Hadaad 3 Arimood Ninkaaga U Sameeyso Uu Ku Jeclaan Waayo ANIGA Isoo Wac!!::Dr Ahmed Al-Yamaani

  Рет қаралды 7,629

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Ай бұрын
Alla maxaan arkey dumar badan oo raaliyooyiin ah lakiin raagooda aad ogu kiibra oo aniga aan kamid ahay. waxey moodaan ba inaad doqoon tahay. ❤
@umucayuuni1459
@umucayuuni1459 6 ай бұрын
Sax wlhi sheq axmad jazakallah qeeer❤❤❤❤❤
@CaishaCabdiRaxaman
@CaishaCabdiRaxaman 6 ай бұрын
Si wanagsan aan ula dhaqamii lahay
@FatumaAbdirahman-ns7dc
@FatumaAbdirahman-ns7dc 6 ай бұрын
Aniga gabar lagaba ban ahay wili laws sana ba Ligaba Hal wil haysta hadana xamila ahay alx ninkeyga wa nin wanagsan ixtiram badan lkn wlh runta Maxa waye ninka saa kadıgato waye wlh ninkeyga hata xumantisa Allah ban ubarya hawen ki salatul Leilka marka tıkado alx asago wixi kasonogde arka Alx wlh Allah aguwanagsan wax laweydisto Allah aya adıma dışa galbigisa gacnta kuhaya bilandankana Shanta gacmod su Allah usimin bu Allah adıma dışa usimin❤Allow ibarake ya rab . Gabdaha walaleheyne Allah
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 6 ай бұрын
Masha’Allah Allah Ku Barakeeyo
@xabiibomacalin5681
@xabiibomacalin5681 6 ай бұрын
Sh ahmed waxbadan iga qaldana ayad ishegta wana kugulesta walhi allahkuxifdiyo mahadsanid
@mahsan9497
@mahsan9497 5 ай бұрын
Walii suma walahii Waan isku jilciyey nikeygaa boqor ayaan kadhigay waxaan kugulaystay qalbigisii dans mantaa anaa boqoraad aah. Alhmdulilaah yarabii
@ruqiyoosman7122
@ruqiyoosman7122 6 ай бұрын
Jazaakallaahu qeyr
@husainhusain4765
@husainhusain4765 6 ай бұрын
Sax wlahi jasaka laah qer sheq ❤️❤️😍😍
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 6 ай бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@fathiahmed1468
@fathiahmed1468 6 ай бұрын
Jazaakallah khairan wll raga mid u soo sameey
@hindacabdiqaadir3904
@hindacabdiqaadir3904 6 ай бұрын
Sheikh jazakalaho kheyran walahi waxbadana ka faida fecbook ila yutob wakula socda
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 6 ай бұрын
Allah Ku Barakeeyo
@AbdulkadirMusse-k1f
@AbdulkadirMusse-k1f 6 ай бұрын
Asc mashaalah kheyr dumarku waxay jecelyihiin ninka dhibka badan taas waa layskuraacay ninwacan wuxu gursada gabar ikhtiram yar
@ruqiyocmaan-wf8zd
@ruqiyocmaan-wf8zd 6 ай бұрын
اسلام عليكم شيخ جزا ك الله خيرا
@mahsan9497
@mahsan9497 5 ай бұрын
Jazakalahu kheir sheq Ahmed
@baxsan698
@baxsan698 6 ай бұрын
Sheikh sheekada hadad haleysay hadii saxebkey ramo in fadiga waxlogu keeno anigaba waa ramaa noloshu waa share hoo hoobay keenta kii wanaaga guriga hoyadi ku soobarta wanagsan Gabdha nabigena rabi rali hakanoqde madhihin raga gadhiga halogo shaqeeyo Manta wacdigan iguma socoto waayo waa la iskubahanyahay marii wanaagjiro
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 2 ай бұрын
Adee kuutaalaa wll
@nuurtomaxamad4028
@nuurtomaxamad4028 6 ай бұрын
mash Allah
@AsmaBashir-ws3rx
@AsmaBashir-ws3rx 6 ай бұрын
waa sax jazakalaah kher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayanmohamed5327
@ayanmohamed5327 6 ай бұрын
Amiin Amiin ❤❤
@ayanmohamed5327
@ayanmohamed5327 6 ай бұрын
Ma sha Allah Jisaka Allah qhayran xafiduAllah ❤❤
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 6 ай бұрын
Allah Ku Barakeeyo
@MiskiXirsi-x5o
@MiskiXirsi-x5o 6 ай бұрын
Aniga waxan ahy gbr rer leh Zawjkaygu waa qof aad uqiimo badan wanagsan Ehlu diiin ah waliba jecel in tiii lagu talagalay inkabadan Lasoco rero kale ayu leyhy Madareemo xitaa in uu rero kale leyhy Waxan jeclhy in aan karaaameyo Runtiii umaamuuso si kawanagsan sida boqorada In aan usameyo wax kasto oo aan awoodo Oo wanaag ah wayo cidkasta wan kajeclhy Quruxda sharafta iyo dhalaalka iga muudo alaah kadib isaga usabab ah waxana ku mahdinaya allaaah subxanahu watacala ii dooray zawj wanagsan Gabdhaw ragiina xurmeeya wa laidin xurmeen Ragiiina wanajiya Waa laidin wanaajin Ninkaga adiga caano ku shubo boqor kadhigo Aniga ilahayow usradayda iyo zawjkayga ii barake aniga iyo gabdhaha muslimadka
@hamdiibrahim9902
@hamdiibrahim9902 6 ай бұрын
Allhuma Amiin walshey Allh nobarkeyo dhanten
@umusidara6451
@umusidara6451 6 ай бұрын
Masha allah allah ku barakeyo anga allah noo soo hanuuniyo inta ragooda dhunsan allahuma amen
@nuurtomaxamad4028
@nuurtomaxamad4028 6 ай бұрын
Masha Allah Sax
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 6 ай бұрын
Masha’Allah Allah Ku Barakeeyo
@MiskiXirsi-x5o
@MiskiXirsi-x5o 6 ай бұрын
@@AhmedAlYamaani amiiin sheeeqeenii adiga alaha ku xifdiyo
@khadraibrahim6263
@khadraibrahim6263 6 ай бұрын
salama caleykum sheikh awal hadu wax samaysan jiray imika maxa gavmaha ulabay sheikh manta dhinac bad datay
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 6 ай бұрын
Maya Wallahi! Waxaan Jeclahay Inaad Farxad Ku Noolaataan, Someone has to start it. Waa 6 bilood Daawo Try it Allah IDIIN Barakeeyo
@SucdidahirCali-f6w
@SucdidahirCali-f6w 5 ай бұрын
illahow culeska iga dulqad 😢😢😢😢😢
@najmaabdi3685
@najmaabdi3685 6 ай бұрын
Waaaa runtada❤
@maryanxasan8706
@maryanxasan8706 6 ай бұрын
Nimanka inta badan waxay ku xun yihiin dumar ka way qayaameeyaan qofka dumarka waaqalbi jilcantahay hadii la qayaamo wee qalbi jabeesaa
@mahsan9497
@mahsan9497 5 ай бұрын
Wa runtaa raguu waa dhalaan radweeyn
@CaishaCabdiRaxaman
@CaishaCabdiRaxaman 6 ай бұрын
Asc hadow boqor yahay anigane boqorat aa uu noqona
@CaishaCabdiRaxaman
@CaishaCabdiRaxaman 6 ай бұрын
Waa bilawii kara dhiib malahan
@maryanahmed8530
@maryanahmed8530 6 ай бұрын
Wcs
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Ай бұрын
Brother there’s difficult men’s
@mahsan9497
@mahsan9497 5 ай бұрын
Aniguu 30 ayaan rer leyahay
@farahfartun3961
@farahfartun3961 6 ай бұрын
Naagtana muxuu u samayna ninka ka soi hadal sheeq
@FathiMohamed-xv7uk
@FathiMohamed-xv7uk 3 ай бұрын
ASC
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaishaCabdiRaxaman
@CaishaCabdiRaxaman 6 ай бұрын
Sheeqow ninki fiacan waa la kolkolina xaq uu leeyahay saa sheegoyso wax wal waa jiran
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 6 ай бұрын
Dhibka jiraa Waa kaas (NINKA WUXUU LEEYHAYA GABADHA WANAAGSAN WAA LA KOOL KOOLINAA) Su’asha: YAA Fiican? Yaa Xun? Qofka Bilaabo Ayaa Ah Qofka Wanaagsan 😊
@maryanxasan8706
@maryanxasan8706 6 ай бұрын
Nimanka inta badan waxay ku xun yihiin dumar ka way qayaameeyaan qofka dumarka waaqalbi jilcantahay hadii la qayaamo wee qalbi jabeesaa
@maryanxasan8706
@maryanxasan8706 6 ай бұрын
Nimanka inta badan waxay ku xun yihiin dumar ka way qayaameeyaan qofka dumarka waaqalbi jilcantahay hadii la qayaamo wee qalbi jabeesaa
3 Qolo Alle Kama Aqbalayo camalkood waa kuwee?:::: dr ahmed al-yamaani
39:19
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 89 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 12 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
Sheikh @AhmedAlYamaani oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto
28:43
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
HAQQI DHIIRSAAF NIITIIN WAL IRRA QABD - SH.ABDIRIZAK BUKO
1:09:39
Hassan Cameroon Media
Рет қаралды 165 М.
Qisooyin Cajiib Ah:::Sh Ahmed Haji & Dr Ahmed Al-Yamaani
1:01:53
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 2,8 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 89 МЛН