HADDI AAD KU RIYOOTO RIYADAN KU SAABSAN LABISASHADA DAHABKA WAXAY KU TUSEYSAA IN

  Рет қаралды 88,787

FASIRKA RIYOOYINKA

FASIRKA RIYOOYINKA

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @fasirkariyooyinka
Halkaan juk sii si riyadaada toos laguugu fasiro adiga keliga
riyofasir1.blo...
Ama / riyooyinka1
Facebook PAGE
/ %d8%aa%d9%81%d8%b3%d9%...

Пікірлер: 199
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 5 ай бұрын
Xalay ku riyoday anoo dahab qorta dhagaha gacamaha igu xiran yihiin rabbi qeyr ha iga dhigo 🤲
@nastexocabdimohamed1691
@nastexocabdimohamed1691 2 ай бұрын
Murugo wye 😂
@adooooontiiiiiialle
@adooooontiiiiiialle 2 жыл бұрын
Allahayow casisow sowj salix ah awlad bari ah isii 🤲
@hudakhadar3185
@hudakhadar3185 Жыл бұрын
Aaamiin
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Aamin yaarabi ukhti
@rihancabdiraxmaanmaxamed2532
@rihancabdiraxmaanmaxamed2532 Жыл бұрын
Amiin yarabbi 🤲
@hibaakozman4989
@hibaakozman4989 Жыл бұрын
Alle haka Abal mariyo sheekh waxaan ku riyoday gabadha Abahay qabo o dahab faro badan i sinaysay 🤲🏻🥰
@maryammuuse3763
@maryammuuse3763 2 жыл бұрын
Waxan ku riyode abahay Oo dahab ii sinayo isago Oo janada dahabkas kakeney 🥰rabi haku naxaristo abe mcn marwalbo ducadeda kow tahay 😭wuxu iga tagay malin ramadan ii 27 ah 😩 tarikhda cadi ah waxey ehed 1/6/2019😭abe wlllhi wan kuxise ilahay qabriga haku nuriyo
@farduusahmed3281
@farduusahmed3281 2 жыл бұрын
amin amin dhamteen
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Aamin yaarabi ukhti
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Wlhi aniga xalay ayaa ku riyoday anoo dahab badan soo gadanaayo rabbiyow qeyr ikaga dhig
@yaasmiinaxmad6952
@yaasmiinaxmad6952 3 жыл бұрын
Allahuma Sali Cala muxamad wa calaa aali muxamed scw scw scw ❤️
@fasimaaxmed7408
@fasimaaxmed7408 2 жыл бұрын
Scw scw
@nasrohusseinbare8499
@nasrohusseinbare8499 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@mahath7737
@mahath7737 2 жыл бұрын
Scw waxa uu aabahay ku riyooday 2dumar oo qurux badan oo cas cas ahna sidi qof la soo tilmaamay ayna sideen dahab waxaanay soo galeen gurigeena marka hadad i caqli dhaanto ii fasir walal
@haniadan1662
@haniadan1662 3 жыл бұрын
Aniga waa li qabaa saka ayan tukadey waxaana ku riyodey Ano dahab badan ixiranyahy🥰
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 жыл бұрын
Allow I rumee o calaf khayr qaba isii 🤲
@helmi782
@helmi782 11 ай бұрын
Masha allah manty ayan ku riyooday anoo dahab xiranay ALLE haigu guuleeyo rajooyinkyga inzha allh
@badriyaabdifatah1794
@badriyaabdifatah1794 2 жыл бұрын
Masha allah walalkena khayrka aan ku walalownay allaha ka rali noqdo ❤️
@mulkihassanmustaf5376
@mulkihassanmustaf5376 Жыл бұрын
Masha Allah ilaahay kheyrka hana waafujiyo guur xalaal ah rabbi hano sahlo arsaaq xalaal ah rabbi hana siiyo ilbaab walbo oo kheyr iino ah ilaahay hana siiyo Aamiin yaa rabbi yaa razaaq yaa fatax yaa Allah Aamiin yaarabbi
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Aaamin yaarabi
@mohamednoorsucad5511
@mohamednoorsucad5511 Жыл бұрын
Ameeeen ya Allah
@IFTINDAGAN
@IFTINDAGAN Ай бұрын
Asc waa laiqawaa walina ma imaan ninkeyga oo san isku gursanay iskuma imaan lkn waxan kuriyoday faranti dahab oo iga jaway maxaa lagu fasiraa shiiq
@diamondsamebeuty6763
@diamondsamebeuty6763 3 жыл бұрын
Mahafsanid walal qer alaha kusiyo inshallah ilahey haku barakeyo wadno faideysey wlhi walal waxan ku riyode anigo sadax katin o dahab ah midna wan xirte midna gacantan ku haye wll waxan ahay gawar laqabo hal cunug aya ijoga
@istaahilcabdicigaal4635
@istaahilcabdicigaal4635 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله
@ayanomarhusen3053
@ayanomarhusen3053 3 жыл бұрын
Ameèn allow hadlka aan maqlay noo rumesii niyada ayn ugu farxay wayo anigo ku riyodey ayn jawabtan arkey
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 жыл бұрын
Abaayo ma heshay marka sanad ka dib
@amalali9188
@amalali9188 3 жыл бұрын
Shiiq allaah yaxfadhag waxaan rabaa inaad fasirto hoyadey hadeey isiiso.dahab
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 3 жыл бұрын
الهم صلى على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ألهم صلي وسلم
@rayaanqalbiwanag1544
@rayaanqalbiwanag1544 3 жыл бұрын
Insha Allah ilahey haigaso nolol aad uqurux badan waxa ku riyoday dahab an xisab lehen ano mel kaqaday iyo mobilo
@abdurabbiabdalla7599
@abdurabbiabdalla7599 3 жыл бұрын
Shikh Allah kuxifdiyo shikh waxan kuriyoda aniga oo LA ixirayo maxaynoqonaysa macnahida jasakumu allh
@ubahhussein2747
@ubahhussein2747 2 жыл бұрын
Waxan ku riyoday anoo dahab la ekenay badan mana garanayo qofka i kenay waliba waxa la ikenay talefon qali ah iyo dahab bdn mxey thy shekh iso jawab
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 2 жыл бұрын
Wll markad sharxeyso warka kala dhig dhig gabdh laqabo goni uga hadal gabdha lafuray gooni uga hadal tan an gursan goni uga hadal waxaga wey isku qas qasanyihin kala dhig dhig please
@qalanjoqaali9594
@qalanjoqaali9594 3 жыл бұрын
Asc sheqow aniga waaley qawaa waxna kuriyodaa dhahab mar anigo ninkeyga iixerayo marna aan wado kahelyo .marna dad iisinyo sheqow riyadas dahabka mar walbo aan arkaa hawen iyo malin wey iigu so noqnoqataa hdabo iifisir riyadas sheqow adiga mahdsan riyadn iigu soo noqnoqoto isla dahabkii aan arkyo jasakulahu qeyra
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 жыл бұрын
MACHA"ALLAH, MACHA"ALLAH, MACHA"ALLAH, TABARAK"ALLAH 🤲🤲🤲 ABSHIR AYAAD I SHEEGTY E ALLAHA KULLA JIRO FRATELLO 🤲🤲🤲 ( LAAAA TAHZEN INNALLAAHA MA3ANAA)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲✌✌✌👍👍👍
@ozilmesut7553
@ozilmesut7553 3 жыл бұрын
Wll asc ilahay haku xifdiye waxad ii fasirtaa meel waxan joogay la ordayay qofba orodkiisa si buu ahaa yacni dad aad bay u dherenayeen dadna way gabinayeen hal wado baana lagu wada ordayay aniga waxan ka mid ahaa dadka orodka gaabnaa anoo daalan oo isleh fariiso baan arkay mas duulaya oo aniga igu soo socda markasan cabsaday oo aan aad u orday waxan u cararay meel aan wado lahayn oo kid kii lagu ordayay waan ka leexday asna wuu I cayrsanayaa waxan imaday meel geedo leh waxana geedahaas ku hoos yaalay guryo aad u cad cad guryahana waxa ku qornaa oo ku wada wareegsanaa far carabi ah oo ashahaado ah markan mesha imaday maski waa iga haray markasan istaagay lkn gurigii gudihiisa ma galin waxana iri hadanan imaan lahayn meshaan ashahaadada ku qorontahay way ii dhamaan leheed ii fasir wll adoo mahadsan
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 2 жыл бұрын
Masha allha ialhaye kheer badN ha ku siiyo sheekh
@zainabsalat9736
@zainabsalat9736 3 жыл бұрын
sheikh wax kuriyoda anigo dahab la isinayo waliba qof an heshis ahen wa maxay
@maskiiinmaskiintaalle5659
@maskiiinmaskiintaalle5659 2 жыл бұрын
Asc shekhow waxan kuriyoday anoo labada dhago oo 2 xaboo dahab dhadher oo quruxbadan kuxiranaya fadlan isoo macnee... gabar xaas ah ayan ahay
@aminamohamed8312
@aminamohamed8312 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah walaal wad noo fidaysaa jazakallah khaiyr
@sahronuur260
@sahronuur260 3 жыл бұрын
Asc wll wan taagera sida aad noogu faa idaysid jasaakalaahu kheyr wll aniga waxan kuriyoodey naag dariskeyga ah oo sariirteyda jiifta
@fathadhoof2200
@fathadhoof2200 6 ай бұрын
Mansha Allah shugran wll
@adontiiallaaahali1420
@adontiiallaaahali1420 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته شيخنا شكرا
@istaahilcabdicigaal4635
@istaahilcabdicigaal4635 3 жыл бұрын
السلام عليكم
@istaahilcabdicigaal4635
@istaahilcabdicigaal4635 3 жыл бұрын
maeejawaabdiin
@jamiilanoor2085
@jamiilanoor2085 3 жыл бұрын
Wall waxaan ku riyooday katiinad layga xadaayo anugo qofka u dhiibay waliba oo aan raadinaayo
@hamdaabdillahiahmed4704
@hamdaabdillahiahmed4704 2 жыл бұрын
Asc cher Waxan ku riyodey ano la idhibtey dhahab ka labiska ifasil
@suusaapdi9499
@suusaapdi9499 3 жыл бұрын
Wll waxan ku riiyoday hoyday oo dhimtay oo aroosakyga ulmisnysa oo aan ciilan an usryo oo mxan jognay mela jiida ah oo dahabkii aya naga jaajabay pls iso shega jaskumu khayra 🥰
@shukrihassanabdi448
@shukrihassanabdi448 3 жыл бұрын
Walalow ani ma la i qabo waxaana ku riyooday anigo dhegdhego uu i siinayo qof anan xasuusanin kadibna aan xiranayo
@xariirohajji2146
@xariirohajji2146 2 жыл бұрын
Wxn ku riyoday gabadh habadaya o isiinaysa dhago dahabna mhn wa dhago cadiya o madw mxy thy shekh
@aminamohamed8312
@aminamohamed8312 3 жыл бұрын
Erayga xasbunallah safirkisa nososafir walalkey mahadsanid
@umuomorfaaruuq8316
@umuomorfaaruuq8316 3 жыл бұрын
Waa ilaahow adaa igu filan
@fatimaistahil1190
@fatimaistahil1190 3 жыл бұрын
Waxan ku riyooday sheeekh aniga helayaa hooyadayna siinayaa
@hafsaomar1833
@hafsaomar1833 2 жыл бұрын
Wll aniga waxan ku riyoday anigo nin ibinayo oo anigana ma lii gursan maxay ka micno tahay riyadas aniga liima qobo riyada dhexdeda waxaan ku lahaa ninkay u qaadaya maxay ka micno tahay wll sida la oghyahy nimankana dahaabka ma xertaan
@nuurtoaadan3257
@nuurtoaadan3257 3 жыл бұрын
Sheeqow aniga waaley qawaa waxana kuriyoday xalay anigoo dhego dahab ah gacNta kuhaayo oo aan qarqrinyo oo aankabaqayo inleyga xado dhegaha
@hodanhassan1012
@hodanhassan1012 3 жыл бұрын
Asc shiikh waxa ku riyoday gabdh asxab nahay oo dhag dahab ah ii xireyso
@maankamaanka2500
@maankamaanka2500 3 жыл бұрын
Asc wll waxan ku riyoday anigo dahab iska ibinayo ama iska sii gadaayo iso jawab wll
@sahronuur260
@sahronuur260 3 жыл бұрын
Asc sheekh gabar walaashey o iga yar ayaa kuriyootey nin hore iqabay oo lacag bacmadow kuwada iisida oo nooqaybinaaya aniga iyo caruurta xataa wiilka hada iqaba ifasir maxay tahay
@nimconuur5832
@nimconuur5832 3 жыл бұрын
Riyada qof ad taqano oo gur ku sheganyo oo lkn ninku dahab xiranyahy Oo anigana xijab an xiranhy Io aqal oo nin walan u ku xiran yahy o any waxba isku ahyn isoo fasir please shekh
@MariaAhmed-um3er
@MariaAhmed-um3er 5 ай бұрын
Jasakaluqayr ❤
@istareexhazenali6080
@istareexhazenali6080 5 ай бұрын
Masha allah ❤❤
@maryan4436
@maryan4436 3 жыл бұрын
Walaloow bal ii fisir waxaa ku riyooday aniga gabar baa isla helnay dahab dhulkaan ka helnay dahabki waxaa iri dahabkaan wuu badan yahay ee naadino hadana waxaa arkay anigoo ku hishiinay inaa kala qaybsano hadana gabadhii waxay isoo bixisay hal faraanti iyo dhago ana waxaa iri dahabka dhaxda ku dhufo hadaadiidayna dhaaro dahabka inuu kabadnaa uu ahaa 48 gram waydiiday ana kutubkaa ku dhaaro waakaatagayaa baan dhahay maxay tahay walal khayr Isha alaah
@fahmohasan2198
@fahmohasan2198 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@amalsaedali4623
@amalsaedali4623 3 жыл бұрын
Asc wll quweyska farirkisa ka so hadal
@sahraibrahim5716
@sahraibrahim5716 3 жыл бұрын
Waxan arkaa marwaliba riyo igu soo noq noqotay oo ah xajiga iyo aniga riyo aan iskula jirno oo aan isku farax sanahay oo aan inta badan Ku dhex sheekaysanayno iyo aniga oo dabab farabadan aanleeyahy tusaayo gabar aan walid u ahay tusaayo intuu kakooban yahay kadibna aan kudhex arkaayo sett dahab ah oo ayba leedahay gabadha dahabkana wuxuu isugu jiray silsilad iyo dhego iyo faraanti wall please iiso jawab aadbuu iiwelweliyay
@jawhara4154
@jawhara4154 3 жыл бұрын
Mansha'allah shukran walalkeen
@nasrosalat9899
@nasrosalat9899 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علی نبینا محمد وعلی اله وصحبه اجمعین
@luulahmed5767
@luulahmed5767 3 жыл бұрын
Wll waxaan ku riyodey gabadheyda oo dhga badan sogatey oon dhahayo jogan aa fican wan laqabaa 2 wiil ba u jogto mansha allah dhagahana waakuwa raracsan 4 jog camal pillz iso jawaab wll
@luulahmed5767
@luulahmed5767 2 жыл бұрын
Anaa riyadaas ku riyodey gaba dheyda 2 wiil ey dhashey waxaan ku riyodey aydoo 3 jo adhagah sogatey oo dher dher oo dhahaayo kan aa fican hada dhow ey gabar dhashey mansha allah
@luulahmed5767
@luulahmed5767 2 жыл бұрын
Gaber ey aad u jaceled illaheyna waa siyay mansha allah
@luulahmed5767
@luulahmed5767 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah
@saadoali851
@saadoali851 3 жыл бұрын
Sheek waxan ku riyaday hooyaday oo dahab tiro bdn soo gadatay ayado joog dahaba ii xireeso ii fasir
@seinabalimohamad
@seinabalimohamad 10 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم❤
@IbrahimAli-pt2es
@IbrahimAli-pt2es 3 жыл бұрын
Asc wll qeyr badhan Alaha ku siyo. Mashllh
@xaawodegan4293
@xaawodegan4293 7 күн бұрын
Wajigygaba sida biyaha dahbka cml noqday ayn ku riyoday iso sheg wall
@mumtaazcadeyquruxleydabesh2942
@mumtaazcadeyquruxleydabesh2942 3 жыл бұрын
Waxaa wll kaso jawaabtaa riyaada adoo ciid lasugayo meelaha cilaanka lagu saaro aad joogto waa riyo
@khadrohussen2950
@khadrohussen2950 3 жыл бұрын
Mnsha Allah rabiyow khayr iiga dhig
@sowdaaadan
@sowdaaadan 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Sheersxb
@Sheersxb 3 жыл бұрын
Gabadha laqabin lee kahadashaan aniga waxaa ahahy xaas wxaaa kuriyooday katiin dhago faraanti waa ween heesto
@NaimaRage
@NaimaRage Жыл бұрын
Anigaba faranti baan ku riyoday
@azmaraaj3977
@azmaraaj3977 3 жыл бұрын
Asc wllo qali waxan ku Riyoodey nabar jidhkayga kasoo baxey kindey ah ama kalida kadib nabarkii wuu Dilaacey waxana ka yimid wax habal u eg iyo wax huruud ah intaas kadib marka wixii iga soo dhamaaden ilahy ayaa waxkazta oo aan weydiisto iga aqbalay waan duceystaa wixii aan ilahy weydiisto oo hortayda yaala ayaan arkayey 𝗽𝗹𝗲𝗮𝘀𝗲 𝘄𝗹𝗹 𝗶𝘀𝗼𝗼 𝗳𝗮𝘀𝗶𝗿
@balkhiisomukhtaar8977
@balkhiisomukhtaar8977 3 жыл бұрын
Oo hinta maxi yahy anig iyo nin an aqano oo o ne no zaid isoo fasir wll
@fasirkariyooyinka
@fasirkariyooyinka 3 жыл бұрын
wll riyadan si adiga keliya aan kuugu fasirno shurudaha soo buuxi oo sheeg hooyo maa tahay, mise Gabar
@balkhiisomukhtaar8977
@balkhiisomukhtaar8977 3 жыл бұрын
@@fasirkariyooyinka gabr ahay riyada hijabk dhumay na hoyo arg tay tan ka le ne aniga waye wall
@munaahmed3694
@munaahmed3694 2 жыл бұрын
2 habeen Ka hor Ku riyooday anoo lacag badan inaa hoyadeey u dhiibay dahab badan isoo dhiibeeso oo mid ba mar xeranaayo faraantiyaal iyo dahab bdn oo xisaab laheen
@nastexoqardho8263
@nastexoqardho8263 3 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@israjamac508
@israjamac508 2 жыл бұрын
Alxl
@marwasafasafa7860
@marwasafasafa7860 2 жыл бұрын
Sallaahu caleyhi wasalam sallaahu caleyhi wasalam sallaahu caleyhi wasalam sallaahu caleyhi wasalam sallaahu caleyhi wasalam sallaahu caleyhi wasalam sallaahu caleyhi wasalam
@israimar4289
@israimar4289 3 жыл бұрын
Masha allah
@luluahmed1575
@luluahmed1575 3 жыл бұрын
Walal plz i fasir faranti dahab ah oo 3 dhibcood gadudan leh ayaa hoyadey hadiyad u siye fartana ugaliye ayaa riyoku arkey wll ani waxa ahay xaas wallalo
@KowsarCawil
@KowsarCawil 3 жыл бұрын
Waxn kuriyooday anoo dahab kulabisanayaaa laimana qabo oowali maguursan
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 жыл бұрын
بارك الله فيك
@munocalicalasow4124
@munocalicalasow4124 2 жыл бұрын
Dhormar aan ku riyooday anigo dhaga dahaba layga qaatay waana soobooday
@fasimaaxmed7408
@fasimaaxmed7408 2 жыл бұрын
Wll waxay gabar igu riyootay anoo dahab guranaya
@fasimaaxmed7408
@fasimaaxmed7408 2 жыл бұрын
Wll ifsir
@fariidomaxamed1645
@fariidomaxamed1645 3 жыл бұрын
masha allaah alle haku barakeeyo
@leylocabduqadir123leylocab2
@leylocabduqadir123leylocab2 2 жыл бұрын
🥰 Ani lapo habon kuriyoday dahabo
@amiiramahamad7120
@amiiramahamad7120 3 жыл бұрын
wll riyadii qofku haduu arko isagoo xanunsan waad la raagte away
@fasirkariyooyinka
@fasirkariyooyinka 3 жыл бұрын
walaal waa caksi -- xaalkaada ayaa isku bedeli doona si wanaaksan caafimaad taam ah ayaad ku noolaaneysa , haddu xanuunku ahaa mid culus -- haddu fududaana -- xaalakaada mid iska sahlan oo aan dhib lahayn ayuu noqon
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 3 жыл бұрын
@@fasirkariyooyinka wall waxaa iifasirtaa riyada anoo xijaabmadoah iyo niqabxiran fafkashi laiixirayo dahaba
@simranqurux595
@simranqurux595 3 жыл бұрын
@@fasirkariyooyinka asc aboowe waxan ahay xaas waxana kuriyoday nin qurux badan ooh isiynayo dahab ana gacanta kuqabtay sifarxad leh ayaah ayaah dahabka gacanta ayaan kuqabtay ifasir aboowe shugran 🙏
@FardowsoCabdiqani-st9vy
@FardowsoCabdiqani-st9vy 10 ай бұрын
wxaaan ku riyoooooooon anoo dahab jilicsan matagaya.
@khadrobashir9014
@khadrobashir9014 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@farduusahmed3281
@farduusahmed3281 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 2 жыл бұрын
insha allaha kheyr
@Ikraan-m7o
@Ikraan-m7o Ай бұрын
Waxa ku riyoodey ano dabh heesto o qurxbdn
@istaahilabdullah5084
@istaahilabdullah5084 2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين صلوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munocalicalasow4124
@munocalicalasow4124 2 жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalim
@omibuwe5917
@omibuwe5917 3 жыл бұрын
Asc sheikh
@marwaaxamdey33
@marwaaxamdey33 2 жыл бұрын
Salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam salallaahu Caleymhim wasalam
@FarhiahassangediHassange-tz1jl
@FarhiahassangediHassange-tz1jl Жыл бұрын
Aniga wahan juriyode anigo dahayb tiraa badhan hiranayo maheytahy
@Badalka1996
@Badalka1996 5 ай бұрын
Scw😊😊
@najmacumar4140
@najmacumar4140 2 жыл бұрын
Allahuma sali wasalam cala muxamad
@raaxocali3280
@raaxocali3280 2 жыл бұрын
Haday sxbtay kuriyooto anoo wata jijimo dahaba ay gacantayda kujiraan
@fadumomaxamedcabdulahi6683
@fadumomaxamedcabdulahi6683 3 жыл бұрын
Sallahu caleyhi wasalim ❤❤❤
@ismahaanomar761
@ismahaanomar761 3 жыл бұрын
Waxan ku riyoday gabar an aqaan oo dhago badan oo dahab qabta o heshay wa mxay fasirkeda
@latiifacimraan6231
@latiifacimraan6231 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasallam💎💎💎💎💎
@iimaaniita
@iimaaniita Жыл бұрын
Waxaan kuriyooday dahab hooyadey leedahay oo iidhiipeyso kadip aan miizaan saaraayo lkn Waxaan layaaby koowdi dahanbka wooyaraay lkn markaa saaray miizaanka woosii badanaa ila miizaanka kabuux dhaafiyo 😳
@NajaadAadan
@NajaadAadan 7 ай бұрын
Salalahu calyhi wasalam
@Sundusbashir-cm4il
@Sundusbashir-cm4il Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@shamsolaki4074
@shamsolaki4074 2 жыл бұрын
Yaa rabii caalamiin
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 2 жыл бұрын
Waxaan xaley arkey ani dahab gadanaayo oo gurigega joog irideyda tagan oo gabar xagada joogto ayaan ka gadanaye
@naimaabdirahmanmacow7625
@naimaabdirahmanmacow7625 3 жыл бұрын
Masha allah shukran 👌🥰
@boqorfirdhiyecxakim9772
@boqorfirdhiyecxakim9772 Жыл бұрын
Sallaaahu calayhi wasalam 💯❤️💯❤️💯❤️💯❤️💯❤️
@fardowsomohamedosman9652
@fardowsomohamedosman9652 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️ Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️❤️☝️
@kiinali4872
@kiinali4872 2 жыл бұрын
WALAALKEY WAXAAD KA HADASHAA JABITAAN KALIYA Please KA KA HADAL HADIYADA AMA LOO DHIIBEYO
@farixaahmed3074
@farixaahmed3074 3 жыл бұрын
Walaalo riyada aydu ku eryanayso waa maxay
@naniii7566
@naniii7566 3 жыл бұрын
Keyring in shaaallh
@keyowabdi510
@keyowabdi510 Жыл бұрын
Sallalahu caleyhi wasalam
@ifrakhan6432
@ifrakhan6432 3 жыл бұрын
Waxan kuriyoday dahab anigu gadanayo
Fasiraada Riyada Araktida Dahabka oo Faah Faahsan Si Hufan Looga Soo Shaqeeyey
11:31
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 12 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
Fasiraada Riyooyinka Sh. Siciid Maxamed Faarax
1:11:46
True Cable Tv
Рет қаралды 290 М.
TILMAAMAHA Dahabka La Xadaayo Riyada DHEXDEEDA Ma Bishaara Mise Digniin
11:33
Fasirka Riyada Dahabka | رؤية الذهب في المنام.
10:51
Tolmoone Production
Рет қаралды 29 М.
Waxaan Ku Riyaadaa Anigoo Madaxa Injir iga gashay Waa Maxay Macnuhu?🤔
12:32
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 26 М.
Fasirka Riyada Dahabka Noocyadiisa Oo Dhan******
10:41
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 29 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36