Hadii aad Godey aado, waxaad ku qureecan, ku qadayn, kuna cashayn waxsoosaarka dihin

  Рет қаралды 11,614

SRTV Somali

SRTV Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 2 ай бұрын
Masha allah Allahuma baarik waa sababta aan u jeclahay godey gacalo 🎉❤ from jigjiga ❤
@abdiqanimahat3557
@abdiqanimahat3557 2 ай бұрын
Greetings from Gaarissa 🎉❤
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 2 ай бұрын
@@امةالله-ج6و4ي adigoo soo koobaaya meesha xorta ah farta inoogu fiiq fadlan!
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 2 ай бұрын
Asalaam Alaykum! Well am writing from Nairobi Kenya. Truly speaking Godey is a beautiful and vibrant City where anyone who is on retirement can spend the rest of his life in Godey. In Sha Allah I promise to come and visit this wonderful city of Godey.
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc maa shaa allaah godey 🌎🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Godeey inaan tago waan jeclahay balse dabaqoodhiga yaan kashakisanahay 🌎🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 2 ай бұрын
Odeyaasha magac yadooda maadan weeydiin iyaguna maay kuu sheegin taana waa qodob muhiim ah ood ka tagtay adigu wariyaha ah ee marka dambe eed wareysii qaadayso , magacyadooda wareeyso Inshallah.
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 2 ай бұрын
Allah Barakeeyo Magaaladda Godey iyo Dadkeedaba
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 ай бұрын
Amiin
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 ай бұрын
ABIY AXMAD OO CADOW ILAAHEY AH AYAA IDIKU SOO WAJAHAN EE IS ILAALIYA.
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 2 ай бұрын
Masha allah Goday gacalo❤❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Ac aarigadaasi ma sabuulkii gelaydaa ama aarabikhida 😎😎😎
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 ай бұрын
ALLAAH HAYDIIN BARAKEEYO WAXAAD HAYSATAAN GUULEEYSTA ALLHUMA AMIN
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 2 ай бұрын
Waxan ka helay hadalka ah wa magalo Somali Alhamdulillah
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 2 ай бұрын
MashaAllah MashaAllah MashaAllah Allaha u siyaadiyo
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 ай бұрын
Ogedan 🇬🇲🇸🇴🇸🇴🎉🎉 godey gacalo Masha Allah
@GuledMahamed-u9c
@GuledMahamed-u9c 2 ай бұрын
Mansha allah waa guul iyo galad eeb wax soo saarka gode gacalo
@sharifsaalaxsayidsiraad2423
@sharifsaalaxsayidsiraad2423 2 ай бұрын
😊
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
أسأل الله لي و لكم Waxaan ILAAHAY waydiisannay ضوء في ظلمة .. وركعة في صحة.. ودمعة في خشية ..فمغفرة ، فجنة . ILAAHAY waxaan waydiisanay : IFTIIN MADOWGA (Qabriga) Iyo Salaad aad Tukato adoo caafimaad qaba Iyo inaad ILAMAYSO cabsi ILAAHAY dartii WAA DANBI DHAAF , WAA JANNO ADEER XUSEEN
@maymunaabdiSheik
@maymunaabdiSheik 2 ай бұрын
Mnsha allh godey bn ka daawaanayaa now Allh ha barakeeyo mglda
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 2 ай бұрын
@@maymunaabdiSheik maymunaay bal waran wall. Magaaladda godey kawaran
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 2 ай бұрын
@@maymunaabdiSheik Maymunaay salam ka dheh
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah baarakallaah
@anabfarah1178
@anabfarah1178 2 ай бұрын
Masha allah wadan walba dadkiisa dhista
@Feeedomlove
@Feeedomlove 2 ай бұрын
Godey somalia
@Remember1977
@Remember1977 2 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah
@mrAkram245
@mrAkram245 2 ай бұрын
Waa markii iigu horeysey aan maqlo Godey gobolkee katirsantahay
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 2 ай бұрын
Asc walalayal qof rer godey aha ma ku jira halkan
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 ай бұрын
Waligiin matagin Godey lkn waan jeclahey waagii Godey laxoreeyey dowladii Soomaaliya waxaa naladhihijirey Godey baan uguureynaa
@casalasal6466
@casalasal6466 2 ай бұрын
Maasha allaah godeydii lama dagaanka ahayd miyaa saan noqotay allaha idiin barakeeyo
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 2 ай бұрын
Goorta aay lama degaanka ahayd waa goorma?
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 ай бұрын
Godey wa magalo faca wan Mal Kal ba Ku qaldiysah ban u malin
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 ай бұрын
WAA GODEEY GACALO
@samewadasamewada
@samewadasamewada 2 ай бұрын
waar godayi waa magaalo axmaaro somaali malaha waa badhtamah itoobiya somaalidu waa degaan
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
أسأل الله لي و لكم Waxaan ILAAHAY waydiisannay ضوء في ظلمة .. وركعة في صحة.. ودمعة في خشية ..فمغفرة ، فجنة . ILAAHAY waxaan waydiisanay : IFTIIN MADOWGA (Qabriga) Iyo Salaad aad Tukato adoo caafimaad qaba Iyo inaad ILAMAYSO cabsi ILAAHAY dartii WAA DANBI DHAAF , WAA JANNO ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
أسأل الله لي و لكم Waxaan ILAAHAY waydiisannay ضوء في ظلمة .. وركعة في صحة.. ودمعة في خشية ..فمغفرة ، فجنة . ILAAHAY waxaan waydiisanay : IFTIIN MADOWGA (Qabriga) Iyo Salaad aad Tukato adoo caafimaad qaba Iyo inaad ILAMAYSO cabsi ILAAHAY dartii WAA DANBI DHAAF , WAA JANNO ADEER XUSEEN
Long Nails 💅🏻 #shorts
00:50
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 35 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 37 МЛН
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 253 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Hudheel ku yaalla  Afrika oo habeenkii lagu seexdo 25000 oo Dollar
15:10
Long Nails 💅🏻 #shorts
00:50
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН