Halista Gabdhaha Raaca MOOTADA Taariikh Kooban......Safiirka

  Рет қаралды 1,870

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Күн бұрын

Пікірлер: 8
@samirahassan2023
@samirahassan2023 3 ай бұрын
Subxanallah Nairobi xaalkeeda maficna. Gabdhihii ALAAH ha soo hadeeyo aamiin aamiin
@Saadoali880
@Saadoali880 3 ай бұрын
Walahi waa raca uganda 10 sano ku raci jiray Ilaahay ha naga cafiyo kolay dan un u raci jiray ee si kale ma ahan
@historynerd7549
@historynerd7549 3 ай бұрын
Subxana Allah Allah ka cabsada
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 3 ай бұрын
Xasbunalaah wanicma alwakiil ilahow haisaarin moto aaa
@hawobashir838
@hawobashir838 3 ай бұрын
Uganda Ayan jogay 3 Sano wanna carari jiray wallahi Bajaj ban raci jirey dadkaba I oran jiray bajajka waa lacg badan yahay anoo hasta bodha bodho maxaa Bajaj isaray ayey oran jiren gabdhehena somaliyed illahay ban ka magan galay nin ajanib iyo motadisa anoo heli kara sunadii nabigena iyo dintena mcn subxanallah malikul quduus
@mapaacha4552
@mapaacha4552 3 ай бұрын
Waa runta, balse danta ayaa kukaliftey iney raacaan, waayo dadka oodhan isku dhaqaale ma ahan, waxaa laga yabaa in qaarkood - nimankooda mashaqeyaan, marka waa inay gabdhahaas naftooda iyo caruurtooda ushaqeyaan, haddii kale, idinka ka hadleysaan gabdhaha, markasta, gaari u soo gada gabdhahaas, haddiikale gabdhaha daaya, waxaad kuridesaan stress, ee Rabbi Subxaanahu Watacaala, baa xaalkooda og. …..Wadanka Soomaaliya waxaa looga soo cararey , waa alsheydaamadii EE UMADDA Qarxiyaan maalin iyo habeen, muslinkana gaala uguyeraan. Fadlan, gabdhaha kahara…..oo ragga kahadla. Horta diinta oodhan ma Gabdhaha oo keliya kahadleysa dhiniciina ? Sheekh kasta ee Soomaali iyo Carab, waxay kahadlaan waa gabdho iyo dumarka, Why, uga hadliwayseen ragga caruurta xoogaan iyo ninmanka, maalinkasta umadda qarxiyaan, ayago wadaado isusheegayaan…….maad kuwaas ka hadashaan ee umadda soomaaliyeed iyo muslinka kale dhibeen, oo arimaha gabdhaha kanasataan ?🤔
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 3 ай бұрын
@@mapaacha4552 akhlakh Doda laga Hadley ee bi El Mey racaan
@hawobashir838
@hawobashir838 3 ай бұрын
Waruntiis shekha masajidka kuyal uganda ee ladhoho masjid tawiixiid ayey culimadu shabka ugu yereen kadib waxay dhehen gabdhoo naga balan qada inaad iska daysan bodhada ok bay dheheen Albabka markii laga wada baxay kuli bodhadii bay hore u wada raceen 😂 hana hanuuniyo yaraxman yaa subuux
Dumar ku dayasho mudan | Xalqadda 1aad.
19:49
Astaan
Рет қаралды 53 М.
Bobi Wine ne Mickie Wine bayingidewo. Olumbe Lwona Lukyankalanye
14:19
Mukunja atasera
Рет қаралды 37 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 11 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 15 МЛН
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 119 М.
Yaanyuurta Iskuulka Olive Cresent iyo Sh Said Raage Maxaa ?
3:15
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 3,1 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 11 МЛН