HAFSA QUEEN OO DIRISLE BARTAY SIDA CUNTO LOO KARIYO // KHASAARO AA DHACAY

  Рет қаралды 75,277

Dirisle shaadhcade

Dirisle shaadhcade

11 ай бұрын

SUBSCRIBE SAAR KZbinKAN HADAAD ARKAYSO...
WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Пікірлер: 156
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 11 ай бұрын
Dunida masoo marin qof lamida nebi muhammed scw❤❤
@nimco2891
@nimco2891 11 ай бұрын
Biyaha Ku badan daqiida team kijo😅
@Souhaib_mhd
@Souhaib_mhd 11 ай бұрын
Dirisle ❤❤ from jabutiiii 🇩🇯🇩🇯
@hassanbrown4386
@hassanbrown4386 11 ай бұрын
My brother and my sister from another mother ❤❤❤❤❤
@muniir_official
@muniir_official 11 ай бұрын
Hafsa queen iyo dirisle wa isku nureysaan😂
@sadikmohamedhassanhassan1546
@sadikmohamedhassanhassan1546 11 ай бұрын
Waraa umada ha dhiqayn 😂😂😂😂
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 11 ай бұрын
Cajiinka aad Uma qasno xoga wa biyo biyo aniga qibrad uleh cajiinka hdu dubmi waaye wuxu ubaahan yahay qoshitaan badan 🎉🎉🎉🎉
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 11 ай бұрын
Sax❤
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 11 ай бұрын
@@zeinababdullah7590 ♥️🙏
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 11 ай бұрын
Cajiinka ama qooshka wuu idin ka jilcay sida kle top🔥
@dheereyechannel
@dheereyechannel 11 ай бұрын
Keeps goings my brothers and sisters idirisle shadhcade and xafsa another's levels best cooking 👍😍❤💯💯❤
@rodaali169
@rodaali169 11 ай бұрын
Asc xafsa iyo C/risaaqa waa sheeko kalee laxoox qurux badan subag iyo shaah bigays ah 😋🙏❤
@gamer5Real
@gamer5Real 11 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@hamdahassan3820
@hamdahassan3820 11 ай бұрын
My Queen iyo king 🤴
@moustacheone5436
@moustacheone5436 11 ай бұрын
Queen hafsa horey usoco abaayo❤❤❤
@ognigga8886
@ognigga8886 11 ай бұрын
Legend ❤
@anwarqurux-ie8mf
@anwarqurux-ie8mf 11 ай бұрын
Hafsa quen gabar qalbi wanaagsan❤
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 11 ай бұрын
My couple ❤😊
@fatuushibra3615
@fatuushibra3615 11 ай бұрын
😂😂😂
@sadiyaarufmahamoud5726
@sadiyaarufmahamoud5726 11 ай бұрын
Waryade mistu waa jabatiga lakiin laxoox iyo canjeero wasax ❤❤❤❤❤
@khal1012
@khal1012 11 ай бұрын
Kibis maaha hadan reee woqooyi nahay waxaan u naqana canjeero loxoox kimis indho badan 😂😂😂😂😂 iyo in Aan ilawsanaahay
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 11 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️
@Xaawocadey-lq9cj
@Xaawocadey-lq9cj 11 ай бұрын
@mohamedissa5857
@mohamedissa5857 11 ай бұрын
Dirisle iyo hafsa queen ❤😂😂
@Jammaad
@Jammaad 11 ай бұрын
Ninku sheeko xumaa diga dharkaaga hoose see rabtaa inay naagtaadu kuugu dhaqdo hadaad keeda kafaantid marka sariirta labaashaalayaba sowdinka leefleefa ee sugiwaaya dumaroow ragaad guursataan intaydin guursan saxiix hala kala qaato haduu markaa diido meelkale raadso dheh shaqaalo kuuma ihiye
@bedradinmahaari6572
@bedradinmahaari6572 11 ай бұрын
Yartan way kugu maqantehee dirislow ciyaal haku noqone fahan
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 11 ай бұрын
😂😂😂 dirisle legend hafso wey cayishay qof kale moday dumashi 🥰
@user-uc5qf2tt5u
@user-uc5qf2tt5u 11 ай бұрын
Canjero dubow sidaa ku bartay wa ine hoyo idhihi jirte wixi ka halaawo adaa cunaayo quraac ila casho😂 hadi kale qurxi😂
@casharissaq8184
@casharissaq8184 11 ай бұрын
Horo usoco
@faraxcali1236
@faraxcali1236 11 ай бұрын
Ninka cunto karinaya waa nin raga oo fiican
@kalgacalcabdi76
@kalgacalcabdi76 11 ай бұрын
Waad isku soo baxaysaan🎉❤
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf 11 ай бұрын
Islaaantaas waa lagu khasaaray qurixdiida
@moustapharobleh8065
@moustapharobleh8065 11 ай бұрын
The legend DIRISLE shadhcade
@HakimoAliisaq
@HakimoAliisaq 11 ай бұрын
Wooow waa sheeko cusub
@sharifmaxamad1801
@sharifmaxamad1801 11 ай бұрын
Xafsa qurux nin fahmi karaay weydey mahee waa geber af gaban hadal degan qosol wacan waa iska jelahy ani
@hanaqaadfamilygruop4805
@hanaqaadfamilygruop4805 11 ай бұрын
Samixa ayaa ku haboone Sidan kuguma dhicin laheyn🤣🤣🤣
@asmahappy1556
@asmahappy1556 11 ай бұрын
Daqiiqda waa biyo biyo 😊
@abdixakiinhusein
@abdixakiinhusein 11 ай бұрын
Laydh
@najmacabdi5366
@najmacabdi5366 11 ай бұрын
😂😂😂dirisle is not easy 😂😂😂
@abdjrtheintertainer6589
@abdjrtheintertainer6589 11 ай бұрын
Aduunkaan ila eega marwalba waxaan arkaynaa dad aan is qabin oo is la jooga yaab walahi Aawey xishoodkii Maxaanse ka faaiidaynaa muuqaaladan oo kale ee raqiisnimada ah
@fatima-said976
@fatima-said976 11 ай бұрын
xafsa ma cayishey mise waa indhahayga😢😊
@user-ry4ie4yo6d
@user-ry4ie4yo6d 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 11 ай бұрын
😂😂😂 hafsa queen me kudhahen Maxa single utahay kulaha adiga Maxa single utahay qurux badan ledahay qiimo
@maaaan6168
@maaaan6168 11 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@abdimohamed6386
@abdimohamed6386 11 ай бұрын
Canjeerada waa kaa jilcantahay nio😂
@Fadumoxayle
@Fadumoxayle 11 ай бұрын
Loxoox quruxbadan ayay dubi kartaa inantani queen xafsa❤
@najmahassan2015
@najmahassan2015 11 ай бұрын
ay dirisle iyo hafsa laxoox xumo woldrimet waa ficnayd lkn waa xiranty 😌😌
@maaaan6168
@maaaan6168 11 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 11 ай бұрын
SHARMA BOY AND BIG MOHA BOTH OF THEM ARE LEGENDS 🔥🎉🤟
@queenamishkingalim556
@queenamishkingalim556 11 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-pr8rd8ix1i
@user-pr8rd8ix1i 10 ай бұрын
yakkuwediye waxas
@user-of8pq9ct5z
@user-of8pq9ct5z 11 ай бұрын
Dirisle iyo hafsa queen ❤❤❤❤😅😅
@helborone5756
@helborone5756 11 ай бұрын
Hafsa Queen ❤❤❤❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
Waa kow markay halkaas Marayso maxaa la dhihi jiraa
@hanaqaadfamilygruop4805
@hanaqaadfamilygruop4805 11 ай бұрын
Hafso Quen Wa qasaaro Cajilada
@user-sb6ku8no5l
@user-sb6ku8no5l 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@user-vu9of2hg4g
@user-vu9of2hg4g 11 ай бұрын
Zoobadiya
@ramla8285
@ramla8285 11 ай бұрын
Warunted hafsa sadida hadilamariyo wasidas canjerada mida hore iyo mida kuxigto ma qurux badna
@hanaqaadfamilygruop4805
@hanaqaadfamilygruop4805 11 ай бұрын
Dirisle wa lagu haye
@istaahilbarre410
@istaahilbarre410 11 ай бұрын
Canjeeradiiba masaxaad kadhigteen maxaa lacunaa😂😂😂😂
@user-kd7rz9dt8i
@user-kd7rz9dt8i 11 ай бұрын
Kimis weye hno 😂😂😂
@umumahado1766
@umumahado1766 11 ай бұрын
Idirisale xafasa noo keena waa quruxadii qofa meheraka ka
@farduws_Mohammed
@farduws_Mohammed 11 ай бұрын
Horta gabadhii Nairobi ku Barta maxaa ku dhacay
@degayassin
@degayassin 11 ай бұрын
Waaxas Maalaxooba Wabiyo
@zubaydamaame842
@zubaydamaame842 11 ай бұрын
Dirisle iyo hafsa way isku so baxayaan isku dara rer comment 😂😂
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 11 ай бұрын
Diyaar meqa meherka ka dhignaa😂😂😂
@dhucdhucofficiall9158
@dhucdhucofficiall9158 11 ай бұрын
Canjeelada biyo biyo waaaye see cml
@barbatov288
@barbatov288 11 ай бұрын
Nagti adi ka tagte mexe kaga tagte dirislow 😂
@user-nn6iu2wv1y
@user-nn6iu2wv1y 11 ай бұрын
Kimis iyo laxoox ban uu garanaya canjero waxan uu garanayaa Ethiopian bahasha ay cunan Djibouti ban idinka so salamaya walalahey
@user-kd7rz9dt8i
@user-kd7rz9dt8i 11 ай бұрын
Daqiiqda weye qofkii qoshay 😂😂😂
@king______diini2777
@king______diini2777 11 ай бұрын
Qoshey maxaa wye tliye
@mumtaazitaabdirahmanabsh-zp5ke
@mumtaazitaabdirahmanabsh-zp5ke 11 ай бұрын
​@@king______diini2777micNaha qaseyyy laga wada
@dhawrsan
@dhawrsan 11 ай бұрын
​@@king______diini2777qoosh idinku waxaad dhahdaan cajiin sowmaaha
@user-iz6cd4nb5l
@user-iz6cd4nb5l 11 ай бұрын
@@king______diini2777😂😂😂😂😂😂😂😂😂 aniba ma fahmin
@user-kd7rz9dt8i
@user-kd7rz9dt8i 11 ай бұрын
@@king______diini2777 garacay 😂😂🤸🏻‍♂️
@FaysalAbdiqadir11
@FaysalAbdiqadir11 11 ай бұрын
Brother mid IGA qaado lahjadaada kuhadal wangasanthy ee iskadaa lahajada reer xamarka aad kudhex dardaryaid kuma quruxbadnid
@shacnixasan2496
@shacnixasan2496 11 ай бұрын
Dirsle bentaa joji😂😂
@xamdasiciid6460
@xamdasiciid6460 11 ай бұрын
Queen xafsa waliga hoosta ka jeclayd dirisle❤😅
@shaficiabokor3606
@shaficiabokor3606 11 ай бұрын
Saliid miidhan baad ka dhigteen Xafsana wad kaga ciyaartay😂
@princesslula6018
@princesslula6018 11 ай бұрын
Nagtan wax ay kasi malaha canjero somali oo biyo biyo lagadigayo inteey kuaragte
@anzilducaale6911
@anzilducaale6911 11 ай бұрын
Qasniink wax ka khaldnyihiin😂
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
Macalinka ha loo cimaamado❤
@user-ot7df5un5x
@user-ot7df5un5x 11 ай бұрын
Kkkkk wax,walan😊
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 11 ай бұрын
Woow 😂 dirisle fashil😂😂😂
@fatuushibra3615
@fatuushibra3615 11 ай бұрын
Isku yaaca isku qurxantihin😂
@hubaalyare2010
@hubaalyare2010 11 ай бұрын
Qofkii Hanad aamina lo waaye dirisle ma Hanad la dhahaaa ama mid Hanad labdhahaa meel dheer wax geeste
@Maryanchenal
@Maryanchenal 11 ай бұрын
SaaS waye
@jhjhjhjh96
@jhjhjhjh96 11 ай бұрын
Hogaa maxa waaye canjeero saan biye u ah
@umumahado1766
@umumahado1766 11 ай бұрын
Idirisale xafasa noo keena
@yahyeismail8675
@yahyeismail8675 11 ай бұрын
Pin 📌 Talliye 500k Comesoon
@amiiraamiira7561
@amiiraamiira7561 11 ай бұрын
Inaad dhaqdaan mexey idinku sodhice weeysay birta
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 11 ай бұрын
Ama wax yaro cajiin iyo biya ah ku firdhiyaan
@mohamettbadri1536
@mohamettbadri1536 11 ай бұрын
ApO GaaNTaN So QapO
@ahmedadam8564
@ahmedadam8564 11 ай бұрын
Xaliimo guusey ayada qaldeeso eedana faarax leh 😅
@shaficiabokor3606
@shaficiabokor3606 11 ай бұрын
Canjeelo Kimis Malawax
@aminamohamed6356
@aminamohamed6356 11 ай бұрын
Cusbo iyo booras ama soor ku shub ku gidaad saar kimis iyo loxoox ama canjeelo isku mid maahan
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 11 ай бұрын
Waa firsan lahaa lakin qoftan nimanka nagu diree ninkeyga cuntada waa ila kariya
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 11 ай бұрын
Bisinka baruurtu maxay tahay😂aggggaaaah😂!! Dhubnantii ayey ju qurux cbadneyd!!Daqiiqdu wey kaa jilicday Hafsaay😂!!
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 11 ай бұрын
Dirsle iyo Queen waad isku soo baxaysaan isku yaaca
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 🙈
@zuzanali5962
@zuzanali5962 10 ай бұрын
waa la gaabiyaa dabka waxay ohalaawayso birtaa aad ukulul 😂
@hirrowleofficialchannel3186
@hirrowleofficialchannel3186 11 ай бұрын
Dirisle yare beryahan malaa shaari shaari buu noqday
@hahaydirska
@hahaydirska 11 ай бұрын
Dirisle qoftan kuqabso wa malabe😂
@Kingzayon112
@Kingzayon112 10 ай бұрын
Jiilecaa kaa dhiigteen
@ilyanahmedmalin3698
@ilyanahmedmalin3698 11 ай бұрын
Tan waa birtii malawaxa waaye derisle waa gaadan thy😂😂😂😂
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 11 ай бұрын
Maxey waxan biyaha biyaha kubadsn😂😂
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiwahaabcumar4290
@cabdiwahaabcumar4290 11 ай бұрын
La xoos
@israjama7225
@israjama7225 11 ай бұрын
Mxd soduubto garan wayday
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 11 ай бұрын
War boqorada waala waayey xagee kadhacday hafsa
@hanadali6155
@hanadali6155 11 ай бұрын
Qoftan jiko maba gasho malah. Gabadh aan Canjeero samayn karin. Waa Dhib 🤣🤣🤣
@worldssecret7855
@worldssecret7855 11 ай бұрын
Labadiinaba canjeero karisoow ma kasiisiin😂😂😂
@user-sg6wv6og1d
@user-sg6wv6og1d 11 ай бұрын
😂😂😂
@ladyboss4227
@ladyboss4227 11 ай бұрын
Naa canjeelada qasida iska hagaji malawax cml u qasty waxay waxas
@ramla8285
@ramla8285 11 ай бұрын
Hafso canjerada wey jilicday qasitanka aya wanajiya canjerada
@amiirmahad3619
@amiirmahad3619 11 ай бұрын
dirislow inantan wa qalbi xabxab e walal ka ilali inad jaceyl la wadagto
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 12 МЛН
NAXDIN OOMAR BAR BAR OO LA OGAADAY XAALADIISA IYO SACADAAN
19:28
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 4,5 М.
'SIR LAGA HELAY CIIDANKA ISRAEL' | ICC | XOGTA DAAHSOON
15:12
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 53 М.
The thieves pulled a prank on the Policeman ! 😬👮🤣
0:38
BOGDANCHIKI
Рет қаралды 8 МЛН
天使妈妈拍到了什么大家吓一跳?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:23
Собака не хотела чтобы так вышло...❤️
0:24