan wa inaynu meel saarno gaaladan quwada beenta ah isbiday Allahu akbar 😢😢😢
@HamzaBarreh
@HamzaBarreh 2 сағат бұрын
Turkiga nagta laga sarey
@akrimabdikarim9867
@akrimabdikarim9867 2 сағат бұрын
Kuwa carabta sheeganaya oo yahuuda ah waa Galloway ku faraxsan oo qarashaka yahuuda iyo mareykanka ay bixiyaan oo shidaalka siiya waa carabta.
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 2 сағат бұрын
Kusaliya suubanaha scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
@hnoor4361
@hnoor4361 2 сағат бұрын
Wershad dhan miyaanay sukuurati lahayn muslinka OO dhan inbadu geesbay ka saaran tahay . Rabbi haw hiiliyo muslimiinta dhamaan gaar ahaan Iyo guud ahaanba cadawga muslinka Allow jebi adigaa awood lehe àaaaamiiiin yaa Rab
@sabirwehliye2673
@sabirwehliye2673 2 сағат бұрын
Wale yahuud aduunka gacanty ku dhigtay melkasta ayada qasayso ilahow naga qabo ya rabi wadankenan ayagay ka dagi lah dahay
@HakimAbdi-q4q
@HakimAbdi-q4q 53 минут бұрын
War.ban.krbna
@RaaxoCumar-vs8zm
@RaaxoCumar-vs8zm 2 сағат бұрын
Wcz
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 5 минут бұрын
Diyaradaha haddii calamka cunaqabateyn laga saari israiil iska celiya la dhihi laha falastiniyinta wa la yabi laha
@nadhifsalat
@nadhifsalat 2 сағат бұрын
Free falasten
ساختن چین قدرتمند
59:28
Bplus Podcast
Рет қаралды 226 М.
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 47 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 36 МЛН
وليد إسماعيل | الدافع | 700 | اليوم المفتوح
3:09:07
وليد إسماعيل الدافع
Рет қаралды 376 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН