Hadii aad tahay Qof Kunool Kenya Muqalkan Muhiim ayuu kuu yahay

  Рет қаралды 38,140

Caaisha Lifestyle.

Caaisha Lifestyle.

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@Life_Journey2030
@Life_Journey2030 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw ❤️
@xawochannel2020
@xawochannel2020 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@iqrahassan3345
@iqrahassan3345 2 жыл бұрын
Scw scw💞
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 2 жыл бұрын
Swc swc swc swc swc 💕
@abdifatahabdikadir7330
@abdifatahabdikadir7330 2 жыл бұрын
scw scw scw
@nasronuur7921
@nasronuur7921 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw scw ❤ ♥ 😍
@halimamohamud5773
@halimamohamud5773 2 жыл бұрын
Asalaamu Aleykum Walaalo aad100% u mahadsan tahay. Aad ayaad noobadbaadisay Arintaas waa sax. Keenyaatigu waa tuug kula nool.
@shamsahussein1045
@shamsahussein1045 2 жыл бұрын
Jazakallah kheyr brother inkastoo aykuwanaagsaneyd inaad guriga uraacdo si aad reerkaas uga badbaaadiso asasiinadaas guriga udhexfadhiso Subxaanallah illahay subxaano watacalla hana xafido ee bal haka feejignaado😳😳🥺
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 2 жыл бұрын
Walaal waxay ahayd inaad gurigii uraacdo familkii si aad u hesho u wargaliso runtii reer si ay u taxadaraan subxaana Allah
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 2 жыл бұрын
Wa beentis viwez radina hadu run shega wu raaci laha
@xafso3332
@xafso3332 Жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasalam wacalaykumusalam waraxma
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 жыл бұрын
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
@umuabdalla7982
@umuabdalla7982 2 жыл бұрын
Haduba hadlaayo cunuga weyla shekestaan nagaha lkn kuma baraarugsana hawenka somaliyed ana marqatika ahay ey igu dhacday
@sabaadchannel9432
@sabaadchannel9432 2 жыл бұрын
Mansha allah horey usoco abyo mcn pink igu sharaf gobeeeey
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 жыл бұрын
💔💔 subxaan Allah
@halimaomar3892
@halimaomar3892 2 жыл бұрын
Walal wexee ehed inaad raacdo sababto ah hada waxaa lagayaaba ineey hada dhacan yihiin masakiinta
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 2 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr walaalkey kheyr Allah ku siiyo. Aniga gabar aan habaryar u ahaa ay ku dhihi jirey cideena sheekadooda dadka kale ha u sheegin haddii wax lagaa weydiiyo ma ogi ku dheh. Hadda ii sheegtey saas aa I dhihi jirtey ay tiri hadda iyada caruurteeda u sii sheegtaa inaan sirta familyga la bixi iyo tan dadka kaleba.
@marianmohammed67
@marianmohammed67 2 жыл бұрын
Walee waa qatar noloshaas yaa midda kalana cunuga ayaaba qatar ku jiraba hadeeyba niman u geeynin wiilka yar ooy iibsan jirkiisa qatar halis ah dadkeena waa dayacan yihiin dhinac walbaba
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 2 жыл бұрын
Hadaaney xadin ciyaalka. Waabey roontahay Laakiin in ciyaal in loodiro maaha Waan dareemaya in baahikenatso dirsashada gacantey jiidi wey gurin wayna xadey ciyaalka dahab iyo lacag waa meel soke p please dumarow hurdada ka kaca caruurtina gacantina ku haya
@umuiqra1092
@umuiqra1092 2 жыл бұрын
12 jir waa qof weyn iney ushegan waaye waalidka Qof sirta ha u shegin
@faizaisack9094
@faizaisack9094 2 жыл бұрын
12jir qurba joga wllhi ful maha waa ilmo yar
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 2 жыл бұрын
Wcs wllo
@jawahirnageye5508
@jawahirnageye5508 2 жыл бұрын
Waa runta jzkalh
@Quranly
@Quranly 2 жыл бұрын
Waa jaajuusiin ilmaha intee nacnac iyo wuxuu rabo siiso marna jir dil Ku sameeso xoogaha guriga Ka duuxee
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 2 жыл бұрын
Wcs walal aniga waxan kula tali lahaay inaa ilmaha la wacy giliyo maha in wax laga qariyo 12 jir waa qof wen hadow caafimaad qabo ilmaha mahatsanid walaal
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
waxaan ahay gabadha khatriinashaxshaxleeeeey waa layyaqaaan waxbadani tii lagaa dooqeyjeclaaaday miyaaa alabarashooybarashowcaneeeeeey. yarta
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Subxanallh Subxanallh Subxanallh Subxanallh
@fawsiyabarre6393
@fawsiyabarre6393 2 жыл бұрын
Hooyo joogato wadan kaaga wadan aan aheen marakeey joogan waxaa ila wanaagasan ineeye qabasadaan shaqadooda wax Eey qabasan karaan ineey booyaso u qabasadaan oo soo dhax gasho Nola shoo da Qaad ayagoon shaqeen oo la biology ayeey qabasadaan shaqaalo waxaa yaab badan ineeyanan wax qabad badaneen
@hindasar7559
@hindasar7559 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 жыл бұрын
Wiil 12 jir ah waa ninwayn haduu caafimad qaba. Sidee bu naag shaqalaha ugu sheekeynayaa. Sidoo kale 12 jir africa jooga cidina gacan maqabato. 6 jir waan gartay laakin 12 yrs no
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 жыл бұрын
Wey kusoo dhawaane si ay uga hesho hadda h Ka hor ayaa waxaa noo yimiday nin qalin shubato ah markaazuu hoyadey allaha u naxariistee ku yiri faadumo see tihiin waa nabad ayey tiri kuye cabdulahi ka waran waa fiicanyahay ayey tiri wuxuu dhahay waxaa lagaa rabaa marada gaduudan oo sanduuqa kuugu jirto iyo lacagta sucuudiga cabdulaahi ka soo dhiibay oo sa duuqa ku jirto inshaaradaa kusoo qabatay anigoo dhowr iyo taban jir ah ayaan waxaan iri hooyo waa fataal biilkena hanaga siinin ninkii indha kulul ayuu igu soo fiiryay hooyadey wey i cayrisay amus ay i dhahday ayadoo ii cabsatay oo aamintay inuu Il igu qaadayo laakin wa,an ku celiyay hooyo ha yeelin warkiisa ayadoo i huri wdysan ayey la agtii qaar siisay qaarna ka reebtay waa tegay asigoo indhaha igu vubaayo hoiyadey waxaan ka dhaadbiciyay inuu ma luumadjaan soo helay inkaan waxyar ka dib waxaa yimid walaalkey iga yar oo markaas 14 jir iyadoo la buuqayo wuxuu dhahay anigaa u sheegay inuu aabahay sucuudi jiro marka ilmaha waa la sirsiri karaa
@faizaahmad4466
@faizaahmad4466 2 жыл бұрын
😲😲😲😲😲 waah
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 2 жыл бұрын
Somalida weey kala daadsanyihiin maxeey ilmaha shaqaalo uga dirayaan yaan laga ibsanin lee
@umuahmed4253
@umuahmed4253 2 жыл бұрын
Wax macquul ah noo maadan sheegin walale taasna waa mid mar walba laga digtoonaado
@HassanMohamed-ic7mw
@HassanMohamed-ic7mw 2 жыл бұрын
Wax baa khaldan!!
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Wa aqli xumada somaliyeed. Baal ninkaan wayne hada maxu sheegay
@leylomcln5974
@leylomcln5974 2 жыл бұрын
.asc abayo
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 2 жыл бұрын
13jir wanin weyn ingacan laqabta qalada sırta walidki inuushegana maahan
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 2 жыл бұрын
12 jir
@umuabdibasid7133
@umuabdibasid7133 2 жыл бұрын
Waxaas adigu miyaad agtaanayd intaasa sheekada dheer dhexmaraysa waxaas wax micno leh maahane iskadaa
@dagnnashoonline
@dagnnashoonline 2 жыл бұрын
Adigo kale ku socota 😜🤔
@ummumanaal2505
@ummumanaal2505 2 жыл бұрын
@@dagnnashoonline asc shukran walal jawaab ku haboon ayaad siisay
@HassanMohamed-ic7mw
@HassanMohamed-ic7mw 2 жыл бұрын
Wax baa kuu dhiman!!
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 жыл бұрын
Asc wr wbt. Jumca Mubaarak dhamanten wa talo qiimo badan wllken wa saxix Jzklh Kheir 🌿❤️
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Mashallaha tabarakallah
@mohamedabdi3605
@mohamedabdi3605 2 жыл бұрын
10 jir gacanta lahayo waxa lagu falayo ayaana garanaynin anigu wiil 7 sano haduu gaaro wixii ilmo loogu tilmaamo iyo caruurnimo magaranayo
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 2 жыл бұрын
Adiga reer miyi aan naxariis laheyn baad tahay oo rafaad ku gor ah ilmaha qurbaha jooga 17 jir waa caruur .oo la ilaaliyaa
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
@@mimipuloo7879 I was born and raised in the USA and 17 years here are treated like young adults. Dee kuwaa somaliyeed Aya handicap ah oo an aqli laheen hee naxaris daro maha inn carurta la rabo baro
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 8 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,3 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
FILO PART 126
30:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 215 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 8 МЛН