Halgamaa Axmed-Keyse oo ka warramaya Maalmihii 27, 28 iyo 29 May

  Рет қаралды 19,468

CBA TV

CBA TV

2 ай бұрын

Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 51
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 2 ай бұрын
Maansha Allah Axmed Kayse Jamac Oday sifiican oo bilaa turxaama ayuu usheekeeyey
@Bashatalents
@Bashatalents 2 ай бұрын
Walaahi iminkadaa gurigayaga ayuu yaala XAKIIMKII SNM ee berigaa nasoo galay Iyo baybayshaygii 2 daba hooyo ayaa xejisay maansha Allaah
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 Ай бұрын
Masha-Allah taariikh ayad haysa inader sawir mad iiso diri XAKIIMKA aan arke
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Ай бұрын
Ma cadaadlay ayay yaalaaan
@Bashatalents
@Bashatalents Ай бұрын
@@abdilaahijaamac6644 cadaadley waa xagee???
@osmanyusufburco9477
@osmanyusufburco9477 10 күн бұрын
Maaha allah ilaahay haku shafro Mujaahid,
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 Ай бұрын
Maansha allah alle ha idin xafido snm
@xasanmaxamed8302
@xasanmaxamed8302 2 ай бұрын
Maasha allah alleh haku xafido mujaahid
@qowdhanmuse961
@qowdhanmuse961 2 ай бұрын
Mnshaa allaa mujaahid alle barakeeyo
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 2 ай бұрын
ANIGU WARIYEHAN WAAN WATAA WAANA SNM YAR
@hanaaden9901
@hanaaden9901 2 ай бұрын
mash Allah guuuul iyo gobinimo somaliland ❤❤❤❤❤❤
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 2 ай бұрын
CBa aad iyo aad bad y mahdsantihn ❤ snm alle ha u naxariisto dhamantodd❤
@Shaafiomarmaxamed
@Shaafiomarmaxamed 4 күн бұрын
Zxp hawlgalki harawaafi ee ninka askariga xabashiga maxaad uga hadli wayday
@ZM1233_
@ZM1233_ 2 ай бұрын
Mash Allah waa guul Somaliland ❤️❤️❤️🇮🇷🇮🇷🇮🇷💚💚💚
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 ай бұрын
Habar jeclo faan badanaa, markiiba anigu waa gartaa sheekadadooda faankaa ku badan iyi fududaydka.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq may dagalmiin futo awale
@jakey2424
@jakey2424 2 ай бұрын
Habarjeclo wax ka faan badan oo ka itaal yar iyo orod badan wallaahay ma jiraan. Habar awal aad leedahay waa dheddig waa raggii hargeysa qabtay
@nuurkaariye6377
@nuurkaariye6377 2 ай бұрын
Habarjeclo malaha hooyadaa ayay kufsatay waadigan ka ooyayee
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 2 ай бұрын
Wow what a beautiful kaman inad inyar dayso ayey ahayd ❤️
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Xogsugan
@Sabuha28
@Sabuha28 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaisehassanjama2075
@kaisehassanjama2075 2 ай бұрын
Axmed-Kayse Jaamac Oday Waa Halgamaa soo jireen ah Nin sharaf iyo Karti badan. Illahay Caafimaad iyo Cizi ha siiyo
@museahmed5147
@museahmed5147 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@museahmed5147
@museahmed5147 2 ай бұрын
Khayr iyo caafimaad iyo cisi ayaan eebbe kaaga rajaynayaa
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Ай бұрын
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 2 ай бұрын
Waa qoloma ninkani soo sheega cidii garanaysaay
@saleebaannuux6869
@saleebaannuux6869 2 ай бұрын
Waa habar jeclo
@mohamedmohamoud2048
@mohamedmohamoud2048 2 ай бұрын
H J , Axmed faarax reer raaage
@DavidEric1
@DavidEric1 2 ай бұрын
Waa kuwii Amxaaradu ku tidhi caruurtiina iyo guryihiina guba . Ilaa maantana cuqdadii ayaa haysa wali oo hargaysa ayay isku dhax caayaan
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 ай бұрын
Maxaa dad usoodhintay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Dhadiga isaaq dumarka ahaa may dagamiin
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 2 ай бұрын
Galbeed uhadaafka ninkaas ina heego ayaa uhorreeya.....!!!. Burcana way ka dhacaysaa ......, maan Fahmin...!!!.
@weriyeshaacir7374
@weriyeshaacir7374 Ай бұрын
Oooooooo9 oooooooo
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 2 ай бұрын
LANTA AYUU CABSAN YAHAY HADALKANA GARANMAAYO
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 2 ай бұрын
Maashallah guuuuuuuul iyo gobanimo Somaliland we love you SNM intii dhimatay Alle how naxariisto inta noolna Alle how gargaaro dowlad caawisana Ilaahay hano dhaliyo 🤲
@dhobaalemadiadhobaalemadia4311
@dhobaalemadiadhobaalemadia4311 2 ай бұрын
war ninkii idiiin yiimii maxamed kahiin mu ahayn wuxu aha jamac cali ciilmii
@saleebaannuux6869
@saleebaannuux6869 2 ай бұрын
Labadu ba taliska guud bay ahaayeeen jaamac cali cilmi xoghayihii gaashaan dhiga ayuu ahaa maxamed kaahin na taliyaha sahanka iyo xubin gudida dagaalka ah buu ahaa markaa itoobiya ayay ku sugnaayeen ilaa ciidan ku soo wada gelayay labadaas iyo rag kale oo xasan yoonis habane ka mid yahay
@waayoaragwaxweydii8606
@waayoaragwaxweydii8606 2 ай бұрын
Canfartu gaadhi tx ayuu watay
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 ай бұрын
kanikii.fulayga.ahaa.eedagaalada.kasocararijiray.eemarka.babuurtalafuulayo.odhajiray.waan.xanuusanayaa.odhanjiray.miyaanu.ahayn
@JarooseXadhigle
@JarooseXadhigle 2 ай бұрын
War Hoyada Was ina kaahin Meel Uu joogo Lama arag
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 2 ай бұрын
Beryahan waxa soo batay wareysiyada noocan ah oo maco darrada ah oo dadka Somaliland dadkeeda dib ugu celinaya dagaaladii sokeeye. Waa tallaabo dib loo qaaday.
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 2 ай бұрын
Mujaahid Axmed-kayse waa mujaahidiinta faro ku tiriska ah ee kanool mujaahidiintii SNM, kuwaas oo 29kii bishii may 1988kii, galey degmada cadaadley, waxaa hogaaminayey AHN mujaahid/kornayl xuseen Axmed guuleed(xuseen dheere), oo muuse cabadalle ahaa. Mujaahidkan waxaan ku xasuustaa sheeko uu barnaamij hore kaga sheekeeyey oo ahayd in ay dagaalkaa cadaadley ku qabteen wiil yar oo la odhan jirey maxamed case, waxaana wiilkaa yar cabsi geliyey mujaahid kacmid ahaa jabhada snm lakiin aakhirkii wiilkii yaraa waxa loo direy reerkoodii, maxamed kaahin ayaana gaadhi saaray.
@munasagal2496
@munasagal2496 2 ай бұрын
Mujaahid axmexkayse wa qoloma walal
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 2 ай бұрын
@@munasagal2496 habarjeclo
@osmanyusufburco9477
@osmanyusufburco9477 10 күн бұрын
HJ
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 2 ай бұрын
Beenaayaal maantay xaaladiina kawarama faanbuu meesha kuhayaa odaygaan caala ahaa
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 2 ай бұрын
Maanta hadaanu israacno igawala inaanay gelin nagu qaadanayn inaanu ilaa Garoowe iyo Boosaaso soo xidhno ee anagaa xiniinyaha is hayna oo Garxajis iyo Isaaw isu hayna intaas ayaa nafiska kuu samaynaysa ee maad hadasheen.
@abdikanijibril3860
@abdikanijibril3860 2 ай бұрын
@@abdihakimmmohamud7230 waar dhulka aad sheegeeyso ma hooyaadaa baa leh dhulkaagii waa joogtaaye ha ku deeqo oo isaga difaaco yaan lagaa qaadin isga e
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 2 ай бұрын
Beenaale maanray maxaaf haysaa
@isseyare837
@isseyare837 2 ай бұрын
Qabiil qaran noqon waaa
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 6 М.