Hadaa u jeedo magac Nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ iso racaa❤🤲☝🕋
@bisharoabdulahihassen67552 жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤
@abdiazizshaakir23172 жыл бұрын
Wcs
@axmedjamac2163 Жыл бұрын
Scwscwscw
@shurkimuumin-3519 Жыл бұрын
🧡💛🧡
@deeqomaxamedalixashi12439 ай бұрын
Koko ilove you
@nalkanurka45282 жыл бұрын
Abyo wllhy wax an kugu mahad celiyo ma aqan buskadkan aad ayaan ugu bahna wayo kenya markan jogay dukamada ayaan kaso ibsan jiray isago jileec ah markan kaso tagay kenya buskud kasta an sameyo o forno kusameyo wu iga adkana ama aan somalida kaso ibsado ileen jileec waxa kadhigayo wa salida lagu shilay mahadsaniid xbbty illhy haku barakeyo
@adoonalahinaaadan32022 жыл бұрын
Waad ku amaana tahay habkaad wax u soo gudbiso iyo xishoodka kaa muuqda. Eebe gacantaada ha kuu barakeeyo. Aamiin Aamiin
Mnsha allh walaashay hore usoco waxaan kuu rajaynaya inaad shanta kun gaadho Waxaad ka wacanthy dad badan oo is qaawiya OO aan gaadhin xataa boqol mansha allh baan ku leeyhy intaas waxaad ku gaadhay waa sharaftaada alle ha kuu siyaadiyo
@famofficial39942 жыл бұрын
Mashalllah xabibti mahadsanid weyna i qancisay sida u sameysay wana so samen dona I.a jazakallah abayo
@sowturahma1482 жыл бұрын
M.a abyo wa mhdsn thy pizz foorna la.aan noo so gli qali