''HADII AY 35 SINGLE KU GAARTO WAA BAARIXI | QIIMO DHIMIS''

  Рет қаралды 7,210

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#SUBSCRIBE
FAYSAL WAXAAN SOO GUURSADAY 3-DUMAR AH SADEX-DOODANA ''MIDNA JACAYL NAMA DHEX MARIN LAAKIIN WAA ISKU DANAYSANAY''
Russian missile attacks kill at least 41, hit children's hospital, Ukraine says
Russia blasted the main children's hospital in Kyiv with a missile in broad daylight on Monday and rained missiles down on other cities across Ukraine, killing at least 41 civilians in the deadliest wave of air strikes for months. www.reuters.co... .
SOURCE: HAARETZ www.haaretz.co...
Gaza Division operations and airstrikes in the first hours of October 7 were based on limited information. The first long moments after the Hamas attack was launched were chaotic. Reports were coming in, with their significance not always clear. When their meaning was understood, it was realized that something horrific had taken place.
Communication networks could not keep up with the flow of information, as was the case for soldiers sending these reports. However, the message conveyed at 11:22 A.M. across the Gaza Division network was understood by everyone. "Not a single vehicle can return to Gaza" was the order.
At this point, the IDF was not aware of the extent of kidnapping along the Gaza border, but it did know that many people were involved. Thus, it was entirely clear what that message meant, and what the fate of some of the kidnapped people would be.
This was not the first order given by the division with the intent of foiling kidnapping even at the expense of the lives of the kidnapped, a procedure known in the army as the "Hannibal procedure."
Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.co...
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 81
@rahh4137
@rahh4137 2 ай бұрын
❤ Xaaskaagu xaq bay kugu leedahay aduguna xaq baad ku leedahay ee Waa in dariiqa Ilaahay la wada raaco oo midba midka kale xaq dhawro oo raali galiyo❤
@MrSultaan99
@MrSultaan99 2 ай бұрын
Runtu waa KHARAAR TAHAH, RUNTA IYO DHAQANKA SOOMAALIDA IYO RAGGUU KA HADLAY.😊 LIQ RUNTA OO NINKAAN YAAN LA ISKA INDHO TIRIN XAQIIQDA JIRTA OO UU KA HAFLAYO.🤣👍
@sahraahmed4430
@sahraahmed4430 2 ай бұрын
Waa nacas an diin lahayn oo ka fog xaqiqada
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
Naagahow magaciin waa ba’ay hadii waxaanoo kale wax idinka sheehayaan sbuurta ilaahay wax laguma caayo nacasnimas u dheer xataa hadalka ku adag waa dhaandhaan
@IndhouronHaji
@IndhouronHaji 2 ай бұрын
Wa miskiin nolol adag somarey oo narcissistic ah i feel so sorry for who is married to him😢
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 ай бұрын
Cabdixafiidoow qof mran ma dhagaysankarno ee qof wax laga faa,iido ayaa loobahanyahay
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 ай бұрын
Asc cabdixafiid nimankan figradaha qaldan sita maxaad waqtiga ugu dhuminaysaa anagana waad nagu dambaajineysaaye
@deeqoibrahim3495
@deeqoibrahim3495 2 ай бұрын
Abdihaafid wlhi waa ceeb dadka noocaan oo kale ah inaa wareeysato waan ku taageraa wariye qeymo badan ayaa tahay lkn dadka noocaan ah dadka ha horkeenin warkiisa waa lalabo
@Professor4555
@Professor4555 2 ай бұрын
Anaga kuguma raacsanin , dooqaaga kaliya channel ka kuma shaqeeyo
@MumtazFarah
@MumtazFarah 2 ай бұрын
Hadalkiisaba lama fahmayo muxuu ka hadlayaa qofkaan Ma fiyowyahay
@hodana7546
@hodana7546 2 ай бұрын
Alla maxaa nacas ka buuxa nimanka Somalida. Waxaan oo kale ayaa qof hodhow nin u noqonaya
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 2 ай бұрын
Jaceylka waa kan kuu kala saaro inaadan jeclaan aabahaa abtigaa walaalkaa adeerkaa intaas jaceylkooda waa jaceyl sikale ah ninkaan wuu waalan yahay
@hawaali9921
@hawaali9921 2 ай бұрын
Qodobadda usheegayo hal laqaato. Maleh gof aan diin lahayn qiimo maleh rag iyo dumar hakidaalin 😮
@mohamudabdullahiAbdi
@mohamudabdullahiAbdi 2 ай бұрын
Wa fikir Ku qas ah maxa yeli dintena iyo daqnkena suban ma aha waxas dumarka qewin👰🫅🫅🫅❤️
@khadradalal2695
@khadradalal2695 2 ай бұрын
Psychological problem baa ninkan haysta aragtidiisana waalaga garan karaa laakiin cabdi xaafid oo 5 hablood dhalay baan u daynaynaa.
@fardowsahussein6825
@fardowsahussein6825 2 ай бұрын
Cabdikafi kan naga hor dhaqaaji plx
@umuiklaas5739
@umuiklaas5739 2 ай бұрын
Cabdixafidow walaalo waxadtahay nin culus anuu tageerno peals dadkan nagada
@koomow966-le6ro
@koomow966-le6ro 2 ай бұрын
Asc c/xafid qof cafimad qabo manoso radisid umad kadhacey ñolosha waqtiga hakulumin😂
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 2 ай бұрын
Qurbaha mustaqbalka guurka 30 iyo wixii kabadan uu ka biloowda waxbarasho iyo shaqo xooga saaran guurka ahmiyad weyn masiiyaan waana sida dadka gaalada badankod udhaqmaan
@shukrisharif145
@shukrisharif145 2 ай бұрын
Doodaan meeshee u jeedo iyo meeshee ka jeedo ma fahmin. Ninkaan 10 qodob oo kala nooc ah uu ka hadlooya meel aan u raaco aan la ahay. Barmaamijka waxuu ku bilaabay naagta xaqaan kugu leeyahay ima dhihi karto , taas asoo sifiican noogu faahfahinin uu hadane da' da dumarka u booday. Hadalkiisa ma xasiloona lamana fahmi karo.
@Notorious9111
@Notorious9111 2 ай бұрын
Legend
@deeqoibrahim3495
@deeqoibrahim3495 2 ай бұрын
Noogtow qabaa dhiban qofaan jaceeyl aqoon nololna mayaqaan😊
@Daqare666
@Daqare666 2 ай бұрын
NINKAAS DHAQTARKA XAGA MASKAXDA AYUU U BAAHAN YAHAY DHAQTARKA BLOCKSTATE SYKEHUS ASKER KU HA ISKA XAADARIYO NINKAAN
@fuaadcabdi6473
@fuaadcabdi6473 2 ай бұрын
Mafahmin
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 2 ай бұрын
Hadaladiisa wey iska hor imanayaa 😂😂
@patience6920
@patience6920 2 ай бұрын
VERY UNFORTUNATE MAN. 😅 Feel sorry for his woman, imagine putting up with him. Can’t stand his nonsense and can see through his EGO.
@sabahabdi8966
@sabahabdi8966 2 ай бұрын
Wllky cabdixaafid and baan ujeclay barnaamijyadii ad so bandhigi jirtay laakiin hada waxaad ka shaqaynaysaa wax sumcadaada masaxayee ka tanaasul barnamijyada aan bulshada waxba ka dheefaynin sida kanoo kale Asc.
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
Raga caqliga leh way ogyihiin qiimaha dumarka laakiin haytalash xilagugube gododle ninliita kii naaguhu naceen baa meelahaan ku ciil baxa
@Daqare666
@Daqare666 2 ай бұрын
ABDIXAFIDOOW NIN KU LEH JACEYL IMA SOO MARIN SIDEE BUU DATING U YEELANAA
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
Kii naaguhu diidi jireen kii reerihu gabdhaha u diidi jireen kii kii liitey kii garta laga reebi jirey Kii layska ilaalin jirey kii tagxumeeye loogu jeeri jirey Kii foosha xumaa kuwii naagaha dhahayey ilmaha wacal kusheeg cayr ha laydin siiyee meeshaaniu isku xayeysiiyaa
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 2 ай бұрын
Ma. Fahamin. 😂
@heerqaran580
@heerqaran580 2 ай бұрын
Ninkaan fahankiisa iyo xirfadda uu ku shaqeeyo wuu igala sareeyaa inuu herr jaamacad aadeey aheyd
@ShanwiilShow
@ShanwiilShow 2 ай бұрын
@@heerqaran580 kudos kaappe 👈
@Daqare666
@Daqare666 2 ай бұрын
kANOO KALE WAA AQAAN FADHI KU DIRIR IYO NAAGO LA SOO FURUU KA QARAABTAA COFFEE AMORE GRØNLAND TARAN COFFEE KUWA KU QAYILO WAAYE
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 2 ай бұрын
Ninkan fiqradiisa mid ninka cadanka ku xadlo waye diin iyo Muslim iyo dhaqanka Somalia mid fadhirada saliimka ah waa ka fogtahay waa dhaqan reer galbedka waye wax aqliga saliimka ah ka hor imaado waye ninkan diiin ma rabo waa niminka hawadoda raaco waye wixii soo bartey waa aqli ninka cad waye
@qadarfilqe
@qadarfilqe 2 ай бұрын
1. Halka qodob aan kuraacayo waxaa waaye inay gabadha masuul katahay howsha sarirta.... Hadii uu daalinyahy zawjka ama gaajo heyso... inay yara sugto.... ama haduu howshu qabsan waayey...teeda labad mar walba ninkeda isku qurxiso....Waaye sidaas kitabada gurka qorayaan. 2.Ama mid soo yara dhabeeye waxaa waaye gurka kuma dhisno jaceyl.... Oo wuxuu kudhisanyahay galgacely iyo Raxmad sidii Alle quranka kusheegay.... Jaceylka mar kordhaa marna wuu dagaa balse xududada Alle in ilaaliyo baa muhim ah.... Inta kale faido maleh.... Xaquuqdi buu inkirsanayhay.... Dinta hasoo barto....Rayi dinta qilaafaayo yusan la iman halkan. Mahadsanid...
@patience6920
@patience6920 2 ай бұрын
SOMALI BRIT - THIS IS A NEW LOW- SHANWIL HAS VERY VERY BAD REPUTATION… Don’t allow such people to sink or shit your show!!!
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys 2 ай бұрын
So truthful, thank you very much, my brother
@ismailmohamed2735
@ismailmohamed2735 2 ай бұрын
Ninkan wax badan aya ka qaldan..bal fiiri adiga wuxu leyahay aniga diinta waxay tiri madiidani.hadana wuxu leyahay naagteyda xaq iguma laha Isma qabato..ee warkaga cadey
@IndhouronHaji
@IndhouronHaji 2 ай бұрын
Ayamahan c/hafidow malayacni iyo lalabo anan lagugu aqoni jirin bad baratey èe ma views bad ka wada walalow ❤
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 ай бұрын
wlhy inaanay been ahayn dad wax laga faaido ayaan ugabaranay ayaantan lkn ragg aqoon isbidaya zero ah hadana aya meeshan
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 2 ай бұрын
Horta gabadhu hadey San guursan maxaa dhacaay?
@TusseTube
@TusseTube 2 ай бұрын
@@ShukriHaashi-cn5yf kow waxaa Dhacaya Walaal inaad Ilmo Waydo Labo Waxaa Dhacaya Noloshii Macaneed ee Aduunka Inaad ka Qado. Sadex Waxaa dhacaya inaad Sino Ku dhacdo Afar Waxaa Dhacaya Inaad Kaligaa iska Gabowdo oo Wax hadana ku Dhaho Ayeeyo aad Waydo. Kuwa badana Waan Hayaa Masii Wadaa? Calaa kuli Xaal inaad guursato Ayaa ka fiican inaad gabadh uun iskaga Gabowdo
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 2 ай бұрын
Tiktok ga ayaa lagu nafisa u driver not here .
@hawaali9921
@hawaali9921 2 ай бұрын
Ninkan waadiiqays tay suaratu nuur ninka xun naag xun naata xun nin xun saasa illahay ubalangareyay Ninkan doodiisu wadhaqan gaslo iska illaliya
@hawaali9921
@hawaali9921 2 ай бұрын
Aayad quraana mankana yuriidul cizah falilaahil cizatu jamiicaa. Ninkan waajaahil Khalkhal san 😮😮😮😮😮😅😮😮
@hodanhodan3909
@hodanhodan3909 2 ай бұрын
kan 0 weeye
@TusseTube
@TusseTube 2 ай бұрын
Mar Haday Gabadhu Noloshaada Kusoo Biirto Wax Walba iyadaa Masuul Ka ah aan Ka Aheen ineey Biil Bixiso Hadaad ku Aragto inay Howl aan Loo Baahneen Faraha La Gashayna Si Tartiib Ah Wax Haloogu Sheego
@abham8021
@abham8021 2 ай бұрын
commentska markaan akhriyay waxaan ka niyad jabay somalida iyo garaadkoodu sida uu uliito. ninkan ay dhaliilayaan qodobo daliilo badan uu keenay ayuu kudooday waxbadani run yihiin lakiin nasiib xumo garaadkii fahmi lahaa ayaa yar sida commentiga ka muuqata. ninkani cid iskama dhisayo lakin dood adag ayuu jeediyay cidii jebin lahayd hala wareysto.
@ShanwiilShow
@ShanwiilShow 2 ай бұрын
Kudos kaappe. Intaad fahantay ayay fahmi waayeen. Ama qofka fikirkiisa aqoon aad ku burburisaan la imaada ama afkiinna xirta. Maxaa keenay dheh af-lagaadada ?
@Daqare666
@Daqare666 2 ай бұрын
NIN KU LEH GUBADLEEY IYO WAXARCADE AAN KU SOO KOREY AA DATING WEYDIINEE WAXARCADE MEEL DATING LAGU SAMEEYO MABA AHEE HADAAD BANAANKA ISTAAGTO MAGAALADOO DHANAA KOR KAALA SOCOTO OO XITAA JARDIIN AAD FARIISATO MA KU YAAL
@mustafeabdu2765
@mustafeabdu2765 2 ай бұрын
Run sheeg waa ceeb sheeg hhhh
@muhamudabdille743
@muhamudabdille743 2 ай бұрын
Diaspora + stress = trading to Africa
@hawaali9921
@hawaali9921 2 ай бұрын
Qiimaha dhanka alle halagaraadiyo
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
Ninkaan iyo kii kale waa qaraabaab is iri qalka iyo daamanka iyo nacasnimada ayey isaga egyihiin doqontu daaman waaweyn bay leedahay
@hassanfarah-s6w
@hassanfarah-s6w 2 ай бұрын
Wariye mustawa aad ku waraysanaysu mafahmayo ma inuu qurbaha ku noolyaha buu isku qan ciyay ileen wax kale masheegine adiga naftaadu dhagaysta yaasha ixyiraam waxa aad usoo gudbinayso
@ahmedhamza5926
@ahmedhamza5926 2 ай бұрын
🤔🤯 qofwalbo oo aqonlahayn marki lawaraysto wax kayabiyo ayaad arkaysaa ee cabdi xafiid fatlan soxul rag aqonyahan ah ee midwalbo hadad soqadato taadi ayaad mel ugadhacaysa.
@aminaali318
@aminaali318 2 ай бұрын
Wiilkan wuxu ka body dhinaca raga awalan ninkuu waa inuu yahay nin diinleh oo dhawr soon xataa hadii aanu diin baran waa Inu yahay nin dhawrson
@Beingme541
@Beingme541 2 ай бұрын
Sax nin dhowson Ilmo dhorsson oo tarbiyeya lakin mid dumar so galaftay carurtisey Ka dhaxleysa Ile wa dhacankise
@Professor4555
@Professor4555 2 ай бұрын
Ninkan runta ma lagu naca , Somalida been iyo hoo saasin bey jecel yihiin iney isku dhaafiyaan xaqiiqada, khaasatan qurbaha, dhaqan keena ano waxba ka sheegeyn waxan uso taagna xaas shiikh caan ah weydiineyso iney iskaga furi karto ninkeeda wixiisa o yar, marki hore ayada on wax muhiim ah laga wada hadlin ama la is " arkin" ban is guursana kadibna cilado badan oo muhiim ah ba so if baxa, xaad ban uga cararey hada ka hor khuuradeeda on ka seexan waaye qolka fadhiga xata,
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 ай бұрын
Hhhhhh
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
Dameeraha mida ugu foolxun baa ugu dhuuso qarmuun dumarow iska ilaaliya waxaanoo kale raga wanaagsan baa ka badan kan waa lanacay
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 2 ай бұрын
😂
@MrSultaan99
@MrSultaan99 2 ай бұрын
SAJA, NINKAAN IYO SHEEKADIISU WAY DHIBTAY.😂😂😂 MA XAASASKIISI HORAY KA MID AHAYD MA OGI?!😂😂
@saja9892
@saja9892 2 ай бұрын
@@MrSultaan99 maxaa tiri walaahay hunqaaca i qabatay hadalkaa ha ii celin maxaan waayey nin ragaa carada laga waayey markaan xaakada dad moodayo waxaan ka xumaaday noocyada meeshaan soo fariista ee dumarka wax kasheega nacasyadii lanacay baa isu yeertay Gabar ladhaho farxiya cabsiiye baa noocooda ka sheekaysa
@ayanomar1913
@ayanomar1913 2 ай бұрын
Soomalidu horay utiri kobtaa haddii laga kuuri waayo goorayo heeryeysana way ka soo degi
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 2 ай бұрын
Muranku kafeega ku cabi jiray iyo fadhi ku dirirka ayuu umada la horyimid🎉so sory🎉🎉
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 2 ай бұрын
Qof marka lacasuumayo waa inuu uu waxa ka hadlayo aqoonteda bartaa waa lixaad kkk
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 2 ай бұрын
Maogiii
@ahmedmahamef7290
@ahmedmahamef7290 2 ай бұрын
Wll ninkan fikirkiisa aad ayaan u taageeray walaahi si qoto dheer hadii loo qiimeeyana wax aan saluugo kuma arag qodobada uu su’aal kasto u cuskanayona wakhtiga barnaamijka aad kaga doodayseen oo idinku yaraa si si waafiya loogaga hadlo
@YusufHonest326
@YusufHonest326 2 ай бұрын
Aqoonyahanka somalia wa in 3 consecutive days Xaliye Xukumata and then Abdixafid iska barbarisa just in kaso muuqatA BB E BRITS😂I know u c me but Oops but please make some sense 😂
@SafariStillWater
@SafariStillWater 2 ай бұрын
A
@evehussien2129
@evehussien2129 2 ай бұрын
Uuuuf 😂😂
@Moplay214Wannapa-su8hq
@Moplay214Wannapa-su8hq 2 ай бұрын
Abdixagidoow maqaxida dumarka magidooda ayay aad kuugu shidantaa baan filayaa nagamaad xishoon malin walba nacas noo so fadhisi
@kadroable
@kadroable 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 2 ай бұрын
Then you need therapist Sir if you don't love or feel the life of your wife that's why u confuse about the the( Sunnah and the Aayah ) qowlulaahi tacaala ) ARRIJAALU QAWAAMUUNA********# you must feel the love you have for your children your mum are not the same of your wife??????
@zakyzakar5888
@zakyzakar5888 2 ай бұрын
Love doesn't make a marriage work walaal..
@SaidMohamud-b7r
@SaidMohamud-b7r 2 ай бұрын
Legend
TAGSIILIHII KUFSIGA KU EEDAYSNAA OO CAMERA-DA QARSOON U MARAG FURTAY
19:50
FAYSAL: OO KASHIFAY SIRTA ITOOBIYA | KHILAAFKA SHIRKA GWQ  🔥
36:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 30 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 10 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 121 МЛН
GABAR  CAAN AH OO U BARREERTAY DIFAACA QADIYADDA FALASTIIN!
23:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
ALI GEESIGII GARABKA WAAYAY EE MINDIDA LAGU DOOXAY
23:26
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 38 М.
SAWAARIIQDA KU DHACAYSA LAFTAGAREEN MAANTA (4744)
47:21
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,1 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY  DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRAEL | IRAN
14:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
TAKSIILIHII KUFSI KU EEDEYSNAA OO KIISKIISII KU GUULEYSTAY
15:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.
DEG DEG: TAXI-LIHII SOOMAALIYEED EE MARAYKANKA | XOG HOR LEH
29:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 148 М.
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
MNUDL Videos
Рет қаралды 165 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН