Respect.Umadda Soomaaliyeed oo idil hadeey sida ninkaan eey u fakari laheyeen, mar hore ayaa dhibaatadda ku saabsan biyo la aanta looga bixii lahaa. Insha allah mar aan fogeen abaaraha biyaha waa laga baxaa.
@honestmanmogadiso50483 жыл бұрын
WAR WIILKAAN FARIIDKA AH HALA CAAWIYO, MAAL GASHADA, REER PUNTLAND,
@salebanmohamedmahmoud24833 жыл бұрын
waa maasha allaah wuukafiicanyahay kuwa calooshawayn ee sokortu kudhacday ee aqligii illaahay siiyay lafadhiya kuraas shiinaha laga keenay eedhacaya masaakiinta eeqandaraaslayaasha ah guulayso illaahayna umahadnaq
@fanaxlabaqorefanaxlabaqore Жыл бұрын
❤
@fanaxlabaqorefanaxlabaqore Жыл бұрын
L❤
@wanaagmixedchannel3 жыл бұрын
Mash allah garab ayuu ubahan yahay❤️🤝❤️
@Ania123-g8u3 жыл бұрын
Maa shaa Allah waa in sanaacada la Barton waayo dadka aduunka ku nool iyagaa soo gaartay ee ku dhiirada waa kof waxkale ah waan in lagu diiriye geliyaa waxaan loo dhididin laguma dheefsado guul baan urajeey neynaa
@MohamedAhmed-mu3cw3 жыл бұрын
Hala Taageero. Eng c qaadir madaxey Runtii. Waa shaqo.mudan in lagu Taageero.wana baahida ugu badan Dalkeena guud Ahaan.from Dhusamareeb. Guuleyso
@keyfmohamed834510 ай бұрын
Ascw mansha allah ilahey ha usiyadiyo walal fadalan soqor tell nabarkisa
@اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي3 жыл бұрын
Masha allah guleyso wll
@taloiyotuusale33913 жыл бұрын
Ninkasi waa geesi farad waxaan leeyahay guul dadka diciifa ha lahadlin waxba ma garanayaa inshallah waad guulessan maalin maalmaha k mida inshallah.
@abdirashidabdulahi17073 жыл бұрын
Masha Allah
@jamalabdi39003 жыл бұрын
Mashaa allah
@bayaxiyosadiiq26203 жыл бұрын
Mashaa allah mashaa allah
@mohamednourqaadi1374 Жыл бұрын
Maansha Allaah, Waa arrin muruq & maskax iskaashday
@abdalasaid93852 жыл бұрын
Masha allah waa geesi dad wayey
@abeleli265111 ай бұрын
MashaAllah
@farhiyosharif82083 жыл бұрын
Mansha ALAH ALA maxa HAL abuur somali ka buuxa. Aduunka ayay qabsan lahayn lahalilaha siyasin mufakariin ah LKN nasiibdaro away hee
@TaageerPrimary-qp2tp Жыл бұрын
Ma wallo horay usoco
@theflyingeagle54143 жыл бұрын
Walale hore usoco waad gareysaa umada somaliyed aad by dhaliil badanyihin hadhageysan
ilaahay hakula garab galo waan kusosoconaa inshallaah
@shukridool39033 жыл бұрын
Waa Nin cajaa ib ah oo ay guud ahaan Aduunka ku Yar tahay in la helo noociisa oo kale ✅👍🥰🙏 Laakiin waxaa nasiib daro ah Dad ka uu ku dhex nool yahay oo ah cawaan Jayne iyo jamaan waxay Soo sameeyeen mooyee aan iyagu is lahayn wax baad qabsan kartaan 😥😥😥❌
@rashiid1872 жыл бұрын
Dadkanoo kale waa in ka maal galiyaa oo wX lala qabtas
@TechSiyaad3 жыл бұрын
Ninkaan oo kale waa dad,a loo baahan yahay dawlad iyo shacabna aytahay inay gacan qabtaan.. nasiib daro sida uu sheegay, waaba la yaraysanayaa hal abuurkiisa iyada oo loo jeedo inay miro dhal tahay, wuxuu u baahan yahay maalgelin iyo gacan qabad si horumar loo gaaro. Guul baan u rajeynayaa c/qaadir
@cabdifitaaxali98292 жыл бұрын
Xcb
@Ahmedali-fo4wo3 жыл бұрын
dowlada soamliya inta ey tuugsaneyso ninkenya ama nin pakistani ama india ilaahbaa idinku dhaaarshee waxaa meshaas iiga cad in dowlada ka faaiideysata dadkeeda oo ey daawanayaan walaahi mareykan hadii uu yimaado ama turki ayaa kafaaiideysan oo lacag uu waligii ku riyoon siin ninkan inuu jaamacada farsamada inuu dhigo ayey aheyd laakiin qabiil xumadiisa ayaa meeshaa dhigtey sababtoo ah ree boqor ma aha ilaahow u siyaadi ilaahow xafid