Islaamnimo kaliya dheh wll Soomalinimo wax la dhahaa ma jirto Turkinimo, Jarmalnimo, Somaalinimo micnahoodu waa qawminimo iyo cunsurinimo 14:37
@khadarmohamed2530Ай бұрын
Aamiin yaa rabbana😢
@khadarmohamed2530Ай бұрын
@@IsmailIbrahim-zt8hfMalaga yaabaa Ina tahay Kuwa afkanaga bartay ee rabba ummad walaalaha somaliyeed in ay kala dilaan ummad waligeed Marna heshiis ahayd Marna islaynaysay
@cabdulaahicabduqaadir1407Ай бұрын
Aamin yaa rabil caalamiin
@MohamedalimohamАй бұрын
Best person somali youtuper mr ogaansho
@saacidismaaciil8685Ай бұрын
Alle ha barakeeyo jamuuriyada barakaysan Somaliland Somaliland
@@popular7493Riyoooo😂ader anaka dowladinu wa cadowgayaga Ugu weyn
@marwomarwo2982Ай бұрын
@@popular7493waligeed bayna mid noqonayn
@cadnaaneit71Ай бұрын
@@popular7493 Somalia waa qayab ka mida Ethpian
@abdiaziz.r6763Ай бұрын
@@popular7493 maaha mid Somalia Airport,dekada iyo amniga gudaha wxa gacnta ku haya shisheeye tasi bedelkda Somaliland waxwlpa gacnteda ayy ku jiran dawlad dhisn o shacabkedu soo doortaan.
@Lander6656Ай бұрын
GuuL Somaliland ❤💭💚
@Mohameddeqb3245Ай бұрын
Nio dad badan maxay uso qorayan Somali wax la dhaho ma jirto may dhahan Somalia wax jirta ma ahan bal adu arag dadkasi waxay kaso jedan Somaliand sxb micnaha adu kaliya Somali ma tihide Somalidu la raba in wax laga so dhiciya Soma ahan mid jigjiga iyo tan garissa nio maxay Somaliand iskugu qaban marka Somali la dhaho ay u dhahan Somali wax la dhaho ma jirto 😂 idinka kaliya miya Somali ah😂😂🤗
@abdiraxmaanmaxamud8869Ай бұрын
Mr Omar inshar Aduunyo iyo akhiro Allah ku xafido 🙏
@HassanWarsame-si6czАй бұрын
اللهم امين
@qurbaawis642Ай бұрын
Republic of Somaliland
@qalanjadaqaranka6171Ай бұрын
Somalinimada cadow baa soo weeraray markan axmaro jabinay 1977. Inshallah guul somaliweyn meelkasta. Waa la gaajoon ee yaan la dacaraysan. Ilahay kuwa shukriyo oo sabro ayuu la jiraa.
@siaragali1439Ай бұрын
Somaliland is not easy 💪😎 Somaliland is independent country ❤
@abdinho_yare99Ай бұрын
Si wlba aad wadan u noqotaan Marnaba ha ogolaanina inee Cadaw nasoo dhex galaan guylesta 🤝🏽
@Ipraahim-tb6pzАй бұрын
Only Somalilander ❤❤
@popular7493Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 waa mid
@abdiaziz.r6763Ай бұрын
@@popular7493 Somalia Amizon io shabab aya iskudul haysta ,xaga Somaliland ay nabad io raadin horumr ay ku jirto.
@popular7493Ай бұрын
@@abdiaziz.r6763 mxaa kala guraysaa abti Wuxuba waa hal magac Yeysan kuu Kala qaad qaadin Isku day inaa wax fahantid
@HaybisMahamed-y8jАй бұрын
SOMALILAND GUULA SOMALILAND HA GUULAYSTO ISHALLAH❤❤❤
@CABDIRAXMANKHADARАй бұрын
Guushe ka hadle gobol somalia ka mid Aa tahy
@MaidacaddeyАй бұрын
Ku SALIYA nabiga scw ❤
@mahdimahdi4685Ай бұрын
scw scw scw
@HousseinZakaria-b2gАй бұрын
@@Maidacaddey scw
@aliagane7785Ай бұрын
Scw
@Tasniim1Ай бұрын
❤صلي الله عليه وسلم وبارك عليه ❤
@abdisalamhassan8849Ай бұрын
Scw❤
@faaadumoАй бұрын
Somalidu waa dad is jecel wada kaftamo isgarabta xilliga dhibatada marka laga tago siyaasada lagu kalageynaayo noolada dadkeyga ❤
@CaddeCali-ie5pzАй бұрын
Wlhi waa runtaa dad dadka iska jecel wyeh😊
@QADAFEIsbackАй бұрын
2010 so bareysa aqligaga
@kinghamaaz1352Ай бұрын
War adaa caqli kugu yar@@QADAFEIsback
@Inasuldan1235Ай бұрын
@@QADAFEIsback😂😂😂😂adigana 1991😅
@SamiirMohamed-e7cАй бұрын
Somali waa dad walalo ah lkn isku system iyo isku calan ma nihin
@MaxamedAbdulahi-re7tlАй бұрын
Wllhi waad idin jecel nhy wllahy Reer Hargaysa from MuQdisho Alle Hana mideeyo dhamaanteen😢😢❤
Asc waxan ku dhashay dhulka somali galbeed ee Xoga ku hesatan xabashida waxan ahay 30 jir wlhi waxan wax kuso bartay ila her jamacad waxan aad u aqana oramada iyo Ethopia wlhi Waxa Somliya ugu neceb wa oromada waliba kuwa islamka ah aniga ano yar wax baranayo Aya Waxa cashirada la igu sin jiray ina nahay asal somalida oromo waxas ano yar ayaanba diidana waxan kula talin laha Somliya in ay ka digtonato dadkas somalind wa dad somaliyed umada Waxa cadawada uhiranayo wa dad ayaga u shaqeyo waxan dhahna gondhabka Etiopia ha noqon adi somali karamo leh thanks ustaad ❤
😂😂😂 somaliand waa maamul gobaleed diid ama yeel weliga lagu aqoonsamayo ha is daalin xoolow😅😅
@ahmedhaji656Ай бұрын
Somaliland hadafkeeda wey gaadhi doonta insha allah
@Sharkey3Ай бұрын
😂😂oromoww riyadas kuma rumoweyso
@zadeamkimich3590Ай бұрын
Waxaan madhacazo
@MubaaRik1Ай бұрын
@@Sharkey3oromada adaa uga dhow oo uu futadada ilaliya ina gumedow😂
@ShirdoonnАй бұрын
@@Sharkey3Inyar ayaa no hadhay inaan Somalinimada idinka baxno Yuhuud yahay
@monakhadar1952Ай бұрын
inshalaha😍
@MohamMeirlonАй бұрын
*viva Republic of Somaliland* and *Republic of Somalia* labaduba waa awoodaha badeli doona geeska *Africa* labaduba waa laba dal oo kala duwan balse soomali ah 😊
@popular7493Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 waa mid
@khadarhassan882Ай бұрын
@@popular7493Somalia mada mid ka dhigay!!!! Waxan ognahay in somaliland ay dal ka badaxbanaan Somalia tahay!!! Waxa tahay kuwa cadawga u shaqaynaaya kalifaaya in dhul iyo dal Somaliërs oo ah somaliland in ay wax kastasameeyaan??????!!!!
@popular7493Ай бұрын
@@khadarhassan882 a deer wax Madax banan leynine Wuxuba waa hal dal iyo hal magac Yeysan kuu Kala qaad qaadin Isku day inaa wax fahantid Example :kismayo waa Somali land Garowe waa Somali land. Marka Somali land maahan meel gaara iyo dawald gaara Somalia 🇸🇴=somaliland
@kingone1-d6zАй бұрын
Waa runtaaye masar iisoo adeegso ama iyadu hakugu adeegatee khasaaraha gaadhi doona somali dhexdeeda inaan laga soo kaban doonin 100 sanee kuu socda mida kale in aynu cadaw isku adeegsanno ayaad bilawdeen wase waxaad ka heshaan@@popular7493
@xasanmaxamed3425Ай бұрын
Saxib wacyi gelinta badi insha allh anigunah waan kula soconeysa wlhi fa iido badan ayaan kaaga bartey sxb
@@cabdiwahaabnadaara7945 maxaan kaga qasbi cida waqooyi ka amar taaglaysaa ileen waa anigoo idoore dhulkayga axmaar baad sheegtee yuhuudi ban sinayaa maxad ka badali kartaa😂 adna anaad iska daba fayli doontaaye ileen anaa kaa masuula illhay ka soke maskiinow 😏
@axmedhaaruun4783Ай бұрын
Waxba yaanu zxp haduu odhan waayo ma waxbay inaga dhibaysaa adunyadaa ina og waxanu nahaye
@MubaaRik1Ай бұрын
@@cabdiwahaabnadaara7945waqooyi waa idoor iyo inta u adeegtee, ma adeegayashaydii ba halkan iga caayaya
@AffectionateCaterpillar-bh8plАй бұрын
Thanks for you encouraging or noticing all somali peoples Mr omar inshar❤🎉
@calmpoi2028Ай бұрын
We are somalilanders ma jirto wax somalia la idha oo ka talisa dhulkeen waxan aminsanahy only somaliland ❤
@clshakurmohamed6600Ай бұрын
Yes wa sidaas ❤
@Mohap2188Ай бұрын
Orom aamus
@saacidismaaciil8685Ай бұрын
Amuus yugaandhiis
@Mohap2188Ай бұрын
@@saacidismaaciil8685 oromo go back your home
@MubaaRik1Ай бұрын
@@saacidismaaciil8685ugandhis adaa uga dhow oo uu futadada ilaliya ina gumedow😂
@Azooz12-k5zАй бұрын
Somaliland waxay jirtey ka hor jiritaanka koonfurta, hadeerna doolad ah oo si xora isku xukuma Jirina doona inshllah abidkeed, laba dooladood oo walalo ah beynu nahay ee aynu isku ixtiraamno derisnimada 💚 🤍 ❤️
@aadan_cabdirisaaq-saalaxАй бұрын
Somaliland qabaailka degan ma ogola badankoodo sida daarood iyo samaroon iyo ciise
@MubaaRik1Ай бұрын
Anaa ka masuula waqooyi waayo anaa dagan dhulka uga badan anana u meerinaya masiirkooda dadka yar ee ila dagan maxad ka badali karta 😂@@aadan_cabdirisaaq-saalax
@Anwaar.aadan.maxamudАй бұрын
@@MubaaRik1dee marka waxay lamid noqonoysa somaliya sidad ka tahay yacni qabilka isaaq iyo qabilda kale somaliya degen wayka bedan yihin e maxad ku didaysa inay wax ku meriyan wax anad wada nolanshaha dadido adna walagu diidi saxib ana mayelayo dadkalena wanku qasbaya
@MubaaRik1Ай бұрын
@@Anwaar.aadan.maxamud anoo wax meerin kara in wax lai meriyo ma dhici karto
@Anwaar.aadan.maxamudАй бұрын
@@MubaaRik1 hhhh waa hora lashegay inay prank kunolyin kuwani maxad meerin mamul jahwarersan aya tahay saxib o geed u fulo marku wayay badi ibinaya lkn inti hore dawladu way idinka sijeday e hader way sojesatay
@cxakiinmaxamed4556Ай бұрын
ustaad waxbadan ayaad noo iftiimisay aad ayaana uga faa,iday Qodobada aad sooqaadato ee baraarujinta ah ummadeena xaqa alle hafahansiiyo
@dalxacubayda6278Ай бұрын
Republic of Somaliand Waligeed Somali isku soo Laaban Mayso Ku biyo cab Adigii ayay itopian ku hystane
Lkn Somaliland waa dal gaar ah cadawna kuma aha Somalia 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@Masudmcc17-f5dАй бұрын
Wadan miyad Ku noqoneesa half qabiil 😂😂
@AbdiaziizFarah-uf2dcАй бұрын
Insha allh adi wacaad noqondoontaa midka kulmoya soomali weyn oo dhan pro horay usoco
@BarkhadMohamed-db8jdАй бұрын
@@AbdiaziizFarah-uf2dc zhp horta waa in la fahmaa waxan rabno hadii Somali wayn shantii Somali midoobayso diyaar baa unahay cid diidaysana ma jirto lkn in anaga oo kaliya Nala jiidjiidto xaaraam waaye mana yeelayno hadii aduunka oo dhan naga Soo hor jeesto
@BarkhadMohamed-db8jdАй бұрын
@@Masudmcc17-f5d jabuuti dadka joogaaba xataa 1 million people ma gaaraan hargaysa oo kaliya waxaa kunool 2.5 million people hhhh Marka caqli yeelo xoolo baa tahee
@BarkhadMohamed-db8jdАй бұрын
@@Masudmcc17-f5d jabuuti dadka joogaaba xataa 1 million people ma gaaraan hargaysa oo kaliya waxaa kunool 2.5 million people hhhh Marka caqli yeelo xoolo baa tahee
• اللهم صل على محمد وعلى آل محمّد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد. اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد. آمين
@ahmedomar3778Ай бұрын
QADAADWAYNTU DAD MAHA, XITAA OMAR INSHAAR
@waxgarad6646Ай бұрын
Nio Ale ha ku caafiyo
@GuushaDhabtaahАй бұрын
Somaliland waa somaliland somalia waa somalia waan labo dal
@hamzeclraxmaan9775Ай бұрын
حقيقة ❤❤
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaanАй бұрын
Of course guul somaliland ❤❤❤❤🎉🎉
@abdirahmaancismaan4143Ай бұрын
Hadaanu nahay reer soomaaliland waan u dhiman karnaa soomaaliland waayo waxaan rabnay wey naga diideen walaalahayagu in aan ka madax banaanaano Republic of soomalilan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YaxyejaamacOsmaanАй бұрын
Xaduud buk ah bad ku dagaalamaysa
@maroodijeexАй бұрын
Adba kjiyaali baad ku noodhshay 😂@@YaxyejaamacOsmaan
Doolad kasta oo dulmi badan 50 sano madhaafto Allah ayaa na quraan kiisa kusheegay insha Allah waan guu lee saneynaa
@xusenadenosman460Ай бұрын
Republic Of Somaliland 🟩⬜️🟥🫡🤗
@NewMeAllthatwayАй бұрын
Omaroow You Are The Best
@abdihasanwaes349Ай бұрын
Guuul somaliland insha allah
@elmimaxamud7959Ай бұрын
Tanks gudomiye nin waxbadan og ayaad tahay
@abwaancamaariАй бұрын
Aad iyo aad
@HasanAbdirahman-f1zАй бұрын
Soomaalaqy aduunka waan ujabnay ee fadhiga ma ka kacnaa
@AbdirahmanShnouhkaahin-r7uАй бұрын
ASC MUDANE: dhamaan wan salamaya asxaabta sharafta leh intaa kadib en run ahaantii wixii million ka dambeyay waxan rajayay in muuqaalada ability goodu in uu xooganaado ayan rajaynaynaa inshallah💯✌✌
@abdijibarmustafАй бұрын
ALLAH haku xifdiyo❤
@Lander97Ай бұрын
kolay inad qof cuntahay way no caday ader.republic of somaliland ❤❤❤❤❤❤
@QaafQfАй бұрын
Jamhuuriyadda barakaysan ee somaliland iyo walalaha itoobiya guuleysta weligiin
@Sharmaake-ek7ttАй бұрын
Republic of Somaliland ❤
@arimahasomalida5269Ай бұрын
Republic of idoorland 💩
@ZakariYe_MohamethАй бұрын
@@arimahasomalida5269 Daarood Daba dhiibte
@clshakurmohamed6600Ай бұрын
@arimahasomalida5269 yaan laga dareemin ohintaa qadadey 😂😂
@arimahasomalida5269Ай бұрын
@@clshakurmohamed6600 maxa oyaa maxbus aya itahay wana Ku qaaweyaay oromo dawarsato ku jeclesiyaay 😎🤏
@MubaaRik1Ай бұрын
@@arimahasomalida5269better than Republic of amisomland
@axmedabdullahi285Ай бұрын
My favourite KZbinr Omar Inshaar❤❤❤
@bashka.hassanАй бұрын
1 hala fahmo somali meel kasta oo ay joogto makala maaranto ama waqooyi jooga ama bari & koonfur jooga Somali waa in ay midowdaa dhalinyarada somaliyedna Waa in ay kacaan oo aan inagu is hogaaminaa runtii wadan keena waa lagu sooduulay dadka ugu horreya ee waddan keena walalaasada kawada waa qoloda xalane joogta Al shaababna iyaga ayaa taa ku leeya qaraxyada iyo waxkasta oo xamar ka dhacana iyaga ayaa ka danbeeyo Waa in xalane la xiro oo albaabada la iskugu dhufto qolo walbana safaaradeeda ku ekaato, waan ka xumahay runtii halka la inaga yimid in aan fahmi la anahay 😢😮
@clshakurmohamed6600Ай бұрын
@HamseApdirahman-ur2zk yeah 😂😊
@HassanAliMohamudАй бұрын
@HamseApdirahman-ur2zkwaa Waxa Keli ah soomaali qas kuwada waa shisheeye oo same stay labo koox somaliland iyo ilmaheeda shabaab
@abu-ff8wsАй бұрын
@HamseApdirahman-ur2zk sababaa ugoee mataqaan horta? Muuse biixi sarkaal sare oo cirka buu ahaay xilligi siyaad barre saa hade bee kuleeyihiin waanalalaaye. Wllo siyaad barre somalia oo dhan buu sidaa ugalay. Kalagoa jooji fadlan. Kolay maaqbalidoontide lkn soomaalinimadaa baa kuguixtiraamaa
Qof kasta o xaqiqda idin shega oromo ku tilmamtan Somalia waxay masar uso kaxaysatey sidi nalo leyn laa Hadad aragto Tv yada masar Sidii ay xarkeysa iyo berbera u duqeyn lahyen Si shegayan Sbbtuna wa in ado sinji ila wadaga iso kaxaysatey Aderr Cadow Sow ma tihin markas? Xita hadi somalia naso werarto la garey lkin ninka wllkey dowlado awod weyn iso kaxaysanaya Yuhuud Noga dhow Ethopia xita iska dayo
Anigu burcan ku dhashay waligay mel calan bulug ah ka taaganyhy ma arag dawladeysa somaliland ban ku hoos koray somaliana dawlad an wllo nahay oo jaar nahay sida jabuuti iyo dawlad deeganka jigjiga oo kale unbay xamarna ii tahay ma lihi xamar mana lihi jabuti mana lihi jigjiga lkn hargysa ayan leeyhy marka ma garanayo wax waqooyi iyo koonfur la yidhahdo somaliana lama mid nihin madaxweyga wa muuse buuxi somalilandna wa somaliland
@QorsheElectronicsАй бұрын
Isagu wxu gudbinaya fikir xagjir ku ah jiritaanka Somaliland blse qofka kasta waxa lagula socda intiisa wanagsana qaado intiisa xuna dhaga ka furayso
@UpdyKhaaluqАй бұрын
bal intaad burco ka bx oo muuse biixi iyo clnkaas sheego bal in lagu garto
Walaaladeen reer hargaysa sharaf iyo karaamo u haynaa from gaalkacyo❤
@rasaamyarekhadarАй бұрын
Uma baahnine waxad no haysee jeebka gasho
@bintusoomaal143Ай бұрын
@@rasaamyarekhadar cafwan adigu kuma jirtid kuwa sharfan kkkkk
@abdiaziz.r6763Ай бұрын
Aad ayd u mahdsntahy sdo kle sharaf io karamo ayn idin wann idin hayn doona lkn nagu qaata inan Somalia kso noqno wa wax an dhacyne calanki an hargysa ka taagany io dawldiba wan idinka tagne an iskuso ducyno😊
Masaarida way wareersan yihiin Somali ayaga isla dhashay ajaaniibtaan aan iska dhex saarno Oo dhexdeena hagaajino
@SayidOmar-oc5vrАй бұрын
I.n waan. Guulesan inago mideesan
@Apdifatah_TaaxOАй бұрын
Al uztaad Omar inzhaar waligay qabiil somaliyeed ma colaysan waa walalahy Somali oo Dhani Marka Laga reebo shaqsiyaad siyaasiyiin ah from Somaliland ❤
@IndependentCeoАй бұрын
Thank you brother ❤ Somalia 🇸🇴 is One Nation One 1️⃣ religion one Somalia 🇸🇴 ❤
@ArdaNasir-t3mАй бұрын
Wax midi majirto nio
@popular7493Ай бұрын
🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@IndependentCeoАй бұрын
Oromo are fake and just wait for it they will claim to be part of Somali the most corrupt and dangerous government you can have in Ethiopia is oromo because in their minds Somalia is part of them oromo and Somalia 🇸🇴 isku mid ma ahan isku dadna ma ahan somali waa somali oromo ma naaso gaasho walal oromo iyo ahmara and Tigray are our enemies how can your enemy protect you think 💭
@bashirkulmiye7168Ай бұрын
Walaal cumar read that documents August 13, 2007 Shell-Shocked Civilians Under Siege in Mogadishu
@axmedcrisaaq9064Ай бұрын
19:52 sida abiye axmed oo kale waa oromada haysta diinta kiriataanka waa hubaa waala soo baari karaa 100%
Omer inshaar waxaan kuu maleen jiray nin caqli leh Somaliland qaranimadeeda faraha kala bax
@Muuseyare88Ай бұрын
ustaad mahadsanid
@hide-eyeАй бұрын
IslaamNimada IYo somliNimadu Wa NiCaM IlaHy somliDu wa umad Aad unaxarisbadan xaqiqatan ayna yartahay cadaawada ay iskuhayaan waana dadka ugudhaw e islajaanqaadi kara hadi lagadhexpaxo
@naciimacareef7199Ай бұрын
Waxa faan igu filan inan gabadh soomaliyed oo meel walb aan tago wiil walalky ahi madaxa I saaranayo alle hayno daayo ragga soomaliyed dhabti waa geesiyaal gabaad dhabta ee dhaxanta inaga dugsinayaan RAJJILINIIN DHABA☝️🤲🇸🇴💯
@caynaansheahmed687Ай бұрын
Ku mahadsanid wlshy qaali amaanta aad nasiisay ilaahay haku sharfo
@naciimacareef7199Ай бұрын
@@caynaansheahmed687 xaqiiqatan wad u qalantaan wllhi hadad ahaan lahaydeen ragg jilicsan dalka iyo anagaba waa Lana wareegi lahaa ,walow dhib jirto hadana wad na difaacdan alle haydin sharfo walalahy
@SuhaybAhmed-kv2ivАй бұрын
France Morocco iyo algeria Cadaawad dhaxdhigay Walal qorshahaas ayaa socda
@C.m.850.Ай бұрын
Soo badi walaal Dalku xaalad adag buu Ku jiraa
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@husseinapokor6195Ай бұрын
Ma aaminsani wax somali la dhaho somalilander 🇮🇷🇪🇹 nahay njo ❤🎉🎉
@jibrilahmedjibrilahmed6586Ай бұрын
ان الله لا يطيع أجر المحسنين
@maryamaonline6869Ай бұрын
waxaan kujirnaa jaxiimo holac tufaysa
@MaryanCkariin-nt7ryАй бұрын
Ustaad waxad kasohadashaa oromada dalkeena lagu sodayey ee xagna kashaqysanaya xagna katugsanaya ee lacagtii naga dhameeyey mahadsanid 👍
@AsadYaxye-hj8hfАй бұрын
Ogaansho 2017 Ayaan kusoo biirey
@musababdijamal9556Ай бұрын
Omar insharo somali maxamad af haday imato wad bararujiso wadna u hagar baxday runtana wad u tabatay mhdsnd kun iyo kojeer