Odagaa wuxuu sheegey waa run Iska hadal ma aha ee xikmad baa lugu hadlayaa Somalli land siyaasiyiinteeda wey iska hadaaqayaan hadalka kana fiirsadaan Waxaana ku kalifey baan u maleynayaa Barjeynta badan ama marqaanka
Mujaahid ila meerayso waa ilmo xalaal run sheeg ah waa libaax dhiig somaaliyed ku jiro
@mohamodmohamod3574 Жыл бұрын
Odaygani xaqiiqada dhabta Iyo xaalada dalka iyo xukuumada jirta intaba si dhab ah ayuu uga warramay. Cajiib cajiib cajiib.
@fordoosabdalla9819 Жыл бұрын
Nin dadkiisii 15 sano madaxa loo soo duubanayey la leynayey oo markey ka mudaharadeena dil loogu jawaabey buu ku leeyahay waa qabqable soo baro qabqable micnihiisa
@idpreliefanddevelopment7895 Жыл бұрын
Reer Sool xad dawladeed oo Soomaalia u dhaxeeya ma aaminsana; dawlad Somaliland la yiraahdo oo shurucda dunida waafaqsan ma jirto. Qabiilna uma dawladeynayo qabiil kale.! Reer Soolna yeeli maayaaaan!
@abdifatahmohamed7544 Жыл бұрын
Hhhh Reer Isaaq waxay ka samri la’yihin Sool dib u milicso Awoowayaashiin baanu dhirbaaxi jirnaye aabayaashiin weydiiya Faqash( Harti waqooyi ) baa ina soo weeraraysa Xoog baanu ku haysanaa dhulka Harti Dhulku ma guuree dadka guura Argagixiso. Puntland. Somali weyn. Ithopia. Etc Ha loogu dhaarto inay tashatay SSC
Hhhhhh ku bisharso somalia uf bay tidhi laascaanood iyo khaatumo somaliland na awalba majeerteen bay isaga kiin gudbaysay ee dan kale idinkama laha umaba baahna meel geri go an ah oo corner ku taal aan ka ahayn xad ku sheegaa mara oo sidaa uun mooyee waabay fiicnayd in puntland u tagtaan oo idin bahdilaan. Isaaqu laba xizbi ayaa lasoo baxdeen hogaankaa u tartamayseen in wax la yeelataan ilaa hogaan sare ayey diyaar u ahaayeen wax badaniba hayska khaldanaadaan oo waa africa e lakiin isaaq idinma necbayn. Idinkuse badawnimo iyo harti ururis aan ururi karin ayaa dantiinii iyo ubadkiinii ku baabiiseen. Cuqdad u dhinta badow yahay aan dantooda aqoon. Wallaahi isaaq baa wax kuu ogolaa hadase good bye goob dagaal ahaada uf bay somalia idin tidhi puntland xataa kuuma ogola maamul iyaga lamida inaad noqoto 😂
Caqli xuma mr ilamerayso ciidank hubka iyo calanka sita waa cidankii rer ssc lakin kuwa snm aad ledahay may ka horjogsadan magalada sogalitanka ay sogaleen xoog ayaa lagu maquuniyey cidanka aad utaqano qaranka barqo cad ayaa lamuquuniyey oo loquus goyey odaygu waa hurda ee mr ilamayrayso hayimaado furinta marka ayuu oganaya hal ka lakala joogo hhhhh waad iska hadashay dhullka harti xad kuma noqonayo hartina makala go ayn kartid
H. AWAL 32sano ayeey dadka iyo dalka dib uceliyeen.
@cabdiraxmanali3388 Жыл бұрын
Garyaqaandheh mujaahid dheh xaqiiqada sheegaydheh
@samatermaxamed5841 Жыл бұрын
Shopo daanyer
@ibraahimhassan1733 Жыл бұрын
Monkey business halkudh cusub
@kujoogclimatechangeomar4035 Жыл бұрын
Mucaaridnimada soo hagaaji
@abdiaadanwaris7308 Жыл бұрын
Waa tuug gaboobay
@SPharaoh Жыл бұрын
Ninkii laangaab ah iyo kii aan waxba iska celin karin waaya ha la rarto. Dalka iyo dadku waa 🇸🇴💙🤍 Soomaaliya. Reer waliba ha daneysto. Garaadadu waa hoggaanka u sarreeya cid diidi kartaana ma jirto. Waa inoo iyo Xamar Insha Allaah.
@HassanBasri725 Жыл бұрын
Waligaa sidaas ayaad ahaanaysaan
@SPharaoh Жыл бұрын
@@HassanBasri725 Habaar iyo cawri ayaad waddaa. Ninkii buuraha saaraan jiray iyo kii aan tol laheyn ayaa sidaa ahaanaya. Magaca ilaahay inta hadhay qoriga oo dhacaya ayaa lagala wareegayaa maalin dhow Insha Allaahu ha sugi waayin. Harti Koombe Kabalalax Daarood ayaa abtiriska yagu galaa. Ma abtirsan kartaa? Mise irir mise oromo mise dir mise yahuud mise Carab mise maxay. Xadiiskii ahaa wax waliba Wixii Ay ahaayeen ayeey ahaanayaan waa sax.
@fdama Жыл бұрын
🐵
@suweyssheikhdon3057 Жыл бұрын
Nabada iyo Aabahaa wase 15 years ayaad afka uso duubanaysaye garaadadayada ma dhiig laawayaal baad moodaysa garaadadu waa ku ugu sharafta badan nacalaa afkaaga futada danyeerka u ega ku yaal in ay riyo tahay iyo in kale waad arki doontaa riyadaadi beenta ahayd ee 32 years aad isu sheegi irtay anaa ciid kaaga shubay waxaan kugu riday wake up call kuma xumid oday sakhraana Abdirizaaq tolkiisuu raacay yaa nadal ibnu nadal
@S.LANDER10 Жыл бұрын
HHHH😂😂😂 SHOW ODAYGA MUJAAHIDKA WA ALL SHABAAAB.😅😅😅😅
@kujoogclimatechangeomar4035 Жыл бұрын
Abdirizaq waa dambiile qaran hadal klaga cadayso parlament lay u taala arinkaasi