HAL XIRAALE QOSOL IYO QARAAXO By Ismadhaanto Ent

  Рет қаралды 84,356

Kafi Abdi

Kafi Abdi

5 жыл бұрын

Пікірлер: 257
@majdamoha7590
@majdamoha7590 5 жыл бұрын
1 ) Magacaygu waxa uu ku yaalla “ Loow’xul Max’fuud’ka “ waana kan marka magaca qof ka ka tir’tirmo laga qaado nafta. 2 ) Halkaan ka noolahay waa “ Ruux’da “ waana mida loo qaado samada marka qof ka geeriyoodo iyadoo wali jirkiisu yaallo. 3 ) Nebiga Nabad gelyo Iyo Naxariis korkiisa ha ahaato abtigii waa “ Sacad Ibnu Maalik “ !.
@maxamedcabdullaahi9540
@maxamedcabdullaahi9540 Ай бұрын
M,a
@Alberta-q4e
@Alberta-q4e 5 жыл бұрын
Dadka like ku radinayo xabiibkena scw iyo quraanka waa jahilin fadlan Like xun haku misamin xabiibkena scw iyo kalamka ale 😭🤬😡
@maryanmuxidiin4822
@maryanmuxidiin4822 5 жыл бұрын
wa sax wll
@suheymaofficial4567
@suheymaofficial4567 5 жыл бұрын
Wlhi ayagon daacad ka ehen aye wax kuhel isleyihin
@abdirahmanqanciye9113
@abdirahmanqanciye9113 5 жыл бұрын
Masha allah wll qali ah
@Zakariye_Somalioffocial12
@Zakariye_Somalioffocial12 5 жыл бұрын
M.a Allah
@fourever.yong111
@fourever.yong111 5 жыл бұрын
Waa runtaa hor Usoco bro
@mowlachannel769
@mowlachannel769 5 жыл бұрын
jacaylku waa dareen wuxu mcn yahay marki aad wada jogtaan lamaanahaaga hadaba hadaad haysato lamanahaaga ku dheg oo haka dheeraan.
@najmamaxamed7586
@najmamaxamed7586 5 жыл бұрын
Axmad wuu ku jira quranka suratu saf nabi muxamed scw magicisa labad ayuu ahaa masha allah sualaha dinaga ah soo badiya si ay dadku uga faidan tnx dhaman tin
@mankamanka1583
@mankamanka1583 5 жыл бұрын
Daadir macow dartis like isara
@happyboy3362
@happyboy3362 5 жыл бұрын
1 magaceygu waxu ku yala looxul maxfuudka 2 waxaan ka noolahay qalbiga ama wadnaha 3 magaca abtiga Nabi muhammed salalahu calayhi wasalam waa sacad binu maalik binu uhayb binu cabdi manaaf✔✔✔
@ppenalka916
@ppenalka916 5 жыл бұрын
Been bad shgty nbi muxamed scw ma uusan lheyn abti
@happyboy3362
@happyboy3362 5 жыл бұрын
@@ppenalka916 abayo google weydii dheh ما إسم خال النبي صلى الله عليه وسلم
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
@@ppenalka916 wuu lahaa nabigu abti Wuxuu ahaa Cabdi yaquud ibnu wahaab
@khadarisko9728
@khadarisko9728 4 жыл бұрын
سعد بن أبي وقاص هذا خال رسول اللة صلى الله عليه وسلم
@libaanyare7803
@libaanyare7803 4 жыл бұрын
Big bro I love
@hormarkanolosha5885
@hormarkanolosha5885 5 жыл бұрын
Wan ka xumahay waa laiga so hormarey lkn inta aan ka so hor marey lake dhac igu siiya
@tuubayste7eiste924
@tuubayste7eiste924 5 жыл бұрын
ILaahY darTii like iigu saar Inbay ama inbaw
@warsanmediagroup8602
@warsanmediagroup8602 5 жыл бұрын
Adna subscribe iisaar sxb
@caliyareoffacial6502
@caliyareoffacial6502 5 жыл бұрын
ilahey dartiis like xun haku raadin bro waa ika waano
@saacidmaxamed9775
@saacidmaxamed9775 5 жыл бұрын
m. a big Biro Libaax Aan taageero Yaa ila tageero
@libanbarre6199
@libanbarre6199 5 жыл бұрын
I am tageero nambar one inta igadambeesa like ka shukran
@Abuamiira
@Abuamiira 5 жыл бұрын
Firs wuraa Somali dhaman wan idiin salamay👋👋
@xusennuur119
@xusennuur119 5 жыл бұрын
خال النبي صلى الله عليه وسلم سعد بن مالك
@abdinasiromar8331
@abdinasiromar8331 5 жыл бұрын
1 magaceyga adunka ayuu ku yala 2waxan ka nolahay xag ilaah 3nabi maxamed scw abti mosan lahen
@svenskahiphoplyrics6739
@svenskahiphoplyrics6739 5 жыл бұрын
3:54 dhagaha
@terymery4165
@terymery4165 5 жыл бұрын
Big paro wamaxay dadkan eberka ah ani ina iwediso ayee ehed dee xagee kanoshahy aya ledahy wadnaha ayo dahaya qofkasta war xaga alle aya ka noshihin 1👍🙋‍♂️
@xabiiboxafsah311
@xabiiboxafsah311 5 жыл бұрын
Asc asaxaabta waanidhin salaamay ismadhaanto kalabta ayaan idhin arkay
@najiahmed4880
@najiahmed4880 5 жыл бұрын
Isma dhaanto waa ikan🙌 si aan caathi aheyn ayaan ithin tageraa
@luulbashir311
@luulbashir311 5 жыл бұрын
Nabi mahamed scw abtiqisa waxa ladhaha sacad ibnu awewaqas maqaceyqa waxu kuyala yuwmul maxfodka waxan kanolahay ruxda sax miyaa jawabteyda iso sax haday sax tahay
@bashiirmohamed4748
@bashiirmohamed4748 5 жыл бұрын
Noo ma abti hoyadis ladhashaa? Sacad nabiga scw hoyadis maku cida mise waladhashe
@bashirnhoismail918
@bashirnhoismail918 5 жыл бұрын
Maa hubta wll alle khyr ha ku siiye
@wizkidmohamedcatto884
@wizkidmohamedcatto884 5 жыл бұрын
Magace waxukuyale samada 1 waxankanolahay ilahey aktis Aya laganolyahay 2 nabiga mohamed salalahu caleyhi wasalam abtigi magicis waxaladaha saccad ibnu ibii waqas 3
@zakiwiilow1793
@zakiwiilow1793 5 жыл бұрын
Big bro wll sxp axmad qu aanka waa laga helaa nabi ciise csw rer banii israail buu kuyiri sidan aniga dhex ban kaaga soqabty o ayaadu makuu bilaabin mana kuu dhameenin وَمُبَشّراً بِرَسُولٍ يَأتِي مِن بَعدِي إسمُهُ اَحْمَد Nabi axmad waa nabigeena suuban scw
@Ruushkah
@Ruushkah 5 жыл бұрын
Wale umad waalan baa nairobi kuwada kulmey 😂 Midbaa tabat iska aqriyey marqaankisa wu fcnaa 😂
@abdulasiismahamud4821
@abdulasiismahamud4821 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kaas woo igaaday halmar oq tabbat gashtay qosol wlhi
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkk qosel iguma harin
@Goatka143
@Goatka143 5 жыл бұрын
Inta iga danbeysa Like iigu cimaamada
@hamseizhqi6997
@hamseizhqi6997 5 жыл бұрын
Halked ku noshahay la dhahay kuma lahoo neyrowi aan ku noolahay 😁😁😂xariifkan inuu qaad qadanyahay inta ila qapto like me walalayal
@abdullahisabriye8688
@abdullahisabriye8688 5 жыл бұрын
Alla hagii yaan kanoolahay inta aaminsan inay naftooda kujirta gacanta Alle like ha ila dhaafin
@mahadmaalim5420
@mahadmaalim5420 5 жыл бұрын
Su'aashi kuwad ee magacafa.xago kuyala. Waaaa bulsha.daxdeda 2 Nabi Mahamed abtigisana.wa cabas.
@hoodoindho3741
@hoodoindho3741 5 жыл бұрын
Slmulaah calaykum rer isma dhanto
@mumtazshukri543
@mumtazshukri543 5 жыл бұрын
Kan labaad qosol igudile wlhi😂😂😂😂😂😂
@fatxiam2592
@fatxiam2592 5 жыл бұрын
😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣 ala meeshu qosol badanaa dadku waa qaraaxo walahi
@sagal7686
@sagal7686 5 жыл бұрын
ahmed wuu ku jiraa nabi maxamed baa ba ahmed la oran jirey
@hibaaqchannel2234
@hibaaqchannel2234 5 жыл бұрын
Inta aamin san ismadhanto fadlan isoboqo
@MacamilMediaGroup
@MacamilMediaGroup 5 жыл бұрын
Halkan ka dawa LIVE HAJJ kzbin.info/www/bejne/j6WYkJmOnLB9ZpY Fadlan hadas kucusubtahay isaar subscribe (wat mahadsantahay (cawis ayan kaaga bahanahay )..Thanks
@ibrahimmali4508
@ibrahimmali4508 5 жыл бұрын
Big bro wnigad iweydisay suashas wana kaga jawabay 3 vediogane wad igajartay sxb ma sanatahat ilahat kacabso vedioga ad iweydinesay suasha ankaga jawabayet iguso dar inad cebowdo kayabe
@jabartiofficialpage2330
@jabartiofficialpage2330 5 жыл бұрын
Hahaaaaaaaaaaa big broo ninka jaketka madowga wato maskaxdiisa mafiicno ee maxaa kawareesanee..😂😂😂😂😂😂😂
@quruxsanhennanbeauty3764
@quruxsanhennanbeauty3764 5 жыл бұрын
Gabdhaha cilaanka jecel ine bartan soo boqda channelkyga subscribe ii saar plz🙏🙏
@munaali1296
@munaali1296 5 жыл бұрын
Wan ku saaray byo
@quruxsanhennanbeauty3764
@quruxsanhennanbeauty3764 5 жыл бұрын
@@munaali1296 shukrn xppt
@kamiloabdullahi4437
@kamiloabdullahi4437 5 жыл бұрын
Magaceygu wxuu kuqoranyhy loxol maxfudka 2. Waxn kanolhy wadnaha 3. Nabiga scw abtiyashisna Abdi yacqus, aswad iyo cumeeyr
@asacadaani7814
@asacadaani7814 5 жыл бұрын
big bro adi kofiyada ma ku sexataa hal xidhaale😂
@igostudiopro8975
@igostudiopro8975 5 жыл бұрын
abayo wn kaa hely luqa soo gal ma ceebaa
@MohmedCiise
@MohmedCiise 5 жыл бұрын
abdi Aziz noir magaceygu meel kuma yaalo waxaan ka nolohay dhanka allh nabi muhamed scw abti ma uusan la heen waxey aheed madi
@abdullahidhagaafe7900
@abdullahidhagaafe7900 5 жыл бұрын
ilaheey haku bakarakeey waxaan kaa faa,iiday NABIGEENA SCW inuusan Abti laheeyn
@shankaron4736
@shankaron4736 5 жыл бұрын
MashaAllah wll Allah ku barakeyo cilmigaaga wanka faaidesanay
@munaali1296
@munaali1296 5 жыл бұрын
Big bro su.alha jwbahoda noso sheeg aanka faaidnee codsi waye🙏🙏
@wacdiwaano7467
@wacdiwaano7467 5 жыл бұрын
Kitaabka ayu ku yaala waxan ka nolahay ruuxda ama nafta
@sulayqasulaiqa7442
@sulayqasulaiqa7442 5 жыл бұрын
Magaceyga melkuma yalo waxan kanolahay allah xagisa nabi muxamed scw abti malahan waa
@svenskahiphoplyrics6739
@svenskahiphoplyrics6739 5 жыл бұрын
5:02 tan wan aqaanaa
@hodoahmed7117
@hodoahmed7117 5 жыл бұрын
Masha Allah
@abdulkadirak867
@abdulkadirak867 5 жыл бұрын
Macbuudkoow War kan Mirqaansan muxuu u wareysanoyaa Nabiga abtigiisa Tabat yadaaa Kuma lahoo🤣🤣Wlhi kan wuu iga badiyey 🤣🤣 War like iisaara Nacalaa sheydaan kuyaale
@gazanproduction5096
@gazanproduction5096 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@armeanahmed4108
@armeanahmed4108 5 жыл бұрын
war ninka ogu hore Hassan Sh Mohamud uekaa 😂😂😂😂
@allahakbarallahakbar4277
@allahakbarallahakbar4277 4 жыл бұрын
Ninka ugu hore video gan xasan shekh maxamuud so uma eka
@ahmedgambe8908
@ahmedgambe8908 5 жыл бұрын
Magacayga aniga ayuu I GU yaalaa. Waxaan kunoolahay xididka Ku xariirsan wad nahayga micnaha wadnaha ayaan kanool lahay
@abdirahmaanburhaan5302
@abdirahmaanburhaan5302 5 жыл бұрын
Big bro su aalo meesha kuma hayso
@abdikadirhilaal8933
@abdikadirhilaal8933 5 жыл бұрын
1-magacadaa xakuu guyalaa jwb.magaceeyga meel iima yaalo ee anaa wato 2.halkeet kanoshahay jwb.waxaan kanolahay qalbika
@AhmedAli-wt2rq
@AhmedAli-wt2rq 5 жыл бұрын
Hadaa iskudayo jawaabaha 1: magacaygu wuxuu kuqoranyahay lowxul maxfuudka 2: waxaan kanoolahay illahay agtiisa 3:nabi maxamed scw abti mauusan lahayn
@JKBTS-
@JKBTS- 4 жыл бұрын
Waxaan rabaa inaan ogaado wiilka ka dambeeya ninka oo jaakada madow wata 1:58 👉👈☺
@sacdiyoali4852
@sacdiyoali4852 5 жыл бұрын
Alaaaa waan qoslay illhyow naacafi
@khalidabdirahmanmohamed77
@khalidabdirahmanmohamed77 5 жыл бұрын
ani nin wax lasiiyo maihi soomaali anaa wa sii karaa duqa caadiba maahan😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid 2 жыл бұрын
haa walaal waad mahadsantahay aa idinku Mano shagi kartan su alah hadii ay dad waynaha waydiisan garan wayan
@sundus52
@sundus52 5 жыл бұрын
Macaga halkee ku yaal dhagaha 😂😂😂😂😂💪💪
@abdimajiidcabdisalaancilmi768
@abdimajiidcabdisalaancilmi768 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 dhakada hhh
@djbabayao2952
@djbabayao2952 5 жыл бұрын
marqanka uso labtey
@JKBTS-
@JKBTS- 4 жыл бұрын
Adiga willka miisha jooga matahay?
@qadarshariif1295
@qadarshariif1295 5 жыл бұрын
Big bro
@HappyBoyz
@HappyBoyz 5 жыл бұрын
wiilasha qosolka daawao adaa qosli deenee nasoo booqo oo subscribe saar
@abdishukribille2595
@abdishukribille2595 5 жыл бұрын
Happy Boyz wan kusaray wll adigana isaar
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 5 жыл бұрын
Hadii aan ismaan dhanto like usaray adigana igu tuuur cimaamada liketa haloo badiyo #ismandhanto 👍🙏🤳
@TheReal_Man
@TheReal_Man 5 жыл бұрын
Big bro wuu is xanaajiyay
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 3 жыл бұрын
Axmad wuu kujiraa quraanka. Suraada lima taquuluun
@sydband8956
@sydband8956 5 жыл бұрын
walhi rer Nairobi jaahiliin waaye subxaana allah
@hawlkarfernandez3887
@hawlkarfernandez3887 5 жыл бұрын
10:0 hhhh ila fiiriya
@maajidcabdalaaxmed8431
@maajidcabdalaaxmed8431 4 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂 Dada waaliqabo rer Nerbi
@showayeofficial7763
@showayeofficial7763 5 жыл бұрын
Ninka koowaad lawareesanaayo, waxa oo u egyahay Xasan Sheikh maxamud yaa ila arkay asxabeey 😊
@sadiyomohammed8932
@sadiyomohammed8932 5 жыл бұрын
Aniga.
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 жыл бұрын
Hhhhhhh kkkkkkkkkk hhhhhhhhh Qosol iguma hadhin pilaaaahi
@sundus52
@sundus52 5 жыл бұрын
😂😂😂 qatar tabad buu orada ku aqriye
@richhome3678
@richhome3678 5 жыл бұрын
Wlhi wuu iga qosliyey 😁😁😁🤣
@sundus52
@sundus52 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abdulasiismahamud4821
@abdulasiismahamud4821 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@sagalonar5641
@sagalonar5641 5 жыл бұрын
waxan kanolahay alaha i abuuray xagisa Wana anigo ah sagal ah
@abdullahimohamed4453
@abdullahimohamed4453 5 жыл бұрын
1:magacaygu wuxu ku yaala dhagta 2: waxa ka nolahay wadnaha 3: nabiga abtigis wa abdi yaquuth
@qadroaxmed3913
@qadroaxmed3913 4 жыл бұрын
Magacayga waa cabdinuur tahliil oo jooga magaalada muqdisho jawaabta koobaad waa magaceyga waxuu kuyaalaa dhegahayga jawaabta labaad waa waxaan kanoolahay xag rabi nabigeena scw abiti malahayn
@jiijajaalo5359
@jiijajaalo5359 5 жыл бұрын
Kan ugu danbeeyo waa marqaansan yahay😆😆😆😆 kan jaat aaaa afkab ugu jiro mirqaan.com
@quruxsanosman7911
@quruxsanosman7911 5 жыл бұрын
Scw
@nuurcade246
@nuurcade246 2 жыл бұрын
Asc asxbta duhur wngsn madaxa ayaan kunull yahay
@nuurcade246
@nuurcade246 2 жыл бұрын
madaxa
@calimaxamedaxmed2578
@calimaxamedaxmed2578 5 жыл бұрын
Big pro wall qaaali ku.aamin.sanahay🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@yasinshafi3466
@yasinshafi3466 5 жыл бұрын
Magacaga wuxu kuu yaala bulshada dhaxdeeda. Waxad ka nooshahay xaga illaah. Nabi mohamed scw ma uusan laheen abti... Shukran.
@mohamedahmedmohamed5084
@mohamedahmedmohamed5084 3 жыл бұрын
Aar hadiyadaas Intaba anaa kaaga jawaabi lahaa
@apdultalent7136
@apdultalent7136 4 жыл бұрын
Dadka kadaa hadyada beenta ah big bro
@fardowsashankaroon1485
@fardowsashankaroon1485 5 жыл бұрын
Halked kanoshay waxa laga noolyahay keel walbo oo Darren leg ii wax dareemeyso
@inamohamed8259
@inamohamed8259 4 жыл бұрын
1 magaceyga wuxuu ku yaala qalbiga 2 aniga waxaan ka noolahay wadnaha AMA qalbiga 3 nabiga mohamed scw abtigiisa waa Cumeyr binu wahab Su'aalaha jawaabahooda
@mohamedabdi1814
@mohamedabdi1814 5 жыл бұрын
Magaca wuxu kuyala qalbiga
@cabdinuurmukhtaar877
@cabdinuurmukhtaar877 5 жыл бұрын
Ismadhaanto meega sbaskaraab maraysaan
@Ilkacase102
@Ilkacase102 5 жыл бұрын
1.magaceygu wuxuu ku yala looxul maxfud 2.waxaan kanolahay xage Alle 3.ma aqaano
@haredmedia1494
@haredmedia1494 4 жыл бұрын
saaxibayaal haddaan isku dayo 1- magacaygu wuxuu ku yaallaa halka lagu qoray 2- waxaan ka noolahay wadnaha 3- nabegeena عليه الصلاة والسلام ma lahayn abti hooyadiisa la dhashay balse wuxuu isga ogolaaday inuu سعد بن أبي الوقاص u noqdo abti sababtuna waxay ahayd سعد بن أبي الوقاص waxay ilma adeer ahaayeen nabiga hooyadiisa عليه الصلاة والسلام abtirkoodana wuxuu kala ahaa سعد بن مالك بن وهيب بن عبد مناف بن زهرة بن كلاب، iyo آمنة بنت وهب بن عبد مناف بن زهرة بن كلاب
@abdirahmanhajji3430
@abdirahmanhajji3430 5 жыл бұрын
Magacaygu wuxu ku dhexyaal bulshada dhexdeeda. Meesha aan ka nolahay waxan uga jawabaya waa wadnahayga. Nabageena abtigiis waxan uga jawabaya sida tan: Abdiyacuuth binu wahaab. Waxaan filaya inaan ka jawabay dhamantood @ismadhaanto
@hibaqxasan9340
@hibaqxasan9340 5 жыл бұрын
Masha alaah
@hibaqxasan9340
@hibaqxasan9340 5 жыл бұрын
Magacayga bulshada ayuu kuyaalaa
@sucaadaadan3766
@sucaadaadan3766 5 жыл бұрын
Hhhh😂😂🤣 magacaga xagukuyaal dhegaha
@mariamisakh179
@mariamisakh179 5 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️
@yuskeycade3145
@yuskeycade3145 2 жыл бұрын
Isma dhantooo
@aboubakrsaad7075
@aboubakrsaad7075 4 жыл бұрын
1. Magaceega wuxuu ku yaal dhala shadeeyda 2. qofka wuxuu ka noolyahay maskaxda 3. Feb 21, 2019 · اسم خال الرّسول صلى الله عليه وسلم لم يكن لوالدةِ رسول الله عليه الصلاة والسلام أيُّ أخوة، إلا أنّهُ قيل أنّ خال الرّسول الكريم؛ هو سعد بن أبي الوقاص،
@aboubakrsaad7075
@aboubakrsaad7075 4 жыл бұрын
Sacad bin abii waqaas
@nuuracali9398
@nuuracali9398 3 жыл бұрын
Magacaygu waxa uu ku yalaa lawxu maxfuudka,waxan ka noolahy wadnaha,nebi Mohammed salalhu caleyhi wasalam abtigii waa sacad binu maalik.
@abdirahmanmahamudyusuf719
@abdirahmanmahamudyusuf719 5 жыл бұрын
Maalmhan wax mniiga haayo aaway riwaayadihii
@cumarm.s.n.1990
@cumarm.s.n.1990 5 жыл бұрын
Walal
@cirjoogetv9611
@cirjoogetv9611 5 жыл бұрын
Naafta kunoolahy Nabiguna abti malahyn Intaasan isku dayey isma dhaafno jawaab idinka sugaa
@raizaxasan5271
@raizaxasan5271 5 жыл бұрын
Magaceyga waxuu ku yaalaa qalbigayka waxaa ka noolahay wadnaha nabimuxamd scw abdigii waxaa ladhahaa cabaas
@Akhimo_g63
@Akhimo_g63 5 жыл бұрын
big bro inadan wax bixin ayaa ugu tala gashay dadka walan unbaa wax waydinaysa un dadka fiyo maa wax waydaysid
@yasinfarah1831
@yasinfarah1831 3 жыл бұрын
Keep going
@zamzamibrahem9658
@zamzamibrahem9658 3 жыл бұрын
Heey maa ka jawaabtid su aalaha
@yare-rt3ti
@yare-rt3ti 5 жыл бұрын
Nabiga abtigesa waxa waye cimran bintu abdul mutalib
@yasminahmed9571
@yasminahmed9571 5 жыл бұрын
Hhh
@manaalonline7564
@manaalonline7564 5 жыл бұрын
Sualaha waxa fican vedio kale inad nogu sheegtan si aad noogu faideysan
@maadeysmadadaalo5864
@maadeysmadadaalo5864 5 жыл бұрын
MA IDIN KAHELI KARAA 100 SUBSCRIBE I DHEH FARTA LEE ISKA TAABO 👇👇👇PLZ WALALAHEYGA SOMALIYEED MAHADSANIDIIN
@abdishukribille2595
@abdishukribille2595 5 жыл бұрын
Mohamed Bashiir wan kusaray wll adigana isaar
@TowfiiqMedia
@TowfiiqMedia 5 жыл бұрын
𝐈𝐟 𝐤𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐥𝐥 𝐈𝐟𝐤𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐥𝐚𝐢𝐬𝐤𝐮𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐫𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐤𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐢𝐬 𝐰𝐞𝐡𝐞𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐒𝐮𝐛𝐚𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐰𝐥𝐥
Iyadoon Ogayn Ayaan Geeyay Meesha
8:36
Kafi Abdi
Рет қаралды 9 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 208 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 19 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 10aad
1:09:53
Sheikh Maxamed Cabdi Umal
Рет қаралды 34 М.
FILIMKII FATAA DHUGLE Tartan Dheesha Qosol Ha U Dhiman
13:34
Kafi Abdi
Рет қаралды 119 М.
CULUMADII IYO DADKII SOMALIDA OO U DUCEEYAY ISMACIIL HANIYAH #alhamdulillah
22:57
FILIMKII BOQORKA XANTA QAYBTII 2Aad By Isma Dhaanto Ent
13:51
Kafi Abdi
Рет қаралды 90 М.
Daawo Barnaamijka kediska Hiiraanweyn Su"aalo iyo Jawaabo.
14:32
Hiiraanweyn
Рет қаралды 26 М.
Su'aalo iyo Jawaabo Q 3aad || Sh Xassaan
48:09
Qalaafe Media
Рет қаралды 33 М.
halxiraale Q.1aad Axmed faarax cali idaaja@XULKAXIKMADAHA
12:41
XULKA XIKMADAHA
Рет қаралды 2,5 М.
TARTAN QOSOL BADAN By Ismadhaanto Ent
10:45
Kafi Abdi
Рет қаралды 78 М.
БУТЫЛКИ (смешное видео, приколы, юмор, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 3,1 МЛН
С топором нельзя #ссср #история
1:00
MOTIVATION
Рет қаралды 2,6 МЛН
❗️XOTINI HAMMASINI URMOQCHI 😱😱😱
0:14
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 1,9 МЛН