Hal'abuur Tuke iyo waayihii halganka iyo fanka.

  Рет қаралды 16,384

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Күн бұрын

#SKY_CABLE_TV
Hal'abuur Tuke iyo waayihii halganka iyo fanka.
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
KZbin : Https://www.youtube.co...
#Skycabletv #Skycablesports

Пікірлер: 45
@abshir1974
@abshir1974 Күн бұрын
Manshala walahi waa fanaan buuxa waa qaamuuskii fan ka👏👏👏👏👏👍
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 ай бұрын
Astaan Tv abwaanka hasoo qabtaan vocal recording heer caalami ah ayuu u baahan yahay Codkiisu waa another level iga walle 🔥
@nimcosugaal-y2u
@nimcosugaal-y2u 8 күн бұрын
abwankani waa cajiib dhaqan yaqan suugan yaqaana mnsha allah❤
@abshir1974
@abshir1974 Күн бұрын
Waxaad soo xushay abwaan qaamuusa oo aanan aqoon thanks walashay
@hamz233
@hamz233 2 ай бұрын
Fanaan, abwaan, mujaahid waayo arag ah💯
@hodhare961
@hodhare961 5 ай бұрын
Wow waalee in aan laga xiiso gaynayn nin jiitay waa ashqaraar. Anigu xataa in aan adiga iyo inantaaba idin bartaan rabaa 💕
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 5 ай бұрын
Waaaw abwaanku codbuu la ciirciirayaa❤❤❤❤❤❤ abwaan noosoo hees
@abshir1974
@abshir1974 Күн бұрын
Geesi qaran walaahi hibo ale siiyay noolow
@sahalquule2839
@sahalquule2839 5 ай бұрын
Tuke caadi maha 10 yrs ka hor ayaan malin fashi ku kulanay Hrgysa ah wlhi kama xiiso gaynaysid shakadiisa faneed
@farhanabdulle9737
@farhanabdulle9737 5 ай бұрын
Caleeg hal abuur tuke walahay dibuu iceliyay sharaf ku nolow
@abdimoh
@abdimoh 4 ай бұрын
Aabbahaa iyo caarkaa muxuu wax bartay calayk calayk
@abdi1502
@abdi1502 2 ай бұрын
Ninkan warkiisu waa igu socday ilaa uugalay sheekada dal xorayn iyo mujaahid
@BaasheMahamed
@BaasheMahamed 5 ай бұрын
Waaa badawad tan yari waayo wax barashada saxagada ayaaa ku yar
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 5 ай бұрын
Gabadhan yari waa weriye cajiiba runtii
@mukhtaarcali1166
@mukhtaarcali1166 2 ай бұрын
Abwaan tuke fanaan isku sheega wakhatiga jooga banaanku marinaya
@abdimohamedahmed-jb7mw
@abdimohamedahmed-jb7mw 5 ай бұрын
Legend ❤❤
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 4 ай бұрын
Abwaanka aadbaan uga helay murtidiisa Fahamka uurkiisa baan akhriday waadahab soosocda wax og nooleeya murtidii somaliya sense haysan
@zakirboss143
@zakirboss143 5 ай бұрын
Niow midan weriyaha ani harto miyaanay wax baran ba Hno ka dhex galka iska daaa Wax baro lagama kareeee. Meel walba miyaanu kgu sheegnaa shaqadaada.
@Said-e3y
@Said-e3y Ай бұрын
Aad iyo Aad
@YaasiinMaxamed-br3ox
@YaasiinMaxamed-br3ox 5 ай бұрын
Asaadiir kasii joogta fankii somaliyeed
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 ай бұрын
Ninkan odayga haduun buu Fankii ku laba qarxay😂
@MrQoolaab
@MrQoolaab 5 ай бұрын
War ninkan haduuba jacayl la tiicayaaye ,haloo gurmado.
@YasinYasin-wo4jw
@YasinYasin-wo4jw 5 ай бұрын
Dhal gobeed salaan gobeed asxaabta qaali ah somaliland guul ku waara ❤❤❤
@KhadarAbdiMrSir
@KhadarAbdiMrSir 5 ай бұрын
Ninka waa hoobal tagay
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 3 ай бұрын
Waa darmaan nugaaleed Dooxadeedii j oogtoo Duniduna ugbaadtahay Cesar gaab nin daawaday Daymada xusuusta leh Naftu ayan daalayn Hadba dib u eegiyo Dawashada aanloogadaalayn Doorkeed saw ma aragtaan ? Bintu banday
@abdi1502
@abdi1502 2 ай бұрын
Gabadha dad baa dhaliilaya xirfadeeda lkn wey fiican tahay
@Fatah-10
@Fatah-10 5 ай бұрын
Tuke xabadan noloshuu ku qabtaye
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 4 ай бұрын
Laxanka qasiidooyinka waxaa jira qqasiido ay wada qaadaan cigaal iyo marwadiisii khadra dhool alle hawnaxariistee oo muuqaal uduuban cigaala tumayo oo leh laxan cajiiba 2dada sahra iyo kuwa magool qAado mase garana yo cida aliftay ama laxanka saartay
@ahmedabdi8486
@ahmedabdi8486 4 ай бұрын
Waxa alifay ta magool Mohamed aadan dacar ta sahra Ahmed waxa sameyay Mohamed Ali kaariye
@AbdillahiMoxamedangry
@AbdillahiMoxamedangry 3 ай бұрын
Somalisky
@asadluckymen6927
@asadluckymen6927 3 ай бұрын
Codka Ahmed Cali Cigaal buu leeyahey
@dreamygirl1209
@dreamygirl1209 5 ай бұрын
😊😊😊😊
@fowziasheekibrahim8998
@fowziasheekibrahim8998 5 ай бұрын
Waaw salan gobeed halayga gaadhsiyo
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 3 ай бұрын
Mid kastoo aqoon sheegta midbaa ka sii aqoon badan. Adigaa iska dhaadhicyey in aad sidaas tahaye,waxba ha isu bogin.
@faizaali2889
@faizaali2889 5 ай бұрын
🎉❤🎉❤
@muxyadiinbashiir8902
@muxyadiinbashiir8902 3 ай бұрын
War ninkan caadi mahan
@SuhaybAntonio-mw2hf
@SuhaybAntonio-mw2hf 4 ай бұрын
Idinkaa i moodaye ma ogi sidad imooden
@wildaanabdirahmanofficial6682
@wildaanabdirahmanofficial6682 5 ай бұрын
H I B O O L E ❤👋🏻
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 5 ай бұрын
War duqu muu cadaysado
@abdifataaxbashiirmaxaud8075
@abdifataaxbashiirmaxaud8075 5 ай бұрын
War ninku cimi badanaa.
@abdi1502
@abdi1502 2 ай бұрын
Qandho kudishey muxuu laqwi xifdiyey
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Ай бұрын
Meesha ka carrar, maxaa ku dhigay?
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Ninkan cayaar ma aha,heesaha Ahmed Cali Cigaal marka uu qaadayo isagii ayaad moodrysa
@CaashacaashaCabdi
@CaashacaashaCabdi 2 ай бұрын
𝘔𝘢𝘴𝘩𝘢 𝘢𝘭𝘭𝘢𝘩 𝘢𝘣𝘦 𝘪𝘭𝘩𝘺 𝘩𝘢 𝘬𝘶 𝘴𝘩𝘢𝘳𝘧𝘰❤
siinleey hadraawi iyo cabdiqays@XULKAXIKMADAHA
1:15:31
XULKA XIKMADAHA
Рет қаралды 18 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Dr Cabdillaahi Sh. Maxamed Cismaan.
59:44
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 3,4 М.
Nolosha iyo taariikhda Ganacsade Jaabir Muuse Cali Gaban . Qaybta 1-aad,
21:38
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 2,4 М.
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
37:12
Hilin Show
Рет қаралды 43 М.
Barnaamajka Murtida iyo Abwaanka ee HCTV
1:37:07
Horn Cable Tv
Рет қаралды 310 М.
Hal Abuur Maxamed Aadan Dacar Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Danta Guud u Heelan
1:33:02
Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay #Tummaal,  mana qabo in leys guursado!
1:25:54