Hada kadib saan usameeyso chapati jileec aad umac | Chapati dahabi garmash si aan cadi ehen Chapati

  Рет қаралды 456,686

Amira’s Cuisine

Amira’s Cuisine

Күн бұрын

Пікірлер: 145
@msgreenxx
@msgreenxx 4 ай бұрын
Salamu calaykum walashay … ilaahay dartii gacmahaaga inta sare u astur shaati ama funaanad gasho .. khayr baan kula jaclahay walhi xabibti … ilaahay risiqa ha kuu barakeeyo
@HamdiAhmadd
@HamdiAhmadd 6 ай бұрын
Ani sabaayad waka niyad jaby wllhi marwalba wey iga adkaane hadana wax iga qaldan majirto step step aa uracy siday abyo usameyneyso hadana wey adkane wa waxn fahmi wye ma ahn marki iigu horeysy aan sameyo wlhi😢
@dekadeganali7985
@dekadeganali7985 5 ай бұрын
Abayo xashidda ugu dadaaal
@KalsonAhmed-nk9zi
@KalsonAhmed-nk9zi 6 ай бұрын
Masha allah, lkn please sii libinta qofka sameenayo, waa qof rag ah marka ugu yaran u mahadceli qofkas. Its our duty to all keep the copy rights.
@saciidashaxmed1289
@saciidashaxmed1289 6 ай бұрын
Laga yabee inee gacanteeda tahy
@janadunia2950
@janadunia2950 3 жыл бұрын
masha Allah TabarakalaH wlo si fcn ayad u sameysay
@JustIs486
@JustIs486 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
Masha Allah❤
@anwarabdulleahmed6104
@anwarabdulleahmed6104 Жыл бұрын
Guys please always when i watch somali recipe, u use cup or half cup or hand… please use amount and tell people the exact quantity
@tousmo
@tousmo 9 ай бұрын
I think that was clear, she said what ever cup you re using. Keep it the same one. For water and the flour.
@juwairiyahummabdullah
@juwairiyahummabdullah 7 ай бұрын
The authentic recipes never used scale or even cups
@sadyadey782
@sadyadey782 5 ай бұрын
Mostly in Somalia we don’t count or measure when we cook we just guessing and imagining how much we depend upon how much we are cooking and by using our hands there is a blessing in the food and one more thing we sit on the ground to eat the food 🥘 😊sorry it is our culture 🫠🤷‍♀️
@xginahen
@xginahen 5 ай бұрын
Hello! Could we help me with the recipe en english? Please.
@Aminadeeqa
@Aminadeeqa 2 ай бұрын
@@xginahenyes but not now
@Faadumougaasisxaaq
@Faadumougaasisxaaq 3 ай бұрын
Masha allah tabaraka llah allaha ku xafido abaayo maanta cashir ayaan kaaa bartay waana taraagareeyay m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@omaromar-mc9vi
@omaromar-mc9vi 7 ай бұрын
Scwb walaal sidee aan baran Kara maraar badan baan tijabiyaay daqiiq Ama buur khasariyay, heer xaskay aan qasbay inay bartoo way ku guulaysatay waana iibari wayday murun badan baa nadix maray ila heer fuurid gaadhnay, aadiga bal xalka keen
@yaasmiinabdikadir2648
@yaasmiinabdikadir2648 7 ай бұрын
Oo ma sabayad darted ayu rerka u dumay
@nurtonadir3706
@nurtonadir3706 3 жыл бұрын
Mashallah keep going
@dr.ahmedabuna
@dr.ahmedabuna 7 ай бұрын
Xaaskaa iga maqneyd maalmahan gurigana kaligey aa jogay sawayad aan ubaahdy isla marki muqalkan aan daawadyna waan sameeyay, Mahadsanid abyo.
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 7 ай бұрын
😂
@astaghfirullah4406
@astaghfirullah4406 2 жыл бұрын
Masha Allah
@sacdiyomohamedrooble2132
@sacdiyomohamedrooble2132 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@Faadumougaasisxaaq
@Faadumougaasisxaaq 3 ай бұрын
Lkn qasitaankaa idhibeyso mida kale ayu nooc bur qasiduuda wey ugu adagtaheen Bal markale sfcn noogu soo faahfaahi abaayo mcn Less go ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Masha alah thanks
@deeqahassan2692
@deeqahassan2692 2 жыл бұрын
Sabaayad daawaha ka boodaysa ayaad samaysay MashaAllah!
@DeeqaMacalin-s1z
@DeeqaMacalin-s1z 6 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤
@rahmamohamed626
@rahmamohamed626 3 жыл бұрын
I grow up with chapati and Chai still my favorite thank you abayo
@shugruyawyaw9257
@shugruyawyaw9257 3 ай бұрын
Mashalaah allh
@abdiazizabubakar5139
@abdiazizabubakar5139 3 жыл бұрын
Jazaka Allahu Khairan Jazaa .
@jabbark5902
@jabbark5902 3 жыл бұрын
Sawirka kuu saaran iyo midda aad sameysay isma laha. Dadka ha sirin
@nimconadar6857
@nimconadar6857 2 жыл бұрын
Haha 😄 ma illa aragtay
@ZakiyaElmi-f3c
@ZakiyaElmi-f3c 3 ай бұрын
Abaayo fixiso maadan kudarin wuuna khamiiray burkee
@ridwanali7386
@ridwanali7386 Жыл бұрын
Huruud maku dari karaa abayo
@ifraaxcabdi9009
@ifraaxcabdi9009 Жыл бұрын
Maantan kudaraa waabad i xasuusisaye😂
@AaishaMohamud-dx8rl
@AaishaMohamud-dx8rl 6 ай бұрын
Abyo ukun malgu dari karo miya
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 3 жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh so beautiful 👍👍👍👑👑👑👑👑
@seemashah7823
@seemashah7823 Жыл бұрын
Can you give me ingredients in English pls
@fatmamad9457
@fatmamad9457 2 жыл бұрын
Maasha alah ilaah haku Barcelona gacantada uqti
@haliimayuseef1214
@haliimayuseef1214 3 жыл бұрын
Mashalaah
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 3 жыл бұрын
Manshallaha tabarakallaha beautiful sabaayaad allah ku barakeeyo gacantada
@عبدالله-ش4ر7ش
@عبدالله-ش4ر7ش Жыл бұрын
Maaha allaah waaye
@sadiaaliummuaalaa6338
@sadiaaliummuaalaa6338 3 жыл бұрын
M.a shukran Amira, hafaan sameynooyaa quruxeyna iigusoobaxdey,
@QeertoXasan-m1t
@QeertoXasan-m1t 6 ай бұрын
H.a H.a
@fadumomohamed6459
@fadumomohamed6459 2 жыл бұрын
Masha allah suuf suuf waaye
@abdullahimoalim1783
@abdullahimoalim1783 Жыл бұрын
@sihaamsagal2467
@sihaamsagal2467 Жыл бұрын
abaayo mcn wan soomana sabaayad aad u jilicsan inaan samaysto rabaa ee leebito ama qamiir malagu daraa sabaayada
@Istarwarsame3535
@Istarwarsame3535 5 ай бұрын
Haa wadku dari kartaa
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Ай бұрын
thank you wll qaali0
@sadaisheekh3981
@sadaisheekh3981 3 жыл бұрын
Masha allh
@nasriinjamal1778
@nasriinjamal1778 3 жыл бұрын
Mash allh keep going wllo
@khadijamohamed1395
@khadijamohamed1395 2 жыл бұрын
Asc masha Allah Ramadan Mubarak.
@siciidmostafesiciidmoha5740
@siciidmostafesiciidmoha5740 Жыл бұрын
Yummy
@iqramahamud4837
@iqramahamud4837 Жыл бұрын
🎉🎉❤❤😊😊😊😊😊
@HHashi-xm4zk
@HHashi-xm4zk 3 жыл бұрын
Half aad ku dartay ma burka bruin-ka ahaa mise waa burkii aad hore u isticmashay? Bal i sharaxa adigoo mahadsan.
@ugbaadaragsan9592
@ugbaadaragsan9592 3 жыл бұрын
Masha allah abyo gacantada allah ku barakeeyo
@aishaabow
@aishaabow 10 ай бұрын
Okay
@endahsufianawati9739
@endahsufianawati9739 3 жыл бұрын
Like first
@HaniAadan81
@HaniAadan81 5 ай бұрын
M.a
@maryanyusuf8702
@maryanyusuf8702 Жыл бұрын
Ani waxaan jeclahay midka bilaa subaga ah please midkas camal ii soo sameey 😊😊😊
@KeefoYuusuf-gi2co
@KeefoYuusuf-gi2co Жыл бұрын
Abyo butter badalkisa Saliid maka dhigi kra
@farhiyaabshir4841
@farhiyaabshir4841 Жыл бұрын
Masha Allah Bacda intee lagu gadaa
@mrsayid3640
@mrsayid3640 5 ай бұрын
Burka madow malaga samaysan karaa,wll,adiga oo mahadsan
@HabibaAbdirahmanAbokar
@HabibaAbdirahmanAbokar Ай бұрын
M❤
@ifkanolosha6014
@ifkanolosha6014 3 жыл бұрын
M a keep going sis
@fadumosiyake6812
@fadumosiyake6812 3 жыл бұрын
Manshall ado man wan ku tagara ado man
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 3 жыл бұрын
M. A walshy Mid iga jwb plz sikasto uduwo sabayada wey iga adkaneesaaa seykeygane ad buu u jclyhu plz jwb isiisaya
@UbahJama-p9e
@UbahJama-p9e 4 ай бұрын
Abaaayo. Binin kudar markaad saas uqastidna dub. Ok❤
@rahmanur5945
@rahmanur5945 3 жыл бұрын
Manshaa allaah Abaayo intee ayay kuu khamiir sanayd takale khamiir ama leebito maku dartay
@marioyaska5609
@marioyaska5609 2 жыл бұрын
Maya lagumadarin
@lailafarah2575
@lailafarah2575 Жыл бұрын
Shukran macaanto
@simaninaismail1893
@simaninaismail1893 3 жыл бұрын
liibito la,aan mala qasaa abyo jwb
@asmamohamed4070
@asmamohamed4070 3 жыл бұрын
Ha abayo jabati leebito uma baahna
@simaninaismail1893
@simaninaismail1893 3 жыл бұрын
masha allah abyo gacantada allah ku barekeyo thnks
@ameldaahir1815
@ameldaahir1815 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
Thanks Abaayo 🙏
@HamdiAbdinoor-k5p
@HamdiAbdinoor-k5p Ай бұрын
Maashaa all
@cadeyxuseenxasanxalaawa9936
@cadeyxuseenxasanxalaawa9936 7 ай бұрын
Wll musiiqada nagata adigo rali ah
@zafa.apdirizak.
@zafa.apdirizak. 2 жыл бұрын
BIYO QANDACA WALIGY QAPOW U HAYSTEY 😅😃😃
@fardowsomuqtarcabdi
@fardowsomuqtarcabdi 4 күн бұрын
M.a
@qadiijomohammed6039
@qadiijomohammed6039 2 жыл бұрын
Masha Allaah yami yami
@zainabmohammed9020
@zainabmohammed9020 3 жыл бұрын
MashaAllaa mashallah mashallah
@aminahayir7349
@aminahayir7349 3 жыл бұрын
Abye shuwarmada sii so sameyo so geeli allah gacaanta ku barakeyo
@atushmohamed3370
@atushmohamed3370 2 жыл бұрын
Malagunicin xbbti keep up 😂🙂🥰
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 3 жыл бұрын
Maansha alaah Abaayo Ilahay ha kuu calfo
@shariifocabdulahi
@shariifocabdulahi Жыл бұрын
Ydvjkbf
@hodanmohamud8336
@hodanmohamud8336 3 жыл бұрын
Leebato la aan miya mise waku dartay abyo
@sacdiyacumar2518
@sacdiyacumar2518 6 ай бұрын
Masha Allah Masha alaha ❤❤❤❤
@NadiiraMaxamed-uw9hk
@NadiiraMaxamed-uw9hk Жыл бұрын
Abyo lkn sowag hadnan Heysen mxa samey hee oo ku Bedalnka
@UbahJama-p9e
@UbahJama-p9e 4 ай бұрын
Abaayo. Muhiim ma ahan wahadaad jeceshahy. Caraftisa. Hadikalana. Cadiwaa udubankartaa❤
@nasriinaabdi7050
@nasriinaabdi7050 3 жыл бұрын
Saldadatada sida losamyo noso gali abyo mcney
@rayanadey857
@rayanadey857 3 жыл бұрын
Cusbo iyo midna kuma japatiga darin qali
@AasiyoAxmed-s7t
@AasiyoAxmed-s7t Ай бұрын
ماشاءاله ❤❤❤
@FardowsaAxmedaden
@FardowsaAxmedaden 11 ай бұрын
Shugran wll
@CanabJamac-eu5er
@CanabJamac-eu5er Жыл бұрын
M.A GACMO DAHAB QUEN
@sadiamohamed8169
@sadiamohamed8169 3 жыл бұрын
Cunto romantic o rer aroos ah no so gali
@fardosodiriye3074
@fardosodiriye3074 3 жыл бұрын
MashaAllaaah
@aaminozahra3605
@aaminozahra3605 3 жыл бұрын
Wcs walshey cafimad ku cun wana ka faidnay runtii ma sha allh
@ibtisammohamed8123
@ibtisammohamed8123 2 жыл бұрын
Labito laguma daro miyaa
@yusufmohamed6909
@yusufmohamed6909 8 ай бұрын
Okay🎉❤❤❤❤
@ilhanabdilahi285
@ilhanabdilahi285 2 жыл бұрын
Mach Allah
@samiiraabdilaahi1477
@samiiraabdilaahi1477 Жыл бұрын
Mnzha allah wll alle haku xafido
@abdiaziz4648
@abdiaziz4648 3 жыл бұрын
Walalo ukun lagumadaraayo miyaa?
@khadracuke8573
@khadracuke8573 3 жыл бұрын
Asc sister qacantada alaha kuu barakeeyo
@aishamahamed3587
@aishamahamed3587 3 жыл бұрын
Sabayada.baradho.makuqasikara
@SucdiDaahircabdule-rq9vu
@SucdiDaahircabdule-rq9vu 7 ай бұрын
❤😊
@liibaanxuseen2058
@liibaanxuseen2058 3 жыл бұрын
Bariir saalookariyo aan codsanaa
@anabahmed2312
@anabahmed2312 3 жыл бұрын
Asc abayo bur miisaan saar si aan u ogaano miisaankiisa biyaha iyo subaga
@hawadoitall8366
@hawadoitall8366 3 жыл бұрын
Ma’Shaa’Allah
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 3 жыл бұрын
Manshaa'Allaah 10
@daahiroffical1311
@daahiroffical1311 3 жыл бұрын
kumanicin abayo. keep going
@cawocabdi7038
@cawocabdi7038 3 жыл бұрын
Mansh allh xbbti
@fartunnur2656
@fartunnur2656 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo mcn
@DumarBila-z6z
@DumarBila-z6z Жыл бұрын
Mash alh
@xamdimaxamed3507
@xamdimaxamed3507 3 жыл бұрын
Masha allah allah ku dhwro xppti
@xabiibogeedow7618
@xabiibogeedow7618 3 жыл бұрын
MaashaAlaah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 жыл бұрын
Mashalah see loo dalbadaa sabayadan?
@gntlmn4
@gntlmn4 11 ай бұрын
Keep going sista machaalah
@queentufaal1293
@queentufaal1293 3 жыл бұрын
Masha mahadsnid abaayo galabtabo sameen rabay tnx
@مجهوله-05
@مجهوله-05 7 ай бұрын
Hye masamayse?
@sahroali2647
@sahroali2647 3 жыл бұрын
Anaa ka kow ah markasta way IGa adkaataa
@asmamohamed4070
@asmamohamed4070 3 жыл бұрын
Biyo kulul ku qas jileec bay noqonaysaa
@sawdaburaale7254
@sawdaburaale7254 2 жыл бұрын
Mansha allaaah
@NimcodaahirIsmaan
@NimcodaahirIsmaan 9 ай бұрын
👌
@rahmamohamed626
@rahmamohamed626 3 жыл бұрын
Yummy Yummy 😋
@burhaaanyaasiin2201
@burhaaanyaasiin2201 3 жыл бұрын
Msh allh
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 2,9 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 59 МЛН
sabaayad somali |sida loo sameeyo sabaayad jilicsan |sabaayad
11:38
zukayna channel
Рет қаралды 1,7 МЛН
SABAAYAD SOMALI MACAAN BADAN OO FUDUD     HADA QAS HADA DUB 👌👌
6:32
Luul Cooking channel
Рет қаралды 60 М.
baro sawayad jilicsan 😋 soft and easy chapati recipe
8:02
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 52 М.
Baro Sida Ugu Fudud ee loo sameeyo Fooliyo sambuus
16:20
Queenfartun Channel
Рет қаралды 383 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 2,9 МЛН