Reer burco aad ayaan u jecelay ruwaayada hooda iyo hadal kooda
@Suhaipomer4 жыл бұрын
War mala ycnibad tihiine raga shaqadooda nacsnimada kadaaya
@noorjimale6844 жыл бұрын
Suaal sheega ragga aysan dumarku ka xishoon o aysan waxba ka qarsan ragaas waa ilaa shan iyo ka badan 😄😄😄
@Munira_Abdi4 жыл бұрын
Laydhlaha, sawirlaha, inanka biyaha shuba labadi kale wa ijareen😂
@noorjimale6844 жыл бұрын
Sax waad ka jwbty labada kalana waa wardiyaha iyo film sameeyaha AMA kan sawiradA qaada waaba labada nin ee riwaayadan ku socoto qaar kaloo badana waa jiraan 😂😂😂
@suhaybmustafe10984 жыл бұрын
Hhhh shaqada waan radsanayaba nio
@captainhuruuze27414 жыл бұрын
Jamaal Cali xazan zaxardiid kep go
@hamzeomeraden51134 жыл бұрын
dunyi akhiro samaan ma halkaasan marayna
@khadarsaleebaanmaxamed16634 жыл бұрын
isaara sebscreb
@hamseyoussoufabdi52864 жыл бұрын
Waar Show Yasi Tanakan Ayaa Nagu Socon Jiray Barigaan Waxan Ka Shaqaynjiray