MW Xasan Sheekh oo ka digay in Trump uu ku dhaqaaqo qorshe halis ku ah Somalia

  Рет қаралды 7,689

Abdiaziz Barrow

Abdiaziz Barrow

Күн бұрын

Пікірлер: 112
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
Soomaliland xuduudeedu waa yaman soomalia italiya and itoobiya and jabuuti
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k Сағат бұрын
Waxaa la aqoonsanayaa waa Xuduudihii gumaystuhu ka tegay. In ay sharci waafqsanyihiin. Kk Hassanow get upp
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e Сағат бұрын
Saxiib baroow xasan gargurte waxba kamaqaban karo trum iyo sland xasan qoslayana wa hagamiye koxeed muqdisho
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
DALKA 55AAAD EE GEESKA AFRIKA SOOMALILAND GOVERNMENT HORTOOD BAY HAYSTEEN XOROYADA SOOMALILAND WAA TII SOOMALILAND
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 2 сағат бұрын
Aniguna waxaanu nahay somaliland xamar dowlad kama jirto waa ooooooo waxba.yahay ayaad tiin akh akh bulaacad urtay ayaad tihiin ❤❤❤❤
@MaxamedYuusuf-j5l
@MaxamedYuusuf-j5l 2 сағат бұрын
Somalian way ka guulaysatay xasan xabaalo qote
@CabdiQadir-p7h
@CabdiQadir-p7h 2 сағат бұрын
Xasan sh xaasid weeyi Insha allaah wanna la Aqoonsanayaa smlnd
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv Сағат бұрын
Maxaa la aqoonsaday doona isaaq tribe?
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv Сағат бұрын
Dal weyn sida American
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv Сағат бұрын
Waa aqoonsi lacag lagu bixiyey
@Cabdimaalikshariif
@Cabdimaalikshariif 2 сағат бұрын
Marka hore ayeey eheed Allah inaan tala saarano duli nimadaan manugu dhici leheen
@AyaanleCabdulaahi-t7s
@AyaanleCabdulaahi-t7s 2 сағат бұрын
Xariirka halo jaro dowlado quwad lehna xariir hala sameysato dowlada somaliya waxba noma dhibayan waxey ismodan in ay wax nodhibi karan lkn maya wan ka guuleysaneyna kufaarta kibirsan guul somaliweyn
@NimcandahirNimcandahir
@NimcandahirNimcandahir 3 сағат бұрын
Masha allah guuulll gulll jamuriyadda barakeysan guuull somaliand
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM DESTROYED
@Nasiim-l6k
@Nasiim-l6k 3 сағат бұрын
Aar ha cawryin walahi sland way gulaysatee.
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 2 сағат бұрын
Koonfurtu xuduud layaqaan male lkn Soomaaliland Xuduud layaqaan ayay leedahay marka horaba Dal xuduudle iyo Dal bilaa xuduuda in ay wax isudarsadaan may ahayn lkn Caano daatay dabadeed laqabay hada ayaa illaahay dibnooga soosaarayaa meeshii aan lamahadin ee aan kudhacnay 1960kii Soomaaliland guul guul
@CabdulahiNuur-x4w
@CabdulahiNuur-x4w Сағат бұрын
Marabno mareykan
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
HAWIYE SOOMALIA ONLY
@baxsan698
@baxsan698 20 минут бұрын
Hassan sheikh maxu Mareykan ka kulalaa hanaga baxan allaaha naga bixiyo soomaaliland mareykan waxurama in uu yahuud soodajiyo allaaha nagaqabto
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 2 сағат бұрын
Ma Maraykan Baa Jiraba.Cadho Ilaahay Baa Ku Dhacder..Kuwa Daba Socdaana Waa La Mid..Subaxaan Alaah
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
Xasan ooyaaye only 3km vila soomalia kkkkkkkmkm
@rocky4066
@rocky4066 2 сағат бұрын
Dowladda soomaaliya waa inay soo afjartaa dowlad goboleedyo wax layiraahdo oo halmeel laga xukumo dalka oo dhan Hal madaxweyne haddii kale soomaaliya wey Kala go'go'aysa federal Afrika kama soconaayo.
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 2 сағат бұрын
Degaankaas waxaa dega beelo somaliyeed oo badankood ay taageersanyihiin midnimada iyo wada jirka .
@AdenAden-u1x
@AdenAden-u1x 2 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkk. Thanks Thanks Thanks
@CaliGaas-z9h
@CaliGaas-z9h 2 сағат бұрын
Federalka, xasan sh. Ayaa sameeyey waana dhibaatada Somaliland & Somalia, kala duwanaanshaha, maamulka waxba kama oga xasan sh. Dhulkiina wuu la haray, xataa wuxuusan aqoonin Dal uu diyaarado ku burburiyey siyaad Barre, uusan garowsanin in uu yiraahdo ka raaalli ahaada iyo in uu yiraahdo Caasinadda Sonalia Hargeisa ayaan ka dhiganeynaa 😅o
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e Сағат бұрын
Dalla 55tonad ee Africa’ waa somaliland insha alla h xasan gargurte waxba kamabadali karo gull sland
@HooyosareedoCige-wv9fs
@HooyosareedoCige-wv9fs Сағат бұрын
Madaxweyna tuugsiga iyo musuqmaasuqa somali italiya ee fila afisyoone
@CarabCabdi-c5m
@CarabCabdi-c5m 2 сағат бұрын
Aqoonsiga somaliland waansodhowey Naya waayo waa xililigii ugu munasibsanaa insomalilad noqoto dawlad madam banaan
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 сағат бұрын
Xuduudaha Somaliland waa kuwii 60 ee Africa aqoonsantahay. Hassan Sheikh, shadaas ushaqeeyn meeyso. Somaliland ka sabar Hassanoow, intiina ha idin ku filnaato.
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s 2 сағат бұрын
Heer kaas asigaa gaarsiiyey xasan xumoow
@clahihashi1256
@clahihashi1256 2 сағат бұрын
Soomaliya waa mid madax banaanideedana lama taabtaan
@abdirahmanalinoor296
@abdirahmanalinoor296 Сағат бұрын
somaliland guul insha allah
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g 2 сағат бұрын
Hadii xiligan la aqoonsado somaliland, waxa dhici kara in ciidamada military gu isku dayi doonaan inqlaab taaso laga yaabo in muse macangag u arki karo inay suurto gal u noqon karto,taasoo somaliland ka dhigi karta south Sudan cusub. Walaahu aclam. 😊
@SirmahamedCabdi
@SirmahamedCabdi 2 сағат бұрын
Waxaan ka miid ahay mawadinta reer somaliland u oolaleeyay aqoonsiga somaliland magaceyguna waa sir.mahamed cabdi
@Muxiyodiincabdikariim
@Muxiyodiincabdikariim 2 сағат бұрын
Amma hoy amma qosol Somaliland sxb insha allah thanks waa guul weeyye iska iloobba hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 сағат бұрын
In Sha Allah Somaliland wexeey ka reeysan doontaa san cadaalaha madoow beri dhow.
@cabdiraxmancisman995
@cabdiraxmancisman995 Сағат бұрын
Guul somaliland
@CumarCabdulle-o4o
@CumarCabdulle-o4o 2 сағат бұрын
Haddii ku dha qaaqo soomaaliya waxeey ku dhawaan doontaa wax kasta oo ka soo horjeeda marankaka
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k Сағат бұрын
Adeer Doodiina Sharci waafajiya Dhe kuwa ila doodaya.
@zakariyahassan6272
@zakariyahassan6272 2 сағат бұрын
Soomaliya ayaga haddi eey San ayaga isku tashta, Soomaliya waa diiday 34 sanno in ey midooban si ey iska difaacan dhibaata aduunka. Hadi aad diidan galada Illahey ku tashta in u Jini ku talidoono si xun aad u noolataan aduunka ama aad noqotaan duli. Trump iyo xulufadiisa waxa ka ween Rabi
@zakariyahassan6272
@zakariyahassan6272 Сағат бұрын
Trump oo ka shaqeenayo in dadka Falastiin dhulkooda oo u xoogo Yahuuda waxba lama ah in ku daro Soomaliland Etopia ama Yahuuda.
@osmangure6040
@osmangure6040 2 сағат бұрын
Qofka adddunka ugu xun ugu liita Loogu neceb yahay sawirkiisa waa kuma ma xasn baa mise waa Trump
@awgeele
@awgeele 2 сағат бұрын
Ma khasabaa jacaylku. S/Land ma khasabay kula midoobaysaa somaliya.
@HusseinHAbdi
@HusseinHAbdi 2 сағат бұрын
Idinna ma qasab baad ku juujuubeysaan kuwa midnimada doonaya ee SSC? Ninweliba faraskii haqaado.
@maxamedcaseyr8840
@maxamedcaseyr8840 Сағат бұрын
China ayaan aadeeynaa waxaana kadhaadhicineynaa soomaaliland haddii uu mareykanku aqoonsado iyaduna ay aqoonsan doonto Taiwan maykankana positionkiisa waxaan siineynaa China
@osmanguled6591
@osmanguled6591 58 минут бұрын
Maraykanka miyuula-doodi karaa ninka Ethiopia ka baqaya
@snw9257
@snw9257 2 сағат бұрын
Sida Carabta in aad hal wadan u qafalnato ama waxlagu meeriyo waa gumeysi dadban iyo diciifnimo
@MohamudAhmed-z9g
@MohamudAhmed-z9g Сағат бұрын
Rergalbeedka.awalba.cilada.taagan.iyagaakashaqeeyey.iyo.soomaaliya..5takilin.kadhigay.hadanawelisiiwada.qabintii.
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 сағат бұрын
Keeni Damiciisu sharci waafaqsanyahay ayuunbaa Guulaysanaya waana Somaliland. Un-kuna sharci ayay ku ogolanayaan
@zakariyahassan6272
@zakariyahassan6272 Сағат бұрын
Aqlixumada Soomalia ama Soomalilad waa caan in ey taladooda u dhiibtaan dad oo Illah noga diigay in la qaato taladooda. Taas waxaa cad Soomaliya in ey kudhicidoonaan dariiq mugdi ah.
@CeeldaahirSchool-iw5ck
@CeeldaahirSchool-iw5ck Сағат бұрын
S00maaliland waxa goitaanka raba waa isaaq oo halqabiil ah saddexda qabiil oo kale marabaan
@MohamudAhmed-z9g
@MohamudAhmed-z9g Сағат бұрын
Soomaaliya.malimba.sidiiwaslad.loogoosanayo.beykudhamaaneysaa.hadanlagaheshiin.waxadhedeenayaal.eekhilaafka.keenaaya
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e Сағат бұрын
Xasan qoslaye cidla ayugudaya somaliland weyguleysaneysa
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 сағат бұрын
Qaynuun ayaynu ku kalla baxaynaa mar walba. Hadaanu nahay shucuubta S/ land waxaanu qabnaa sida duniduba qabto in aynu ahyn Laba dal oo isku biiray. In aynu kalla noqon karanaa waafaqsantayay sharciga calaamka. In aynu Labadeenii dal u kalla tashano. Waa Aragti fayaw
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
🇬🇧 UK FLOWER 26 JUUN 26 UK 1 LULYO TALYANIGA ROOMA AND LANDON
@AxmedIbraahim-v1x
@AxmedIbraahim-v1x 2 сағат бұрын
wax wayn maahan kaliya somaliya saldhig milatari ha siiso shiinaha xiriirna hala sameyso ruushka marekan dunida wu macsalameynaya ee yan laysku sii halayn
@mohamedadan7867
@mohamedadan7867 35 минут бұрын
Beenaale 1961 baa Laga noqday ilaa 1991 dagaal baanu ku jiranay mid dublamaadiyadeed iyo mid toos ah illaa aanu burburinay . Insha allah Guul Somaliland.
@caliducaale464
@caliducaale464 25 минут бұрын
Xasan wuu iska badhaaciyeye xuduudihii gumaystahanee africa ku heshiisey aqoonsiga somaliland waxba kabedelimaayo waayo somaliland iyo somaliya xadkoodu xadadkaas africa ixtiraamtaybuu ahaa mida kale jamhuuriyadii ay ku midoobeen majirtaa immika
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 сағат бұрын
Zoo Malia no police no peace it is anarky
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 сағат бұрын
Adeer Runta ka sheega Murankeena. Maalintii S/ land Calanka ay taageen lama odhan somaliya xoriyadeedii qaadatay . Ee waxaa aduunku Arkayay in Dal la yidhaa S/land uu calankaa bluga ah taagay Xoroobayna. Xaqiiqada kaalay saxiibayal
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 сағат бұрын
Mareykanku Somalia dan kama lahaa. Mareekanku wuxuubu ka reeysan doona tuugsiga Somalia oo aan dhaamaanin.😂
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 2 сағат бұрын
America 🇺🇸 xilimad xidhiidhka u Jari doontaan Qadaad'weyneey? 😂😂😂 proud to be #Somalilander.
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv Сағат бұрын
You are only one tribe
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 2 сағат бұрын
Trump waa nin walan, munafiq ❤❤❤❤❤
@xasannoor487
@xasannoor487 2 сағат бұрын
3 dal ayaa loo qaybinayaa xaarkii talyaaniga kayniya itobiya iyo Somaliland ee af qadhmuune
@zakariyahassan6272
@zakariyahassan6272 Сағат бұрын
Marki aad firisid commentiga Waxaad arkeesa in ey yihiin Soomalida dad agoontoda eey aad u hoseso oo diyaar u ah in la adoonsado.
@Qaali12
@Qaali12 3 сағат бұрын
Maraykan hadu wax ka qaban karo arimahan’oo kale Shinaha ayu ka goyn laha Taiwan. Gobol haduu rabo inuu dalka intisa kale ka go’o waxa kaliya oo citirafi kara dadka uu rabo inuu ka go’o
@alimuhsin6112
@alimuhsin6112 3 сағат бұрын
Vivo somaliland
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 2 сағат бұрын
Somalilan waa la aqoonsanayAA DOROSHOOYIIN XOR IYO XALAAL AYAA KA DHACO DAWLADA XAMAR KAYLTALISANA WAA TIKATAATOORI KALIGIITALIS
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 сағат бұрын
WAR ISKA SIIYO WAA CID CUQDADI KA BUUXDO LABA TUULO BAS AYEY MAAMULAN HNA LA AQOONSADO INEY NA DHAFAN BAA INOO FIICAN 😂😂😂😂😂😂😂😂
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 2 сағат бұрын
MADAX BANAANIDA S LAND MAQUSEEYO TRUMB IYO WAXLAMID AH
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
Republic of soomaliland guuuul guuuuul
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 сағат бұрын
Sxb.ad.iyo ad wallee waa nin wadani dhab ah oo aqoon.leh.oo.an lagu qayaani.karin sidii xaarmaajo.oo kale oo.ka jawaabi.waayay gabar somaliyed su aal ay waydiisay oo ku saabsan wadanka ku sàabsan
@clahihashi1256
@clahihashi1256 2 сағат бұрын
Gunimo maya gobanimo Haa xasan shiiqna waa sax inuusan ka gorgortamin
@DahirAngar
@DahirAngar Сағат бұрын
Waxaay illa-tahay inay fiicantahay in dowlada Maraykanka lala xirto xirxiir lagu dhawaynayo inuu shiidaal bariista wax laga siiyo silo wanaagiyo isku soo dhawaansha labada dowladood ayado laga faa'iidaydanayo aqoonta iyo takloogida iyo wixii kale oo dheer.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 сағат бұрын
Trump somaliland dan kale kama lahanee israel iyo itopia ayaa loo salaxayaa base milatery ,halkaasna bada cas laga maamulo ,
@MahamedSubagle
@MahamedSubagle 2 сағат бұрын
Madici.kartoo.somaliland.inay.kagoudo.somalia..toram.4.ayamod.ayu.jogaa.
@MaxamedYuusuf-j5l
@MaxamedYuusuf-j5l 2 сағат бұрын
Somali iyada baahan
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k Сағат бұрын
Ogaada weliba hadii Aan aqoonsi helo . Waa Cadawad aan dhaamaan waxa ina dhex ooli doona.
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 2 сағат бұрын
Wax illaahay wato xasan dhiiqo majoojinkaro Somaaliland guulayso
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
HANBALYO HANBALYO UAE 🇦🇪 🇺🇸 HANBALYO
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
🇬🇧 UK HANBALYO UAE HANBALYO 🇦🇪 UK HANBALYO 🇬🇧 HANBALYO
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
KKKKKK FAILED SOOMALIA ITALIAN
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 2 сағат бұрын
Ma trump ayu niic la dontay u ka baryayo cidankaga ha iga qaadiin oo lacaqta ha iga jaariin hadaba ada ii xasusiyey intu ku yidha ayu somaliland aqonsaan maxad yeeli 😂
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 сағат бұрын
ninki afrika uu faadha yara iya marykan uu hanjabaya aduunyo gadoon ta labaad adeer somaliland la'aanteed miyadan jiri kari ta labaad maraykan meel danahada ka ilashoto iyaay rabta oo istaratijiya tasina wa berbera berberina soamliya ma rabto ee ha daalina ta labaad afrika maxa naga galay kala furfurankeeda waxad ka hadlaysa somaliland oo taarikh gaara leha sud sudan oo taarikh lahaynba sowta sudan inteeda kale ka goday marka waxanu leenay somaliland sucote calasha ha laska si daayo
@user-np9gl8ej8v
@user-np9gl8ej8v Сағат бұрын
Trump wa nin walan lakiin muxu qadikara? Xariga aya logon China wanu laxiiran doona.
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Сағат бұрын
Viva Somaliland qadaadweyn 😂
@AbdirihmanXasan
@AbdirihmanXasan 3 сағат бұрын
Kal tag ayuu ku baaqay somaliya iyo mareykanka
@ShiineBoosh
@ShiineBoosh 2 сағат бұрын
Waxad tahay xaasid ka somaliand
@akhalif579
@akhalif579 2 сағат бұрын
$3 billion or $3 million.? Ma ana waalan mise cadan bas laga heesaya, waxaad sheegtey in marekanku soomaaliya ku kabo 3 billion dollar, ma adigaa qaldamey oo sixi doona mise ogaalkeyga qaldan? Lacag intaa xadigaas la eg mareykan nama siiyo jahwareerka hala joojiyo. Dhanka kale somalia 🇸🇴 dib udhiska Turkiye/china kuwacan.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 сағат бұрын
Trump is not Abiye Mr. Hassan. Don't even think of starting your craziness.
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed 54 минут бұрын
CABAD WEYNE. HA OOYIN
@MuuseMaxamuud-i4e
@MuuseMaxamuud-i4e Сағат бұрын
Warma somaaliya jirta somaalilan iska daaye waxaa jira wadan layidha butlan waxa. Jira wadan layidha. Jubilan waxa jira wadan layidha konfur gabled. Waxa jira wadan layidha hirin. Lan Niniakan wuhurda toosdhe horta
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
FAILED SOOMALIA ITALIAN AND SOOMALILAND TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES BETWEEN BORDERS AFRIKA CAALAMKU BEENTII FAILED SOOMALIA ITALIYA DESTROYED NO
@ArashiidFaarax
@ArashiidFaarax 14 минут бұрын
Adeer ma isaaq kamiya ayey aqoonsanayaan ilaym hartigii shiploads ma imaan karaane isweydii inaan dhulka harti inaan lagu xadgudbi karin
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 сағат бұрын
Failed soomalia italiya only 3km destroyed
@aliakilwe1734
@aliakilwe1734 2 сағат бұрын
Waryaa barroow saaxiibow xassan waa ninka u sahlaya somaliland in ay godo maxaayeelay waa ninka baabi’iyey ciidamadii somaliland looga hor istaagi lahaa gooni istaaga. Iyo aqoonsi la aanta SSC oo Sahli lahay wiiqida Aqoonsiga soomaaliland.
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k Сағат бұрын
Adeer Xuduudu 1960 ma iman kkk waad iga qoslisay markaad sheegaysay wuxuu Xuduuda uu Hassan ku dooday. Adeer u sheeg in xuduuda Somalia iyo S/land wey ka horeeyeen 1960. Gii kk
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k Сағат бұрын
Mrican.26 jun 1960 gii Wadamadii S/ land markay Xoriyada qaadatay aqoonsaday ayay ku jirtee. Maxaa ku difaacaysan kkkkk
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 сағат бұрын
This vloger is a lier who comes from the clan of Abgal of the mafias of mogadishu
@MohamudAhmed-z9g
@MohamudAhmed-z9g 54 минут бұрын
.iduhu.markii.cadowguceersanayo.dadka.waakacararan.dhowmarkii.cadogulaaya.dadkeekusoocararaan.maanta.soomaalind.waasiicararaayaane.ameydan.ugujirtaa.soomaaliya
@zakariyahassan6272
@zakariyahassan6272 Сағат бұрын
Aqlixumada Soomalia ama Soomalilad waa caan in ey taladooda u dhiibtaan dad oo Illah noga diigay in la qaato taladooda. Taas waxaa cad Soomaliya in ey kudhicidoonaan dariiq mugdi ah.
@Qaali12
@Qaali12 2 сағат бұрын
Maraykan hadu wax ka qaban karo arimahan’oo kale Shinaha ayu ka goyn laha Taiwan. Gobol haduu rabo inuu dalka intisa kale ka go’o waxa kaliya oo citirafi kara dadka uu rabo inuu ka go’o
الاتجاه المعاكس - لماذا الاستعجال أيها السوريون؟
55:19
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 68 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
В Швеции ищут, кто разорвал подводный кабель
1:01
Euronews по-русски
Рет қаралды 39 М.