🥺 . 🥺 . 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@XawaCige2 сағат бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في كل مكان اللهم انصر اخواننا في السودان 🇸🇩 وفي السورية وفي العراق 🇮🇶 وف اليمن 🇾🇪
@MaxamuudCali-k4y4 сағат бұрын
Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah
@SafiyaMacalin-rz7mf2 сағат бұрын
الحمد لله رب العالمين
@RoblehMako-f2r2 сағат бұрын
Mashalah aaalah ha oo aadkoleyo dowladnimada
@asadahamadbarre11642 сағат бұрын
Wamahadsantahay Ustaad nadara
@LeylaWarsame-z4tСағат бұрын
Allahu Akbar wafataxa nasar Farajallah qariib
@fatumaali1102Сағат бұрын
Waa shaqale macalinka wen
@luulhussein71912 сағат бұрын
Waa dad aqli badan suuriyaanka alla may soomaali ahaadaan saacadaan waa lagu kala tagi lahaa bililiqo
@MuseMucad2 сағат бұрын
Allha guuleeyo xamaas iyo suniyiinta suriya yaarabi
@SagalMohaned3 сағат бұрын
Wcs walked Yuhuud allaah jabiyo shiico 1wm ha qaxaan ha hoogaan bi idmii laahi kareem Muslimiinta allaah garab galo meel walbo ay jogaan Dalkeena allaah Swt ha ka qabto kuwa gaalada ua deega XASAN DHIIQO 1WM AAAMIIIIN AAAMIIIIN AAAMIIIIN
@ruqiyocabdullahi39323 сағат бұрын
ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله
@yusufahmed69873 сағат бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin
@Farh9404 сағат бұрын
Masha allha Syria guul ❤❤❤
@moxubomamamia3733 сағат бұрын
Ilaahay nabadaas ha ugu wado ❤❤❤
@waliyocadga99852 сағат бұрын
MR NADAALO ALLE XUMAAN NOOMA MQORIN EE ANAGAA GACMAHEENNA KU KEENSANEY OO SHEYDAAN NAGA ADEEGTEY.
@SagalMohaned3 сағат бұрын
M.a aargosi mafiicna waayo allaah gushu ku siiyay qarine qayireysaa
Nadare badii loo gacan geliyay itoibiya kasoo waran 😂
@الحمدان-ذ2ي4 сағат бұрын
Somali warkeeda marabne orodo melahaas ka dhagayso hadad rabtid nadara intan ku jecelnahay wa tabinta wararka caalamka naga qale sxbow
@moxubomamamia3733 сағат бұрын
Fulaysanaa shiicadu meey iska joogaan
@sahrahuseen53072 сағат бұрын
Waligen wan jogi jirnay ya kenay shica iyo suni way islaa daganan jiren ilahow umad u gargar
@kaaraa-mardha19772 сағат бұрын
Dowladda ciraaq waa shiica, saraakiisha baxsatayna waa shiica, jabhadda Suuriya qabsatayna waa Sunni, caqligaa diidaaya in lasoo celiyo. Waana dagaal hor leh oo ka dhex qarxi kara suuriya iyo Ciraaq, ama Sunni iyo Shiica
@batuloabdullahi4175Сағат бұрын
Ergayga asaga magalba mise muslim shici mise suni
@AbdiraxmanHussein-y8o4 сағат бұрын
Somaliyey ka kaca badiii godeey ku rideen xabashida dhulkii sonali itibiya laga qaadi wayay ee badan loo saxiixay yaa ka qadayo war arinkan ma sahlana ee ka kaca somali dhoohaneey