Hadeer baan hawaarsaday sidii habaryartay Dhool"Ismaaciil mire"

  Рет қаралды 127,830

waddani somali tv

waddani somali tv

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@bariraabubarkar2011
@bariraabubarkar2011 3 жыл бұрын
Mashallaah tabaarkallaah walal waad kumahadsantahay sidaad noguso dayasid tariikhdii darwiish iyo dadkii hore nosobadi thank you
@dhimbildragon7
@dhimbildragon7 Жыл бұрын
Dhulbahante waa darawiiish ❤❤❤❤love you
@cabdishakuurmaxamed4737
@cabdishakuurmaxamed4737 3 жыл бұрын
Allh ha u naxariisto abwaan ismail mire
@AngeredAngered-o1n
@AngeredAngered-o1n Жыл бұрын
Mansh alah axmed idaaja ilahay cimriga aleh hakudheereyo
@mohamednour5214
@mohamednour5214 4 ай бұрын
2024 na amxaar baa la iga ha hayaa.... ama guul iyo xorroyad ama geeri ✌
@abdimahadmuhumed517
@abdimahadmuhumed517 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo abwan Ismacil mirre
@cabdifataaxsoomaalichannel6681
@cabdifataaxsoomaalichannel6681 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@cabdifataaxsoomaalichannel6681
@cabdifataaxsoomaalichannel6681 2 жыл бұрын
Geese geesi dhalay
@abdirahmanmacalin599
@abdirahmanmacalin599 3 жыл бұрын
Alle Yaraxma Darwiish ismaciil Mire
@sidiiqahmed4895
@sidiiqahmed4895 3 жыл бұрын
Soo badi maansadii abwaanka
@MahadaaminAk
@MahadaaminAk 10 ай бұрын
Ee be ha u naxariisto😭✍️🤲🤲
@murtidhawr01
@murtidhawr01 2 жыл бұрын
Hasha oloshay jeel iyo haraad yaa mid uun helaye Ama harag maqaar baa horyaal hibasho waa dooge Ama haada waxay sheegaysa huudan la ogayne Ama hogobyo laga qaaday bay u handanaysaaye Wax la haaba hiijiyo ninkii hoos u tuur qaba Hinaasaha igalay reer tolkay hadiba maayaane Daba gaal hiriiyo arbaa haar ku laacdamaye Hargaamooyinkii buu ku lumay hagabso qooq moodye Rag ninkii xaraga huukiyaba hoos mid baaw rida'e Hawraartu waa uwada jirtaa hadalku reer gaale Hoog lama qarsado waana taa heetis loo faqaye Hawadiisa dhigay geel markii loo habsaday cayne Diiriyow haruubka iga qaad yaan huqda u dhimane Horwayn moodhar how'd iyo nugaal daba higoonaayo Oo hadal ku sima fookha Wiil ka hindisoonaaya Hantidiisa waa bilaash hibo nin moodaaye Diiriyow haruubka iga qaad yaan huqda u dhimane Hawraarsan mooye haduu muran hagaafeeyey Qabiilki hindiga ahaa haduu hiil is galin wayey Habeenka harka haankaa qotoma halab karuurkeeda Intaa haliguu ridahayey yuu igu haboonaaye Diriteeda anigoo holayn ka harqo waa ceebe Diiriyow haruubka iga qaad yaan huqda u dhimane Heensaha intaan daba sidee horror ku qaadayey Aan kii hayeyba dhaafin jiray Kama haraad nayne Haduun baa hawaarsaday sidii habar yartay dhoole Diiriyow haruubka iga qaad yaan huqda u dhimane. Rabbi kuu naxariisey.
@cabdifataaxsoomaalichannel6681
@cabdifataaxsoomaalichannel6681 2 жыл бұрын
Ismaaciil mire
@sidiiqahmed4895
@sidiiqahmed4895 3 жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto muxuu halyay ahaa qabtiga alle hakuu nuuro
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
Eebe ha naxariisto.
@buraale134
@buraale134 3 жыл бұрын
Mashallah geesi bu aha
@nabadnolol7729
@nabadnolol7729 3 жыл бұрын
hadeer baan hawaarsaday sidii habaryartay dhol waa hadal wayn
@buraale134
@buraale134 3 жыл бұрын
Ilahow ku naxariiso darwiish ismaciil mire
@hasanhukungarad4338
@hasanhukungarad4338 3 жыл бұрын
Ilaahay ha uraxmo
@ahmeta.mohmettakaralinur2592
@ahmeta.mohmettakaralinur2592 3 жыл бұрын
Dixda qaayib awrtana la daaq deeq Allah xigiye😢
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Diqda qaayib awrtana la daaq deeq allaan sugiye
@nuursheabdi5289
@nuursheabdi5289 11 ай бұрын
Sayidki ilahay u naxariisto waa loo dharsaday
@farahloukman1577
@farahloukman1577 Жыл бұрын
Heensaha markaan usiday e aan kii hayaba dhaafijiray kama haeaadnay dakooy canboow hadhuubka iga waad yaan huqda udhiman
@mahamedsiccid4239
@mahamedsiccid4239 2 жыл бұрын
😩😩😩😩😩
@farahloukman1577
@farahloukman1577 Жыл бұрын
Dula carcaraaaf waxaan kugu furay waa dan iyo caal waaa muslinka daacad dhibtay baa kubaday maanta Durulays dixda qaayib awrtana ladaaq allaad sugaye
@maxamadxuseenyuusuf3739
@maxamadxuseenyuusuf3739 2 жыл бұрын
Axmadfaarax idaajaa
@cumarcalicabdi
@cumarcalicabdi 2 жыл бұрын
As
@mowliidahmed4164
@mowliidahmed4164 Жыл бұрын
Diiriyow haruubka iga qaad yaan huqda udhimane😢
@MaxamedbashirJaamac
@MaxamedbashirJaamac 6 ай бұрын
🎉😂😂😂🎉
@aminoqaaliabdi.maxamed4808
@aminoqaaliabdi.maxamed4808 3 жыл бұрын
Asc
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 3 жыл бұрын
Dulla carcaraaf waa xagee Asxaabeey? Waxaan ku qiyaasayaa Gobolka Sool inay tahay.
@WaddaniSomalitv
@WaddaniSomalitv 3 жыл бұрын
Bal soo raadi masuul waa su'aal loo bahnaaye
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 3 жыл бұрын
@@WaddaniSomalitv waayahay Waddani, aad baan ula socdaa barnaamijyadiinna. Noosoo badiya, 20 sano kadib hadii loo baahdo si loo helo.
@WaddaniSomalitv
@WaddaniSomalitv 3 жыл бұрын
Haye masuul facebook page kana waad nagala soconkartaa
@Sahal63
@Sahal63 3 жыл бұрын
@@WaddaniSomalitv dullo carcaraaf waxay kuyaalliin dhinaca koonfureed ee tuulada Habariheshay Degmada Caynaba, Somaliland.waa suurogal in meel kalena loo yaqaan.
Weerar Bulxan oo Gabadhuu jeclaa laga qaaday!! kadib maxaa dhacay ?#IDAAJAA
10:30
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Culayska Siyaasadeed iyo Ammni ee ay Somaliland Wajahayso
9:22
Gabayga Wax Lagu Waaniyo Ismaaciil Mire
8:50
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 104 М.
Darwiish Ismaaciil mire iyo Galabtii ay Guuguulaha kulmeen !!
8:48
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 295 М.
Guurkii Jaamac Gaab & Cowrala Sheeko Murti Reebtay@WaddaniSomalitv
15:11
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 374 М.
Gabaygii  "Annagoo Taleex Naal" ISMAACIIL MIRE
14:41
Sollas Media
Рет қаралды 152 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН