Dhamanteena usku mideenahee Allah no fududeeyo Amiiin Amiiin yaa rabi
@Sacduush24 жыл бұрын
Masha allah abaayo adna allaha kuu fududeey 4indhood allaha kaa dhigo🤲🤲🤲
@لاتحزناناللهمعنا-د8ط4 жыл бұрын
Mashaa Allah adna Alle haku sama bixiyo adi iyo nuunaheena lin maxaa nooga qarinee nuunaha inuu yahay wiil waaba oktahee magaciisa Anaka usoo bixineeno la soco hadabo hadii kale waan kaa xanaqeena😘😘😘😘😘💓💓❤❤🌹🌹🍼👟👟👕👖🍬🧁💌🥛👈
@add90954 жыл бұрын
Allah kuu fududeeyo 🤲masha Allah
@umunaimachannel22444 жыл бұрын
Adna qali allah ku fududeyo xabbty afar indhood o nabad qabo allah ku kaso insha allah ado nabad qabo iyo babyga o nabad qabo allah ku kaso amiin yarabi 🙏
@haboonmowliid93444 жыл бұрын
Maaasha allaha abayo allaha ku fududey inshallaha🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️🌹🤱🤱
@hassangabdon99374 жыл бұрын
Masha Allah halkaa waxa nooga muuqday in uu yahay wiil Allah hadhawro in sha Allah isagoo nabada
@zuheyramao15484 жыл бұрын
Asc maasha alaah tabaraka laah Adna waxaan ilaahey kaga baryaa in uu ilaahey ku fududeeyo
@princessifka26754 жыл бұрын
Marhoraa ogaaay inu wil yahay marki an daremaay nadiyaa laa kukulinaay i i noqotaay gabar lagaa qabaay baby boy welcome 🙏🙏❤❤❤❤❤
@iqrasharafiqrasharaf70014 жыл бұрын
In u yahay wiil inta ila aragti like
@Cookingbeautychannel4 жыл бұрын
Masha Allah. Awlaad khair qaba Allah ku siiyo. Asxabta adna iso booqda. Waad mahadsantihiin.
@salmasahardiidchanellequru1034 жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘ilahay nabad hakugu gaadhsiiyo wllo qli
@64yearsago594 жыл бұрын
Adna kuyar maad sidaa mansha allah ilaahay haku kala keeno❤❤❤💝💖💝
@mohameddaahir47774 жыл бұрын
M.a m.a m.a adoo nabadaa allah kugala keeno insha allah wllo🙏💖💖
@naimaabdulahi34474 жыл бұрын
Adnan abayo horumar baa lagaaray waad ogthy waxaad dhalayso nagadaa ciyaarta no sheeg kuma dhahayno allaha ku fududeyo abayo foosha
Masha Allah wlhi san uso orday🏃♀️waxan is dhahay adna way dhashay ilahay nabad hakukalakeno insha Allah
@Elmi197924 жыл бұрын
inuu wiil yahay dharkiisan ka garanay iyo daah yada buluuga ah ee aad rabtay
@umurayaanxuseen24484 жыл бұрын
Masha alaah tabarkal 😍😍😍❤❤❤❤😍😍❤❤❤
@saynababdullahi72884 жыл бұрын
Masha allah it ‘s boy in shaa allah healthy baby boy😍😍😍
@hamdisiyad70004 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku fududeyo fosha abaayo Adna cadey 😍❤🤲
@sahramohamedahmed79084 жыл бұрын
Masha Allah ilahey haku fududeeyo walashey Adna
@caishacabdullahi36884 жыл бұрын
Adna qali wlaal Ale hakuufuduudeeye anagana Ale hanoofududeeyo foosha dhamaan walaal codsi baa wataa madaama anahay dawadayaasha iyo taageerayaasha adna iyo reer saxaaf xabiibti qali wiil hadii Ale kadigo waxaa ubixisaa ismacil ghabar haday noqoto inshaa Alaah nadwa waad mahansantahay walaashay qali i love you because of Alah
@deeqamohamud20454 жыл бұрын
mnsha Allah Alle cafimada qaba haku kale keeno xbtiii Adna❤😍
@leylamuhamedaweys74384 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤💋💞💞
@kikiafcad-l9q4 жыл бұрын
Alle ha kuu fududeeyo foosha waan kuu duceyey wll
@fatimafunny72944 жыл бұрын
M.a adno allaha kuu fudediyo foosha mrna hooyo mrna apyo noothy wll io wehel i.a cafimad ku dhalee apyo💘❣💋
@Boqrada4 жыл бұрын
Kkkk wexeyba iska dhigosa nag hada ilma dhalow ugu horeyso ilma dhalanin wali eba u adegeysa subxanallah. Nag weyna tahy isku xishood mar marka qaar. Ciyal cml udhaqanta ya ila arkay.
@samiyosiman82074 жыл бұрын
Maashaa allaah allaaha kuu fududeeyo qaali
@sabiriina2484 жыл бұрын
Wiil in u yahy wa ku riydoday wallhi ilahaa iga marqati ah waxaa ku riyoday oo dhashay wiil habeen riyo ku arkay
@sumayaahmed40304 жыл бұрын
Masha alh ani laftaydu wn ku riyoday in u wiil udhashy adna
@sabiriina2484 жыл бұрын
@@sumayaahmed4030 masha allah waxaan rajeneenaa in riyadeena mid dhab ah noqoto oo adna wiil dhasho waliba wlalhi magaca ridwan iyo ilyas isku qabsatay magac ra iyo magac i isku qabsasen ugu dambentii ilyaas magac i kala bilowdo loo bixiyay taasna riyada waa la sooctay insha allah wil iyo gabar ii noqdaba rabi nabad haku kala keena adna iyo baby ga
@sumayaahmed40304 жыл бұрын
@@sabiriina248 aamiin amin ale nabad hakukala keno🤲