Habeenkii Qaboobaa iyo Gaarigii cadaa? Qiso dembi-baaris ah

  Рет қаралды 52,538

ILEYS

ILEYS

Күн бұрын

#Like #Subscribe #Comment #Share
#Qiso #Qisooyin #dhacdo #dhacdooyin

Пікірлер: 490
@najmamaxamud64
@najmamaxamud64 7 ай бұрын
Asc zxp firiya like Ayaala Arursadaye Ee lagta haalisaro waan idin barya😊
@SayidCali-o8e
@SayidCali-o8e 7 ай бұрын
Ifiyow sxb qisooyinkaagu makala dhacaan laakin aniga Hal qiso ba saameyn igu yeelatey oo aanan waligey ilaawi doonin waana qisadii aad u bixisey uur kutaalo wixii ku dhacey usaame inta dhagaysatey ee sidaydoo kale aan ilaawin like
@MaxamedIsaaq-s2t
@MaxamedIsaaq-s2t 7 ай бұрын
Den biilaha waa nin ka aaday dimi sheeq
@abduqadirmohamed7662
@abduqadirmohamed7662 7 ай бұрын
Aah mxd iisoo xasuusisay usaame😢😢
@alfanaancowke
@alfanaancowke 7 ай бұрын
Wa so daawaday isla saacaan ka socda wlhi qisadii uurkutaalo ee usaame wa qiso aan ilinteeydi xakameyn kari wyy sxp thanks ada usbb ah ina daawado qiso lamid iisheeg aa soo daawade😢😢
@Whocares114
@Whocares114 7 ай бұрын
@@alfanaancowkelabada kanaal kee midke ku jirta maxana ku qoran ama copy link iso dheh please ina dawada rba Mhdsanid
@MahadAmerica
@MahadAmerica 7 ай бұрын
Siiriya maxaa ka qaldan denbi badanaa aniga sidanaaba danbi baare ku noqday😂
@ClahiCabdirahman
@ClahiCabdirahman 7 ай бұрын
iiga balan qaad inad salada ilaalineysid wllzhei ama wllkei🥺😭🤚
@xamsakhalid
@xamsakhalid Ай бұрын
inanki sodagauyahay bayilatahay
@xamsakhalid
@xamsakhalid Ай бұрын
50 10miirir
@SaaraAaqil
@SaaraAaqil 7 ай бұрын
Wcs MY king 49:56 waxn umalayna wiilka cisaam e wadaax ah e udonanayd gabadha marxuumka Waxn kaga shakiyay 1sababta xiliga qaboobaha ah uu u codsaday in uu wakhti kuwada qaatan guriga marxuumka mida 2 sababta uu u baxay inta u faldanbiyeedku dhicin una dhahay shaqo ayaa iso baxday mida 3 Sababta danbi baaristu ay ugu sheegi waayen dhererkiisa 😊 Mida kale ifiyow ani haiga shakin Sidan qisoyinka uLa socday danbi baare caadiya baan noqdee inta igu raacsan like me ❤🎉
@hodanxuseen6505
@hodanxuseen6505 7 ай бұрын
49:27 dilaaga waxaan uga shakiyey wiilka cisaam ee marxuumka gabadhiisu u doonantahay. Waa ku salaamay Ifiyow wll
@ahmednkante9128
@ahmednkante9128 7 ай бұрын
Ifiyow walahi qisooyinka sidan udawanayay dinbi baadhe ayan noqday go,aan ayan qatay hore usoco libaax🙏🙏🙏
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 7 ай бұрын
No ex no next mr ifiye is the nice KZbinr of somali people sxp waan qadimay like ta lkn ii soo duceeya 😢😂❤
@ILEYSS
@ILEYSS 7 ай бұрын
Allaha ku barakeeyo wll qali
@SOM.CARTOON
@SOM.CARTOON 7 ай бұрын
Nio horta no ex no next mxaa laga wdaa ? 😂
@shukriali-fk8su
@shukriali-fk8su 7 ай бұрын
East and west cmal waaye qof ka aad rabtid aa lagu dhaha ​@@SOM.CARTOON
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 7 ай бұрын
⁠​⁠@@SOM.CARTOONlike wax la so dhafay majiro wax xigo ma jiro anika adika I muhiim eh cml no ex no next for me is the best
@miimoabdule
@miimoabdule 7 ай бұрын
​@@SOM.CARTOON MD hore ma jiro.mid xigana ma jiro Ani ahan ifiye ugu fcn cml wye😂nh
@Zara13s
@Zara13s 7 ай бұрын
ileys waa iskeentay qiso hal saac ah sidaan ugu xisay😂😂
@MahadAmerica
@MahadAmerica 7 ай бұрын
Maku sexataa aniga cml😂
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 7 ай бұрын
Anoo qisadii huyaam ee aad 8 maalin kahor soo dhigtay ku ceshtoo daawanaaya ayay qisadanina isoo dhacday legend ifiye keep going bro
@FarxiyoAadan-d2o
@FarxiyoAadan-d2o 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@alicadaani1382
@alicadaani1382 7 ай бұрын
Ifiyee alle dartis kuu jeclahy keep going ❤❤
@MaxamadAxmad-ws9mu
@MaxamadAxmad-ws9mu 7 ай бұрын
❤❤❤
@AzmaaApdirihmaanarab
@AzmaaApdirihmaanarab 7 ай бұрын
Ayy masha allah saan u caqli badanahy qiso kasta waan sheegay dambiillaha gabar dambi baara ah waan noqon karaa ❤😂😢
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 7 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@NimcoCbdiqaderr
@NimcoCbdiqaderr 7 ай бұрын
salallaahu caleyhi wasallam
@MaxamadAxmad-ws9mu
@MaxamadAxmad-ws9mu 7 ай бұрын
Scw
@Yoonis_5
@Yoonis_5 7 ай бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam
@SmilingBicycle-gu3ye
@SmilingBicycle-gu3ye 7 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@meizaabubakar2667
@meizaabubakar2667 6 ай бұрын
Maashaa Allaah saaka qisadaan Ifiyoow way isii Raacday ilaa iyo suuqii oo aan Adeeg uga Baahna wayna ila socotay intaan adeganayey adeegi iyo iyadiina hal mar bay isla dhamaadeen 😊
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 7 ай бұрын
Ifiyoow la aantaa waa abaar qisadaadu maankay doojisaa Alle ha noo kaa xafido shukran hno qali
@CaishaDiiriyexasan
@CaishaDiiriyexasan 7 ай бұрын
Alxamdulilaah thanks wall horay usoco
@naimaabdihassan1100
@naimaabdihassan1100 7 ай бұрын
ifiye quruxow qisada like qof saara number one ayn ahy like star ha I oran😂😂
@MaxamadAxmad-ws9mu
@MaxamadAxmad-ws9mu 7 ай бұрын
Horey usoco
@XasanFarah-be1rw
@XasanFarah-be1rw 7 ай бұрын
Hhhhhhhhh
@yacinzahra2853
@yacinzahra2853 7 ай бұрын
Wayo inteena mesh joogta waxa tidhi waxba maydilin
@XasanmaxamedXasan-zt8mc
@XasanmaxamedXasan-zt8mc 7 ай бұрын
Ifiyow waa mahadsantahay the best utuber thanks
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 7 ай бұрын
Ifiyow mahadsanid eray qaaqamay maanta kabartay👍
@abdiahmed1797
@abdiahmed1797 7 ай бұрын
56:44 wiilka cisaam waaye
@MustafFabio-xh1sx
@MustafFabio-xh1sx 7 ай бұрын
❤ifiyey guuleyso
@Mumtaaz_Maanka
@Mumtaaz_Maanka 7 ай бұрын
waxana inta ka salaamaya inta bari shaqasa ku qaban rabto qisadaan🎉❤
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 7 ай бұрын
Wan raby lakin waxan ku sexda waye😢
@sharmaarke2015
@sharmaarke2015 7 ай бұрын
Aad iyo aad ani waa ku seexdaa​@@HODANABDULAHIABDI
@AdnaSaleebaan-st9uw
@AdnaSaleebaan-st9uw 7 ай бұрын
War sxpo bariigii hore codkaadu cabsi cabsi buu ahaa Wlhy intaadan sheekooyinka bilaabin marka ilaa intaaso dhan baan kula soo socday sxpo guuleyso pro🎉😂😂
@alikuno5297
@alikuno5297 7 ай бұрын
😂😂 ha wlh
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi 7 ай бұрын
@@AdnaSaleebaan-st9uw wd iga qoslisey wlhi 😂😂
@AlisaMoha00-lt4wt
@AlisaMoha00-lt4wt 7 ай бұрын
First one wn ku salamay ifiyow ❤🎉
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni 7 ай бұрын
Gaariga qaalinka ah xiiliga habeenki waxu isku badala cadan intas ayu ku fashilmay ninkas 😂😂😂 inti ila qabta like haila dhafin asxabta ileys one love ❤❤
@AnzalHussein-g3m
@AnzalHussein-g3m 7 ай бұрын
Mahadsanid ifiyow❤
@FartunMuse-n6y
@FartunMuse-n6y 7 ай бұрын
Asc ifiiye masha allah qisooyn kaadawakaheli tagerahade ayakamid ahayh
@Engbisle1
@Engbisle1 7 ай бұрын
Legend salamulahi
@munobilan2
@munobilan2 7 ай бұрын
Ifiyoow qisooyinka chanelkaga so galisay 100/99 waaa dhageestey hadda wax soo galin weysana kuwiii hore ku ceshtaaa
@HafuuMHaashi-wc9yt
@HafuuMHaashi-wc9yt 7 ай бұрын
Waan helay waa qisadii labaad aan la helay dambiilaha🎉🎉🎉🎉
@RahmaReeya-km6iw
@RahmaReeya-km6iw 7 ай бұрын
Wlhi kaasi marku habeenki baxayey u magaalada kale tagayeybaan ka shikiyeyba😊smart girl Ifiyow iga wrn😂
@ayaancismaanMaxamuud
@ayaancismaanMaxamuud 7 ай бұрын
Layg wansaarey from ssc
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 7 ай бұрын
Walow gacalow ma itiri ifiyow ma naka deysid 😂awowgey iso xasuusisay 😢dhiga jidaneysa malin horene xiindhere ka hadleysay wanba shakiye 😂😂😂😂
@PawsomeAdventures-y3b
@PawsomeAdventures-y3b 7 ай бұрын
Waa lasoo daahdaaday caawa waan sii seexan rabay but all right ✅ 🎉
@MARWA-1654
@MARWA-1654 7 ай бұрын
Wcs ❤️saan le usoo qadimnaaan 😂👍
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey
@N_4_a_m_u_r
@N_4_a_m_u_r 7 ай бұрын
Ani magacyada ku wareersanahay 😂😂🤦🏿‍♀️
@SahraDahir-v6j
@SahraDahir-v6j 7 ай бұрын
Asalmucaleykum walaal Allah ha ku xafido aamiin yaa Allah ❤❤🎉❤❤ManshaAllah, ❤❤❤
@MuhwaahibCismaan
@MuhwaahibCismaan 7 ай бұрын
Ana uhoreya ifiyaw🥰
@khadradhool9909
@khadradhool9909 7 ай бұрын
Maintain qofkii ugu horeyey ayaan noqdey
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 7 ай бұрын
sxb sare IFIYE SXB SARE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 ай бұрын
Qaabkee iyo goortee ayaa jeceshahay in aad dhegeysato Qisooyinkaan? ❤❤❤❤ Me at the bed time.
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 7 ай бұрын
And also 😂
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 7 ай бұрын
Me Marka hoosha qabanayo😂😂😂
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 7 ай бұрын
Cleaning 🧽 🧹 🧼 time 🎉
@BIRLABMEDIA.
@BIRLABMEDIA. 7 ай бұрын
56 daqiiqo maraya DILAAGU WAA: cisaam wiilkiisa oo asiga yaaba marki hore ka danbeeye in gurigan la imaado oo waa wax hore loo qorsheete MR IFIYE😂❤
@elmisaredo9940
@elmisaredo9940 Ай бұрын
Wwwww wa qisayaasay kawaran lkn Natiijada ayaan sugayay inan is waa faqno iyo inkale ❤❤❤❤😂
@Suldanboy
@Suldanboy 7 ай бұрын
Wlhi wan qoslay kadibneee😂😂
@Abdallashideeye
@Abdallashideeye 7 ай бұрын
WCS wlal 1st Wan xalinkra so sheg😂
@AnasCali-j8e
@AnasCali-j8e 7 ай бұрын
Zxb ifiye aad ban kuu tagera waxa kamid ahy dadki ugu horeyy ee channelkaga kuso bira zxb lkn comments mabixin jirin hal qisana ima dhafto ❤
@Niira_Mohamed2
@Niira_Mohamed2 7 ай бұрын
Dadka daawadey iyo kuwa liketa sarey isma laho war gacnta fura😂
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 7 ай бұрын
Ileys I love you hooyo Waa iga qoslisaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hassansantos7924
@hassansantos7924 7 ай бұрын
I'm first to night 🌙
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 7 ай бұрын
Wcs 🤝 ifiye
@Butuceyyy
@Butuceyyy 7 ай бұрын
Qofkii kowad😂❤
@Aisha-A45
@Aisha-A45 7 ай бұрын
Big legend sharf io krmo ifyow wll❤🙏
@SaadaqMaxamed-v9h
@SaadaqMaxamed-v9h 3 ай бұрын
Labada midkamid ah iyo yuunis
@Nana-rf5fr
@Nana-rf5fr 7 ай бұрын
USA ayan ka dhagesta ifiyow thanks bro🙏
@Ozzy4413
@Ozzy4413 7 ай бұрын
Frist ❤
@HodonAhmed-ug4sc
@HodonAhmed-ug4sc 7 ай бұрын
9:14 😂 dabka wa la kulaalaa macnaha QAAQAN waaxay 😂
@FadumoCabdi-yc9jz
@FadumoCabdi-yc9jz 7 ай бұрын
Somalidu isku lahjad ma ahan ani xitaa qaaqan u aqaana from galgaduud
@FardowsaAhmed-l3j
@FardowsaAhmed-l3j 6 ай бұрын
Wll inoo😂 soobadi sheeko cabsibdn.kusoodar❤❤
@AmiinBoojo-f6f
@AmiinBoojo-f6f 7 ай бұрын
Wa la iga hor mary shet.😭😂
@hoyo4458
@hoyo4458 7 ай бұрын
Wan ku salmya ifiye form Djibouti 🇩🇯
@Suldanboy
@Suldanboy 7 ай бұрын
Ifiyow qisadan maxa xiga kadibnee, kadiibnee😂😂😂😂😂
@herrr.1111
@herrr.1111 7 ай бұрын
Malina sheko iska radinaye bartay Ifiyye sanado ku firsada waygi qisoyinkada cartonka 18 Jir aqligeda ka wenyahy 40 Jir noqdayy Alhmdulilah ilahey channelkan i baray❤️‍🩹
@MaaidoAhmed-hn2vb
@MaaidoAhmed-hn2vb 7 ай бұрын
Isku mid nahy maskaxda ka korayaa 15 jir ahy yurub ku nool kuwa somaliana anaa ka Caqli fcn😊😂
@herrr.1111
@herrr.1111 7 ай бұрын
@@MaaidoAhmed-hn2vb Masha Allah abyo sidasa karaba aqligada ka soco allahna haku siyadiyo😘❤️
@Amalmohamed2
@Amalmohamed2 7 ай бұрын
Wlhi billhi ifiyow wan ogaday dambilaha 😎
@CimraanIdiris
@CimraanIdiris 7 ай бұрын
War nio ifiyoow hada wax jawaaba kaama haynee chanelkii wax ma is ka badaleen waxaan dad naqaanay udirnee😅
@ILEYSS
@ILEYSS 7 ай бұрын
Wax weyn weliba sxb
@SacdiaInaAli
@SacdiaInaAli 6 ай бұрын
Aniga Qisooyinka maba maqlo lkn Codkaaga mcn waaye❤
@khadar.1984
@khadar.1984 7 ай бұрын
Zxbow qisoyinkagu maxuma lkn waa too much film xata way kadheertahy fadlan 40daqiiqo ugu badnan kadhig waxan ileen cunto ahaan ha u isticmaaline 1:20 ma filim baad no jilaysa siyanan qisoyinka uniciin ado qisada dhamays tiraya ayaad muhiimada dul istaagi kartaa😊xataa qofku shekada ayuu kala luminaya ileen waa qiso maha Quraan laxifdaye. thanks man
@khalid1297
@khalid1297 7 ай бұрын
Number 1😂
@FaaizaDaad
@FaaizaDaad 7 ай бұрын
Asc ileys family see la yahay waan soodaahay😅😅😅
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 7 ай бұрын
Ifiyow danbibaraha dhulkaad ku garaacde waadna dhaqde 😂😂😂😂😂😂 Pls ha iso caayin
@abdiladifosman
@abdiladifosman 7 ай бұрын
gabadha wiil ay isjecelyihiin waqtigu ma'arkayo laakin waa waqtiga aad sooqor natiri
@RAANIYASULEYMAAN
@RAANIYASULEYMAAN 7 ай бұрын
Hanbalyo ilays 😮😊
@Mahat_beer
@Mahat_beer 7 ай бұрын
Brother Dambi baarista xikmadan Kala baxa shukran
@Cudoneyyy
@Cudoneyyy 6 ай бұрын
Ifiyow wlhi ani marhoraan ogaaday inuu yahay ninkaas kwrn caqligyga see wye😂🎉
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 7 ай бұрын
Walal af somaligaga waa mnsha Allah miyiga ayaad ku soo barbaartey baan u maleyn caruurta miyiga waa caruur caqli badan af somaligodana caadi ma aha mnsha Allah
@Whocares114
@Whocares114 7 ай бұрын
Dhagahadalka naga dhaaf hada rer balad nahay wana jaftee 🙄
@SaciidDani-tr1ok
@SaciidDani-tr1ok 7 ай бұрын
Kadibneeeeh😂😂
@BAASHIQUUTE
@BAASHIQUUTE 2 ай бұрын
Aniga io dimbi baariska isku fikif aan nahnay❤🎉🎉🎉
@abdisalanabdi7539
@abdisalanabdi7539 7 ай бұрын
49:12 waxan umaleynaya Inu yahay wiilka uu sediga u yahey
@mohahasan4017
@mohahasan4017 7 ай бұрын
Suuq bacaad ❤❤
@deeqoali8357
@deeqoali8357 7 ай бұрын
Waxan umalinaa wilka baxay😢😢😢
@DekaAhmed-c2c
@DekaAhmed-c2c 7 ай бұрын
السلام عليكم يا أخي العزيز 😊😊😊
@HiboHiboibraahimsalaad
@HiboHiboibraahimsalaad 7 ай бұрын
2005 markas lee lii dhaley bh❤😂
@AyaanCali-en8er
@AyaanCali-en8er 6 ай бұрын
Ifiyow walaahay waan gartay mar hore yes
@QaaliAhmed-s9v
@QaaliAhmed-s9v 7 ай бұрын
yoonis waaye😂😂
@MunasarBoyka
@MunasarBoyka 6 ай бұрын
Masha allah nice voice
@abdiwahabmuhumed1894
@abdiwahabmuhumed1894 7 ай бұрын
Qisoyinka aad so dhigta bro aad iyo aad ayey nolasheyda o badalen mahadsanid wllkey❤
@NasroCumar-mc1kv
@NasroCumar-mc1kv 7 ай бұрын
🎉😮
@ilhanxaragotube3060
@ilhanxaragotube3060 7 ай бұрын
Weeeeew Thank you❤
@rugiyomahamud4961
@rugiyomahamud4961 4 ай бұрын
Waa gabadha
@AbuuSalmaan-t1h
@AbuuSalmaan-t1h 4 ай бұрын
😅😅1
@abdifidow3870
@abdifidow3870 6 ай бұрын
Gabadha saaxiibkeed ayaa ah
@maxamedyuusuf6190
@maxamedyuusuf6190 25 күн бұрын
Ilyas waxan leyahay waad wacan tahay ee keep going
@falastiinadam234
@falastiinadam234 7 ай бұрын
Wiilka cisaam dhalay ayaan ugu shakiye aniga
@FaadumoCusmaancumar
@FaadumoCusmaancumar 6 ай бұрын
50:03 yoonis
@SAMATARE
@SAMATARE 7 ай бұрын
Thanks bro
@FarxiyoAadan-d2o
@FarxiyoAadan-d2o 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikraanshiino1705
@ikraanshiino1705 7 ай бұрын
Ifiyow saan qisadaada udhagaysanayay anaaba danbi baari noqday yaah😅
@Whocares114
@Whocares114 7 ай бұрын
3 ani maa la socon qisada o dadka iyo wxa fahmin mise waxba qaldan ma fahmin kow dhe lkn horta gabdha we xnaqsay un ilama ahan ine dishay lkn wexe ila tahay wilki ka xumaday bahdilka aderkisa un inu ka danbeyi dilka lkn qisada 10 jeer waso bilowday ila hdana wax le iskaga key dhaxyacsan. Hda wa iska dhamesanoya le wlh 🙂
@MaxamedDaakir-g8e
@MaxamedDaakir-g8e 3 ай бұрын
48 sikin Dilaagu waa wadaax😅😅
@rashkerpoii
@rashkerpoii 11 күн бұрын
ifiye keep going bro
@Maryancabdulaahi600
@Maryancabdulaahi600 7 ай бұрын
I'm dambi baare yeh daqiiqadii ugu horeysay ayn ayn qiyaassy inu wadax yhh😂
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 7 ай бұрын
Shukran ifiye
@soomaalifitness3624
@soomaalifitness3624 6 ай бұрын
56:36 wxaaa iga baxay oday in uu dilay wiilka sodaga uu u yhy sbbto gaariga qalinka asaa waty habeena lma ogaan karo gari qlin inuu yhy io inuu cad yhy saas bey gbdha ku tiri gaaari mida kle cida asaa balansady see isku barataan 🎉🎉🎉
@MK-cl3uu
@MK-cl3uu 7 ай бұрын
Wlhi Qisada markey bilaabanesay ayan ogaadey dilaaga wa wiilka gabadhiisa guursanaya 😂😢
Gadgadoonka Maalmaha !! Qiso Cajiib ah
1:02:04
ILEYS
Рет қаралды 32 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
JINKA ADEERKIIS 😲 || Qiso Cabsi iyo layaab ah
1:07:50
ILEYS
Рет қаралды 100 М.
NABSI ⚠️ || QISO LAYAAB LEH
1:17:00
ILEYS
Рет қаралды 74 М.
CİLMİ BAARİS AYAA LAGU SHEEGAY FAQİİRNİMADU İN AY FAA'İDO LEEDAHAY
24:34
MAXAA KU DHACAY NUURA?  QISO LAYAAB IYO AMAKAAG XAMBAARSAN
1:25:09
Jaceylow idaa 💔 Qiso jaceyl iyo Nacayb ah
1:04:41
QISOOYIN
Рет қаралды 28 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,6 МЛН
DAMBI BADHE JABAAR IYO KIIS LAYABLEH!@sawdamqaalib
37:45
Sawda Qaalib
Рет қаралды 91 М.
Habaar waalid ⚠️ || Qiso Cajiib ah
1:08:54
ILEYS
Рет қаралды 40 М.
Gurigii musiibada ☠️ || Qiso iga yaabisey 🤔
1:20:10
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН