Hadaad haysato bisad dhaqtar baad haysataa. Jiil Media.

  Рет қаралды 16,281

Jiil Media

Jiil Media

Күн бұрын

Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 41
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia Жыл бұрын
Iyaa @Jiil media Qof cusub ayad ino kentene❤❤ sana la hela ee Abdihalimow umadan so badi illa xitta ani igu so dar team jiil media❤
@sefrenaratter585
@sefrenaratter585 Жыл бұрын
Waa maxay baarar 😮 isheega wixii garanayo
@asiilosiidow2413
@asiilosiidow2413 Жыл бұрын
Ani yarantey ilaa 2019 aa soo korin jire ilaa dhoor io toban aye ii dhashey lkn waan kasoo tagy allah maxaan u xizay yarurteyda walhi zaid aa u jeclhy yanyurta❤❤❤
@ishwaaq9505
@ishwaaq9505 Жыл бұрын
Baarar mise baalal
@user-qw3ip8iw9r
@user-qw3ip8iw9r Жыл бұрын
Aniga laba bisadood ayaan nafta dhaafiyey wanna ka xumahay runtii😢 ciyaalnimadaydii ayay ahayd😢
@queeniqra3022
@queeniqra3022 Жыл бұрын
Aduunka waxaan ugu necbahay bisada qumayada
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 Жыл бұрын
3 Bisadood oonis dhalay baa I Ag Joogay Markan muuqalkan Daawanayay Curi Deriska ahna waan ka Celinayay Waa Xayawaan Qiimo Badan oo Sxbtinimada Ku Fiican
@iqriinabeelina
@iqriinabeelina Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Xussein129
@Xussein129 Жыл бұрын
Love my😸
@hirsiomer9775
@hirsiomer9775 Жыл бұрын
انااحب 🙀 🙀 ا
@Tutulisho
@Tutulisho Жыл бұрын
JIIL MEDIA FIRST PIN PLEASE
@user-wl7zc1rq1m
@user-wl7zc1rq1m Жыл бұрын
I love my 🐈 ❤
@sadiasudi5642
@sadiasudi5642 Жыл бұрын
Waa jeclahay lkn waa ka cabsadaa 😂
@saassuus5561
@saassuus5561 Жыл бұрын
Noonow
@iqriinabeelina
@iqriinabeelina Жыл бұрын
Bisad waxa ay ku fiicantahay hilib xadow😂😂😂😂😂
@aldaafacawil8138
@aldaafacawil8138 Жыл бұрын
7 nala nool 1 bileedh bay ciyaalkayagu wax kula cunaan
@user-ko6mb4zv2b
@user-ko6mb4zv2b Жыл бұрын
Ani xataa waa haystaa bisad 😂😂😂
@MakaHaji-kr4th
@MakaHaji-kr4th Жыл бұрын
👏👏👏
@user-be1jw4xh1m
@user-be1jw4xh1m Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Enakafi
@Enakafi Жыл бұрын
Jiil media hana waalina 😂😂
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Жыл бұрын
Hush
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 Жыл бұрын
Baarar waxay
@osmanjama6864
@osmanjama6864 Жыл бұрын
Isha korkeeda timaha ku yaal by uyaqaanan. reer koonfur wye dadkaaan
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Bisad wax walba oo lagu sheego wllee ma xanaaneysto adduunka xayawaan aan faras ahayn in aan la heshiinayo uma maleynayo.
@Rosyyy517
@Rosyyy517 Жыл бұрын
Bisad wan jeclahey balse hooyadey iima ogola!
@fardosqassin5430
@fardosqassin5430 Жыл бұрын
Anaa hooyadaada lahdlaayo😂😂😂😂😂
@saidking8442
@saidking8442 Жыл бұрын
Hhhh🎉🎉🎉
@osmanjama6864
@osmanjama6864 Жыл бұрын
Baarar maxa laga wadaa?
@iqriinabeelina
@iqriinabeelina Жыл бұрын
Baarar waxa laga wada kuwa indhaha korkood ku yala hadad barar ka seen maxa kasee marka 😂😂😂😂😂😂
@osmanjama6864
@osmanjama6864 Жыл бұрын
@@iqriinabeelina isha baaalkeeda midaas u aqaan reer koonfur baa tihiin idinku wlley. Mida kle qofka wxa ku dhaanto aayar lo sheega secml. Canaan bba igu dishee🤣🤣
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
@@osmanjama6864 wllo anoo reer koonfur ah xitaa waa ku wareeray isha baarkeeda lee u aqaan anba.
@osmanjama6864
@osmanjama6864 Жыл бұрын
@@dagandaacad5812wlhi cabaar ku wareeray erygaas. waa af may bn isiri tolow
@iqriinabeelina
@iqriinabeelina Жыл бұрын
Ciyal xamar
@MandeeqCabdi-vt7gl
@MandeeqCabdi-vt7gl 10 ай бұрын
Ani waa jeclhy lkn weyna joogtaa gurigeena lkn galb ayey hilibka cashada iga cuntey ilaa hada ciil aan uqabaa doofaarta 😂
@Iamqueen-lv9ub
@Iamqueen-lv9ub 4 ай бұрын
Wacdaro ayay kugu dhigtay😂😂
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 47 МЛН
الجيل الجديد في خطر.
22:59
Omar aburobb
Рет қаралды 2 МЛН
كنوز | المسكين
7:23
KonoozTube
Рет қаралды 533 М.
Cajiib Dad inkirey asalkoodii
5:00
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 277 М.
How To Read Russian In 9 Minutes (Seriously)
9:10
Life of Yama
Рет қаралды 1,1 МЛН
الإنسان الأخير - نظرة إلى المستقبل البعيد
11:30
بكل بساطة – Kurzgesagt
Рет қаралды 49 М.
قضية مرعـبة في العراق بسبب لعبة جوال 🇮🇶
15:46
DASTAN - داستان
Рет қаралды 1,2 МЛН