Fadlan walaal Qoraalkayga wada akhri waa MUHIIM INSHA Allah. Walaal Ilaahay ka cabso oo Sheekha been abuur ha ka faafin hana dambaabin. 1) Walaal ugu horrayn sheekha hadalkiisa si khaldan ayaad u fasirtay. Marna sheekhu ma oran qof muslim ahna ma oran karo Alle wax uusan awoodin ayaa jira. Oo aayada quraan ayay ku caddahay sheekhuna wuxuu ku sheegay isla muuqaalka in Alle wax walba awoodo oo aayada wuu aaminsanyahay, wuuna akhriyay(إن الله على كل شيء قدير) . 2) sheekha hadalkiisu ma ahayn Alle wax walba ma awood sidaan soo sheegay ee ujeedkiisu waa Alle wax walba ma sameeyo ,farqi ayaa u dhaxeeya ma sameeyo(لا يفعل) iyo ma awoodo(لا يقدر) . Quraankana waxaa ku cad in Alle wax walba awoodo ee kuma cadda in alle wax walba sameeyo. Alle dulmi ma sameeyo , Ma dhinto , dad iskuma ekaysiiyo iwm waxaa oo dhan iyo wax kalaba Alle ma sameeyo sababtoo ah wuu ka nasahanyahay. Taas micnaheedu ma'ahan inuusan awoodin wuu awoodaa balse ma sameeyo. Ujeedka Sheekhu waa kaas. Alle inuu wax dulmiyo soo ma awoodo walaal? Haa . Balse ma samaynayo, Waaba intaas arrinka sheekhu. 3) Walaal eedaha aad sheekha u soo jeedisay waa gaalnimo sida aad sheegtay haduu sheekhu yahayna waa gaal. Oo Sh Saalix Alfowzaan oo waa mulxid leh ayaad soo daliilsataye. Janaalkaaga markaan eegayna Muuqaalada sheekha ayaa ugu badan sidaas darteed sidee qof gaalnimo ku dhacay sidee muqaaladiisa u soo turjuntaa? Oo u faafisaa? 4) Culimada aad soo xigatay sida Sh Saalix Alfowzaan kumuusan hadlin Dr Zaakir qof ee hadalkiis qofkii yiraahdo xukunkiisa guud ayuu ka hadlayay, sidaan soo sheegnayna Dr Zakir maba oran hadalka Sh Fowzaan ka hadlayay , qof mucayin ah marka la gaalaysiinaya xukun laguma gaalaysiiyo ee si khaas ah ayaa loo xukamaa oo magaciisaa la sheegaa , marka xujada lagu oogo kadib ayaana la gaalaysiiyaa. Sh Cusmaan Khamiisna ma arag meel uu kaga hadlay asalanba Dr Zakir mana jirto، waana saaxiibo asaga iyo Dr Zakir. Sh Dawiil ,haa wuu ka hadlay , aslanba sheekhaanu sh Caalim ah iyo nin la yaqaan toona ma'ahan waa nin cuqdad iyo nacayb gaar ah u qaba Dr Zakir. 5) Walaal waxaan kugula talinayaa inaad Ilaahay ka cabsado oo sheekha cirdigiisa aadan ku xadgubin oo been abuur aadan faafin. Walaal arrinkaan dib ugu noqo oo baaritaan badan samee. Muuqaaladaan soo daawo hadii aad xaqiiqda arinkaan rabtid.. 1) Sh Cabdicasiis Oogle: kzbin.info/www/bejne/nZvOgIWYfpV8ZpY 2) Sh Sayn kzbin.info/www/bejne/hKHTc2qvmb9qgck 3) Sh Cusmaan Alkhamiis iyo Dr Zakir oo isla jooga oo dadka wada wacdinaya. kzbin.info/www/bejne/jJ_IiZp8fblooLs
Ilaahey ha xafido dr zaakir gaalada ayaa xumaato raadineysa lakin aaxba kama qadeyso
@abasabdulahi7439 Жыл бұрын
Wlhi waa runtaa dadbaa xummaantiisa raadinaya sheekha allaha xafidee
@sasqarimdiis84825 ай бұрын
Waa sax ilaahey dulmi ma seynaayo, cadaalad daran ma sameynaayo
@abdiwahabmursal2931 Жыл бұрын
Ma khaldame wa ilaahay ❤sheekha zakir naik allaha udambi dhaafo
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Amiin walaalkey
@mrsocdaal14348 ай бұрын
Baarakallahu fiik
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
سبحان الله العظيم واتوب اليه
@maxamedxasan7484 Жыл бұрын
Ilaahay wax nusqaan ku ah ma sameeyo Adiga laftaada cilmi la'aan ayaa ku haysa Wahaabiyiin ayunba haysata sheekha ii sheeg cid aan ahayn iyaga ahayn oo sheekha haysta Culimadii hore muslimiintu doodaha furan waa qaban jireen siiba culimadii cilmu kalaamka iyo caqiidada Haddi aanad ogayn ba taa mar danbe ha ka soo hadlin mawduucan ee baadhis badan samee
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Walaal adiga Dr. zakirnaik inuu wahaaabi yahay ma ogtahay
@SakirmoAli Жыл бұрын
Hadalka zakir Wxa uu ba ka hor imanaya Hadalka Allaah uu dhahay والله على كل شيء قدير Sheekhu wa daaci Caqiidadana wxn filayaa buugaag xoogan inuu San ka arkin 3h ayaan seexda ayuu dhahay Buugtana mid kasta wuu akhriya oo quseeya daaci nimadiisa Sheekha alle ha hanuuniyo tawbadana ha waafajiyo
@MouniraARAHMAN-ng9zn22 күн бұрын
hadalak sheekha caadi u soo dhagayso intaanad waxba ka sheegin mise mise fikradii madkhlisamka ku soo hoos gashay
Subxaana llaahi cadiimu kariimu Allaah waa waaxid meselkiisa la Heli kari nuuc asaga u qalma ee Uu isku misaalaana majiro,, ee Warhooya haku dhumina doodaas Iyo waxyaabaha mutashaabahaa Waa nagala digey inaan raac raacno Alle waa alle kaligii ah wax la midana Ama la akdhi karaana ma jiro ku Ekaada intaa oo kaliya // Qalqigiisaa fiir fiiriya intaa ayaa Kugu filan waano wasalaamu caleeykum
@abasabdulahi7439 Жыл бұрын
Masha allah wll caqligaaga iyo cimeigaagaba allaha kuu barakeeyo
@Saakir-s7h Жыл бұрын
Ilahay isaga uunbaa ilaahay ah Cid ilaahnimada ka saaraysaana ma jirto siduu doonana waa uu yeelaa Dr zakir iyo axmed diidat waa laba sheekhoo waawayn cilmi badana leh Kolay daliil ayay u haystaan cida saxsan culimadan allah ayaa og
Waa qalad fahmteen hadalka Sh.Zakir Muuqaalkaasna Mar hore ayuu ahaaa adigana ha dagdagin sheekhana Haku been abuuran adigoo qalad fahmaya
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Inshallaah walaalkey aniga sheekha kuma been abuuray
@ilyaasmaal7429 ай бұрын
SU AALAHAN JIKAARKA IYO MACNO DARADA AH HORE MALOO WAYDIIYAY NABI GEENA MUXAMAD. SCW.
@tawakalmadia1840 Жыл бұрын
❤️🤍❤️ اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤️🤍❤️
@axmedxuseen9107 Жыл бұрын
Sheekha dacaayada ha laga daayo ilaahayna ha laga baqo wll waad khaldamaysaaye iska ilaali khsladka inta uu umad aan ilaahay iyo islaamkaba aqoon islaamnimada baray ayaaban la qiyaasi karin maanta
@abdurrahmanmahamoudfaarah7837 Жыл бұрын
Allah SWT WUXUU YIRI HADAAN DOONO NAAG IYO CARUUR WAAN SAMEYSANKARNAA LAAKIIN MA AHAN TAASI WAX NOOQALMA لوۡ أَرَدۡنَاۤ أَن نَّتَّخِذَ لَهۡوࣰا لَّٱتَّخَذۡنَـٰهُ مِن لَّدُنَّاۤ إِن كُنَّا فَـٰعِلِینَ﴾ [الأنبياء ١٧] يقول تعالى ذكره: لو أردنا أن نتخذ زوجة وولدا لاتخذنا ذلك من عندنا، ولكنا لا نفعل ذلك، ولا يصلح لنا فعله ولا ينبغي، لأنه لا ينبغي أن يكون لله ولد ولا صاحبة
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Ilaahey wixii u qalma ayuu sameynayaa
@Salmanshiine Жыл бұрын
wasaq baatahay aan laga wasaq saneen qofka muslimka ah ee ilaaheey dhowray saan ayaa magac xumi looga raadiyaa shiiqaan dadba raba inee sharaf dilaan laakiin ilaaheey hano xafido shiiqaan mida kale ogoow ilaaheey wax yaabaha xun ma sameen karo waayo ilaaheey waa ilaaheey xumaan wuu ka naasahanyahay ilaaheey wax wangsan iyo wax ka weeyn mooyee wax kale ma sameen karo
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaalkey
@AliGaruf Жыл бұрын
الله ليس بظلام للعيد
@Cabdiqani-k5b10 ай бұрын
Qudtada Alle waxyaabaha mumkinaadka ah ayay ku tacaluqdaaa ee mustaxiilaadka ah ayay ku tacaluqdaa
ALLAH WAXKASTA UU AWOODAA WAAN AAMINSANAHAY SIDO KALE WAXAN KU KALSOONAHAY IN UU ALLAH CIDNA DULMINAYN ,BEEN SHEEGAYN, DULMIGA AAN KA CAFINAYN QOFKA SAMEEYA , WALAAL ALLAH WAXKASTA OO U ALLAH WAAJIB KA DHIGAY WAA WAX WANAAGSAN OO XAQ AH BALSE WAXII QALDAN ALLAH WUXU KU LEEYAHY CADAALAD WAXA UGU WAYN CADAALADA ALLAH
@QorshelRaagejaamav10 ай бұрын
Subxanalaah
@maxamedguuleed3561 Жыл бұрын
Dr zaki xigmu kujadlay sifiican ufahan
@abdidahir1155 Жыл бұрын
Ka soo hadal caqiidada ustaad❤
@nawaassaawan7411 Жыл бұрын
Sh wuu saxan yahy Dr zaik
@mr.guduud4954 Жыл бұрын
Dr.zakir naik markii u dacwada ku cusba ayey muqalada u egyihin dabcan qof binu adamkana wa qaldama mida kale qofku marku daci yahay malin wllba waxba u sidaya
@ayuubmaxamedaadan Жыл бұрын
Wa runtaa vidiogu waa dhowrsano kahor
@xidigahamidnimo6775 Жыл бұрын
Si khaldan ha u fikirin
@nurabdullahi2690 Жыл бұрын
ilahay xuman iyo xad gudub ma sameeya that is all
@HindaIsaaqidiris Жыл бұрын
Qofka aqoon ahaan iyo cilmi ahaan kaawayn wxa fahmi kara qof heerkisa lamida ayunba fahmi kara Luuqad labarto maha cilmi Inaad tiraho shekha khaladadkisa ayaan inila soo wadagi sida aad rabtana aad usoo dhigto waa arin cusub oo dadka afsomaliga ku hadla lagu bilabayo si ay ulunto kalsonida culumada muslimka ayku qaban barina sheekh mustafe sh. Umal iyo culumadena kale ayuu usoo socdaa ninkan tano kale ayuu bari inoo keni doona
@mohametahmett2355 Жыл бұрын
Dr zakir ilaahow cimrigiza dheeer e
@Jinkax-u9r Жыл бұрын
Micnihiisa wuxuu ka wadaa gaalada ciise ayey illaah waaye dhahaan marka isaga illaah bili aadam ma aha ayuu wadaa waana sax illaah isagaa na abuuray muxuu iskaaga dhigaa bili aadam haduu iska dhigi lahaa nabiyaal inooma soo direen
@AbdirashidShadan Жыл бұрын
Ilahy hasoo hanuniya shekha aad ayaan u jecleen
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Amiin walaalkey dhamaanteen allaha xaqa nagu dilo
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
wll isagu wuxu kawada waxyabo anu ilahay samaynay anu ku sifaysnay aya jira
@saaafishAhmed Жыл бұрын
Arinkan maaha mid la aamini karo wayo wax yar baa na tustay wall maxaa ka horeyay intan hada imisaa wax lasoo jarjaray umada lagu haligayay Subxanalaah ilma aha anigu
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Soo fiiri wlaal youtubeka ayay kabuuxaan
@AbdirahmanAbdullahi-bd4cx Жыл бұрын
Waxa uu kawada Allah wax aan u Cuntamin ama aan u Qalmi ayaa jira
@khadarahmed5556 Жыл бұрын
Imisa ayadood oo quraanka kamida ayaa sheeya ilaahay cadaalad daro ma sameeyo, Ilaahay qofna ma dulmiyo how many verses adeer ilaahay wa wanaagsan yahay sifihiisuna wa wanaaga oo dhan
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Walaal midaas maba laga hadlayo ee waxan kahadlayna qudrada ilaahay ma koobantahay mise waa mudlaq
@saylirobleh5698 Жыл бұрын
Afartan sheekh ee salafiga ahi waxa ay aaminsan yahiin in ilaahay suuradiisu tahay tan bili aadanka 00 kale caalimkan zakurna waxa uu ka soo horjeedaa arinkaa
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Ilaahey waxba ma dulmiyo isagaa naftiisa ka xarimay Ayaan maqlay marka wuxu ilaahey naftiisa udiiday ma sameynayo ilaahey waa cadaalad badane❤ lkn walaal haygu fiirsan waxaad igu dhaanto isheeg walaal
my ustaad culimadaad sheegtay waxa la idhaa madkhaliya waa niman aad u neceb ducaada muslimiinta sidaa ula soci
@CabdiraxmaanNuur-j1r Жыл бұрын
Waagoorma sheekadani
@FGH848 Жыл бұрын
Culimadu maka codsadeen fadhi ay ku fahansiinayaan khaladka uu, galay Dr : zaki naik? Shukran wll.
@SAHAL_MAHAMUD Жыл бұрын
Waa sax markaad fiiriso maskax ahaan . Adiguba waxaa tusaale dul dhignaa suuratu iqlaas . Ayada 4 aad alle ولم يكن له كفؤ احدا . Ma jirto wax u dhigmo bini aadam iyo nuuc kasto maqluuqiisa ka mida wuu iska dhigi karaa adigu ma dhihi kartaa ?
@xogaha-p8s Жыл бұрын
Dhaan dhaankkii qof ah ayaatahay horta hadalka qofwalba siduu u dhigay u dhig hadalka dhamaystir hadalka meelbuu u waday
Awooda Allah SWT xusuud maleh wax kastana wuu awoodaa mase sameeyo wixii mistaxiil ah
@abdurrahmanmahamoudfaarah7837 Жыл бұрын
Allah SWT wuxuu abuuray kuwa laga ilaahyo dhigtay
@NasraMaxamed-cm7lc Жыл бұрын
Walal inte kaala soo xiriiri karaya
@HindaIsaaqidiris Жыл бұрын
Adigan ku fahanay wxad rabtaa inaad culumada fikir khaldan aadka bixiyo waankugu fahanay.
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Haye walaal
@teysirahmedmohamed87 Жыл бұрын
Ilahey Hana astoro
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Amiin wlshy
@abdigaiye715 Жыл бұрын
Zakir Waa beni'Adam kulu ibnu adam khadhaa'un waqeyral khadhaa'una tawaabun. Zakir danbi waa ka dhici karaa Alle denbigiisa Alle hadhaafe
@AbdirahmanMulac-jk9hu Жыл бұрын
Wuu saxsan yahay dr zakir. Uma jeedo taag darri iyo dacfi uma samayn karo lkn wuxuu ujeedaa uma cuntamo. Shuyuukhyadan aad ka sheekaynaysaana kama jawaabi karaan oo ma sixi karaan arrimuhuu ka jawaabo. Caqiidadiisuna waatuu yuhuudda kiristanka laa diiniyiinta iyo shaydaan caabudkuba ku qanciyo
@MohamedAhmed-rt3tg Жыл бұрын
Waa cod la saarey mama Dr.zakir adiguna shiic ayaad tahay
Zakir wuxuu dhahay Alle wax kasta waa abuuri karaa lakin ma abuuraayo wax aan u qalmin, tusaale ahaan inuu jir bani'adam lkn Alle asaga oo awoodo hadana masamey naayo sababtoo ah ooma qalanto inuu adoonkisa dulmiyo sababtoo ah Alle waa caadil, asoo awoodo hadana it can not fit him.
@dhabjiyedhabjiye Жыл бұрын
su aalahaas waxaa ugafilan gaalada sida inuuwaxdulmiyo ama naagsameesto waa awoodaa lkn yafcalu maayashaau waxuu isagarabo sameeyaa ee waxaa adiga rabto ma ahan inaakuxunto marka waacadahay
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Sax walaalkey
@dhulyuus Жыл бұрын
Fsiirka ha kaleexin sida uu tahay merlot aan wax laga raadinbaad wax ka daydayaysaa ee wax kale ka hadlo niyow
@IstahilMaxamed-nf4hb Жыл бұрын
"Ma awoodo" iyo "masameeyo" Waa lala labo. Hadii la dhaho illaah ma qabri buu cabaa mxa dhaheee adi? Hadii ladhoho ilaah owlaad miyuu dhalaa mxaa dhahee? Shiiqa hadalkiisa meeshaa ayuu kala jeeeday oo wuxuu rabay in Christianku eesan dhihin "ilaah wuxu iska dhigay dad bani aadam ah"
@mogadisho24tv50 Жыл бұрын
Carabtaan weey ka maseer sanyihiin Dr Zakir naik wuxuu ula jeedo ilaah wax walbo ma maseen karo waxaan u fahmay dembi mageli karo waa wax walbo hagaajiye mana dulmiyo Adoomadiisa
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Walalkey qudrada Alle ayaa laga hadlaayay
@mogadisho24tv50 Жыл бұрын
❤️Allaah wax walbo wuu Awoodaa
@abdulkadirmohamed8285 Жыл бұрын
XUMOOW HUNGURI MIYAA KUU GEEYAY SHIIKHAAN INAAD BEEN KA SHEEGTO SAWIRKAAN SHEEKADAAN HADA MAAHA SANADO AYAA KASOO WAREEGTAY CUQUBO YEEYSAN KAA RAACINI KA BIXI
@Maxamed.Cali09 Жыл бұрын
Ma tuushkuu cararay😂
@maalimmohamedahmed3051 Жыл бұрын
Views ma meshaas bay kaa gashay. Irsaaqda allah kusiyo mid xalal ah. Videos sheikha oo ka Jarjaray inaad Views ka raadssdo waaa kugu dembi. Allah u toobadkeen oo tuur Video gaan. Video 24 years ago ah baad iminka Jarjaraysaaa
@baacaking4557 Жыл бұрын
Subxaana laah war waxaas oo kale hanoosoo gudbin diintu moron uma baahna
@ismailomar2537 Жыл бұрын
Your wrong if you are confronting Dr. Zakir and other sheikhs. This man is converting milion people. That is enough
@xasanmagafe57804 ай бұрын
Sheekh aad tacabkiisa nala wadaagi jirtay iyo aqoontiisa miyaad haddana kusoo jeedisay adiga iyo isagu midna ma qaldana ee sheekha ha ku gefin. Haddaad diiday muuqaaladiisa u daa oo waxaad soo gelisaa culimada aad leeday way ka saxasantihiin. Kuwaa su'aashuu Zaakir garan waayay saxay iyaga muuqaaladooda noo bilaw Kkk Ileen inay ka cilmi badan yihiin adaa sheegaye
Wa Bini Adan Qofka Wax Way ka Khaldami Karaan Horta Majiraan Culumo kale Oo Sida Zakir Naik Ah Oo Si Logic Ah Dadka Wax ufahansiiya Anigu Maba Arkin Shiikh Lamida?
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Waa sidaas walaalkey culumada allah noo barakeeyo
@mustafeabdulahi1850 Жыл бұрын
Aamiin wlle.
@ShugriMuktar-v8uАй бұрын
War iska amus wax ķaa galay malaxan
@mohametahmett2355 Жыл бұрын
Views ma heshey nio
@mohametahmett2355 Жыл бұрын
Dr zakir cadowgagu hajabo
@AhmedAli-hq8zp Жыл бұрын
Sheekada wahaabiayada nagala tag dr zakir waa caalim weyn aadna wax ufahamsan